Ajmal! Waxaa qeyb ka tahay qurux iyo dhismaha ka muuqata Magaalad Mogdisho! Alah ku barakeeyo hadalkaadow intii danbe ee waanada ku jirtay aad ba u ka helay!! “Ciriiri ha isgalin ilaah Ciriiri kuma galininee” aad iyo aad! Guuleyso Sister
Qofka ku aaminay Oo dabcan lacag ku siiyey Oo ii xayeesii ku dhahay dadka ha ku dirin Oo ha dhihin nafis maaha. Dooqeeyga maaha seey wax kaa yihiin dooqada cidna kuma weydiin. Inta uu ka kooban yahay meel dhaxe ku ekeey hadalkada Qofki Rabo wuu ijaarana indhahiisa uu ku arkaa. Xaaraam waaye sida aad uga niyad jabineyso qofki ka ijaran lahaay Ruuxa maskiinka ah ee ku aaminay

Guryaha nus booska ah wuxu anfacayaa familada yar yar
Masha allah beautiful Allaha ku barakeyo
Mnsh Allaah qali
Haa asc waxaan raba guri uib ah dare Salam mahaysa? Ila so haiir haddi aad haysid guri bec ah xafada dare Salam macquul ah insh allah
Maasha Allah
Mash Allah muqdisho caday
Walaaleey allah ka baqo dadka ku aaminay Oo gurigena noo xayeesii ku dhahay Qofki ka ijaaran lahaa Ha ku dirin
Soomaliyey wax hubsada cid wax ii xayeysii ima oran lacagna kuma qaadan dadka guryaha dhisanaayo ayaan talo siinayay
Dadka mushaar kooda uu yahay 1000 doller ayaan ka bixi karee allaha noo sahlo shaqo saas ah oo xalaal ah insha allah
Maasha alaah
Mashallah abaayo thank u, lkn sis 2022 aa lagu jiraa musqul kadaloon eh waa wax xun 😭
Tastaahil bintii
Qofka ku aaminay Oo dabcan lacag ku siiyey Oo ii xayeesii ku dhahay dadka ha ku dirin Oo ha dhihin nafis maaha. Dooqeeyga maaha seey wax kaa yihiin dooqada cidna kuma weydiin. Inta uu ka kooban yahay meel dhaxe ku ekeey hadalkada Qofki Rabo wuu ijaarana indhahiisa uu ku arkaa. Xaaraam waaye sida aad uga niyad jabineyso qofki ka ijaran lahaay Ruuxa maskiinka ah ee ku aaminay
Walal fikirkeday ka hadashay qofka guriga leh bay u danaynaysa
Ani cidna wax uma xayeysiin cidna lacag kama qaadan intaadan wax sooqorin wax hubso mhtsnid
Mohamed mhtsnid
Maxaad ugu danbaabaysaa ma adaa arkay meeshay lacagkusiiyeen
Cidna meel dan ugu jirin sooma duubto ee dadka qalad ha ka galin Oo cidi ka ijaaran laheeyd toosh ha ugu ifin hana u xumeyn
Guryaha soomaalida waa uun fool xumo waayo ma fahamsana qaabka loo dhisto.
Reer miyi waaye badankoodu.
Adv Jamal habo guriga Sherman ku yaala ayaan daneynayaa marka bishaan dhamaan ee qoraal iigu soo jawaab
Waxaan imanayaa 15/8/22 pls ila soo xir
Ajmal habo guriga Sherman ku yaala ayaan rabaa ka raali noqo qoraalki hore waxba ka qaadan oo telka badalo ereyada
Dheeman
Habaryan guryaha shirkada ee yaryar Waa meeqa please hadii lagadaayo
Guryaha banaanka marabo ee Waxaan rabaa kuwa gudaha kujira
@@ubaha8676 kuwa gudaha kirada 400-500 laakiin kuwa bananka ka fiican
naaa yaaa kireysanaya markiii booskiiba hal guri laga dhiso saa waa miskiin caawiye kwrn hdii 500 ama 600 la dhaho halkii guri see loo dagaa