CADE GUDE LABA DHAKHOOD AYAA KA WADA YEDHAY HABARJECLONA DHUL GARIIR IYO AF KALA QAAD BAY SOO WADAA.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 71

  • @Gobsame
    @Gobsame 2 години тому +9

    Gudoomiya ha saxda ee habar jeclo waa muj cali halkuu dadka raaciyo ayaa la raacaya guul Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @Xasmas
    @Xasmas 2 години тому +6

    Geesi ❤DulDul❤ Gobanimo NO COD XISBI OFFWAREEN

  • @SahraIsmaaciil-v7c
    @SahraIsmaaciil-v7c 2 години тому +6

    ilaahay kulmiye haguuleeyo iyo soomaalilaand❤❤❤

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 години тому +5

    Guul guul soomaalilaan guul kulmiye guul hj anaga nalama afduubi karo

  • @SahraIsmaaciil-v7c
    @SahraIsmaaciil-v7c 2 години тому +3

    Xibiga buura fuulka lamarabo adeero cali iyo cirjiidho tv guul❤❤❤

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Годину тому +2

    MBC WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤HANOOLADO GEESIGU.... VIVI KULIMYE.... 5 MORE YEARS... GUUUL KULMIYE❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 36 хвилин тому +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325 2 години тому +9

    Ilaahay khayr ka dhig oo Ilaahay Citisaam naga qabo

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 2 години тому +2

    Waa😂sax inla iska qabto odaya shan huwanta ah guul kulmiye guul Somaliland ❤❤❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 години тому +1

    Muwaadin kuwa la shaqeeya Cadowga Somaliland codkaaga ha siin. U hiili naftaada, dalka iyo dadka reer Somaliland. Cadowga Somaliland Muwaadin dhabarka ka Jabi oo Codkaaga sii Geesi Muuse Biixi Cabdi. Guul dadka reer Somaliland

  • @engilyas44
    @engilyas44 2 години тому +2

    Aun qoyiskiisa iyo qarabadiisana samiir iyo iman alle haksiiyo

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 години тому

    VIVI HABARJECOOL SUPER POWER MY DHIGA WAA KULMIYE..... XISBIGA KULMIYE WAA XISBIGA HABARJECOOL POWER SSB...❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jaamacnuur4004
    @jaamacnuur4004 2 години тому +2

    Allaah ayaa arkaya

  • @AsiaGele
    @AsiaGele 2 години тому +1

    Xaq alle ha bidh bidhiyo aaamiin

  • @Maxamedshiine-q6w
    @Maxamedshiine-q6w 3 години тому +2

    Cali caawa cidi iigama horaynin

    • @Xasmas
      @Xasmas 2 години тому +1

      😂✌️

    • @hamdaelmi
      @hamdaelmi 2 години тому +1

      Alle ha unaxariisto

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 Годину тому

    Guul JSL somaliland

  • @XasanXormeeye
    @XasanXormeeye Годину тому

    guul isha allah❤❤❤❤

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 9 хвилин тому

    Habar jeclo waa miid wana kulmiye 💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛🌳✍🌳🌳🌳✍✍✍

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 2 години тому +1

    Ilaahay ninkaa dhintay haw naxariisto xaqiisana hasoo saaro

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 2 години тому +1

    💛💚💛💚💛💚💛💚💛

  • @AbdikarimAbdi-t2p
    @AbdikarimAbdi-t2p Годину тому +1

    Adeer cali😂😂😂😂 iyo abti best slm

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 2 години тому

    Ninkaa Allah hawnaxaristo
    Waxa fican inuu Isa,sheego dhiga islamku ciyaar Maaaha

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 години тому

    Ilaahay ha u naxaniisto ninkaa dhintay ee ehelka ah
    Ilaahay samir iyo iiman ha ka siiyo xaqiisana deg deg ha u keeno

  • @abumaygaag6110
    @abumaygaag6110 2 години тому

    Cali Duul-Duul Bilaahi Calaykum waan kuu taxanahay pageka, xatta Xikmado badan ayaan kaa qorey Gudoomiye

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 години тому

    Arab kulmiye guuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaomer6330
    @aminaomer6330 2 години тому +2

    Warsugsn

  • @kaysecabdi1598
    @kaysecabdi1598 2 години тому +1

    Asc Weriyaha Iyo Cali Duul Duul
    Waad Ku Mahadsan Tihiin Sida
    Mar Kastaba Noola Wararka
    Qiimaha Badan Aanu Idiinka
    Baranay Hore U Socda Saxiibayaal

  • @nasircumar5311
    @nasircumar5311 Годину тому

    ILAAHEY HA IDIIN SOO DHAWEEYO XAQA MARXUUNKA

  • @awgeele
    @awgeele 28 хвилин тому

    Geesiyaal qaran

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Годину тому

    Xaar madoow iyo inta la socoota ha laiska qaabto reer waa ceebayeey waliiba la la bada socdan ceebti hore ee ka galiin

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 2 години тому

    guuul guuuuuul kulmiye

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 56 хвилин тому

    Geesi qaran Cali adiga iyo weriyuhu Reer Somaliland ku wacyi geliya inay Toosaan oo u diyaar garoobaan Difaaca Naftooda iyo Maalkoda iyo Dalkooda Sababto ah intaynu isku maqanay wa la inagu soo maqanyay oo 3 M/W waa Guurguurte iyo ki Ertetia iyo kii Masar aya shalay Sameeyay is bahaysi inagu so maqan .

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid Годину тому

    Kkk Cali waa belo kuwa koofiyadii kufashilmay inama metelaan oo adeerkay kow kayahay

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 Годину тому

    Maxamed Abokor oo watay xisbiga Wadani ayaa markay arkeen in Kaah la yidhi haloo codeeyo ku noqonaya Kaahin iyo Kulmiye. Maxamed Abokor ciyaarta naga daaya idinkaa Wadani la cararayey markiinii horeba.

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 години тому

    Waad mahadsantihiin 2abwaan

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 2 години тому

    👏🏿👏🏿👏🏿

  • @Ceelsheekh
    @Ceelsheekh Годину тому

    Cirjiidho tv ❤

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 2 години тому

    Waa haddii an soo dhaamiyo...Waxa an ahay DHAAN...Haddii an 2 goor soo dhaamiyo na waxan noqonayaa DHAANDHAAN .bal ad ba garo...

  • @burcaawiilkacase4764
    @burcaawiilkacase4764 2 години тому +1

    😂😂😂😂😂

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 години тому

    dhiigu maqarsoomo allle hasoooo qabto kaasssssss inkaaarbuuu qaaateyyyyyyyyyy

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 години тому

    Huwan iyo hadhaa faqash dhulkii qadaad waynta meel aan laga taageerayn majirto

  • @sucadsharbaale244
    @sucadsharbaale244 38 хвилин тому

    Allow cadowga hanoojabin

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 38 хвилин тому

    Hj xisbiga kulmiye ayay leedahay midakale haday maanta muuse ka leexataan garxajis madaxweyne maydinla soosaarayaan???????????????????????????

  • @mxmedadn4194
    @mxmedadn4194 2 години тому

    Yaab waynaa
    Cadogude oo HJ u arriminya
    Buurmadow oo afduuban
    HJ oo la quudhsanayo

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 години тому

    Kelmarsh dhul gariir iyo qarax iska daaya sida kale waad mahad santihiin

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 2 години тому

    Caliyaw Qawlaysatada
    Iyo tuugta ceel,afwayn waxba sheegimayaan

  • @sacadxasan3323
    @sacadxasan3323 2 години тому

    Dhiigu isma qariyo kolay yarkaa jiidhay uu shoogsanyahag xiligaa😢

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 53 хвилини тому

    Waxaa laydhaahdaa Mas dil 😂😂😂

  • @funnyanimal885
    @funnyanimal885 Годину тому

    Microphone samaysta is fican ha lay maqlo

  • @MohamedDuale-l3u
    @MohamedDuale-l3u Годину тому

    Magaca iyo sharafta HJ hiil iyo gurmad degdega bay u baahantay....
    5 tuug oo googarado qoorta ku sita namamatalan..

  • @hannajama5642
    @hannajama5642 2 години тому

    Kkkkkkkk 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdirahmanii
    @abdirahmanii 46 хвилин тому

    cctv soo daaa

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 2 години тому

    Cidla gude waxan leeyahy nin iyo hadalkii ISU,eg

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Годину тому

    Muuse 7 sano uunba hadal hynay dad cusub aya lo bahnhy adeer inga daa hadalka 😂😂😂

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 2 години тому

    Huwanta dabadu waxsy u hiilinaysaa huwanta gudaha

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Годину тому

    Cadawga somaliland Wuu kala ogyahay ninka uuka muuradsan karo iyo ninka anu marikarayn siida awgeed ayu utageersanayahay ninka dhegta waxloosaraayo

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Годину тому

    Dalku kulmiye ma rabo kaah iyo wadani iyo raba inay markoda cunan wadanku hore u socdu 😂😂😂

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 33 хвилини тому

    Buurmadow ICTISAAM waxaa waydiisaan Hadhow madaxweyne yaa idinla soosaaraya?????????

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Годину тому

    Waar odayal waa weyn aya tehin iska cibdysta intad hadal uun aad wadan kuwad adeerka u thy isbdal doonka dhinac ka raac cali duul duulow 😂😂😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Годину тому

    Isbadal marku imado aduunku wax ku siinya ku so joogsnya blse oday hore lo so arkay maxa so kordinya dadka u haya 😂😂😂

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 2 години тому

    Hhhhhhhhhhhhhhh soodhamiye wamaxay buuyidhi

  • @navergiveup9578
    @navergiveup9578 Годину тому

    Cali siilow habar waa dibada cadagude xiligiisu dhimanayaa lkn Walaalka inantii uu kadhintay ee aad dumashay war badan bay no sheegtay in lagu waso warkaasi naso gaadh 🛌

  • @h.a.baazka9861
    @h.a.baazka9861 2 години тому

    Oo caliyaw markaa yaa idinhorjoogsanaya ilayn dhaqankii habarjeclo waa kii meeshaa joogaye ma dhaqan cusub ayaad dooranaysaan horta

  • @SahraAdan-d9i
    @SahraAdan-d9i Годину тому

    kķķķķkkkkkkkk

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 2 години тому +1

    Calooshii u shaqeyste ayaad ka tahey hawshaas, ee calooshaada meel kale la deydayo oo ha habsaamin,intey goori goor tahey,

    • @duuliyexaruuri3316
      @duuliyexaruuri3316 34 хвилини тому

      Waar huwanta ka soo guro Bas baska lagu soo mariyo