Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Barnaamijka Suways& Su'aalaha [Qosol] iyo xaraabo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 чер 2021
  • #Subscribe #Channelka #Suways #Gacayte

КОМЕНТАРІ • 64

  • @Suways
    @Suways  3 роки тому +7

    Waad mahadsantihiin sxiibada nagu xiran oo mar walaba na dhiiragaliya insha allah barnaamijka su,aalaha waxaad la socon doontaan habeenka jimcuhu soo galayo banu idin soo galin waxaan kaloo todobaadkaan soo diyaarin doona prankiyo idin xiisa galiya waxaan idin ka codsanayna in aad la sii wadaagtaan saxiibadiin barnaamijka si u gaaro iyo in aad nala qayb qataan hdad haysan su,aalo ubahan in bulshada la waydiiyo waanu idin jeclanahay alle waydiin sharfo la,aantiin meel ma garneen🙏❤💯

    • @mohamedabdullahi570
      @mohamedabdullahi570 3 роки тому

      Abaayo muusikada aad saaratey barnaamijka waa hadaanan qaldaneyn ethiopian ee asal dhalad baa naheye sooyaalkeenii maguuraanka ahaa noogu badal ileen ethiopian manihine

    • @sharafoonsharif5186
      @sharafoonsharif5186 3 роки тому

      Naa waad is cadeysey

    • @jirfe
      @jirfe 3 роки тому

      #suweeys xaas maad tahay abaayo

    • @cabdiqaadiraar2671
      @cabdiqaadiraar2671 3 роки тому

      Suways
      1 gaadhiga waxa joojiyey
      Darawalkii waday
      2 farasku waa wada qalalan
      Yahay waayo angag iyo qalayl
      Waa isku mid
      3 ambulance wax laguma
      Damiyo

    • @cabdiqaadiraar2671
      @cabdiqaadiraar2671 3 роки тому

      Hadaan dhamaystay
      Barnaajimka markaa
      Adaaba ka jawaabay
      Suaalihi Suways

  • @MohamedAli-se8ke
    @MohamedAli-se8ke 2 роки тому +2

    Walaal tabaray kafaa iidayso
    Waqtiga oo dadka
    Diinta waxa lawaydin
    Adigana diinta baro
    Waxaad tahay qof fiican
    Allaah ayaa kucawindono
    Quraanka aqriso asagaa
    Ku anfici doono manta iyo
    Bari asv all of you

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 роки тому +3

    Xaliimo cabdulaahi waa lo xiisay🙋‍♂️👈

  • @shugrisharafoficiaal2293
    @shugrisharafoficiaal2293 3 роки тому +2

    Cabdi khadar kulahaa malaha anaa ku kaa jay ala qosly🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MohamudmohamedHussein-dw5jk

    suways dhaqtatad bay ku fiicnan lahayd sida u fahmayso dadka jawabtooda award in la siiyo bay ahayd big respect 🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @Yaxye77
    @Yaxye77 3 роки тому +4

    Suweys asbuu bad iska maqnane update noqo quruxeey ❤️✋

  • @sacdiyoosman8102
    @sacdiyoosman8102 3 роки тому +2

    Maansha allaah wiilashena somaliyed ilaahay ha inoo dayo wallaal lama helo

  • @MaxamudAhmed-rm4je
    @MaxamudAhmed-rm4je 11 місяців тому

    Dami dhagaxa

  • @macalinqaraac6324
    @macalinqaraac6324 3 роки тому +1

    Dhinac waa angagan yahay dhinac waa qalalan yahay, waryaadha hee Reer barigu afsoomaliga wuu ku yaryahay, soo sax maha inuu angaganyahay

  • @haliimarayz3379
    @haliimarayz3379 3 роки тому +1

    Su aalihi ugu qosolka badna ee aan daawado😂👍

  • @benmouktar7366
    @benmouktar7366 Рік тому

    Siciid barqa daaqay kulahaa😅😅 wuu ku dhiiranyahy hadana so funny

  • @hanadeen
    @hanadeen 3 роки тому

    Manshallah keep it up, i hope you are feeling better

  • @salaadcali1513
    @salaadcali1513 3 роки тому +2

    Aniga u ju horeeyo
    Su al aan ku weeydiina zuweys
    Wiilkii ku jeclay into ku danbeyay wll qale

  • @gomeyre6320
    @gomeyre6320 3 роки тому +1

    xaas waala helayaa ayuu taagan yahay lakin walaal lama helo ninkaas warkiisa waa cadyahay

  • @abdulkadiromar583
    @abdulkadiromar583 3 роки тому +3

    Asc waryaaa rer garoowe maskax ma hayaan

  • @MohamedAhmed-bv1nb
    @MohamedAhmed-bv1nb Рік тому

    Qoyaan gabadhu mabasheegin ee seewaxujiraan

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 роки тому

    Suweys waad salaamantahay, dadku waa dad degdegsan oon maskaxda ka shaqaysiinayan

  • @MuhidinHussein-on7gp
    @MuhidinHussein-on7gp 10 місяців тому

    Asc

  • @saciiddaahir5563
    @saciiddaahir5563 Рік тому

    Waxaa jooojiye ninkii waday😅😅😅😅

  • @mouseabdirizakmohamed3394
    @mouseabdirizakmohamed3394 Рік тому

    Anigu walashay baan badbadin laha waxan la fikir ahay naag wa la hela lkn walal lama helo

  • @josephdel7623
    @josephdel7623 2 роки тому

    Tan yar maxy ahyd

  • @nyg1162
    @nyg1162 3 місяці тому

    😂👍🏽

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому

    Daboda qurmuun ee majeerten Ayaan leefi lahaa kow dabo majeerten ma aan waaye nooh

  • @abdulkadiromar583
    @abdulkadiromar583 3 роки тому

    Talo waxan idin shegilaha adinko mahad san dad ka ad dhextalka barnamijka uga dhigten e ku hadlaya englishka qarbaa ilahy cayaya marka plz naga dhaafa

    • @hashidheeg5971
      @hashidheeg5971 3 роки тому

      ninkii gaadhiga waday baa joojiyay gaadhiga

  • @maxamudcali3939
    @maxamudcali3939 9 місяців тому

    waxagariga joojiyay wadihi gaariga

  • @macalinqaraac6324
    @macalinqaraac6324 2 роки тому

    Soo waxa la badbaadinayo naago ma aha labaduba midkoodna ma badbaadiyeen, qof dumara oon hooyo macaan ka ahayn, ma badbaadiyeen

  • @ibrahimcali1377
    @ibrahimcali1377 3 роки тому +1

    Hadi aan isku dayo sualah
    1 gariga wax jojiyey ninka waday gariga
    Mid kle 2aniga waxn badbadin alha walashay

  • @hooyomacaan9092
    @hooyomacaan9092 3 роки тому

    Angag iyo qalay waa isku mid

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 роки тому

    Kkkkj

  • @crizaqzaaqo1765
    @crizaqzaaqo1765 2 роки тому

    Kkkk ka waday ayaa joojiyey

  • @osmanarrale6467
    @osmanarrale6467 2 роки тому

    Kan wado aa joojiyay

  • @maxamedwaliofficial3553
    @maxamedwaliofficial3553 3 роки тому

    Barnaamijkan wan ku nafisaa halka kawad

  • @qadaaryareyare7022
    @qadaaryareyare7022 3 роки тому

    Guleso cadey😂😂😂😂😂

  • @cabdirazakabdalla5910
    @cabdirazakabdalla5910 2 роки тому

    Wuu dhididay😅😅😅

  • @mohaqays2146
    @mohaqays2146 3 роки тому

    Suaasha gaariga ninkii wadaa joojiyey
    Tn farsaka engeg iyo qalyl wa iskumid

  • @sumayoabdirixin2182
    @sumayoabdirixin2182 2 роки тому

    Su alasha gaariga lajojaa waxaa joojaa ninka wado saasay ila tahay jawaabtu

  • @aliyusuf3810
    @aliyusuf3810 3 роки тому

    Qalayl iyo engeg waa isku mid
    Same meaning

  • @abdulhassan7653
    @abdulhassan7653 3 роки тому

    Faraska waa isku mid qalaal iyo angag waa isku mid

  • @lilnajboy3254
    @lilnajboy3254 3 роки тому

    Suways caadi maahan

  • @godobreebchannel7902
    @godobreebchannel7902 3 роки тому

    Gaariga ninkii wadaa joojiyey

  • @zakiofficial5344
    @zakiofficial5344 3 роки тому +2

    Suwaysay reer garwe hayskudirin hahahahahahahah,,

  • @abdirahimmohamed8742
    @abdirahimmohamed8742 3 роки тому

    Darawalkaa joojiyey

  • @Fahadmaskachanal
    @Fahadmaskachanal 3 роки тому

    Adi ayaa kubad didahaa

  • @zakitube2610
    @zakitube2610 3 роки тому

    Hhhhh

  • @asiyodini3990
    @asiyodini3990 2 роки тому

    War ambalaas dab ma damiso. Dadkeyna somaliyeed maba faraano.

  • @macalinqaraac6324
    @macalinqaraac6324 3 роки тому

    DarawLkaa joojiyay

  • @halimasanqole6237
    @halimasanqole6237 2 роки тому

    rer Garowe wali rer badinimadii miyay wadan Fiiriska

  • @MohamedAhmed-bv1nb
    @MohamedAhmed-bv1nb Рік тому

    Dadku dhooroofyaraa

  • @asiyodini3990
    @asiyodini3990 2 роки тому

    Jid miyaa roob ka da’aa ? Jawaabtu waa jidkuba roob kama da’o , roobku wuxuu ka yimaaddaa cirka.

  • @hooyomacaan9092
    @hooyomacaan9092 3 роки тому

    Ninkii waday baa istajiyay

  • @MaxamudAhmed-rm4je
    @MaxamudAhmed-rm4je 11 місяців тому

    Ma waashaa ayaad wasi

  • @xamdi18
    @xamdi18 Рік тому

    Suweys gaceyte walaasheey narnaamijkaaga waa ku heystaa maansha allaah laakiin dadkaa suaalaha ka jawaabaayo IQ waa zero lol

  • @sumayoabdirixin2182
    @sumayoabdirixin2182 2 роки тому

    War suga anbalaasti dabdamisbay isku badashay🤣🤣🤣

  • @Abdimallow
    @Abdimallow 3 роки тому

    Darawalkaa joojiyey gaariga