HG waa dad imtaxaana oo central Somalia ah luuqada dhan cidaas ugu imow north west east south, intaba waa ku hadlaan yaab dhulka shiribshrib ugujiraan yaab galmudug waa nation
Runta hadaan ka hadlo happy khaliiifa marnaba kama daalo daawashadiisa aadan ugu farxa markn dawanaayo xitta hadi aan problems sanhy wan firsada waa ninan aaminsanhay malin wan kulmi doonna insha allah happy saxip wanku salamayaaa
Ani lahjadeyda wa maay waxana joga muqdisho markan jamacada ama suqyada joogo wan kuhadla wana kufana alxm
masha Allah kugu faanaa sido kle ani xitaa maay maayga noo shidan
Mashlh
ana ku haystaba maymayga
Raxaweyn girl😂😂👈
Mahadsanid
Greatest Of all time Comedian In Our Somali 🇸🇴❣😂❣
Happy khalif still he is king of comedy
Happy khaliif we miss 😍
Wlhi tasa benta ehen happy khalifa cabdi tahlil allow cfimad sii Aamin 🤲
Anigu reer garisa ahay wana jeclahay lahjade reer garisa keep going brother
*Adeer Af-Maay, loogama hadlo Bay iyo Bakool oo kaliya, ee waxaa sidoo kale ooga hadlaa Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe, Shabeelaha Dhexe, iyo Banaadir.*
Banandir af may malagu hadlo because dadka Maya ku hadlo waa dad ka yimid gobolada oky
Soo laabasho wanaagsan happy 😆 khaliif
Happy khaliif legend long time no see
Legend is back happy khaliif wish u long life
Happy khalif aad baan ugu farasanhy inaad masrxa comedy ku soo laabatid
1996 wa xiligaa dhashay happy khalif nin yar ma aha m.a Allaha ku xafido bro 😎
25 lee jira wu yaryayahay
Wale Happy Khaliif waana Galay Cawa
Happy khalif odey sare
Happy Khalifa wlhi waa funny waye taagero 1 one aniga ayaa u ha keep going
VIVA CIYAAL XAMAR 🇸🇴💙🇸🇴✊🏾 SHIBIS GAAR AHAAN NASIIB BUUNDO🥰🥰 ilaa Bilaajo hoos🥰😍✅
HG waa dad imtaxaana oo central Somalia ah luuqada dhan cidaas ugu imow north west east south, intaba waa ku hadlaan yaab dhulka shiribshrib ugujiraan yaab galmudug waa nation
Legend happy khalif sxb we miss you
Ninka klia dhalin yarada ka qosliya
Ad ban ugu frxsanhy solabashadada
HppY qaLiF support u prozki
Abdulaahi yaashu dhibadaanaaa🤣🤣🤣🤣🤣
aaniga dagan sacuudige waan iidinkuso dhawey nayah madaama aad tahay reer karan kadaganah beexani
Habi khaliif waa kusalaamay😊
Woooooow happiy qalif nin culus waa iskenay waan kuu xiisnay 😂😍rundii
Wlhi happy khalif wan kuxisay Kal iyo lab iga qosolsisaa
happy: Ilmaha waan galnay yaah🤣🤣🤣
I like happy 😃 kalif
Legand happy qaliif
Classic Interview
Happy khaliif sobadiya sxbow🤞
HAPPY khaliif miyaa mise anaa umaleeyo 3 sano kuraa dinaye lkn hda ayn ku ar ky alx ilove you happy khalif
Welcome back bro/100\
Happy khaliif wlhi pro intadan hadlin ayanba iska qoslaaa wlhi
Soomaalidu 15m ma ahan
Ee dalka somalia baa dadkiisu 15m yihiin
O like that you did research
Happy khaliif wan ku faraxsanhy soo laabshadaada
Walhy sxp Markan qoslaka ubahdo Adan ku qoraaa
King 🤴 of comedy.. I salute u
welcome happy khalife
ninkaa cadaanka cabdi qaadir sanka ueg yahay
Ninka cad dheh ma aha ninka cadaanka
@@hassanmahamud9658 hhhh markaa qoray kadib arkay lkn sanka ueg yahay
Xamdi Axmed alle haunaxariisto sanka kkkk
Sax waa runtaa
Waa run wuu u eg yahay cabdulqadir sanka allaha u naxariisto
Stand up comedie waxa sameya Rached Nour Djibouti ilaa Bari hore
HAPPY KHALIIF WAAN KUUU XIISANAY SXP
"Siinyeerka hoostiisa calool caadi aa kasoo baxayso" kulahaa happy 😂😂😂
Ilaaah ima paro afkiinaa 😂
Happy qaliif
Caadi maahan wlhi
Liph nin culus wa
Laguxisag happy khalif
General faatax s
Happy khalif soodhawòw
al maxaan u xisay shekadis so labasho wacan
Sxb adi iyo abdihakim br waxa idinka horeya Matan, mana aadan shogun?
Happy khalif
Happy khalif Congratulations yaq miss u bro ✊
intana malagaa helaaa ina adeer 😂😂😂😂
Kkkk kkkkkk
Laacib Waaye Walaahi
aad ayan ku salamayaha walakey reer karaan beexani ileen waa kala barkah mana bolyo iyo karaan udhaxeynkah shantaral
Xogmaa.media love idinku ahay
Welcome back happy khalif............
happy qalif majajildadi wan weynee
Happy khalif oo dib usoo noqday
Waa talent ninkanu kklk
Runta hadaan ka hadlo happy khaliiifa marnaba kama daalo daawashadiisa aadan ugu farxa markn dawanaayo xitta hadi aan problems sanhy wan firsada waa ninan aaminsanhay malin wan kulmi doonna insha allah happy saxip wanku salamayaaa
Abti wan Ku Amin sanahay
Happy qaliif waan kugu heesta sxb
ku dhashay, u dhashay, ka dhashay doesn't make sense ??? same !!
HORTA AAN IDIIN SAXO, AF SOMALIGU WAA HAL LAAKIIN LAHJADO AYUU LEEYAHAY. AF REER XAMAR, AF MAAY, SIDAA MA AHA LAHJAD DHEH. ODAY DHOORE
Gabar somali ah oo waxa jirta stand up comedian ah oo nasra la dhaho
Said Yare lkn afsomali kuma hadasho nasra
@@billanabdinoor3588 sax walaahi
24:50 Marduuf kulahaa happy i gotch u buddy 😂
Happy WA sax WA ina lisku ixtiraama qof walba lahjadisa
Happy Khalifa welcome back
real comedy happy khalif
Ninkaan waa habar gidir sacad ah miyaaa tolow?
16:05
Qosool iyo qareexo badana biriyish ma reer fura
British non culus nambar 9 lukaku ka roon igu salaan
Wr igu cusub wr quute muxuu tahy
Hhhhh hapi khalif wx kle wye wlhi afkisa ayu saran yahy
Central America DR
Walalka MAY iyo MAXAA. Maxaa baa horaysa. Iska ifi B,T,J,X,KH,D,R,S,SH,DH,C,G,F,K,L,M,N,W,H,Y
hppy khalif landhere waaa so.labatey wan ku frxsanahy
Sxb happy khalifa xalima hiti ayaa kadawanayaa
Kkk meesha shinyeerka calooo 😂😂😂😂😁
Waw
Reer afarta darjiin 👆sootaga
Happy khaliif wilkan numberkiisa isiii walalow
Maxaa tiri dadka dhan baa ku hadla saasuu number one ku noqday
happy khaliif lgend wan ku frxy so lpashdada horay osoco proh 🤣🤣🤣
Ya noqo eeboow❤❤❤❤❤❤❤👍
Happy jakada iska badal next😂😂😂😂
Ruun Ali xage joogtaa
Abdinoor Duale , marwas waa dhafte matukanesid maho😂😂😂
Ruun Ali 😂😂😂
Ruuney inte joogtaa?
Abdinoor Duale waa ku shege ma ifahmin miyaaaa GPs ka 😂😂😂
Shaleema leebaan sanco ay ku taalaa abooww
Kkkkkkkkkkk😂🤣😂🤣😂
Reer xalima hiti waa ku dheganaya
Alaberka wa raftay laxawla 😄😄😄😄😄😄
reer karan waliibaa kadagan xafada jaabuti
waad qaaldan tahaye karaan markow karaan ahaa maloga hadlin jiirin hadaladasi oo waxa daganah gaal iyo muslin isku dar aaha lakiin haa xiligi dagalkah waa iyaga kaliyah
Xadiyo xaqiraada lagu haayo reer banaadir ayey kamidtahay ilaa meediyaha lala yimaado
Sxp xiririyaha wa disturbing ano iga ehen offensive yacni wxa labohanyhy in usugo qofka wareysanyo.
Kkkkkk Allaha idin dhowro
to travel is land
af maay maay ayaa loo baahan yahay =af maay maay yaa liinbaahinyi
Barnamijkaan yaa la joojin siipa hpy khliif..blse Dadka yaa la xaqirin wxaa soo baxay Mataan true story 🤣🤣🤣🤣
Xogmaal inta badan waxay xooga Saran reer Minnesota lkn mataan reer Minnesota
Asc aqyarta habi kalif kkkkkkk
Mataan waa ilowdag miyaa
Kk
Waa run lkn waxa laga dhaxla magac
Hhhhhhh war cabdi ciyaalka aawey ma lawadi neef hhhhhhhhhhhhhhh
2da neef kulaha kkkkkkk
😂😂😂😂🤣🤣🤣