Deg Deg Siriqdii Farmaajo u dhigeen Puntland iyo Jubbaland oo Xasan Sheekh uu ka gaashaantay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

КОМЕНТАРІ • 16

  • @guledgarasow7943
    @guledgarasow7943 Годину тому +1

    Wan kusalamy akhii

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 години тому

    Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub waa sax ❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed9235
    @cabdiraxmaanmaxamed9235 2 години тому

    Kkk horumaray kashaqayneysey kkkk

    • @YusufCraxman-y1e
      @YusufCraxman-y1e Годину тому

      Xasan sheeq hooyadiis ayuu xoreyn waayey oo habeenkii alshabaab qabo

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 години тому

    Kuwan waa ciyaal suuqiin CBB?

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h 2 години тому +1

    Wiilkan ookiyalaha wato waa xaqiir oo qabiiliste ah Faramajo maalinkasto mashruuc baa la xarig jarayey kuye ciidan baa la dhisay maantana waxa dhacayo kuma qanacsana Ilaah baad been u sheegtay Dalxoreye wax qabkiisa iyo dibada masaxwaye ka fiican masoo marin

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah 2 години тому

      Sax ✅

    • @YusufCraxman-y1e
      @YusufCraxman-y1e Годину тому

      Maxu xoreeyey,,qaburihi inuufaagtey,,dadkii barakiciyey,,maanta udan beysay waxuu xarashay,,dhulki policeka hantidi dawlada wu xaraashtey,,warniyahoow caqliga hashaqeeyo,,,xoreyn waxa kaaga baahan hooyada,,,oo habeenkii alshabaab qabo,,malintii abahaa ayaa qaba

  • @walinuur-2905
    @walinuur-2905 57 хвилин тому

    sidamidkii afkabalaarnaa uu gabdhadhulbahanta kabta lad haven't buurabaa ookale

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 3 години тому

    Deni iyo axmed madoobe waa sxb

  • @xukunak110
    @xukunak110 2 години тому

    Shacabkaa ku filan dadkan hawlgabka ah wa danaystayaal bulshada aan u tudhayn. Shacabkaa talabo cad ka qaadidoona. Dawlad way dhaaftay.

  • @walinuur-2905
    @walinuur-2905 59 хвилин тому

    Wiilka wacalkaa oo xasan munaafaq udabadha hada dadkii uusheeganjiray macro looga layaway caydooda puntland waa will run oo. aanwaxba aduunkakaladovo maqlay faysbuugbaa lagahadlaa sharafna mayaqasn ee oogaa lagudulaysanasyo but midhaanqaatay

  • @Ahmedkabal
    @Ahmedkabal 2 години тому

    Masul charcy kugu daky wa yey oo xuman maha

  • @gilillo5185
    @gilillo5185 56 хвилин тому

    Farmaajo nimankii eryay waa ciidankii ka yimid labda shabeele ee( Badbaado qaran )....Axmed madoobe iyo Saciid Dani degaanada muqdisho iyo SHABEELE yaasha uma ay dhalan.....degaanada aad ka sheekeyneysaan wax idinka galay ma leh

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 Годину тому

    benaal