RAHMA HASAN FT SOUHAIB YARE | HALKAA MAKA SII WADNAA | OFFICAIL VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 3 роки тому +240

    Woow rahma col tolmoon two legendary is Hele only reer Djibouti 🇩🇯 ismuujiya like 👍 from somalia 🇸🇴😀😄

  • @amalahmed3309
    @amalahmed3309 3 роки тому +150

    Tagerayashi RAHMA HASSAN farta tag ☝️

  • @nuurakulmiye688
    @nuurakulmiye688 3 роки тому +377

    Wiilkan qaabkii cawale aadan insurance leeyahy inta argty like saara✌✌

  • @munahayir8736
    @munahayir8736 3 роки тому +556

    Horta dadka Halkan dhaha "Nabiga hadaad Jeceshahay like iisaar maxay ka wadaan" Walaalayaal Nabiga haku raadsanina Like qofwalba wuu Jecelyahay nabiga sidoo kale nabiga meelahan oo kale ha keenina sharaf iyo jacayl aan la koobi karayn ayuu inaga Mudanyee.

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +2

      Like Ay Helaan Mooyee Maqaamkii Lagaga Hadal Qaadayay Maba Garanayaan

    • @rukjfr5gikigtr301
      @rukjfr5gikigtr301 3 роки тому +4

      صلى الله عليه وسلم

    • @mukhtarnurani7580
      @mukhtarnurani7580 3 роки тому +4

      Agreed 100% Wallah

    • @Hodan20
      @Hodan20 3 роки тому +5

      aaad iyo aad quruxreyyy 🥰🥰🥰🥰

    • @DiyaanaAmal
      @DiyaanaAmal 2 роки тому +3

      Haaa wlhiii abayo

  • @cabdirashidmaxamed-cy9xw
    @cabdirashidmaxamed-cy9xw 8 місяців тому +18

    2024 ayaa daawanaya heestan 😂😂❤❤ love dhac ku sii hadii aad soo boqoto

  • @azmeerapraham2459
    @azmeerapraham2459 3 роки тому +168

    fananiinta reer jibouti ee dhalinyarta ah welcome to the stage in this year big love from burco

  • @Xikmaawi77
    @Xikmaawi77 3 роки тому +140

    *Heesta Waxa sameeyay Abwaan Axmed Xaraf, Laxanku waa Cabdikariim Cali Shaah, Sidoo kale Musika waxa Tumay Haatuf yare waxa Duubay Hawraar music production dhamaantoodna waa HARGEISA, SOMALILAND*

  • @zainapqalbidhaya103
    @zainapqalbidhaya103 3 роки тому +95

    Hees wxba mashegto quranka illahay aya dhama like sar wll hadii alle ka cab sanaysid

    • @SakiaAli-qd1ig
      @SakiaAli-qd1ig Рік тому +1

      Sax walaahi 🥺🥺🫀❤️

    • @haganhomol
      @haganhomol Рік тому +2

      Maxa adi ka sodon Tay meshan marke wallkeyOw 😮😮

  • @nimaeroble9242
    @nimaeroble9242 3 роки тому +28

    Ciise binu axmed 😍😍😍😍
    My dhiigii reer sheekh isaxaaq

  • @khadarmedkhadarmed5403
    @khadarmedkhadarmed5403 3 роки тому +253

    Ereyada Ahmed xaraf hargeisa laxanka A/ Kariin Ali shah hargeisa musick hatuf Hargeyza hawraar Hargeyza rer somalind dadkey su shac bixiyn

    • @barwakoabdi9827
      @barwakoabdi9827 3 роки тому +10

      Waa hoyga faanka

    • @aynleabdilahi6133
      @aynleabdilahi6133 3 роки тому +10

      Dadka kaliyey is sheeg sheeg waxay qabtan lllkkkkk

    • @barwakoabdi9827
      @barwakoabdi9827 3 роки тому +3

      @@aynleabdilahi6133 kufaan abti mcn noo qir 🤣🤣🤣🤙🏼

    • @suhaybmuxumed1933
      @suhaybmuxumed1933 3 роки тому +6

      Hoyga fanka somaliland ilahow noo daa nabada noo si yaadi vii qulubina

    • @hamz233
      @hamz233 3 роки тому +6

      Dadkii fanka iyo sugaanta iska lahaa🙌🏽
      Fg: qadaadwayntu waxanoo kali iskuma duba ridi karto✌🏽😂

  • @djmame6045
    @djmame6045 3 роки тому +34

    Faninta re djabuuti iyo hawraar music wan waya✌

  • @cigecmc5568
    @cigecmc5568 3 роки тому +460

    waxaas o comments ah hdad commentigayga adka dhex aragto ilahay janada haynugu kulmiyo walashay mcn io walalkay

  • @caskalyrics357
    @caskalyrics357 3 роки тому +47

    Laxanka apdikarim Ali shaah inta ka hesha like

  • @fatushaphlspher924
    @fatushaphlspher924 3 роки тому +15

    Wooow , heestan, dinac kasta way kashidantahay.... erayo laxan ,music... cod, iyo jaas ba ... 💗💗

  • @cabdiqaninashwaan2192
    @cabdiqaninashwaan2192 3 роки тому +35

    Away dadki xabibkena jecla like iisra

    • @armijjuhuuu8
      @armijjuhuuu8 4 місяці тому

      Sàlig nabigaad liketa kuradsanaysid joooji

  • @marwamaygag7727
    @marwamaygag7727 3 роки тому +51

    Nabiga iyo magaca allah haku radsan like marka horee adigu ilahay ka baq meel hees lasoo dhigey hakuso qoriin fadlan 👍

  • @zamiyazweet2783
    @zamiyazweet2783 3 роки тому +10

    Laxanka markiipa waan gartay wow Ina Ali Shaah🥰🤩

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 3 роки тому +10

    Esh calaa hees al fanaan suhayb yare and al fanaan rahma hassan keep going

  • @nasabboy3580
    @nasabboy3580 3 роки тому +27

    Best laxamayste abdikariin cali shaah❤🙏

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 3 роки тому +8

    Bienvenue reer DJIBOUTI 🇩🇯 to stage c vrt une très belle chanson 😍❤ idoon laa iloobeyn le meilleur laxanka"ABDIKARIM ALI SHAH "

  • @abdirahmanarale
    @abdirahmanarale 3 роки тому +100

    RAHMA HASAN FT SOUHAIB YARE
    ANOTHER LEVEL KEEP GOING

  • @muniirajirdeh766
    @muniirajirdeh766 3 роки тому +11

    Wax Kaleh Raxma HassaN Fanaaniinta FanaanadoodiiiiiH 🥰Sawtu Xilwa 😋😍 Laxanka ApdikariiiiN Ali Shaah🥀Weeee Weeee

  • @anwaramekk
    @anwaramekk 3 роки тому +17

    Horta DANCEka Reer Djabouti🇩🇯 Ayad u tihiin Codadka Dahabiga Ahna ku darsada Big Big LOVE❤️✌️

  • @sadaamweyne1002
    @sadaamweyne1002 3 роки тому +1

    Abdi kariin Ali Shaah Laxankiisii Inuu Yahay Waa na is ka gartay Horay Usoco saxib

  • @bilyahmet3817
    @bilyahmet3817 3 роки тому +18

    Reer jabuuti big love from 🇩🇯🇩🇯

  • @Zia-Apdy
    @Zia-Apdy 3 роки тому +18

    Wiilka gabadha ka cod macan quranka ine ku aqriso allaha kuso hadeyo😊

  • @falizliza5080
    @falizliza5080 3 роки тому +4

    Abdi kariim cali shaah😎 wlhi gacanban u taagey wiilkaa laxankiisa

  • @aminaali1999
    @aminaali1999 2 роки тому +1

    Laxnkii c/kariin cali shaah inother level

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 3 роки тому +13

    Waaaaw ckariin cali shaah laxan iyo wax kale macaa ciyaartiisii bay qateen legend raxma hasan qurux 🌹 fariid yar 💐 💓

  • @officialabdikariimalishaah2625
    @officialabdikariimalishaah2625 3 роки тому +2

    Halka ka sii wada
    Fan nooleeyayaasha Jabuuti
    Keep going Walaalahay
    Hawraar God job

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 3 роки тому

      hawrar dheh indhaha ma caad ka saran hhh

    • @rashkaviir5221
      @rashkaviir5221 3 роки тому

      C/ kariin cali zahar kiin naga soo hagag ka dhe imka lacgtiina waa lagalay

    • @rashkaviir5221
      @rashkaviir5221 3 роки тому

      Zahar kiin naga soo hagaa dhe fizhi iyo lacagtiibaa waa lahalay

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 3 роки тому +14

    War Tani hees waa dhaaftay dee Abwaan Ahmed Xaraf, maalmahan waa naga waalayaa. Souhayb iyo Rahma halkeedi ayaad dhigteen Heestaa Cod Style iyo Jilniin Intaba Keep Going🥰

  • @verified_mali
    @verified_mali 3 роки тому +3

    Video-ga iyo Heestu iskuma soo baxayaan, laakiin heestu waa the best ❤.

  • @ahmedshafii5888
    @ahmedshafii5888 3 роки тому +3

    Alla maxay hargaysi fanka sacabadeda ku qabato kor u qaaday allow hargeisa dhawr hoygii fanka ♥️

  • @khadarmohamut2306
    @khadarmohamut2306 3 роки тому +8

    Laxankii apdikariim ali shah another levol😘

  • @aboubakarali2044
    @aboubakarali2044 3 роки тому +9

    Waaw 👏👏👏👏 sidaas wa naqaana ❤❤ horeey u socda boqortoyo

  • @amalomar6415
    @amalomar6415 3 роки тому +6

    Kusugay kuu soo sabroo
    Farxadi wan kugu simee halkaa maka sii wadnaa pea 😍 woow

  • @azadawil123
    @azadawil123 3 роки тому +1221

    WLL HADAAD NABIGA SCW JECESHAHAY LIKE MAXAY KA DHIBI ISAAR😭

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 3 роки тому +3

    Abdikariin ali ShaaH Laxankii oo Qofa My boy waan Kaa Danbeeyaa aniGu🥰🇸🇴❤

    • @muuseneemar
      @muuseneemar Рік тому +1

      Wlhi waa laga yabaay ina Cali shaah💗🖤👊👌

  • @djibrilsise8942
    @djibrilsise8942 3 роки тому +28

    Wooo raham iyo souhaib masha Allah from Djibouti 🇩🇯🙏

  • @sagalmohamed7355
    @sagalmohamed7355 3 роки тому +6

    Ayyyy Laxanka Abdikarin ALi shaaH Onther LeveL
    Sawtu Raxma Raxma qurux keep Going ziz

  • @naimalucky2772
    @naimalucky2772 3 роки тому +15

    Laxanki roxanta fanka c/Karin cali shah❤🥰🥰

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 3 роки тому +10

    Laxankii legendkii weynaa C/kariim ali shaaah Rooxaanta Fanka💚☁️❤️

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 3 роки тому +8

    Mansha allah raxma xasan cid ka cod macaan ma jirto kuwii horeba quba ❤👌💯🌹

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 3 роки тому +5

    Rahma hassan inay tahay yurub geenyada shano soo socda hawada Naga qabsan rabto ayaan qaba keep going my sister 💯✊

  • @saadiaabdillahi9262
    @saadiaabdillahi9262 3 роки тому +16

    Belle chanson🥰🥰
    Ali shah the best😊😊...

  • @gahayrvlog1085
    @gahayrvlog1085 3 роки тому +6

    waaw wax kale jaaska laxanka100/0 codka cajiib wax kale suhayb yare and raxma xasan keep going

  • @sjdalqurxiye630
    @sjdalqurxiye630 3 роки тому +23

    Erayada 100$100
    Laxanka 100$100
    Camerada 100%100
    Edited 100%100
    Music 100%100
    Codka 100%100
    Keep going wllahYgiH❤

  • @mouktarzaylici9006
    @mouktarzaylici9006 3 роки тому +3

    Wooow Eesh calaa hees Erey laxan music cod iyo video qurux badan bey heestani is ku qaadatey

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 роки тому +21

    Rahma hassan laga yab boqoradii haweenkay🙋‍♂️👸❤

  • @apdinajiibhussien2496
    @apdinajiibhussien2496 3 роки тому +5

    Laxankaaan ka helyba abdikariim keep going

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 3 роки тому +13

    Hees macaan iyo faanin shidan reer Jabuutiwax kale fanaanin cod macaan wax kale ♥️♥️♥️😍😍😍😍🌷👌👏🏼

  • @djamilaismaeldjamila6086
    @djamilaismaeldjamila6086 3 роки тому +24

    Mash allh les artistes djiboutienne contunion ensemble avons vous avec de bonheur woww j'aime vs tro noloda 🤗🤗🤗🤗🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @mursalmohamed5204
    @mursalmohamed5204 3 роки тому +58

    Qolka jiifka hees lagu soo duubayo waa another level 🥰

    • @aragsanfarah5835
      @aragsanfarah5835 3 роки тому +1

      Hhhh sow maha indr

    • @hamzenour5176
      @hamzenour5176 3 роки тому

      Jabuuti waa kulayl dibada looma bixi karyo hh

    • @niconiconi6355
      @niconiconi6355 3 роки тому +3

      Jiifiki mahe waa qolki qadada 😍✅

    • @سلطانة-د3د
      @سلطانة-د3د 3 роки тому

      Waa qolka qadada😂😂😂

    • @xidigtasomaliland3219
      @xidigtasomaliland3219 3 роки тому +1

      🤣🤣🤣 reernimada inagadaa hno waa qolkii cuntadee tuwalaydkaad kii hurdada moodayzaa kuraasida cuntadu la socdaaye

  • @cilmiboodhari4776
    @cilmiboodhari4776 3 роки тому +25

    heestaan waa fadhidaa waxay mudnayd millions views from Mudug Somalia love you reer Jabuuti.

  • @safaabiib9808
    @safaabiib9808 3 роки тому +173

    Abdi kariin Ali shaaah the one and only legend of the melody laxmiste isnacay 🔥🔥🔥🔥🔥🥵

  • @kawzmoht1955
    @kawzmoht1955 3 роки тому +13

    Laxanki rooxanta fanka abdikariin ali shaah 😍😍

  • @mohamedtogdher3682
    @mohamedtogdher3682 3 роки тому +17

    Laxankii fananka qarniga c.cali shaah👑👑👑👑

  • @samiroqalanjo900
    @samiroqalanjo900 3 роки тому +4

    Hestan mcnkeda inta ila aragtey inuu cabdikariin cali shaah leyhy😊😉😉

  • @ikruuzhcirmar6853
    @ikruuzhcirmar6853 3 роки тому +6

    Wiilkan wlh cawaale aadan ayuu u egyahay❤️🖤

  • @axmednajax9577
    @axmednajax9577 3 роки тому +2

    waala yaabay heesti sanadka weeyan heestan best ereyo best laxan best music best cod best muqal heestan hees ka wacan sanadka majirto hawraar music anigu waan u codeeyey

  • @ahmedisse785
    @ahmedisse785 3 роки тому +12

    Reer Djabouti 🇩🇯inaga soo hagaajiya camera man nada iyo director rada.👍(ixtiraaam)
    Waan ka helnay erayda iyo music gaba lkn meelo kala duwan ku duuba heesaha si ay xalad uyeeshaan.🙌
    Ku sabay kuna soorayoo
    Ku sugay kuusoo samroo
    Farxadii waan kugu simee
    Halkaa ma kasii wadnaaaa.
    Axyaa cod labada fannaan ba🙏🙏🙏

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +2

      Labadaas Ayunbay Xuqudiisa Leyihin Hadana Ma Fiicna Camerada Io Directorku Inta Kale Hargeisa Aya Laga Leyahay

    • @nimcomuuse3829
      @nimcomuuse3829 3 роки тому +2

      Waa run inaga hagaajiya
      Sida kale waxwalba waa dhag🇩🇯
      From garoowe

    • @mohaff6281
      @mohaff6281 3 роки тому

      Waa run inaga hagaajiya labadaas uun
      @Ahmed Isse Runbaad sheegtay

  • @abdirahman9702
    @abdirahman9702 3 роки тому +4

    Waa markii igu horaysa aan arko magaca fananada oo laga hormarinayo magaca fanaanka.

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 3 роки тому +110

    Sheekh Mustafa laga hayay: Somalidu waadadka kaliyee kooda waalan uun daawada

  • @mustafehassan9911
    @mustafehassan9911 3 роки тому +15

    Hawrar Keep Going Idinka Fananiinta Djibouti ♥️♥️

  • @khaalithawilm0hameth497
    @khaalithawilm0hameth497 3 роки тому +1

    Wlhi heestan haa ban uhaya 💯
    From tageero gobalka raGa to singers Djibouti 🥰🥰

  • @cabdiraxmaanbeeldaaje7080
    @cabdiraxmaanbeeldaaje7080 3 роки тому +4

    Codku waa hibbo ee maaha wax layska keen keeno ,raxma iyo suhayb dad dabaysha fanku♥️♥️♥️♥️♥️♥️ wadato ,yaa igu raacsan👑👑👑👑🌷🌷🌷🌷

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 3 роки тому +28

    Manshaallah hees macaan congrats you guys. Keep going.👌

  • @mabruukomer8956
    @mabruukomer8956 3 роки тому +38

    Apdikariin ali zhaah iz the best melody in hargeiza

  • @suldaanofficial9245
    @suldaanofficial9245 3 роки тому +2

    Wooow amazing song
    Wewe shib iska dheh
    😁😁😁😁😁😁✌👫

  • @rabiicaafjano2657
    @rabiicaafjano2657 3 роки тому +11

    Hesta iyo labaiska waan kahelya 💋👌iso kale waxn kahelya. Laxanka💋Cabdi karin cali shah👌. Horaya usocdan idan leyahay👌👏

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 3 роки тому +3

    Eesh Cala Sawt🍯 Mashaallah fanaaninteeni🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 horee u socda
    Codka 100%
    Stylka 100%
    Labiska 100%

    • @___8984
      @___8984 2 роки тому

      Wll dadka maxa uwalee fan wax fcn ma Ahan🥲

  • @hamdabaashe1256
    @hamdabaashe1256 3 роки тому +5

    Rahma jaaskedu wuu no qarsonaa 🔥❤️

  • @SomaliGlobal
    @SomaliGlobal 3 роки тому +2

    Shoodhadayadii Ramha Hassan ft Soubayb ✌️

  • @hsadia196
    @hsadia196 3 роки тому +4

    Reer iabuuti gacan loo taag🔥🔥🗣🗣🥰🥰🎆🎆

  • @ayanabdiqadir9040
    @ayanabdiqadir9040 3 роки тому +3

    Finally it hit 1m congrats 👏

  • @hoodocu5674
    @hoodocu5674 3 роки тому +14

    Heesta inay duriyadu samisi yailaarka reer hargaysa😘😍

    • @nastaqali4500
      @nastaqali4500 3 роки тому +1

      Haa Lkn codka iyo eyerada way isku qalman🥰🥰🥰🥀🇩🇯🇩🇯

  • @umalkhyryare2750
    @umalkhyryare2750 2 роки тому

    Mnzha allah wll hore usocda raxma hassan iyo xajigeda suhayb yare alle idinma kala qaado inzha allah

  • @mustafeofficial7939
    @mustafeofficial7939 3 роки тому +7

    Waaaw fanaaniin aan fankooda taageero wlhi keep going

  • @abdukadirwarsame2942
    @abdukadirwarsame2942 3 роки тому +2

    Halka makasii wadnaa ayyyy🥰

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama5783 3 роки тому +251

    Inta TikTok kusoo aragtay heestan😂 Liketa👍 Hayla Dhaafina Wllo❤️ Thanks🙏
    Heestii Qarniga❤️💔😩🥵

  • @cazka1417
    @cazka1417 2 місяці тому +1

    Inta marky kla tagan so boqty like 😮😮

  • @SWAHILINATION
    @SWAHILINATION 3 роки тому +105

    WOW! I like the moves

  • @ahmedismail48
    @ahmedismail48 3 роки тому +1

    Subxanalaha waaa adunyo waaa ayamo naftuna waaa aamano ha macnsan adunka waaaa laga tagaya

  • @gabane1266
    @gabane1266 3 роки тому +8

    Legend abdikarim ali shaah melody

  • @hamzemahdi4330
    @hamzemahdi4330 3 роки тому +6

    Félicitation mon petit et ma sœur continue comme ça 😍😍

  • @stayblue759
    @stayblue759 3 роки тому +4

    LaXaNkii iNa Ali ZhaH WaX KaLe. 😳 🔥.

  • @abshirmaxamedxasan6670
    @abshirmaxamedxasan6670 3 роки тому +11

    Musica maclin haatuf inuu yhy wa liska dreemayaa🔥🔥

  • @DjHunkyVevo
    @DjHunkyVevo 3 роки тому +11

    nice work... somali music to the world

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому +1

      ❤😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊😊❤❤❤😊❤😊

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 9 місяців тому +1

      ❤😊

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 роки тому

    Laxanka cabdi kariim cali shah wu cad yahay ina aderkey🥰💋reer jabuti love you 😍♥

  • @mahadabdirizaksulaiman7824
    @mahadabdirizaksulaiman7824 3 роки тому +6

    Laxankii abdikarim ali shah big legend

  • @Abdirhmann
    @Abdirhmann 3 роки тому +1

    Wixii hore quba esh QiYasak💯

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 3 роки тому +4

    Waaaw labaad waan wataa from muqdisho ciyaal xamar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @cabdicasiisjaamac1917
    @cabdicasiisjaamac1917 3 роки тому

    Nio tiyarad sawtaaa la waaalay wax kale maaalinba qofbaaa shaaashadaaa soo gala asturnaantu waaa Dahab wll rahma

  • @chuo12
    @chuo12 3 роки тому +3

    Sidii kuu nice karaa kulahaa , reer jabuutigu waa funny 😆

  • @sacdaqrx9841
    @sacdaqrx9841 3 роки тому +41

    Inta sugaygsa ck reactionkiisa like dhac ku siiya 😂😂😂

  • @hanouzhabdullahimahmett6094
    @hanouzhabdullahimahmett6094 3 роки тому +11

    The legend abdikriin ali shah laxankisa 😍

  • @mahamedahmed2183
    @mahamedahmed2183 3 роки тому +1

    Laxamayste Abdikarim cali shaaaH

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 3 роки тому +3

    Hees hees dhaaftay!!!!
    Gacaliso halkaa makasii wadnaa
    Kuu samray kuna soorayee.
    Waan rajaynayaa maalin inaan heestan siwada jira uwada dhagaysano inagoo gurigeena joogna

  • @saedhussein1713
    @saedhussein1713 3 роки тому

    Laxamiistaha qarnigan🥶C.A.shaah

  • @amiinyeega
    @amiinyeega 3 роки тому +3

    Hees uu cabdikariin cali shah laxanka saaray inay qarxayso wn ogaa legend