Dooda Dunida Haweenka:-

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @leila5546
    @leila5546 2 роки тому +7

    Sahra masha allah fikirkeeda iyo caqligeeda iyo cilmigeeda qaab hadalkeeda wa on point wlhi
    Maryam na wxay u egtahay qofan cilmi dheerada an u lahayn diintana ka door bideysa gaalo wxay so sameeyen oo weliba dumarka liidaya wxay aminsantahay xita ma garaneyso wa un wax yaro ay yara aqrisay Alle haso hadeeyo oo ha tuso diintu macankeeda iyo micnaha saxda ah.

  • @S..o0264
    @S..o0264 7 місяців тому +1

    Maryama iyo sahro waa dumarka aqoon badan oo ixtiraam ka muuqdo ❤ Alle hanoo badiyo dumar kaan cml
    Fiiro gaar ah xadiiska dhaha
    Gabar madax ma noqon karto waa
    xadiis daciif ah waana been abuur
    لن يفلح قوم ولوا أمرهم امرأة
    حديث ضعيف

  • @safiajamaomar6591
    @safiajamaomar6591 8 місяців тому +1

    Sahra 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aadanxasan8927
    @aadanxasan8927 2 роки тому +2

    Subxaanalaah ismaan lahayn gabadh soomaaliyeed baa feminism u ololaynay

  • @mssmonday7902
    @mssmonday7902 Рік тому

    I agree mariam

  • @aouladibrahim9180
    @aouladibrahim9180 Рік тому

    khan you sahra allaah haku barkeryo

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 2 роки тому +1

    Alle xaquuq na siiyay alx

  • @abdi1502
    @abdi1502 2 роки тому

    Sahra allaah haku barakeeyo

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 2 роки тому +1

    Ax illahay xaquuq buu na siiyay

  • @Abdillahi0645
    @Abdillahi0645 Рік тому +2

    Dr mariam waa laga batay
    Mariam hadday ku doodayso inaan diinta sideeda loogu dhaqmi, may u doodo in diinta sideeda loogu dhaqmo?

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira Рік тому

      Waad hurudaa malaha ee dadka diinta manta ku chura waa kuwa argagixisada loo yaqaan badankood!why?
      rasuulkaa sheegay scw .73 firqaduud bay ku kala baxaan waxa muslum sheegta,72 waa ahlu naar!,firqad kaliya ee numberkeedu yahay 73 uun baa ah ahlu channo.micnihii 99% ma hagaagsana.
      inta yar ee fiican cud malaha,waana laga xoog badanyahay.

  • @IMNoThingwiThout-allah
    @IMNoThingwiThout-allah Рік тому +1

    Meel aykabaxdo ayay wayday wlle🤥🤬

  • @abdi1502
    @abdi1502 2 роки тому +2

    I feel sorry ninka naag ahaa uqaba tan dr maryam loogu yeerayo

    • @mssmonday7902
      @mssmonday7902 Рік тому +1

      She don't care waxa nin layidhdo ,adaba muuhiim ninkula yhy

  • @cabdisamed.5565
    @cabdisamed.5565 2 роки тому +2

    Maryam aragti saxan ayay ku andacoonaysaa.

  • @mariamhirsi4741
    @mariamhirsi4741 2 роки тому

    Maryan waa naag caqli badan inkasta oo aanan ku wada raacsanayn hadalkeeda

  • @dr.sahalhassanmahamoud3369
    @dr.sahalhassanmahamoud3369 Рік тому

    We don't need this movement because it is not muslim edea waxaad tiraahdeen nin allaah ayaa abuuray wax doorasho ah kuma lihid maxey tahay gaalnimadada aad nagula meereysaneysaan allaah ayaa kala xadeeyay reer galbeed maxaa idinka galay yaa idin gumeystay hadii aad muslim ahaan la heydeen diinta ayaad baran laheydeen ee maad oran laheyn reer galbeed ayaa noo doodaya gabadha muslimada ah wey garanayaan xaqooda get lost

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira Рік тому

      diinta islaam gabdho badan oo bartay baa dinida ku nool,laakiin yeykaa hoosbixin maantada aynu taagannahay walaw ay tahay aarrin aan adiga ku damqay,dhaxalka iyo meherka dumarka lama siiyo!
      maekaa diintaan islaamka dumarka maxaa hoosdhigay?ma afka iyo labiska uun bay dumarku islaamda ku leeyihiin!?
      Get lost.