Hudheel ku yaalla Afrika oo habeenkii lagu seexdo 25000 oo Dollar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 439

  • @osman_hajji27
    @osman_hajji27 2 роки тому +204

    "Wuxuu Ahaa Naxariis Badane
    Ilaahay Dunidan U Soo Saaray
    Nabi Muxammed"❤ ﷺ❤🕋

  • @hudamohamed6810
    @hudamohamed6810 2 роки тому +24

    Just like Rwanda we can put our tribilism and conflict behind us. Allow Soomaali wanaag dhex dhig. Horumar ayaan urajaynayaa dalkayna hooyo, iyo Africa guud ahaan. I will def visit Rwanda someday :)

    • @Deeq_official
      @Deeq_official 2 роки тому

      Now m23 army

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 Рік тому

      Our fathers didn’t love us enough to keep us safe , they wouldn’t create conflicts if they loved somali children’s future.

  • @nabaddoonabdirasak2714
    @nabaddoonabdirasak2714 2 роки тому +13

    Masha Allah Rwanda Alle ha i siyaadiyo nabada iyo quruxda walee soomaali aduunka wey ka hadhay waxaana ka reebay reer hebel iyo qabiil qadhmuun

  • @jigjigawisaahid475
    @jigjigawisaahid475 2 роки тому +23

    Rwanda waa dal Africa oo dhan ay ku faani karaan, Somaaliya ayaa ah dal kasii qurux badnaan lahaa hadday dadka Soomaaliyed is cafiyaan cadaalad darada iyo musuqana iska daayaan gacmahana is qabsadaan oo adduunka tusaan inay Soomaali tahay gob Mar jabtay kadibna kacday oo kabatay

  • @nomattersorry6732
    @nomattersorry6732 Рік тому +1

    Nabada iyo barwaaqada alle ayaa bixiyo , ilaahey wadankeenna ha inoo hagaajiyo wixii lasoo marey wax laga sheekeeyo kadhigo . Harare iyo yasir waa dad dhisan masha Allah. All thanks.

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 2 роки тому +3

    Waa dad maskaxda ka korey iyo caqliga oo ka korey xaga jidhka, oo iska ilawey waxey soo mareen ee ah civil-war ama dagaal sokeeye oo 1994ki oo laba qabil ah sida Tuutisi iyo Hutuu,
    Waxney Heleen Hogaamiye fican iyo kooxdisi oo isku Dubaan iyo shicib wangsan, waana dal ku yaala Afrika gaarhan afrikada Bari, juqraafi aan inaga aya ka wangsan oo soomali ah ee Allow na garansi dhulkayaga iyo dadkagya iyo Madaxdayda
    Guul iyo Gobanimo🥰🤲❤👈

  • @ikrana8796
    @ikrana8796 2 роки тому +10

    Yaa Allah goorme Somali ku abtirisanayna qabiil waa ku daalee

  • @karti-soor
    @karti-soor 2 роки тому +33

    Beautiful and mesmerising programme. Well done Abdisalan Hereri as always: Wooooof Rwanda is a role model for the rest of Africa and the world at large: In terms of Eco Environmental friendly. 🇷🇼

  • @abdisamedyusuf7859
    @abdisamedyusuf7859 2 роки тому +8

    Masha allaaah hereri aadbaan kusalamay kolka hore marka xigtaa waxan jeclaanlahaa bal inaad nogaa soo waranto xaga ganacsiga Isha allaah

    • @nourmahamoud9793
      @nourmahamoud9793 2 роки тому +1

      Wadankeena in aan hagaajisano ayaa ka fcn halkanba waad ka samaynkartaa ganacsi fcn

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 2 роки тому +19

    Weriye abdisalan hereeri adeer waxan ka mid ahy dadka aadka ugu xiran chanelkaaga waxan kaa codsan lahaa inaad noogu soo warantid qofkii rabo inuu deegaan ku noqdo iyo qofkii rabo inuu ku shaqeeysto thanks adeer

  • @shukri1395
    @shukri1395 2 роки тому +31

    Masha alaha 💚 beautiful country. I wish rest of Africa could follow their footsteps 🙏

    • @ahmedabdi5176
      @ahmedabdi5176 2 роки тому +4

      america oon kunoolahay saas uma nadaafad badna masha allah...best leader mr paul kagame

    • @sashawwefans6394
      @sashawwefans6394 2 роки тому +1

      @@ahmedabdi5176 Ninkan la waraysanayo siduu ruwanda uga fakarayo haduu uga fakarilaha somaliya fiicnaan lahayda balse somaliya dhibaato kama baxayso aduunka la yaaban

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 2 роки тому +2

      Af Somali hadaad wax kuqorta maxaa kaahalaabaa. Waxa aad dhageysan haysa waa somali

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 2 роки тому +1

      @@sashawwefans6394 somaaliya masaakiin dhimatay ayaa habaartey ee raali noqo 1990-1995 kufsi dhac dil yaah wow Subhanallah

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 роки тому +16

    👉🏻 INSHA ALLAH
    👉🏼 BARI WAA ISNIIN HA HILMAAMIN INAAD SOONTA 👈
    KA FAAIDEYSI WACAN
    BARAKALLAHUFIKUM 🖋 🌹

  • @TARBIYATALEEM
    @TARBIYATALEEM 2 роки тому +48

    Walaal mahadsanid musicga ku bedel Qur’an, ama ugu yaraan gabay xigmadeysan. Ogow daqiiqad walba waxaad u sii dhawaaneysaa qabriga Baarakallah

  • @deeqaabdikarim9233
    @deeqaabdikarim9233 2 роки тому +10

    Ummadda Ruwanda Siyaasiyiin Toodaa Ayaa Heerkaa Gaadhsiiyey Siyaasiyiinta Reer Somaliland Waa Inay Cashar Ka Bartaan Oo Iska Dhaafaan Yooyootankan Ay Is Eryanayaan Ilaahayna Umadani Somaliland Ilaahay Ha Ukeeno Kuwii Horumarka Gaadhsiinlahaa Aamiin

    • @nabadoonahmed5124
      @nabadoonahmed5124 2 роки тому

      qabiil baaaad kahadashay runtiii somlilnd waaaa deeegaaano somalia kamida ilaaaa goormaaad cuqdada uhayn doontaaan somalia

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 2 роки тому +1

    Rewanda is a role model all afrika countries .
    They make their country improvement it become most beautiful country in Afrika.
    We need to lesons from rewanda.

  • @alihusseinyusuf8048
    @alihusseinyusuf8048 2 роки тому +3

    Cabdisaal hereri waa heer caalami waan xiiseeya barmamijadiisa

  • @hanadhanad633
    @hanadhanad633 2 роки тому +3

    The cleanst city in africa thnks hereri media

  • @aqoonjiretv5456
    @aqoonjiretv5456 2 роки тому +14

    WALHI AADBAAN UGU FARAXSANAHAY GUUSHA UU GAARAY WALAALKEENNA SOOMAALIYEED.
    #HAMBALYO AYAAN LEENAHAY MADAXEENA AYUU KOR U QAADAY E ❤👍

  • @Africa569
    @Africa569 2 роки тому +2

    Omg I see Yaasir baafo waanku salamay waa qof asxabtada kamid ahaa, mareykan ban ka imanayaa for dalxiis yaasirow insha allah.

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 2 роки тому +1

    Cabdisalaan hareeri ILLAHAY cimrigaada iyo caafimaadkaaga hakuu barakeeyo

  • @ahmed_darwish2866
    @ahmed_darwish2866 Рік тому +1

    Orod wadankaag hagaajisi anaga hanoo amanin wadan aadan laheyne

  • @Cadar49
    @Cadar49 2 роки тому +10

    Ilahay hana tusiyo in somali Maxamed Scw hal maalin sheegano oo aan wax kale raacsaneeyn iyo siyaasi dadkiisa iyo dalkiisa ka hor mariyo dandiisa insha Allah one day ilahay hana siiyo dadaalkaas madax aan shaqeeysan oo noo shaqeeyso

  • @hawwagamaa7179
    @hawwagamaa7179 Рік тому +1

    Clips Hereri aad baan u jecelahay wallahi waa professional talent

  • @CAAGANE10
    @CAAGANE10 2 роки тому +10

    Damiinoow wax kabaro ruwanda masha allaaah ❤❤

  • @MohamedahmedOmar-rf4xe
    @MohamedahmedOmar-rf4xe Рік тому +1

    To be honest tears rolled down to my cheeks after watching this vedeo ...am not i situation to feel bad abt the development of Rwanda bt feeling great piety for my country ...i wish we could do the same i.a in the forthcoming years

  • @shukrixasan-x9k
    @shukrixasan-x9k Рік тому +1

    Maasha alaaah waaw wadanka ugu quruda badan afrika❤❤

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 2 роки тому +1

    Maansha Allah
    Ruwanda Cashar ayay. U. Tahay Aduunka
    KU dayasho mudan
    Inagu Arinteenu Waa.
    HA FADHIDO. FAROW
    MAHADSANID. HERERI

  • @abuuanwar0076
    @abuuanwar0076 2 роки тому +22

    Beautiful short documentary, I hope Somalia and people responsible can learn something from this.

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 2 роки тому +2

      Somaliland did so much compare to it’s neighbours without help from the rest world! Can you imagine when it’s gets recognition where it would be ? Mayor moge is already on path of transforming the capital city Hargeysa. One day he will be the president of somaliland where he would do bigger things insha Allah

    • @Deeq_official
      @Deeq_official 2 роки тому

      Now m23 army

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 2 роки тому +1

      @@fahiimae7336 who are you fooling? Cuqdad iyo qabyaalad land . The worst place !

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 2 роки тому

      @@Deeq_official marka geel loo heeso ayey lax uheestaa.

  • @mohamedhassanabdullahi8327
    @mohamedhassanabdullahi8327 2 роки тому +6

    Somali kheyirked way ka hadhey qabiil aya dadka ka rebay

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 роки тому +8

    WA SIDAN SOMALIYA LA JECLAN LAHA IN LAGA MADNUUCO QABIILKE TAHAY🤔
    WALIBA LA XIDHO QOFKI SOO HADAL QAADA!

    • @safamarwa3597
      @safamarwa3597 Рік тому +1

      Waagii siyaadbare cidina meelaha waawayn laysma waydiinjirin qabiil

  • @naturallandscape757
    @naturallandscape757 2 роки тому +8

    master plan ayaa la diyaarshay soomaliduna mastarkoodu planku waa qabiil tan soo socota cida madaxweyne qaadan laheed

    • @pahjaa5562
      @pahjaa5562 2 роки тому +1

      I couldn't agree more 😂

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 2 роки тому +5

    My bucket list next year: traveling there inshallah. Thank you for the world experiences.

    • @ibnuali9521
      @ibnuali9521 2 роки тому +3

      Meelan Kala Xidhiidhno Qolada Maad Nala Wadaagi Karta Wlal

  • @abdulaahiaxmed7152
    @abdulaahiaxmed7152 Рік тому +1

    Waa israaf ma Malagamoodka ayuu iga difaacaa ama qadarta Aale ayuu wax iiga tarayaa

  • @mushtaqmaxamud3462
    @mushtaqmaxamud3462 Рік тому +1

    Heesaha inga daa khayr alle haku siiye

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 роки тому +8

    Baraka Allah Tabaaraka Allah. Allahayoow ummadeena iyo dalkeena nabad yeel.

  • @MohamedAhmed-xq1dq
    @MohamedAhmed-xq1dq 2 роки тому +2

    Rwanda 🇷🇼 waxay tusaale Nool u tahay in Africa ay samayn karto horumar mudo kooban oo ka yar 30 sano. Garr ahaan Somalida waxay tusaale nool u tahay inay wax ka bartaan.

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 2 роки тому +7

    Alla nasiib badanaa wadan helay hogamiye Cabqari ah sida Kagame ❤

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 2 роки тому +1

      Somaaliyaa ka nasiib badana xabiibul malaayiinka Xashan Shiikh maxamuud waa geesi geesi dhalay

    • @salahahmed2091
      @salahahmed2091 Рік тому

      Rwanda
      Hogamiye fiican ma ay helin
      Ee Rwanda
      Waa la kala adkaadey
      Taas ayaa keentay
      Iney nabad noqoto

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 2 роки тому +5

    Waa Waalidii Casayd Ee Ina Good Sheegi Jiray Wax Qof Islaam Ahi Uu Samaynaayana Ilama Aha Anoo Helaaya Hotel Hurdo 20 Dollar Ah Maxaa Igu Kalifaaya Hotel 25000 Kun Oo Dollar Ah

  • @HamzaAli-so7wz
    @HamzaAli-so7wz 2 роки тому +13

    First hereri su aal barnaamij yadada inay dheeryihin oo ilaa 45 minutes yihin ayanku jecla 😊

  • @duuliyetani1405
    @duuliyetani1405 Рік тому +2

    Ruwayada waa tagay 2019 waa arkay waa magaalo nadiif ah waa run waa free passport somalia

  • @maxamuudaxmed8694
    @maxamuudaxmed8694 2 роки тому +6

    Rwanda is most beautiful country in Africa, it is managed well by its people

  • @awesamin1930
    @awesamin1930 2 роки тому +4

    An amazing program. I have been in Rwanda and it's an awesome place to visit or live in.

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 роки тому +1

    Haaye haaye haaye👍🏽👏👍🏽Abdisalam Hareri you are legend.

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 2 роки тому +6

    Soomaaliya waxey u bahantahay ineey khibrad ka qaatan dalka 🇷🇼

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 2 роки тому +1

      Waa runtaa sxp

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 роки тому

      Soomaalida waa dad cawaan ah. Xumaanta kaliyaa umadaha kale kaga daydaan.

  • @MrNur1970
    @MrNur1970 2 роки тому +2

    ABDISALAAM WAA NIN KA DUWAN WERIYAYAASHA SOOMAALIYEED
    AAD NA WAAN U DAAWADAA BARNAAMIJYADIISA

  • @salahahmed3451
    @salahahmed3451 2 роки тому +1

    Cafis iyo midnimo waa furaha guusha
    Somalia ayaa u baahan taas

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 2 роки тому +2

    Masha allah Somali dhaga xidhan maskaxda kaga shaqaysiiya oo wax ka barta

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 роки тому +2

    The topic and subject and history we can learn from this clip very interesting about Rawanda civil war and how over came and be came one of the richest country in Africa I wish if Somalia people learn some leasson from the civil war of Rawanda and Somalia units and make reconciliation

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 2 роки тому +1

    Mansha allah hereri dalxiis baad ka dharagtay

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 роки тому +5

    Hal habeen 25,000$ waa waali oo xitaa bil ayaa ka badbadis ah..

  • @mohamedissack719
    @mohamedissack719 2 роки тому +1

    Masha allah magaalada caasimadda ah Kigali wa magaalo hormar sameynaysa

  • @easypayoneeasypayone3266
    @easypayoneeasypayone3266 2 роки тому +3

    Rwanda is best

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 роки тому +4

    Magaalada ugu uskaga badan aduunka waa soomaaliya iyo hindiya
    Maanshalaah ilaahay ha Inoo barakeeyo uskageena Amin ya rabi

  • @asalhargaysawi5999
    @asalhargaysawi5999 2 роки тому +8

    Nin an wax haynba garanaya lacagtu waxay tahay

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 2 роки тому +3

    Somaliyey hereri aan gaadhsiino 100k walahay million buu u qalmaaye

  • @MohamedMohamed-iv1ks
    @MohamedMohamed-iv1ks 2 роки тому +8

    😂😂😂😂😂 aad Ayaan uguqoslay hadalka Herari Ee ah. - Oo Qofku 25 kun Oo dollar intuu bixiyo miyuu seexan hadana kkkkkkkkkkkkk

  • @abdirizackhassan2499
    @abdirizackhassan2499 2 роки тому +1

    Nin dhalin yaro oo rwandis ah ayaan waxaan kulakulmay magalada nairobi...waxaan waydiyay inuu yahay huti ama tutsi..jawaab aad ucajiba ayuu isiyay oo ah inuu yahay rwandis.

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 роки тому

      Soomaaliya iyagoo la weeydiin. Beel qabiilkooda wajiga kaa saarayaan. Waxeeyba u maleeyaan. Faan iyo wax ficn in qabiil lagu faano

  • @gthgbfhfgh268
    @gthgbfhfgh268 2 роки тому +4

    Barnaamijkan cashar qaaliyaa igu jira qofka Soomaaliga ah, iscafiyoo wada noolaada nolol fiican

  • @hirsimohamed6346
    @hirsimohamed6346 2 роки тому +3

    Nio abdisalan wn kugu dhawahaye sacadan Rwanda baan jooga goma ma soo garin iyo xadka

  • @farxaanibraahim6397
    @farxaanibraahim6397 2 роки тому +4

    Kkkkkk adeer cabdi salaanoow wad iga qoslisay anuu mabaan seexdeen wahadiiba aan bixiyo lacagta intaa leeg

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 2 роки тому +4

    Bal Somali caqligaa ma laga heli lahaa halkaa ay fadhiyaan midbaa dabakaayo dhigan lahaa oo odhan lahaa waan ku ganacsanayaa , ismaqalka iyo kala danbayntu waa muhiim

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 роки тому +1

    Yasiin baafo
    Waad dadashay
    Somalidu wa inay dadalan oo
    Caalamka tusaan kartida iyo ilbaxnimada umada somalida
    Somalidu waa dad dhaqankooda iyo diintooda ilaliya meelnkasta diintoda muujiya rag iyo dumarba

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 Рік тому

    Mashaallah Rwanda is so beautiful and clean.😊

  • @nihaalgelle7832
    @nihaalgelle7832 2 роки тому +7

    cajiib dadkuba hadanay qayalad aqoon oo qalbiyadodu nadiif isu yhn horumar way garayan dhinac kasta lkn anaga somali hadanahay wa isku wada dheganahay suntaa ilahay ha inaga saaro saa inoo aafaysay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 роки тому

      Qaadka waa ka keenyaa cudurka Qabiilka iyo in dadku isku mashquulaa xagey dhulak ku mashquul lahaayeen

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 роки тому

      @@abdullahiomarali5241 qaadka Ethopia wa subag iyo xalal caqligi Xaarmaajo

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Рік тому +1

    Wa cashar. Somali iny kudayato mudan yaasalaam !!!!!

  • @asmafarax7311
    @asmafarax7311 2 роки тому +8

    Oo Haday Hurdo Igu Soo Dhiciwaydo Oo An Soo Jeeedo Lacagtah Malay Celinayaah

    • @edebsan9049
      @edebsan9049 2 роки тому +1

      😂😂😂 maya

    • @fadumoshire1157
      @fadumoshire1157 2 роки тому +1

      Hhhhh Habeenka Ugu Horeeyah Meeshan Tago Kumabah Gam o

  • @khadarxiiis2025
    @khadarxiiis2025 2 роки тому +1

    Hereri waa wariyaha kaliya ee daafaha aduunyada wax naga Barry anagoo wadankii dhexjogna

  • @hailegoome7817
    @hailegoome7817 2 роки тому +3

    Haddii 25k bixin lahaa maba seexdeen habeenkaa ,hereri waa iga qoslisay 👍🏽👍🏽hadda waqti xaadarkan hotel ayaa jooga asia waddan ka mid ah habeenkii 15-20 usd ayaan bixiyaa waana ku qanacsanay runtii,😅

  • @Jaallle
    @Jaallle 2 роки тому +2

    Arimaha ganacsiga e konfur afrika Ka war keen

  • @amuunmohamed6272
    @amuunmohamed6272 2 роки тому

    New dalhi bay u egtahay waw waanku faraxsanahay meesha saa uqurxoon inay Africa ku taal

  • @abdikadirkorane3925
    @abdikadirkorane3925 2 роки тому +2

    Soomaalida waa iney wax badan ka bartaan Rwanda.

  • @gaaradhurufe-gt1ze
    @gaaradhurufe-gt1ze Рік тому +1

    Heraari ❤ nolaw

  • @ayderushassen4596
    @ayderushassen4596 2 роки тому +7

    Waxaan Ku Raajo Weynahay Inan Boqdo Inshallah 2023 Bartankeda

    • @laalo-os2hm
      @laalo-os2hm 2 роки тому

      Waligeen noqon mayno.

    • @farxaandeeq8758
      @farxaandeeq8758 2 роки тому

      Waanu noqon karnaa وتلك الأيام نداولها بين الناس

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 роки тому

      Waa dabeecada soomaalida meesha loo xayeeysiiyo. Weey ku dudaan. Hadaa loo guuraaa.

  • @nourmahamoud9793
    @nourmahamoud9793 2 роки тому +4

    A/salan hereri aad baad umahadsantahay kan documentary waa dhaafay cashir waaye aan wax ka baran karno madax iyo mijaba inshaa allah Allaha nagu anfaco haddii aanahay umad soomaaliyeed

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 2 роки тому +1

    Fadlan haaye haaye haaye haaaye iska daa Cabdisalaanoow.

  • @mohameddahir8743
    @mohameddahir8743 Рік тому

    I was once. Transit in kigali 2012 wow amazing now. I ,ve visit now in sha allah 😊

  • @goaan31
    @goaan31 2 роки тому +1

    Abdisalan waa arin fiican lakin wax information ah oo ku saabsan laxiriirida BRAVO BAAFO TRAVEL AND TOURS ma aadan doo gelinin qofka u baahdo xaguu kala xiriirayaa fadlan so geli dad badan ayaa ka faaideysan lahaa asagana waa ka faaidi lahaa madama uu ganacsade somali ah yahay mahadsanid
    Waxan ku dhiiragalinayaa soomalida in qofka somaliga ah ee ganacsi furtay Kigali loo faa ideeyo qofka tagaya ROWANDA
    mahadsanidin

  • @a.shakuur1583
    @a.shakuur1583 2 роки тому +2

    Abdisalaan hereri thanks

  • @WarariyoWarbixinno
    @WarariyoWarbixinno 2 роки тому

    Siyaasi wanaagsan iyo shicib wanaagsan hadday is helaan waxa hirgasha siyaasad wanaagsan oo dal iyo dad horumarisa. Somalia waxa haysta siyaasi laaluush qaate ah siyaasad qudhmuun ku kala qaybshay shicibkii oo qoloba gees ku ootay. Dad iyo dal midna ma jiraan hadda, samaysmina maayaan 1000 years soo socda.

  • @maxamedcabddi8053
    @maxamedcabddi8053 2 роки тому +2

    Alla somali xaasid sana inta dawatay 100kun aya dawaawaday waxa laga yaba in 100 qof subscribers sareen

  • @abdirashidahmed414
    @abdirashidahmed414 Рік тому +2

    Some say rwandese origin is Somali how far is that true

  • @cabdikariimnuur9602
    @cabdikariimnuur9602 2 роки тому +3

    waa dal cibro ugu sugn tahay somalilda

  • @MrSoomaalinimo1
    @MrSoomaalinimo1 2 роки тому

    Soomaali oo dad muslim ah ma laga yaabaa iney sidaas oo kale isku cafiyaan oo ay cudurka qabiilka la yidhaa ka jaahil baxaan. Ilaahey quluubtooda ha isku soo dhaweeyo. Aamiin

  • @mushtaqmaxamud3462
    @mushtaqmaxamud3462 Рік тому +1

    2050 allaahu akbar in lagaadhi yaa og bal insha Allah hailaawina

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 роки тому

    Anagana Madax weyneyaashi ayaa qabyaaladii horboodayo
    Ayagaa oo waliba Islaam sheeganayo
    Illaahow noo gargaar

  • @hamzeabdi7605
    @hamzeabdi7605 Рік тому +1

    Cabdisalaan ahaa

  • @AxmedKaarshe-kw2om
    @AxmedKaarshe-kw2om 2 роки тому +3

    Weeeeey harari anaaa one ka gly proh

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 2 роки тому +2

    Abdisalaam herari
    Weriye sare
    Suxufi rug cadaa ah
    Baafo waxan filayaa Reer baafo
    Ibrahim baafo oo Australia u guulaystey
    Universal ka shaqayn jiray
    Ayaan filayaa inaa walaalo yihiin

  • @jujuqoolif4517
    @jujuqoolif4517 2 роки тому +2

    Somali waxa ku dhex abuuran censer
    Oo ah qabiil sidii jari lahaa halaga fakaro

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 2 роки тому +1

    Cabdi salaan Herari yoow walal waad mahad san tahay ee maad somalida ku qan cisid arinka Aad Ruwand ku soo arag tay

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 роки тому +5

    When comparing the civil war took place in somalia in 1991 to the civil war in Rawanda the Rawanda civil war was most burital actrocties and genocide and here after twenty eight years Rawanda had managed to over come its conflict Somalia only needs reconciliation and forgiveness every clans in somalia must respect its clan neighbours and must unite under the umbrella of our beloved prophet religion somalia love their religion but satanic and tribalism lead to wrong path somalia needs justice and good management and trust in Allah and be sincerely and honestly to our belief and stop tribalism and create love and happiness

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +4

    Maasha allaha ❤❤👍😍😍👍👍👍👍

  • @princeaamin5472
    @princeaamin5472 2 роки тому +1

    Wlhi hareri Waa iga qosliya Waa suasha an weydin laha miya la madadalinaya 😃😃😃😃

  • @abdullahiibrahim4121
    @abdullahiibrahim4121 2 роки тому +1

    Kigali Rwanda yaa ii raacaya Somali maryoolay

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 2 роки тому +3

    Masha Allah

  • @marwaanabdikariimubeid3166
    @marwaanabdikariimubeid3166 Рік тому +1

    War nio xagee kaalasoo xiriira lambar what's app iisoodheeg

  • @ibrahimabdi3480
    @ibrahimabdi3480 2 роки тому +4

    Waa layaab 25000 halhabeen malaha wuxuu rabay in uu dhaho 2500

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 2 роки тому +1

      Aniga ku sugan sxp 25000 waaye mahin 2500 Kigali city Rwanda 🇷🇼

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 2 роки тому +4

    Asc wr wb. Wallee ineey Soomaalidu laan dheere tahay meel kasta waan joognaa! Weliba Karti iyo hal adeyg baan ku joognaa. Maa shaa Allaah.👍💐💕🥰

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 2 роки тому

      Laan dheeroo xaal qaado dhul dadki lahaa dhisteen maxa joogitaankisa micno sameenaa hada la mideesneen

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 2 роки тому +3

      @@shlmhd7386Caga meydhoo seexo

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 2 роки тому +1

      @@fatmasugule9969 aflagadada wa ceeb wadanka hada ka soo bixi laheyd sida uma hadasheen somali maanta aduunka wa dadka u gu daciifsan reer baadiya tahay laan dheere ku haaay iyo waxa lo joogin

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 2 роки тому

      @@shlmhd7386 walaalo xaasha kumaan caayin caayna uma qalantid. Ee waxaan kuu soo qoray waa sarbeeb.

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 2 роки тому +1

      Caga meydho seexo ma sarbeeeb noqotay?

  • @ahmedbarre7
    @ahmedbarre7 2 роки тому +1

    25k Intan bixiyo seen useexan
    Hareri waa team xaliye com'on😂😂

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 роки тому +3

    Asc hereri horey usoco sxb sodaa bar namija haaye haaye intaasaba ugu filan link ga isaara markaad arag taan wll yaal