HEES CULUS | WAABERI PUNTLAND | CARRO | COLAADDA TAAGAN IYO CAYNKUU QARANKU U BURBURAY | 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 76

  • @saharshire1265
    @saharshire1265 3 роки тому +18

    Deriska xalasha ah reer puntaln guuul from hargesa

  • @faadumocisamaan5403
    @faadumocisamaan5403 3 роки тому +8

    Somali butlan laa aanted maqan sey noqon lahay guuul 🇸🇱👏callan wadaha horay uu soco🇸🇱💯💪

    • @marwaanmahadsaman3933
      @marwaanmahadsaman3933 3 роки тому

      puntand mamulada so maray waxa ay qabad ku ahaayen dowlada somalia iyo in wax badan la qabto lkn shacab qaali ah ayay puntalnd leedahay iyo dhaqan aanba somalida kale laga helin

    • @ruweydaabdullahi8213
      @ruweydaabdullahi8213 3 роки тому +1

      @@marwaanmahadsaman3933 war iska hadle iska amus mamulka puntland ma gaari kartid 🇸🇴kaaas cidi sameysay ma Hoyada bay ahayd ilen calanka manta ku faanto nin mj ahba sameyay xaar yahaw cuqdad puntland baa qabta udhimo

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 роки тому +5

    Waabari Puntland hees macaan wan waan idinka heynaaa thanks Puntland meel aan lakala laheyn all somali 😍❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @aaminasalah806
    @aaminasalah806 3 роки тому +11

    Alla maxaan u xiisay ciidii puntland iyo calankaygii miss you a lot my dhul udug
    Illahy haynoo soo celiyo dowladii beri samaadkii👏👏👏👏👌

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 3 роки тому +3

    Wallaahi waa axsan hees oo macaan waa hees
    hees qiima badan WAABERI 🇺🇿🇺🇿 👄👄👄👄👄💕💕💕💕💕💕💕💕🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @bishaarobadal5744
    @bishaarobadal5744 3 роки тому +10

    Puntland dad anjeclahy from cabudwaq

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 3 роки тому +7

    Waa hees qiimo weyn uleh umada soomaaliyeed

  • @hariselmi4952
    @hariselmi4952 3 роки тому +5

    😭😭😭🇸🇴❤️🇸🇴❤️👑👑❤️allow nabad wasac ah nasii 😭😭😭😭

  • @kabtan_shaafici7760
    @kabtan_shaafici7760 3 роки тому +1

    Shangays xidigtaa cad iyo cirkaa midabkaagu noqoy🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CIILTIRE_3C
    @CIILTIRE_3C 3 роки тому +11

    HEES Micno Wayn Ku fadhida💙🤍💚

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 роки тому +1

    Maashaa allaah allow na soo nabad aruuri hadaan nahay shan soomaaliyeed ee isku hooyada iyo isku aabaha ee caada qaate iyo gumeysigu ku dhex jiro

  • @simuunor8080
    @simuunor8080 3 роки тому +6

    carafoon cara udugeey🇸🇴🇸🇴😥❤

    • @farxiyosahal6822
      @farxiyosahal6822 3 роки тому +1

      Guul iyo gobanimo her puntland sharaf ku nolada🇸🇱❤

  • @happyqueen5158
    @happyqueen5158 3 роки тому +3

    Carooy hodan ba ka thy puntland dulkeyga ♥ 😍 😘

  • @abdinasircaluula3385
    @abdinasircaluula3385 3 роки тому +2

    Masha Allah fanan igu qli Hasan hiran
    Nolada hobolada wabari ha isracdo isku dupnada waligina

  • @Mahir_yoya10
    @Mahir_yoya10 3 роки тому +4

    I'm first one keep going bro askar

  • @libaaxbanaandagay7687
    @libaaxbanaandagay7687 3 роки тому +5

    Waa hees qiimo wayn xambaarsan runti

  • @calimuxumadmaxamed1316
    @calimuxumadmaxamed1316 3 роки тому +1

    Somaali waa dad muwaadiniin allow ii xifdi oo nabad waarta dhex dhig amiin

  • @xafsaxilkas649
    @xafsaxilkas649 3 роки тому +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴calankeyga

  • @Gacmadheere1
    @Gacmadheere1 3 роки тому +3

    mnshalah gulayso cabdi askar

  • @yaxyeabdul4883
    @yaxyeabdul4883 3 роки тому +2

    Man sha alah wlky abdi askari kep going

  • @manshaallhmohamed7881
    @manshaallhmohamed7881 3 роки тому +1

    allh ha barakeeyo hala badiyo wacyigalinta

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe1560 3 роки тому +8

    Allaha kusharfe walal adunyo iyo aqirabee subscribka isar canalkan

  • @superlula2674
    @superlula2674 3 роки тому +3

    Ilaahoow ka dhig nabad waarta somaliya adkaarta iyo weysada quranka badsada shayaadiin ayaa lagu soo diraa muslinka sheeq ayan ka fiirsada qurbahna waa nagula dhiibay teerah waa is furan caruurah waxbarashada ayey ka ridan sun xitaa waa ugu daran waa walahi sheeqa hadaa rabtan waa idin soo qoraa qofkan cabsanen

  • @abdelahiabdirihmanjama4000
    @abdelahiabdirihmanjama4000 3 роки тому +3

    Hoboladii waaberi kuwaanaa bedelay

  • @faaraxaadan8979
    @faaraxaadan8979 3 роки тому +1

    Guul soomaaliwayn

  • @sucdijama3653
    @sucdijama3653 3 роки тому

    Masha allah beautiful

  • @mohanzoabshirkulan9336
    @mohanzoabshirkulan9336 3 роки тому +1

    Alelahe xaqiiqo weye

  • @farhiyaadow2468
    @farhiyaadow2468 3 роки тому

    Maasha allah

  • @nuurnageeye8116
    @nuurnageeye8116 3 роки тому +1

    Hooyadii fadaralka dadalkeeda ma yar walee

  • @awliyo1260
    @awliyo1260 3 роки тому

    Wll jigar Fanaan tagay

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 роки тому

    Ma aaminsani in Dabadhilifiin, Qaa'imiin waddaniin, Jaajuusiin, Qaswadayaal,qabyaalad ku nool, Tuugo iyo mooryaan ay wax ku qaadanayaan Heestaan qaymaha badan iyo kuwa kale oo badan aadna u qaymo badan.

  • @somnaturalcure7794
    @somnaturalcure7794 3 роки тому +2

    hees waqtigeeda ku timid wllhi

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 3 роки тому

    MashaAllah ♥️

  • @ahmedyareahmedy7393
    @ahmedyareahmedy7393 3 роки тому +1

    Ilahow nabad nogadhi dhulkena

  • @suldaanwardistudio
    @suldaanwardistudio 3 роки тому

    Somalia hoyadeed ayaa la wasaaaaaa

    • @ciiltirehumbleone6509
      @ciiltirehumbleone6509 3 роки тому

      Duli duli dhalay ma SOMALIA gaartaa

    • @ashqanhabib7745
      @ashqanhabib7745 3 роки тому

      Kadaa Hacaayine Kanoo kle Geedkuu gaaru ka goosane calafkiisa
      Waxuu ka hadlaayo Carurta Ayaa Ka ciishootee

  • @mohamedomar5230
    @mohamedomar5230 3 роки тому

    Wa hess macna wen kufadidho away dadki kudagmi laha..

  • @DiinaariDalka09
    @DiinaariDalka09 3 роки тому +3

    24hr gudahod Allah hakaga farxiyo🙏 wll iga farxi 👉🙏subscribed 👈isaar codowgaga🤲🤲 alaah haka 👉qabto🤲6k oo subscribed pleas codsi waye pliss

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 3 роки тому +1

    Fanaaniin qiimahodii Puntland ayey ku dhimatay

    • @fifimoha8103
      @fifimoha8103 3 роки тому

      Kkkkkk maxaa 😁😆😅😄🇸🇱

  • @fartunmahesh2972
    @fartunmahesh2972 3 роки тому

    M.a dulkii uduga nabadu hawaarto

  • @Moha-st1gx
    @Moha-st1gx 3 роки тому +8

    Farmaajo will back if God says

  • @mursalabdi5425
    @mursalabdi5425 3 роки тому +3

    Walalkiin farmaajo lee naga wada

  • @xaajiquusiye393
    @xaajiquusiye393 3 роки тому +2

    Somalidu ceeb kama kortee
    Intay sidii dameer uceyman tahay
    Curadadii kacaba qabiil ugu cartamayaan
    Cuqdad leyskugu hayaa
    Soomaali eyna cadeyni karin
    Halkay kasoo curataye
    Caalamkaa hormariyo
    Dunidan camiran maxaan ula qaadi weynoo
    Qeyrkeen inaga habaabshaa cakuye
    Qabiil aan qaran noqon siyaasi midabo ceyn leh oo danaha shisheeya iyo
    Inuu ciqaabta dadkiisa uun
    Kabeec mushtara rabaa cakuye halkaa ina dhigay
    Ciqaab allena nasugi dad yow
    Goormaan casiis xasuusanaa
    Oo shacabkow midoobiyo
    Cadowgeena cagta lamarini
    Cisadiyo sharaftaan laheyn
    Ciyaal tacliin lahoo ciil iyo cadho kakoray
    Cakuye yeelan doonaa...?

  • @ruweydaabdullahi8213
    @ruweydaabdullahi8213 3 роки тому

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴labadaydi calan ❤️❤️💋

  • @IfraahAhmed-o3m
    @IfraahAhmed-o3m Рік тому

    Dadkaga wada cabdiya😂😂😂😂

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 3 роки тому +1

    Waxaa jira laba nooc oo Daal ah. Mid waa daal aad hurdo iyo nashasho u baahan tahay. Midna waa daal aad Nabad iyo Nolol u baahan tahay. Soomaalidu waxaa haya daal ay u baahan yihiin Nabad iyo Nolol

  • @rinaadbintuahmed5177
    @rinaadbintuahmed5177 3 роки тому +5

    Aniga ciil ma sexdo waligey dowlad ma arkin markan helnay wa la coladsaday waxan cod dheer ula hadlaya umada somaliyed iyo kuwa calamka iney naga so garan wiilkan tunka weyn o doqonka ah dani anago somali ah bu wuxu nagu xukumay inaan dollar isticmalno o somali ka tagno 😭😭

  • @suldaanwardistudio
    @suldaanwardistudio 3 роки тому +1

    Siyaad barre qabriga ugu taga dheh kasoo warayta somaliland yay tahay Dhaha

    • @hudabashiir4322
      @hudabashiir4322 3 роки тому +1

      War mxa kasiya duliyahow kacarar mesha somaliland bele siyad barena idinka laydinka waraysan sa idinku idin baray wuxu yahaye

    • @marwaanmahadsaman3933
      @marwaanmahadsaman3933 3 роки тому

      siyad bare somalilnd ma yaqano hadi aad ka hadalayso snm dalka waa oo ka sifiyay ayaga dhana lugto la maray marka ay kg somalia dowlado ka dhacday ayunba isaaq dhulkaas so galay ee ma jirto dowlad ay dagal oga qabsaden dhulkaas

  • @deqaburale2573
    @deqaburale2573 3 роки тому

    Hibaaq

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 3 роки тому

    Dani usheega

  • @cabdihindiofficialstudio2248
    @cabdihindiofficialstudio2248 3 роки тому

    wll waxaan si sharaf lehkaaga codsanayaa inaad subskribe ii saarto aakira waxba ma laysku aha ifkaa lagu yahay wll

  • @deeqakhalid3816
    @deeqakhalid3816 3 роки тому

    Acs

  • @suldaanwardistudio
    @suldaanwardistudio 3 роки тому +1

    Somaliland waa Ninka somalia qaba
    Labiyo dhadig ayaan kala nahay dee
    Dhadiga lama Murano hadaan nahay somaliland

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 Рік тому

      Adigaa Habro ku abtirsatid wacalyahow
      Ingiriis iyo itopianku iska dhalay

  • @suldaanwardistudio
    @suldaanwardistudio 3 роки тому

    Somaliland ayay ka dhamaan la.dahay

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 3 роки тому

    Aar kuwani ma fannaaniin baa YAAB