MuJ FaYsal Waa Nin Qiimo Badan Oo Dun Wacan Sida Warkiisa Ka Muuqata. Waxa Aanu Kulansaday Daacadnimo, Run sheegnimo iyo Geesinimo, Geesi Guulayso If iyo Aakhiroba. Kollay Somali land Maaha Meel Laysugu Abaalgudo lKn Abaalkaaga waad heli insha Allah.
In ka badan 5 jeer ayuu u dhaawacmay, wax badanoo kalena wuu u soo maray, waase Alxmdlilah maantaba waakaa laydheeda xoriyad ku cabaya. Gaariye waa kii lahaa “ Iyadoon Faqash joogin kula ciidi dadkaaga. Illaahay intii ku Shahiiday ha u naxariisto , Aamiin, inta nool ee Muj Faysal M Maxamuud ka mid yahayna sharaf iyo cisi ha ku waareen.
Runta Qofka u haysta in mujaahdiinta inoo warmaan maalin baa laa gaadhi bookta laga akhrso waxa mujahadika inooga sheekeynyo Hadaan tariikhaa mujhadiinta laga reebin Been iyo baha bahaa iyo xataa qaar baa sheegan doonaa maxamed Ali allyaa raxmee isga iyo mujaadiintii inta dhawaca illahey ha ka kiciyo
Dear bros, you did a great amazing job about Mohamed Ali. But try, at your best, to do other programs about A/kader Kowsar and Adan Shineh. These two names are very import as much as Mohamed Ali and Lixleh. I'd be grateful to you if you move to these 2 other great names in the SNM history. Cheers.
RIP Mouhoumed Farah Dalmar. A true hero. C'est un excellent moment de sa vie. It's easy to guest who our great uncle Lixle learnt from : Mohamed Ali. Try, dear CBA', to make episodes about A.Kader/Qadar Kowsar. The one who was in Mozambique. One of the interviewed in this emission said it. L'histoire du SNM est tres large, Dieu merci. Proud of my uncle. La date exacte de la mort de Mohamed Ali n'est pas explicitement dite. Ce n'est pas sa faute a l'interviewed, il parle d'un moment difficile d'une grande victorieuse guerre. Les heros partout dans le mondesont comme interviewed. Excellente emission !
waryee dee beenta dhaaf askartii soomaaliyeed 80 nin baa baa bi isay xabashidiina nin baa ka dhaawac may faan badanaa nin idin kama bixin sheeko marqaan
MuJ FaYsal Waa Nin Qiimo Badan Oo Dun Wacan Sida Warkiisa Ka Muuqata. Waxa Aanu Kulansaday Daacadnimo, Run sheegnimo iyo Geesinimo, Geesi Guulayso If iyo Aakhiroba. Kollay Somali land Maaha Meel Laysugu Abaalgudo lKn Abaalkaaga waad heli insha Allah.
Faisal Mohamed Mahamuud F.Dheere From Xaaxi ....Waa Ninka ugu Taariikh dheer Ragii ay Hobiga u Noqotay inay Faqashta la Dagaalamaan ....Asaga iyo Doolaal Aragwaafi...waxay ahaayeen Rag haday Maqlaan Gaadhi Cusub baa Burco Loo Keenay ama Oodayne ama Caynaba ....Cayaar bay Tuman jireen Lix Jeer buu Dhaawacmay ......Dhimashadii Aragwafi wuu la socday
Mujahid faysal dheere iyo saxfi nasir Colombia wan salamya from uk 🇬🇧 pristol
Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo mujaahid mohamed cali, adiga iyo mujaahid faysalna waan salaamayaa walaal.
Rabi godka haw nuuriyo janatul fardawsa hageeyo mujahid maxamed cali iyo dhamaan halgamayashii oo dhan allaahu ma aamiin
Allh akbar😢
allah ya arxamuraximmiin muj mahamed cali iyo intii kaleba aamiin amiin
Ilaahay ha u naxariisto mujaahid Maxamed Cali.
Muj Faysal isna Ilaahay ha darajeeyo...Amiin
Alle HaW NaxariiSto *GeeSigii *MaxaMed caLi* (one in a million) buU aHaa. “WaXa Gebi AhaaNteeN LaLa Giir MadowyaHay, GeeriDii M~Cali, Godka laGu JanNeeGii GuDaN JiraY XiLkiiSa, GeeSigii MaxaMed CaLi.” -Abwaan *IbraaHimGaDhLe* AHUN
Mahdi Aw Xasan Xuujaale Boss (Majaahid Qalbi Nuur) Allah SWT haw naxriisto Ameen
In ka badan 5 jeer ayuu u dhaawacmay, wax badanoo kalena wuu u soo maray, waase Alxmdlilah maantaba waakaa laydheeda xoriyad ku cabaya. Gaariye waa kii lahaa “ Iyadoon Faqash joogin kula ciidi dadkaaga. Illaahay intii ku Shahiiday ha u naxariisto , Aamiin, inta nool ee Muj Faysal M Maxamuud ka mid yahayna sharaf iyo cisi ha ku waareen.
Muj faysal dheere wa muj xalala ilahay cimriga iyo cafimdka ba haw barakeyo amiin Amiin
Maxamed cali ALLE haw naxariisto waxan u aqaana abihii snm iyo awalkii halganka mujaahid faysal dheere iyo naasir na wadmahad San tiin dhamaan alle haw naxariisto intii ku dhimatay dagaalka inta noolna alle cimriga haw dheereyo
Ilaahay haw naxariisto Mujaahid Maxamed Cali .
AUN mujaahid maxamed Cali isaga iyo dhamaan mujaahidiintii ururkii Dhaqdhaqaaqa wadinga somaliyeed rag rag dhaafey ayey ahaayeen wali waa kaasi cadowgii ka seexan la guushii ay keeneen
Faysl dhere alle cimriga iyo cafimada hkuu barkeeyo
faysal waan taageeraa qaabku usheekeeyo waaba xiiso
Muhaahid Faisal waa ninjka ugu sheekada wanaagsan dhamaan mujaahidiintii laga waraystay halgankii SNM
Rabi qabriga hawnuuro
Faysal waa runtii Waan joogay marka masaajidka munaarada suuga lagu dhuftay
Mujd Mohamed Ali free my the father of wife. Who lock up and faceing death.
Rip in Mujd Mohamed Ali…❤
halgankii xalasha ahaa mujaahid faysal wan salamaya
Allow u naxariisto dhamaan
Ilaahay ha unaxariisto.
Very interesting interview noolow mujahid Feysal Ehlu janno nool baad tahay shahiid
Runta Qofka u haysta in mujaahdiinta inoo warmaan maalin baa laa gaadhi bookta laga akhrso waxa mujahadika inooga sheekeynyo
Hadaan tariikhaa mujhadiinta laga reebin Been iyo baha bahaa iyo xataa qaar baa sheegan doonaa maxamed Ali allyaa raxmee isga iyo mujaadiintii inta dhawaca illahey ha ka kiciyo
Alaha un marxuunka haun danbidhaafo
Wlalkeyoow
Dadka wax macno leh oo wax lagafaa'idayo usoogudbi ama kadhaaf waxaan dhagaha hakawasakhay
garxaji maxamad cali xuseen dheere koodbuur waxaa maanta dhakada ka garaacaya nuuxtaani habar yoonis gun baa laga dhigay
Shaydaanka iska naara Talkiin waa jececl yahay afar siyaasi maaha in laysku nacp
haweey dhimatey io xaq aan ku dhiman bay ahaayeen
Siyaad baan xaq ku dhiman ehelu naar iyagu mujahidiin Bay ahayeen xaqna way ku dhinteen siyaad ma ninkii ayadaha quraanka ciyaaray
Waa jibkiisii buu helay
Geesiyadii naftooda huray ma muusaa dhigoodii ku galgalanaya.
SNM.Lasheega waxay ahaayen. Nimaankan reer bariga Somaliland.
SNM waa naanays GARXAJIS. Isaaq waa ku wada jiray laakiin ragga ku xusan waa reerkaas waxba hj ha isoo raacin😂iyaga Awalka ayaaba ku dhaamay.
janada snm laguma galo camal baa lagu galaa jiri axmaara buu ahaa
nimaan islaanimo kugu dhaqayn muumino khaasa gaalkaa dhaama aad ka nabad galayso
muxuu dhaamay siyaad xabashiga shuuci buu ahaa
Faqash faqash dhashay baaad tahay soomaali waa soomaali oo waa dad waalala xumaantana away naa ka dhexshiday iyo kuwii ka hooseeyay ee umada xasuuqay nin naftiisi iyo maalkiisi la xaalashaday oo kadaagalamay miyaad axmaar ku leedahay? Garaadku in uu shaqeeyo waa shay mihiim ah gobolan talo aduunyoy
Feysal xabaal mariwaa iyo muuse dable soo wareyso
Allaaya rahma
Dear bros, you did a great amazing job about Mohamed Ali. But try, at your best, to do other programs about A/kader Kowsar and Adan Shineh.
These two names are very import as much as Mohamed Ali and Lixleh.
I'd be grateful to you if you move to these 2 other great names in the SNM history. Cheers.
ADIGUU AHAA CUDII BASAASKA U AHAA FAQASHTA OO WARKA U DIRI JIRTAY AABAHAA KU WASYEE WAANU KU GARANEYNAA FAYSALOOW
Run ka sheeg wejigaa gubay
RIP Mouhoumed Farah Dalmar. A true hero. C'est un excellent moment de sa vie. It's easy to guest who our great uncle Lixle learnt from : Mohamed Ali.
Try, dear CBA', to make episodes about A.Kader/Qadar Kowsar. The one who was in Mozambique. One of the interviewed in this emission said it. L'histoire du SNM est tres large, Dieu merci. Proud of my uncle.
La date exacte de la mort de Mohamed Ali n'est pas explicitement dite. Ce n'est pas sa faute a l'interviewed, il parle d'un moment difficile d'une grande victorieuse guerre. Les heros partout dans le mondesont comme interviewed.
Excellente emission !
You Mozambique my brother?
Mohamed ali farah dalmar RIP.
Kuwaasi Muslom ma ahaayeen madax ku sheega ee malaan duhura iyadoo la soomanyahey leh jabiya maya waa kuwa aan diin Islaam haysan
walee soomaali subeer awalbaa mideeyey hafana ayaga unbaa midayn inshallah garxajis waa ugaadeen oo kale dalka madagaa
Ina dhilo 🥾🪳ma dhaantid ee fooqa ama buurta kuugu dhow iska soo tuur xanuun aan dawo lahayn baa ku haya
Tuke barta uu ku jiro sow ma ogid dagaal ma dhamaan la hayste yahow la haystuhu dhalay
Maxaa dhakh nabiga barty.
@@Cirguje2 Morgan xabsi guri ayuu ku jira maxaad rag ciisheen geesiyal❤
tv kaliyee qabyaalada weli ku socda
War ninka faysal uu noso warayso
Faisal Mohamed Mahamuud F.Dheere From Xaaxi ....Waa Ninka ugu Taariikh dheer Ragii ay Hobiga u Noqotay inay Faqashta la Dagaalamaan ....Asaga iyo Doolaal Aragwaafi...waxay ahaayeen Rag haday Maqlaan Gaadhi Cusub baa Burco Loo Keenay ama Oodayne ama Caynaba ....Cayaar bay Tuman jireen Lix Jeer buu Dhaawacmay ......Dhimashadii Aragwafi wuu la socday
😭😭😭😭
hadii dadka noocaasa jano galaan xabadhiduna waa gali
Janada maadigaa haya
Waa taariikh cajiiba SNM dagaalkoodu xaq buu ahaa wayo waxay ladagaalamayeen faqashtaa tidhi Malin ramadaana afura salaadana hatukanina sida qisadan kucad
ALLA FAAN IYO BEEN IYO XAAR WEYNE BADANAA OO SOOMAALI NACEYB BADANAAA HOOYADIIN WASA ISAAQOOW ALSHABAAB BAATIHIIN DHULKA SOOMAALIYEED OO SHEEGANEYSAAN BERBERA IYO SEYLAC IYO WAQOOYI GALBEED SOOMAALI AYAA XEYLE SALAASE KA XOREYSAY HAL ISAQQ AH KUMA JIRIN HAL GANKAA HOOYADIIN ANNAGAA WASNEE
Alken adigu ibnu xaaraan baad u hadal egtahay
Qof xalaali Hooyaddii macaayo, Raga waxaad doonto ku dheh. Hooyo waa hooyo , bani adan oo dhanbay hooyo utahay, cay malaha. Qof hooyadii waxeeyay formuladu waxay noqonaysaa Hooyaddii waxeeye!!!!!!!!!!
Baroorta meelaha kale la aad isaaq hore ayaa niin jileec uga tashteen
Isaaq halkuu joogo waad ogtahaye noo kaalay oohinta iska daayoo😂
war adna ka toobad keen intaadan dhiman
1988
Jibriil Abokor buu magan u ahaaa
JA maha Isaaq waa uromo, adeero.
JibrIl AbokOr kuWu u HiiLiyay weYe marKi duMarkoDa laGu hoR kuFsadaY. XiShoda oromoyhy ma iSaq saXa bD ismOden
@@bosszaki9861 haku fogaan waa tolkeene
@@bosszaki9861 waa faqashtii oo jibriil abokor iska dhigaysa
waryee dee beenta dhaaf askartii soomaaliyeed 80 nin baa baa bi isay xabashidiina nin baa ka dhaawac may faan badanaa nin idin kama bixin sheeko marqaan
Hooyaydii uraysay was waligaa wan ku gumysan jiray hadan wan ku gumysanyaa
habaryoonis siyaad baa laayey cigaal baa laauey muusa hadana laynayaa gafuuro xun xamar bay kabaha ka baalashaan
Munaafaqadda nagala dhex bax naag yahow naagu dhalay, ma xabashi baad u yeedhan sida adeerkaa itaal kale ma lihide
Habar yoonis ma hooyadaa bay kugu hor foorariyeen mise aabahaa baa daawan ayay oo kaaga sheekeeyay faqash yahay faqashtu soo xaartay
Aduu ma garacdii faqashtu ka tagtaybaad ahayd kuwaasaa noocaa u hadleee
Isaaq maaha qabiilada faqashtu ka dhex bariisayso e meesha ka caraar
Hoyada aniga iyo inta halkan joogta oo dhanbaa wasna
habaryoonis maxaa idiin kordhay wataasoo gun baa laydinka dhigay muuse biixi wiil hoog
Adiga maxaa kaga kidhiish, faqssh bd thye
Adiga meesha faqash ayaad ka tahay afka dabaysha ka qarso
Maxamud faarax dalmar
ف اع
Waaryaa.cigaal.ina.biixi.nuux.wuxuba.waa.anaga.sheeko.kale.keen
been badanaa waa la jabiyey xabashida ciidanka soomaaliyeed baa guulaystey waa lakala cayriyey kabahoodii bay ka carareen markaas buu leeyahay way naga dhimasho badnaayeen hadaysaas tahay maxaad u firxateen doofaar xabashiya
waxaa daaood ka ahaw