Alle ha u naxariisto awoow Mohamed Mooge Liibaan, oo ahaa saxiibka ugu dhawaa awowgay Ibraahim Xirsi Galow, alle Cimriga ha barakeeyo Awowgay Ibrahim...
Ax ax ax inaalilah wa ina ileyhi raajucuun Alle ha unaxariisto geesi ilaa Geesi Maxamed Mooge Liibaan I wish in aan la kulmi laa but we will meet in janatul Fardowsa Aamiin yaa Allah
I was born Mogadishu still I support reer waqoyi what mahamad siad bare u ku dhigay arday school mudaherayso inu babiyey adunkanka wa iska indha tireen waa ciyaal u dhintay geesinmo waa xusuus tariikh ah walalehen somaliland we love you
Hankuu koodbuur lahaa dirkiisiba u kaco hore karumaynaya u dedaalaya dalka diinta iyo dadkayaga qiimaha badan alle ha u naxariisto mujaahidiinteni tirada badnayd
Marna aano qabiil balugu dilay marna siyad bare ba diley maxamed kaahin iyo faysal sowtey lahaayeen ama runsheega ama marxuumka godkiisa ku nabad yeela qaraabadeyda iyo rer mooge liiban xamar bey darisku ahaan jireen dad qaali ah bey ahaayeen Allaha u naxariisto
Allaah ha u naxariisto maxamed mooge . Waxad cad in ninkaas ay dileen SNM oo uu ka tirsanaa weliba nin suufi ah khiyaaliga ku sheekeya xabadna gumaarka kaga dhuftey uuna u dhintey.
@@abdallahadan9991 u ducee nio noole ba wa dhintee ama isaaq gacantisa ha sababsado ama oromo axmed mooge halyay somaliyed bu aha lkn wadku wa lama huraan hargeisa madkii 1988 afwayne diyaaradaha ku qaracayay rag la shaqayn jiray baa maanta musharax iyo xisbiyo haysta wadanka gudihisa marka alle haw naxariisto axmed moge liban
koley inti dhimatay wey dhinteene qofna jihaad alle kuma dhiman qabyalad baa leysay dadka xaqana alla og intii dhimatay o muslinaba allaha u naxariisto
Asc ilaahay ha naxariisto fanaanka wayn mohamed mooge liibaan oo aan aad u jeclahay Heesihiisa hadda ma rabo inaan fanaanka wax ka sheego lkn ma rabin fanaanka inuu jamhadnimo ku dhinto isagoo dal kale kaga soo duulaya dalkiisa Hooyo lkn way dhacdaa
Maxuu itobiyo u aaday oo ah in uu ka horjeestay dalkiisii iyo dadkiisii isaga oo aaminsan cunsurland marka waxa uu doortay isaga oo hobol ah isla markaana doortay in uu wax dilo marka Ilaahey ha u naxariisto
@@MRSTATUS-m5o marki ay SNM arkeen sida reer konfurku wax u wadan ayay marki danbe go'ansaden inan xornimadaydi so ceshano Somalinimadana wlle wa wax lo dhasho wax la kala xigsan karo maaha 😒😒
Wuxu aha ninkii u qaday siyad bare heesti c/qays soo jiidh wanaga jeeniga kusoo qaad dhaxan belo ujooge waa nin cidagalaa ayuun baa kalsonida leh dhedigu sidaas uma hadlaan😢😢❤😂
@@basheadan2302 beenaale ma adigaa xisaabayay koley isaga iyo qoladii dishayba muslin in ay dilaan bay u socdeen taama waa qaatil iyo maqtuul xisaabtoodana allah ayay u taal
@@basheadan2302 mooge muslin badan bui dilay kuwa kale in uu dilana waa u socday allah ayaana ka qabtay dhiiga muslinka nin kastoo qabiil u dagaalamana sidaa baa u danbayn aakhirana xisaabteeda waa ka horeysaa
Alle ha u naxariisto awoow Mohamed Mooge Liibaan, oo ahaa saxiibka ugu dhawaa awowgay Ibraahim Xirsi Galow, alle Cimriga ha barakeeyo Awowgay Ibrahim...
Ax ax ax inaalilah wa ina ileyhi raajucuun Alle ha unaxariisto geesi ilaa Geesi Maxamed Mooge Liibaan I wish in aan la kulmi laa but we will meet in janatul Fardowsa Aamiin yaa Allah
True Somaliland Republic legend 🙌 May Allah have mercy on his soul. 💚 🤍 ❤
Fake country.
Aamiin
Thank you
Aamiin
@@proudcitizen4883 pppppppppp0ppp
Ilaahay ha u naxariisto marxuun Maxamed Mooge Liibaan. Aamiin
mamacam
Ala haunaxariisto abtigey
Allah ha naxariiso Maxamed Moog Liin,🤲🤲🤲
Tolla ay reer Hargaysow
Alaha u naxariisto isaga iyo snm ka shahiiday amiin waayo laantood maynaan ku raaxausaneen dalkeena hooyo
Heestiisii ugu danbaysay waxy aheed (Ha i hiiifin Aaboow) ilaaahow u naxriiso 🥰
ma ahan Ee waa dar alla U hurudaa Wxa Uu qaaday 1983
@@Qacqaac101 walaale 1984 kii bishii April baa ladilay allah ha u naxariiste
Wa tarikh murugo leh.
Wa sida Aabhey!
Kaligay ayanu ifka kaga tagay
Wll adiga allaha kubarakeeyo aabahaa allaha unaxariisto
Yaasmiin miyaad tahay walaal.
@@maguled Maya. Waxaan ahay Calasey Jilicow.
Alaha unaxariisto mahamed mooge liibaan
@@maguled😢خ
AU marxuumka. Waa midka kaliya ee aan fankiisa dhegesto allaha janeeyo. Waxaan aad ugu xasuusanaa oo dhaxal noo ah heestii dugsiyada.
Alle ha u naxariisto,Muj.Mohamed Mooge Liiban isaga ragga la shihiiday ba maalinka.
Alle Haw Naxariisto Maxamed Baashe Iyo Maxamed Mooge Iyo Intii Kale Ee Ku Dhimatay Jidgooyadaa
I was born Mogadishu still I support reer waqoyi what mahamad siad bare u ku dhigay arday school mudaherayso inu babiyey adunkanka wa iska indha tireen
waa ciyaal u dhintay geesinmo waa xusuus tariikh ah walalehen somaliland we love you
Beenawaas ,xukunkaasi cid gaar ah uma xaglin cid gaar ahna ma xumayn, beenta iska dhaaf
Itoobiya ayaa sidaas ka daran diyarado ku xasuqday somaliland Lkn ma xusaan sababto ah Jabhada snm ee meesha haysata ayagaa sameeye oo Somalia kaga jaraya waqooyi saasna ku heleen dekeda berbera
Do you love them for their secessionist agenda?
Beenta iska daa hana taageerin qabiilada cadowga ithiopia wadanka ku soo hogaamiyey
Hankuu koodbuur lahaa dirkiisiba u kaco hore karumaynaya u dedaalaya dalka diinta iyo dadkayaga qiimaha badan alle ha u naxariisto mujaahidiinteni tirada badnayd
Ax alle hawnaxariisto maxamed mooge iyo intii la geeriyootayba
Aamiin walaashay
@@QAAMUUS beer rubber
.
Ale ha u naxariisto dhamaantood aamiin aamiin aamiin aamiin yaa rapi yaa raxmaan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allaha u naxriisto gabadha uu dhalayna wehel badan allaha siiyo
Alla ha u naxariisto abtigeey maxamad mooge
Aamiin
Nin cidagale ahi
Meel xun ayuunbu yaala
Fullay hooyadii ma goblanto
Ilahay haw naxariisto Mohamed geesi😭😭
Maxamed Siyad Barre ayaa dhahe ciidagale intey iga xureeyan woqooyi ayaa iyagana laga xureyn donaa oo igama danbeyn donan weyna dhacde oo marki Siyad mesha baneeye dhowr sano kadib iyaga iyo maryo alool ayey deeradu dhex mirate waana sababta ilaa maanta ciidagale uga takooran yaha siyaasada woqooyi iney halka ugu sareyso soo taabtan mar uun 😎
Been maaha
Ilaahay ha u naxariisto dhamaan muslimka
Alle haku naxaristo maxamed mooge liiban
Alle ha u naxariisto marxuumka wuxu aha indhihi iyo dhagihi fanka somalida (MAXAMED MOOGE LIBAAN)😥😭
Alaha unaxarisato dhamaantod ilahay qabarigaha unuro
Gesiyasha🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦
Calankaane yaaleh be??
@gip
Walaal Kay nimaan u haystay muxuu wado ii fadhiistay!!!!
Waayeel dadoow............
Halyeey maxaa loo halgaaday
1983 JUNE AMA JULY AYUU DHINTAY ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN AAMIIN MAY AHAYN 1984KII
Alle hawnaxariisto abwaanka aamiin aamiin aamiin
Alle ha u naxaristo isaga io dhaman ragi naftod hurayashi ahaye snm alle ha u naxaristo🤲😥
Allah ha u naxariisto Mohamed mooge liban
Waan Ka xumahay inuu Ku baxay gacanta dad aan isku reer nahay
Nin badan oo balaadhan ayuu ahaa ina mooge
waxyaalo badan oo laqarinaa jira sidaan filayo. waxay dadku si hoose u yidhaah daan tolkii oo isaaq ah ayaa diley balse reer kalena waa la sheegaa balse wax laqarinayaa jira.
Ilaahey haw naxariisto mujaahid maxmed mooge 😢
Allah ha u naxariisto Alfanaan Mahamed mooye Liibaan aamiin waxaa dishay gacan ka xaqdaran geeridii dishaay geed kaa ha ba,o😢😢😢😢😢😢😢
Marna aano qabiil balugu dilay marna siyad bare ba diley maxamed kaahin iyo faysal sowtey lahaayeen ama runsheega ama marxuumka godkiisa ku nabad yeela qaraabadeyda iyo rer mooge liiban xamar bey darisku ahaan jireen dad qaali ah bey ahaayeen Allaha u naxariisto
Sxb waxan ahay nin la dhashay maxamed mooge isku jufo hose ayanu nay cida dishayna waa raska aniga idhalay abtiyashay oo marka tabacsanadawladi siyad bare allah ha unaxaristo macalin fanan abwan indhergarad maxamed moge liban
@@aliabdiazizmuhumed4518 sxb wankaga tacsiyeyn geeridaas ilma mooge fanka somalida baal dahab ah weye mahadsanid
𝔸𝕓𝕎𝕒𝕒𝕟-𝕞𝕠𝕙𝕒𝕞𝕖𝕕 𝕞𝕠𝕠𝔾𝕖 𝕃𝕀𝕀𝕓𝕒𝕒𝕟 𝔹𝕒𝕓𝕒𝕟
𝔸𝕌ℕ✊
~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
Halgankaad abuurtee
Udubkiisa haydeed
Ididiiladiisiii
Ku abqaashay heesaha
Maxamedow idlaayoo
Ubadkiyo caruurtaad
Udagaal gasheenee
Uga oroday raaxeee
Oodaha ujiidheen
Gurte aayeheedooo
Umalkii karaystoo
Axsan bayku noolyiin
Ala mahadi weeyee
😢Adigiyo asaagaa
😢Intii kula aroortee
😢IiLkiyo xabaalaha
😢Obocdiisa jiiftee
😢Ale naga kaxaystoow
😢Aduunkii kasocoteee
😢Aakhira ilaahay
😢Janadii udgoonayd
😢Idilkiin idinsiiyo
😢Abaal iyO amaan hela
𝐀𝐦𝐞𝐞𝐞𝐞𝐞𝐞𝐞𝐧✊
𝐛𝐲-𝐀𝐛-𝐦𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐒𝐚𝐥𝐞𝐛𝐚𝐧 𝐀𝐛𝐝𝐈
Allaha u naxariisto abwaanka macalinka fananka janatul fardowsa allaha geeyo
Alle hakuu naxariisto m.mooge liiban aamin aamin
Allaah ha u naxariisto maxamed mooge .
Waxad cad in ninkaas ay dileen SNM oo uu ka tirsanaa weliba nin suufi ah khiyaaliga ku sheekeya xabadna gumaarka kaga dhuftey uuna u dhintey.
Ilaahay ha unaxariisto mujaahid aabo maxmed siyaad bare
May God bless the master of Somali art
Genius never live long enough. Plus, geesi buu aha. 🙏RIP.
Ma anaan garan ma anaan garan tola ayoo tola ay SOOMAALIYEY gacmihiinaad isku curyaamisaan wuxuushyahay wuxuushtu dhashay wlh weligeyba waan tuhinsanaa sayid mujaahid macalin abwaan halyey qaran maxamed mooge inuu nin isaaq ahi uu gacantiisa sababsaday 😭😭😭😭😭 tola ay isaaqow wlh been baad noo sheegteen waad ogtihiin dagaaladii dhabarka inta naf iya maalba inagaga baxday hadana marxuumka waxa toogtay waa nin isaaq ah wlh wax la caqbali karo ma aha Somali meelay joogtaba kheer maleh )
@@abdallahadan9991 u ducee nio noole ba wa dhintee ama isaaq gacantisa ha sababsado ama oromo axmed mooge halyay somaliyed bu aha lkn wadku wa lama huraan hargeisa madkii 1988 afwayne diyaaradaha ku qaracayay rag la shaqayn jiray baa maanta musharax iyo xisbiyo haysta wadanka gudihisa marka alle haw naxariisto axmed moge liban
Allah hawnaxariisto maxed mooge
maxmad mooge
Qadaru kaweeyn lakiin maxamed mooge
maheeyn nin isudhiidhiib kubaxa lakiin waloogafe allye raxma raximiin
Oo ma wuxuu ka duwanaa fanaaniintii faraha badnaa ee tiyaatarrada ka hees heesi jiray? Wuxuu dheeraa raacistii xabashida e.
Allah yarxamhu Maxamed Mooge
Ilhay naxariistii jano hakawaraabiyo maxmed mooge
Alle ha unaxariso , mid la mid somali ma soo mari doono.
Alle ha unaxariisto isaga iyo dhamaan geesiyadii kaleba
Is my best frend whre is in dire dawa from 1984 Allah inhama
Salah wax iga sheeg
Aleh ha unaxaristo mujaahid maxamed mooge liibaan
Allah Haw Naxariisto Maxamed Mooge 🤲🤲😭
Allaw kuu naxariiso
Ilahay naxariis waarta ha siiyo adeerkay Mohamed mooge liibaan
koley inti dhimatay wey dhinteene qofna jihaad alle kuma dhiman qabyalad baa leysay dadka xaqana alla og intii dhimatay o muslinaba allaha u naxariisto
القاتل والمقتول في النار.
At shirkiga iyo sixirka suufiyada aad buu u diiday,
Allah u naxriisto qabrigiisana u waasaciyo
Alle ha unaxariisto 🤲🤲🤲🤲
adana ale haku naxariisto
@@أللهماغفرلنا-ص6ذ Amin Amin 🤲🤲🤲
@@filfilocAhmed maa dhulka somli ayaad ku noshaye
@@أللهماغفرلنا-ص6ذ 😅😅🤣😂 haa f
@@filfilocAhmed مشاء الله
Ilaahay ha unaxariisto
Asc ilaahay ha naxariisto fanaanka wayn mohamed mooge liibaan oo aan aad u jeclahay Heesihiisa hadda ma rabo inaan fanaanka wax ka sheego lkn ma rabin fanaanka inuu jamhadnimo ku dhinto isagoo dal kale kaga soo duulaya dalkiisa Hooyo lkn way dhacdaa
Se waxaa xumadey soo maaha dawladii somalia oo xata dishey askartii u dagalantey 1977
Dalkiisa hoyo haduu dadkisa duqeeynayay ma dal hoyaa jirah
Qof somali dhaba shisheeye waxaa ku qasba waa walalki uun 😢😢
Alle hawnaxariisto mujahid maxamed moge .
Allaha unaxariisto qabrigana allaha uwasiciyo janatul fardowso allaha geeyo
Alle ha u naxariisto mujaahid m m liibaan
Mujahid Maxamed Mooge cidii dishay waa la garanayaa ee maxaa runta looga sheegi wayay.
Taas ayan racsanhy saxiib
Ogadeen baa jidgooyadas dhigay.
@@axmedsahal7268 MA Cid aan ogadeen ahaynba dillay
@@axmedsahal7268ogaadeenka naf ulamuu tagine isaaq dilay
Maxuu itobiyo u aaday oo ah in uu ka horjeestay dalkiisii iyo dadkiisii isaga oo aaminsan cunsurland marka waxa uu doortay isaga oo hobol ah isla markaana doortay in uu wax dilo marka Ilaahey ha u naxariisto
Ninkan Jabhadii SSDF ayuu ka mid ahaan jiray inan gumeedow
Mxaad ka hadshy doqontaay
Dalki hadaba iyo dawladiba wu ku gulaystay in u rideee aduukaalay wax ka badal imika 🤣
@@ayaanmohamed1862 dabcan waxba kama bedeli karo waayo maba noola, lkn asalka SNM muu ahayn mid ku kooban SOMALILAND ee wuxu ahaa DHAQ_DHAQAAQ somaliyed kaliyana waxay diidanaayeen TALISKII aadka u adkaa ee G. MOHAMED. SIYAD AUN, oo somalinimo iyagaa kaa jeclaa kaliya taliska halla bedelo ayay sheekadu ahyd balse gadaal bay waxkasta ka xumaadeen
@@MRSTATUS-m5o marki ay SNM arkeen sida reer konfurku wax u wadan ayay marki danbe go'ansaden inan xornimadaydi so ceshano
Somalinimadana wlle wa wax lo dhasho wax la kala xigsan karo maaha 😒😒
Naxariistii janno Alle haka waraabiyo
aamiin allah.
Adeer waxa aad alhrineyso ma aha taariikh somaliyeed waa mid Qoys.M.Mooge(AHUN)runtii waa nin aan fanka iyo heesihiisii aad uga helo.
Xasan Tarabi ga marka hore dhaawacay qolomuu ahaa?
ILAAHAY HA Unaxariisto
Haa ileyn gacanta koowaad ee dhimashada maxamed waxaa lahaa isaaq hadaan fahmay
Zxp maxamed mooge liibaan isaga ayaaba isaaq ah weliba ciidaagle snm iskuma jirtee dadka qaar ka tirsan snm ayaa hadana dhabarka ka tooganeyey maray isku diraan iyo maray dhagar u maleegaan dadkaas oo aanu hal ganku dhab ka ahayn waana wax markasta dhaca marka arin laysku waafaqo inay dadka qaar ka soo horjeestaan
Illahey naxaristi jano Alle ha ka warabiyo Amiiin ya Rabi
Wuxu aha ninkii u qaday siyad bare heesti c/qays soo jiidh wanaga jeeniga kusoo qaad dhaxan belo ujooge waa nin cidagalaa ayuun baa kalsonida leh dhedigu sidaas uma hadlaan😢😢❤😂
Maxamed mooge liiban alle ha u naxariisto
Alha unaxariisto
Nairobi baan Daris kunahay gabadhiisa xafada pangani
Gabadhiisa caruurteeda ma somalilander mise waa Somalida kale?
Waa soomali hhh ma ajanabi bay ahaan lahayd
@nasyada.
War illeen balaayo somalilander magacii gaalkii ingiriis bixiyey
Qaa,inul wadaniyiin cadowgii Taliskii Mingiste la soo safety kaaga darane waxay Ku darsadeen shirki Alla indin dulee.
Labadii ilma mooge waa la dilay. Axmedna 1994kii ayaa hargaysa lagu dilay sidaan maqlay
ILAHOW NAXARISO YA RAXIIM😢 19/09/24 JIBUTI JANO
Alaha unaxariisto geesi lamida hada majiro.
Wiilkaa alaha unaxariisto janaatul fardoosa alaha geeyo
Labxadda ayey abahay barigaa xabaddi kagga dhacday illaahay amarkii wuu nool yahay alle xaw naxariisto intii inaga dhimatay
😅85
Waayab subxanalah allah haku naxaristo Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin
Alle hawnaxariisto
allah ha naxriizTo lkin shekad maahan sheko sax ah wayo mxamed mooge waxa diLey dableY Ethopian ah
Illaahay naxariistii jano haka waraabiyo aamiin
Waxuu ku dhintay kala jarka soomali weyn. Waxaa kasii wanaagsanaan lahaa asagoo u dhinta midaynta iyo raadinta soomaali weyn.
Allaha u naxariisto.
Ismaaciil.
Dhuuso weyne awalba isagaa midnimada kuu keenay Adoo cawaan qaawan ah.
Ma inuu kacaanka u heeso baad rabtay.oo aabow da guro
Maxa'ed mooge liibaan janadii fardawsiyo hatago meel udgoon badan.aamoin.aamiin.
Allah how nariisto Mohamed mooge❤
Alla ya raxma maxamed mooge
Alle ha unaxariisto nin dhaxal nooga Tagey
Looma ciil qabo oo waatii loo aaray wallee, Alahaw naxariisto.
Yaa uraaray
@@muawiyeawil8430 ilmaaadeeradii
@@sabirabdi2913 walaal waa been cidi umay aarin kuwii dilay haday hargeisa ku nool yihiin.
@@muawiyeawil8430may 1000 ninbaa loo dilay tarikhda baadh
Waxaan oo dhan waxaa ka danbeeya Kheyrlaawihii Afweyne Rabbi ha ka jaseeyo sheydaankaas.
Isagu ma basal buu jarjarayay sawkan qoriga wata isagoo ay xabashidu ku tidhi orod waddankiinna soo gub..
Ma waxaad aragtay dawlad korisa jamhad warkaagu waa aan kugu soo duulee haytaaban
Maxamed Mooge marka la dilay dhaawac buu ahaa, cida dhaawacdayna waxay ahayd Inaadeerkii rumaad oo ay isku reer yihiin kaasoo toogtay. Ogaadeenka dhaawac dili doonaa waxay jid ugu galeen aano qabiilooyin isku dagaan ahi kala tirsanayeen.
Ku darso oo m m liibaan waxa u dhintay 1550 ogaadeen ah iyo 754 ciidagale ah dagaalkaa labada sanadood iyo badhka socday
@@basheadan2302 beenaale ma adigaa xisaabayay koley isaga iyo qoladii dishayba muslin in ay dilaan bay u socdeen taama waa qaatil iyo maqtuul xisaabtoodana allah ayay u taal
@@edbulgadirosman3586 huuraale hoo cadayga
@@basheadan2302 mooge muslin badan bui dilay kuwa kale in uu dilana waa u socday allah ayaana ka qabtay dhiiga muslinka nin kastoo qabiil u dagaalamana sidaa baa u danbayn aakhirana xisaabteeda waa ka horeysaa
@@basheadan2302 Ogaden iyo Viida gale, wa adiga lehee maad dhahdid ISAQ IYO REER ISAQ OO OGADENA ...MA OG IYO ISAQ BA ISU DHIGMA KKK
Reheemu Lah Al-Murhuum. 🤲🏿😢
Isaga iyo ki xabada mudhuftay ee khAlawayn jiray alla how naxaristo iyo kuwi jidka ugalayba.
Wa somali kilogod qabil isku dilayay
Allah hawnaxaristo Mohamed Mooge Liibaan
Ilaahay hawnaxariisto mahamed mooge
Allah ha u naxaristo
allaah haw naxariisto
Alle how naxariisto Janada hageeyo Aamin Aamin Yaa Allaah
Ilaahay hawnaxariisto
May Allah rest his soul in peace Allah yarxam my brother
allow kuu naxariiso abaalkaga janno ka yeel
Mujahid ogaden ah aya dilay
Allah make his soul rest in jannatul firdouws
Keep going zxp TNKS
Waa Barnaamij daciif ah .
Alle haunaxariisto
alle ha u naxariisto
Ilahy ha unaxaristo amiin