Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

MAXAMED BAKAAL CIRO FT IKRAAN CARAALE - JIRO WALIGA HA JABIN - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 тра 2024
  • Ereyada: Baashe Bogaye
    Laxanka: Maxamed Bakaal Ciro
    Music: Cadceed
    D.O.P: Maxamed Habane
    Camera & Edited: Idiris Dabcasar

КОМЕНТАРІ • 258

  • @laxawofficial3693
    @laxawofficial3693 3 місяці тому +44

    Waa maalinta kaliyee aanu qalbiga ka midowno reer somaliland 🟩⬜️🟥👊💪 from Spain 🇪🇸 I'm somalilander British isaaq sacad muuse subeer awal 🟩⬜️🟥👊💪

    • @HibaadHibaadhabane
      @HibaadHibaadhabane 3 місяці тому +1

      Hambalyo inader❤

    • @Isko790
      @Isko790 3 місяці тому

      Sheikh somaliland habanr yonis somalilander viva Somaliland midbaanu nah sxb

    • @laxawofficial3693
      @laxawofficial3693 3 місяці тому

      @@Isko790 sxb malaha wadankii baad joogtaaye halka aan joogo habar yoonis iyo h.awal toona lagama yiqaan from #sacad #muuse viva 🟩⬜️🟥💪👊

    • @BarkhadSamane
      @BarkhadSamane 3 місяці тому

      ​@@laxawofficial3693 hadii an laga aqoon qabyaalad halka ad joogto, maxaa kugu wacan qabyaalada, ee ad like-ta ugu raadsanaysa.

    • @said1498ify
      @said1498ify 3 місяці тому

      ​@@laxawofficial3693Somaliland baa inaga badan Somaliland maaha Habar yoonis iyo Habar Awal. Somaliland waa ka balaadhan tahay. Somaliland ku faana.

  • @Iam_Maan
    @Iam_Maan 3 місяці тому +50

    Only 11 cisho inooga hadhaye liketa commentigayga 18k Ma ka dhigi kartaan Somalilander's
    👇🏽

    • @umuraage8617
      @umuraage8617 3 місяці тому +1

      Insha allah ama haduu alle idmo dheh gaari doontid ma ogidee wcs.

    • @Iam_Maan
      @Iam_Maan 3 місяці тому

      @@umuraage8617 Insha'Allah
      Athna Mnsha'Allah sow liketa kamad dhig¡N wlloh😁👇🏽
      ❤️

    • @user-id8nc9mg5f
      @user-id8nc9mg5f 3 місяці тому +2

      Kuwa xasidiin joga mesha 😂❤

    • @Iam_Maan
      @Iam_Maan 3 місяці тому +1

      @@user-id8nc9mg5f Ma iLa aragtaa😂😂

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 3 місяці тому +25

    Happy 18 May ree Abtiyashay dhiiga iyo dhuuxa❤
    Masha allah ikraan Caraale quruxda Abtiyasha ba ka keentay like me ilxun kuma Aragto Sister🥰🥰🥰🥰

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 3 місяці тому +10

    Landers.
    Coming soon in our day from boorama

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 3 місяці тому +7

    Ikraan caraale way sii qurux badanaysaa uun ❤❤❤❤❤❤❤ happy 18 may all somalilanders ❤❤❤❤❤❤ duriyada dadka ku dhex beermaanaa waa quality peaple cirro iyo ikraan labada qabiil somali u badan ayay ka soo jeedaan ogaadeen iyo abgaal hadana waa reer somaliland dhalad ah ❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedbk5895
    @maxamedbk5895 3 місяці тому +2

    Haybadaan ku faaniyo damalkan hadhsanayow hanti lama huraanow❤

  • @user-dz1gk4kv4q
    @user-dz1gk4kv4q 3 місяці тому +5

    Malinta quluub taa soomaaliland ku dheer iam from habar jeclo from uk London

  • @IqromaxamedCwaxid
    @IqromaxamedCwaxid 3 місяці тому +4

    Igran carale nag abgal ah❤❤❤👑👑👑👑🇸🇴

  • @zamiirasulaimanraxaab9944
    @zamiirasulaimanraxaab9944 3 місяці тому +33

    Happy 18may all somalilanders❤

  • @buuxshetv4290
    @buuxshetv4290 3 місяці тому +14

    Baashe Bogaaye Nin Weyn Ba Heesta Leh

  • @Miski_Ahmed_Muhumed
    @Miski_Ahmed_Muhumed 3 місяці тому +10

    Wow calan qurux bdan + dad qurux bdan m.a 🥺🥰

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 3 місяці тому +6

    jah jah Happy may Somalilanders iyo inta jecl guuuuuul Somaliland guuuuuul calanka toxidka leha 🤲 ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanali4440
    @hodanali4440 3 місяці тому +6

    Labadaba Arab dhalay hablahaygi kumanu khasarin ❤❤

    • @AbdiOsman-fo3hu
      @AbdiOsman-fo3hu Місяць тому +1

      Maca aniga isaaq arab abdalle abokor aya ii dhley geesiyasha

    • @hodanali4440
      @hodanali4440 Місяць тому

      @@AbdiOsman-fo3huCabdale Abokorkee ku dhalay habbo ?

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 3 місяці тому +18

    Anoo qadaad wayina idiinso hampalyeenaya somaliland socotay lugta yan waxba lagaga dhagin 😢🎉

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 3 місяці тому +3

      kkkkkkkkkkkkkk qadaad wayn waan kaa qaadnay

    • @ahmedfiiraan3383
      @ahmedfiiraan3383 3 місяці тому +1

      @@user-sz7sn2rv9r Hhh

    • @queenabdi4319
      @queenabdi4319 3 місяці тому +2

      Thnks wl❤

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up 3 місяці тому +1

      😂😂😂 masha allah wanu kaa qadnay qadaad wayen inta aqika uu saxib kaa ah❤❤❤

    • @Degaliah
      @Degaliah 3 місяці тому

      I ❤❤😊

  • @Awale.british
    @Awale.british 3 місяці тому +5

    “Bulsho Ku Han weyn baa
    Ku Hareero Joogto
    Mantana Halkaagii
    Kama Hoos Mareyside”. Ciidenii 3aad Cafimaad iyo Nabad Alle ha inagu Wada gaadhsiiyo ❤

  • @user-xs5gv4cn1m
    @user-xs5gv4cn1m 3 місяці тому +5

    May 18 hambalyo somalilanad🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @domore8702
    @domore8702 3 місяці тому +5

    Hawiye iyo daarood reer Hargeisa ah ❤
    Hambalyo Somaliland happy 18 may dadkaygii

  • @DaariQUpdikarem
    @DaariQUpdikarem 3 місяці тому +6

    First comment love please ❤

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 3 місяці тому +4

    HAJAABIN 💚💚💚💚🎉
    WALIIGA.🤍🤍🖤🤍🤍🎉
    HAJAABN❤️❤️❤️❤️❤️🎉

  • @user-xj2sy4ud7f
    @user-xj2sy4ud7f 3 місяці тому +7

    haboo qlii wow❤❤❤❤😮

  • @AmiinNuur-oz9id
    @AmiinNuur-oz9id 3 місяці тому +49

    The landers day coming soon 💚🤍❤

    • @mustafemahamed277
      @mustafemahamed277 3 місяці тому +5

      Insha allah is coming in our day from boorma

  • @asmaahmed4927
    @asmaahmed4927 3 місяці тому +2

    Kumanan halyeyba aawadaa godka u galay😢❤

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled 3 місяці тому +5

    Lander ma tihid hadanay maalmaha xoriyada mid ka mida heesaha Calanaka kabaxaynin gurigaga❤🎉🎉

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 3 місяці тому +5

    Hees 18 2024 iga shidan❤❤❤❤❤legend

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 3 місяці тому +3

    All Landers 💚🤍❤️ keep your mind🧠 baydkan 👉( Geezi aanku hurinbaa holaciyo rasaastiyo ubadheedhay halistoo kumanaan halyaybaa hoga ugalay )💪💪💪

  • @zakariyezack5608
    @zakariyezack5608 3 місяці тому +3

    Maftuux Cadceed one the beattt

  • @Mohamed-by4xx
    @Mohamed-by4xx 3 місяці тому

    Iidoor hanti aan lenahay waaye 🎉😂😂😂 form muqdisho

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 3 місяці тому +3

    Insha allah guul dal xor iyo qaran dhamaytiin hore loo socnaa ...ma jirto diba u noqosho......

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e 2 місяці тому

    Aamiin aamiin ❤❤guul somalilan

  • @NajaxMaxamuud-fz3ju
    @NajaxMaxamuud-fz3ju 3 місяці тому +5

    Coming soon happy 18 my

  • @zainayusuf5292
    @zainayusuf5292 3 місяці тому +8

    Somaliland forever May 181991, and June26 1960.

  • @MohammedAdam-xw6my
    @MohammedAdam-xw6my 3 місяці тому +3

    Ogaadeen and abgaal ayaa ii muqadaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 3 місяці тому +1

      Labaduba way ku dhex dhasheen Somaliland hargaysa waa la dhalay u dhaleen Anba ciyaalkaygu wadan yuruba ayay ku dhasheen wadan kaleba ma yaqaanaan ciyaar maaha halka lagu dhashay ee lagu dhaqmay

  • @user-dt9jp4he9t
    @user-dt9jp4he9t Місяць тому

    Hablhii arab ma qasaarin 🫶🦁❤

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf 3 місяці тому +1

    Maasha Allah tabaarakallah SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO.
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @peaceandlove8760
    @peaceandlove8760 3 місяці тому +3

    haybadaan ku faaniyo
    damalkaan hadhsanayow
    jiroo waligaa hajabin soomaliland💥💥💥💥

  • @denice0711
    @denice0711 3 місяці тому

    Happy 18 May somaliland from Gambia 🇬🇲

  • @baxnanoproduction
    @baxnanoproduction 3 місяці тому +6

    Nacabka dheg how dhigina QARAN JIRA TIINE 💚🤍❤️💯

  • @Jamalwarsame
    @Jamalwarsame 3 місяці тому +1

    Eyy layaab🔥🙏🏽

  • @Amali2345
    @Amali2345 3 місяці тому +1

    Allow dalkayga iyo calankyga quruxda badn iidhowr 💚🤍❤️

  • @user-di1ej9xw2z
    @user-di1ej9xw2z 3 місяці тому +2

    Ikraan carale golden voice 💚⚪️❤️

  • @MohamedomarHabane
    @MohamedomarHabane 3 місяці тому +1

    2024 happy 18 my country 😢

  • @IfraaxCraxmaan
    @IfraaxCraxmaan 3 місяці тому +2

    First❤

  • @suldaanwardi8284
    @suldaanwardi8284 3 місяці тому +1

    Dhiiga alla dhiigah | Happy 18May ❤

  • @draxmedofficial3380
    @draxmedofficial3380 3 місяці тому +2

    Happy 18 may ciideenii coming soon 💚💚🤍🤍❤️❤️

  • @salmanura5109
    @salmanura5109 3 місяці тому +1

    waad mahadsantihiin caruurtaan dhalnay bakaal iyo igraan habo alle hanoo kiin daayo nasab baad tihiin muujiyay naasku wuxuu yahay ubadkaaas oo kale ayaa la dhalaa duco qabayaasha ah.

  • @sadiqhassanabdi4704
    @sadiqhassanabdi4704 3 місяці тому +2

    Heestan ma cadceed iyo maxamed yare baa wada tumay laba teenbo baa laga dhex maqlayaa maxamed habane teenbadiisu isma qariso

  • @Amiinahmedmaxamed
    @Amiinahmedmaxamed 3 місяці тому

    happy 18 may meelkasta aad joogtan somalilanders💚🤍❤

  • @nazeem-px6le
    @nazeem-px6le 3 місяці тому +1

    Eideeni may waxba kama hadhin ilahow nabad lagu gaadhsii calankan gift laguma helin walee🎉❤

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 3 місяці тому +2

    Masha allah labada fanaan apti ayaa uu ahay oo gabadh arab ah ayaa dhashey ❤❤❤

  • @Dirir-vg8zy
    @Dirir-vg8zy 3 місяці тому

    Ma jirta cid saan dalkayga u jecelay ujeceli ❤❤❤❤❤ #MY_COUNTRY_SOMALILAND❤❤❤❤

  • @SowdaBiixiIbrahim-yw8yi
    @SowdaBiixiIbrahim-yw8yi 3 місяці тому +3

    Qofkii ugu horsya ee arka ay ahya😂😂

  • @hamdiahmed2237
    @hamdiahmed2237 3 місяці тому

    Somaliland waa wadankeeygii jir oo waligaa ha jabin from gabar reer galmudug💚🤍❤

  • @SahalBockHoussein
    @SahalBockHoussein 3 місяці тому

    Wa sahal Bock Djibouti ❤❤❤ Somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 3 місяці тому +4

    Somaliland waliga ha jabin

  • @user-eg5vn9bu1n
    @user-eg5vn9bu1n 3 місяці тому +3

    Guul somaliland💚🤍❤💪

  • @Zuhaip-pi8ep
    @Zuhaip-pi8ep 3 місяці тому

    Landers❤🎉

  • @KalthumIssa
    @KalthumIssa 3 місяці тому

    Happy 18 may somalilander’s

  • @kaysemaxamuud-gj1cm
    @kaysemaxamuud-gj1cm 3 місяці тому

    2010 2024 no isbadal jah quruxdii ikraan caraale

  • @MahdiCabdilahi-kp9wp
    @MahdiCabdilahi-kp9wp 3 місяці тому +4

    Laba Arab dhaleen 😂😂😂

  • @roukialoulahamoud5868
    @roukialoulahamoud5868 3 місяці тому

    ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @raabicadheman9444
    @raabicadheman9444 3 місяці тому +1

    Sanad guuro wcn my 🩸 illhaw adaa mhd le igu hoos dhashy calakaa tawxiidka le

  • @ridwanabdirehman4489
    @ridwanabdirehman4489 3 місяці тому +1

    OLD IS GOLD🔥🔥

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 місяці тому

    Calnkaygu hajibn wali kajbin inaad horumar gaadha iga gon niydan ku riyoday 12 jir aabhy oga inaan rumay Allen haw naxariiste marlabad niydan isku toostay dariqa usii xadhay rabiyo irume meel walba igu amnso

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 3 місяці тому

    Queen always Queen only one who can do this Ina Arale❤

  • @fatuum
    @fatuum 3 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 місяці тому +1

    Happy 18 May dadkeyga iyo dalkeygaba💯💋🩸🩸💯💯👑🌍💪🏻

  • @said1498ify
    @said1498ify 3 місяці тому

    Happy 18 may Ikraan caraale iyo maxamed axmed bakaal. Hees wacan.

  • @amein_hazan4
    @amein_hazan4 3 місяці тому +1

    Happy 18 May all Lander’s🔥❤️✊🏻

  • @yackaboy5046
    @yackaboy5046 3 місяці тому

    Tawxiidka Ha Ku Heesinina wllyal Han Ku Jaas8na😢😢😢😢

  • @user-qt9ne6pd4n
    @user-qt9ne6pd4n 2 місяці тому

    Happy May 18th to us❤

  • @saamiaden7451
    @saamiaden7451 3 місяці тому

    The lander day is coming insha Allah diyaar ha loo ahaato malinkaas

  • @aliMohamed-ev3wr
    @aliMohamed-ev3wr 3 місяці тому

    Happy 18 may daadkyow❤

  • @CabdulaahiCabdi-ge8nw
    @CabdulaahiCabdi-ge8nw 3 місяці тому +1

    Dalsanki dalkeygoow gugii da,ay on ku diirsada oo naftu kaama dashee dal iyo dibad wan ku dawadaa ee daa,inkeen ha,kulajiro amin❤🤲☝💚🤍❤

  • @nabiihacali6488
    @nabiihacali6488 3 місяці тому

    Happy 18 may all landers 💚🤍❤️

  • @deeqamaxamed-cw1fu
    @deeqamaxamed-cw1fu 3 місяці тому

    Hambalyo haqqy 18 may reer somliland guuuuuuuul iyo gobonimo 💚🤍❤️👏

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 місяці тому

    happy 18may reer soomaaliland best soomaaliland song hees way dhaaftay walee

  • @abdishakurabdixuuf2174
    @abdishakurabdixuuf2174 3 місяці тому +1

    Baridaada ka qaad kalmadda qiimaha badan

  • @axmedgalaydh-lf7rg
    @axmedgalaydh-lf7rg 3 місяці тому

    Still young 🌱😔 2010❤❤❤😂🎉😢😮

  • @SalmaAhmed-lx7kg
    @SalmaAhmed-lx7kg 3 місяці тому

    Somaliland lawada leyahay bari iyo galbeed waxa Soo celinya madaxweyne abdirahman mohamed abdilaahi ciro 🎉🎉 coming soon

  • @MaxamedDool-yj9me
    @MaxamedDool-yj9me 3 місяці тому +1

    18may❤❤❤❤❤❤

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 3 місяці тому

    Masha Allaah waxanokala ladhala de, naagaqarba dhala kuwo abtigod anbixinay kawarama dadku kalanasabsane belayo dhasho

  • @AbdaleAbdirahman-zg1ng
    @AbdaleAbdirahman-zg1ng 3 місяці тому

    Somalilnad guul ishlah

  • @user-rf8lo7gz2n
    @user-rf8lo7gz2n 3 місяці тому

    ilkraan. caraale. Qurux. ❤happy. 18. May. Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @user-kh7tu2ng3b
    @user-kh7tu2ng3b 3 місяці тому

    Hanti lama horanow walga hajabin❤❤❤❤

  • @FadumoCumar-yw3sh
    @FadumoCumar-yw3sh 3 місяці тому

    Kumanan halyeyba awaada hoga ugalay my dhiiga❤❤❤

  • @amishaaxmed5766
    @amishaaxmed5766 3 місяці тому

    Somalilanders

  • @rahmamuse6386
    @rahmamuse6386 3 місяці тому

    Heesaha pin inoogu xidha hadhow banu tiktok ku arki qaar meel kalle la aadey😂

  • @ssm3933
    @ssm3933 3 місяці тому

    Eiden is coming soon Ya landers ❤️

  • @somalichallenge1
    @somalichallenge1 3 місяці тому

    Happy 18 may all landers ❤🤍💚 2024 🎉

  • @naasirmaano3799
    @naasirmaano3799 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤ somalilan hanolato❤

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 місяці тому +1

    Habaryartee Ikraan maxamed caraale Nagu mataleysa heestan oo sii yaranaysa 40jirada Ay layabanyihin 😂😂

  • @maxamedcali9950
    @maxamedcali9950 3 місяці тому

    Happy 18 may💚🗨❤

  • @hamzezokoz8502
    @hamzezokoz8502 3 місяці тому

    Nolow the best country in the world Somaliland ilove you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-su2gh4qy8n
    @user-su2gh4qy8n 3 місяці тому

    Guuleysta hooyo mcn yaa rabbi ❤❤❤❤❤❤

  • @abdiazizmohamed3374
    @abdiazizmohamed3374 3 місяці тому +1

    Somalind waxaan loo ictirafayn waa calankaa tawxiidku ku qoryahay oo marna lagu heesayo marna dabada lagu xiranayo

  • @mubarakxasan9136
    @mubarakxasan9136 3 місяці тому

    Ikraan caraale sanad ba sanadka ka dambeeya way sii quruxaysanasaaa 2010 baan garanayaa anigoo 10 jira hees ay u qaaday kulmiye hadan imigayba ka sii qurux badantahay

  • @Borama1960
    @Borama1960 3 місяці тому

    Happy May 18th to all my Somalilanders 🎉❤🎉❤
    💚🤍❤️
    💚🤍❤️
    💚🤍❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @mahdibiixi3512
    @mahdibiixi3512 3 місяці тому

    Maanta haday 18 May soo gashay, goboladii oo badh maqanyihiin waan sugayay

  • @LadnaLadnacllaahi
    @LadnaLadnacllaahi 3 місяці тому +1

    𝕥𝕙𝕖𝕝𝕒𝕟𝕕𝕖𝕣𝕤 𝕕𝕒𝕪 𝕔𝕠𝕞𝕚𝕟 𝕤𝕠𝕠𝕟💚🤍❤️

  • @Barkhadadem
    @Barkhadadem 3 місяці тому +1

    Dhaxal kaygii awawgay