DEGDEG: "Toban Sheekh oo Caan ah Hala Dilo oo Hargeysa jooga" Cabdi Duco

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 123

  • @ubdikarimbulzhawi2354
    @ubdikarimbulzhawi2354 Рік тому +6

    Alla hargaysi maxay dad haysa inader alla haku caafiyo

  • @museabdi6372
    @museabdi6372 Рік тому +2

    Waa khabiith Ilaahay naxariistiisa haka fogeeyee

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 Рік тому +1

    Nin Kani 200 oo wadaad oo soomaali ah wuu ka caqli badan yahay wallahi . Waxaa dad meesha ku caayayana Waa dad aan diin iyo xadaarad midna wax ka aqoon oo 4 wadaad oo baadiye ka yimid maskaxda ka qabsadeen.
    Ninkan umada soomaaliyeed ee jahliga u badan waxa uu ka horeeyaa 100 sano

  • @jamaabdi4355
    @jamaabdi4355 Рік тому +2

    Allah umadiisa caafimaad caafimaad ha siiyo.

  • @sucdidaahirkaarshe2323
    @sucdidaahirkaarshe2323 Рік тому +5

    Alle caafiyo dadka dhimirka

  • @somaliboyofficial6735
    @somaliboyofficial6735 Рік тому +2

    HORYAAL TV HALA XIDHO GABIGIISABA MUUSAN BUUXIN SHURUUDIHII WAR BAAHINTA😢😢😢😢😢🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️

  • @crashiidmaxamed83
    @crashiidmaxamed83 Рік тому +1

    Fadlan ha la xidho tvgan

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Рік тому +2

    Waa runtii cabdi duco. Wadaadado budhcad diimeed ah oo dawladba aan arki karin ayaa soo baxay !!

  • @mustafaaden-cx8ui
    @mustafaaden-cx8ui Рік тому +1

    Maashallah! jecliyaa in dadka si xor ah u hadlaan..

  • @ahmeddaud167
    @ahmeddaud167 Рік тому

    Cabdi Duco wuxu sheegaya waa run

  • @mktarcali1212
    @mktarcali1212 14 годин тому

    Bini umaya mxaa iyo bani hashim maxaa iga galaxy, waa runtii🎉

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Рік тому +2

    horyaal Tv qof walba miyad. Waraysanaysa. Horyaal Tv way isku xartay

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 Рік тому

    Nacladi haku dhacdo horyaal

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 Рік тому +2

    War ninyahow haduu shirkada leeyahay muu ilko gashado. Waa kan calyada daadinaya

  • @MohamedAli-si8bo
    @MohamedAli-si8bo Рік тому +2

    He is high as hell 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @aidgab1196
      @aidgab1196 Рік тому +1

      Is He?.
      Maybe He is Il?
      Toloow Nocera bu Cabeey
      Nooc dhacay
      لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @Bashatalents
    @Bashatalents Рік тому +2

    TV yada hala xidh xidho waayo dad waalwaalan iyo dad sakhraan San ayey waraystaan

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Рік тому

    😂😂 Cumar Iid Ina Jibaaxe is still alive 😊
    This guy is the real Iidoor predicament today😂

  • @abdilahiduceeye8574
    @abdilahiduceeye8574 Рік тому

    TV baba ay nin waalan ayay waraysanayan

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 Рік тому +4

    Allah ku nac afqashuushle. Inkaarta culimadu kugu dhacday.

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 8 місяців тому

    Kani waa Shaydaan Gaboobay ,kudaroo kan waraysa nayaana Waa Jinn kale Bal Eeg waxay isla Hor Fadhiyaan.

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 Рік тому +1

    Ninkan maqaadiirtu ku dhacday waxa ka daran kan waraysanaya ee wali ba is la Quran Waar maxay saxaafaddii dhimadtay....

  • @hodanh2669
    @hodanh2669 Рік тому +1

    Way ubaxaysaa Allah haku caafiyo

    • @Bashatalents
      @Bashatalents Рік тому +1

      Maan fahmin qof waalan oo sakhraan oo lawaysanaayo

  • @cabdiraxmanmaxamed3093
    @cabdiraxmanmaxamed3093 Рік тому +1

    Kan dhagsyigiisa barako kuma jirto
    Qofkii caqli leh waa fahamayaa marku sidaa u arko wajigiisa

  • @hatimhamse5180
    @hatimhamse5180 Рік тому +1

    Ninkan wuu xanuunsanayaaa baahi badanna way ka muuqataa ilaahay ha arsaaqo oo ha caafiyo yaan lagu maadaysan

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 Рік тому

      Waa engineer shirkad dhisme haysta dhismayal dawladeedna dhisay

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 Рік тому

    Dr xabeeb cml lagama helo miya sland

  • @noradinali
    @noradinali Рік тому

    Tafatiraha horyaal tv illaahay ka xishoo seero aan la Galin ayaa jira ceebay tacaal culimadu dhab iyo ciyaarba looma aflagaadeeyo

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Рік тому

    ADEER WAXAA LAGA YAABAA INUU XANUUNSANAYO MARKAA U DUCEEYA HA HABAARINEE.

  • @noahD1636
    @noahD1636 Рік тому

    Cabdi DUCO, weriye weyn oo gaamuurtay ayaa fahmi kara wuxuu ka hadlayo.

  • @laaska0014
    @laaska0014 Рік тому

    Falsafada ayuu faraha lagalay waakaa kuwaashay bahashani dadaal dheerbay unbaahantahay

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Рік тому

    Nimkan afka madhani uu xanuunsanayaaye lakin tv gan xala xidho

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 Рік тому

    Walaalayaal ninkan Ayaan la waraysanin

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 Рік тому

    Soomaali dadkooda waalan bay waraystaan

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 Рік тому

    Horyaal sumcadeedii way dhimatay haday rali kanoqotay inay kaa umada usoobandhigtay

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 Рік тому

    Hargaysaay maxaad dad haysaa,

  • @museabdi6372
    @museabdi6372 Рік тому

    Waa Cadow dints islaamka loosoo diray

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 Рік тому

    Kahadlaya waynu aragnaa ee waxa layaableh kuwa kaduubaya ee horfadhiya

  • @noahD1636
    @noahD1636 Рік тому

    Magacyadii somaaliyeed Bay bedeleen. Abu hebel miidhan. Maxaa u diiday magacyadooda Somaliyeed. wax badana wey qabtaan.

  • @jibriilbasbaas2418
    @jibriilbasbaas2418 Рік тому

    Cabdi duco ducuumudanyahee dee u wada miisa
    Waxan uu daldalayana dadbaa daba kariixaaye
    Hayeeshee waxaydanayaan doqoni waamoogtay
    Diintiyo waxay kala raraan daahirkayo sheekha
    Waar hakaa kasiiwada gayabga

  • @ahmedfarah5923
    @ahmedfarah5923 Рік тому

    Mujrim crazy

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 Рік тому

    Hala xidho horyaal tv

  • @adamali2729
    @adamali2729 Рік тому

    Ninkan Quraanka jebjebinaya in aad diin ka waraystaan maba ah. Diin waxba ka garan maayo, cilmaaniyadna maba fahansana. Saxaafad bilaa ujeedo ah.

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 Рік тому

    نعوذ بالله من غضب الله

  • @cilmiyool8241
    @cilmiyool8241 Рік тому

    Waar dameerkan meesha ka ciyayaa muxuu ahaa!!!
    Horyaal ma lacag bay ka qaataan derbijiifkaay waraystaan!!

  • @salmahassan3180
    @salmahassan3180 Рік тому

    Horyaal waa ciyaala suuq Hala xidho noocna maha

  • @FARAHISMAIL-wd2gt
    @FARAHISMAIL-wd2gt Рік тому

    Illahay hacaafiyo

  • @abdisalamabdulle9061
    @abdisalamabdulle9061 Рік тому

    Cabdi duco runta buu sheegay. Waa nin xaqa fahmay. Iyo Sartu meeshay quruntay. Wadaado ayaa ina rogay.

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Рік тому +1

    kuligeen waa Idinka cilmi badan yahayi saraaxah

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 Рік тому

    Waxad nosoo daynasaan waa maxay ma sidan ayad ku tihiin warbaahin cafimaad qabta.....

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому

    Qarankih dabah cayun wax walbah waad ku Arkaysah waa mel isku dhabaqday tv waxaan ku nacay mah xishodoh

  • @عبداللهاحمد-ز3ح2غ

    Waa qof xanunsaya lakin ka waraysaya ka Lita

  • @ubdikarimbulzhawi2354
    @ubdikarimbulzhawi2354 Рік тому

    Kanoo kale reer burco waxay yidhaahdaan (cabdi nacasow caawa la dhimanayaaaaaa)

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Рік тому

    Wadaadadu way kasoo horjeedaan wixii qaran la yidhaa oo waxay rabaan maamul alshabaab oo kale markaa waa in qaar badan la xidho.

  • @fadumoadan7400
    @fadumoadan7400 Рік тому

    HoryaalTv maxad waraysanaysaa iminka muxuu ka hadlayaa isla yaaba

  • @awaaare718
    @awaaare718 Рік тому

    Dadka qaar in Mieda yaha inlaga mabnuuco ayaa fiican
    Midakale iska ilaali dadka afkaarta xunxun wata ee doonaya bulshada iyo culimada inlaka jaro si ujeedkoodu ugu hirgalo

  • @saybeeriyaboorama390
    @saybeeriyaboorama390 Рік тому

    Miyuu sakhraansanyahay, mise wuu cabsanyahay!

  • @awaaare718
    @awaaare718 Рік тому

    Culimadu waxay dhaxleen rusushii markaa yaan la'dhagaysan dadka sidana

  • @24Sevendays
    @24Sevendays Рік тому

    Kuwan dadka waalan wareysanaya. Ninkani beri buu gaadhi kadhacay. Tani waxay Ku tusaysaa in warbaahinta Somaliland aad u liidato.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Рік тому +2

    Ninkan wadadada hargaysa in badan wuu fahan badan yahay.
    Waxay garan waayeen dulmiga iyo dhiiga Laascaanood hala joojiyo cumamada may qaataan ooy yirahdan ader dulmiga jooji Ina biixiyow

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 Рік тому

    Suntii Qaadka ,Dadkeena Saaqday oo,isagoo Saxan sidaa kadhigtaye haku badin Su,aalaha

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Рік тому

    cilmiga iyo aqoontu hadaanay caqli ku tarin ilayn waxba ma dhaatid geed ! cilmi waaka muuqdaa hadalkaaga lakin waxaan qadan waayay oo jahli badan kaa muqdaa inaad dhig inaad ku baaqdoba xitaa gaal , muslina hadalkiba daa . maxaad coldoon dhaanta xagjirnimada ceebaynta jaqsiga bani adenka ilaahay abuurtay ???????? from saylac cilmaani 👮🏼❤🇩🇯

  • @yusufmaxamedmead7373
    @yusufmaxamedmead7373 Рік тому

    Nin rageed meel fog wax ka arkaaya

  • @homeh3455
    @homeh3455 Рік тому

    Hadii uu shirkado leeyahay muxuu ilkaha isaga hagaajin waayay

  • @guledali8848
    @guledali8848 Рік тому

    Eebe ha so dhaweeyo hadalkii su meel lo raaco ma leh

  • @sass336
    @sass336 Рік тому

    Kan waraystay ee waxan umadda hor keenay ayaa ka liita!!!
    Isma dhaanto iyo waa dhasheed oosha aan ahaye.

  • @عبداللهاحمد-ز3ح2غ

    Waxan odhan lahaa inan qof walba laga waraysan TV ga , wayo waxa laga yaba inanad dembi ka korodhsato waraysigiisa

  • @AliAhmed-no8qs
    @AliAhmed-no8qs Рік тому

    Haha somaliander waaxay deegestan dadka xanusan. Thats why they listen to musa.😅

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp Рік тому

    Subxanallha Subxanallha dadkanii wax walbaa wawaraaystaan ilahay kabaqaa culimadaa kaxiishooda

  • @faraxcabdiraxmaan7575
    @faraxcabdiraxmaan7575 Рік тому

    Nin xanuusan baad waraysanaysaa

  • @noahD1636
    @noahD1636 Рік тому

    Abu cabdi duco

  • @awshan571
    @awshan571 Рік тому

    🤬ninkani waa dadka shaydaabku ku shaqaysanayo 👹warkagu meelxun bu ku danbaynayaa 🤬

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Рік тому

    Ninkani waa NIN waalan

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Рік тому

    Waa runtii

  • @zainabguled7344
    @zainabguled7344 Рік тому

    Miyuu caafimaad qabaa mise waa marqaan Tv gan horyaal wax walba malga waraystaa islaanimadiisu waa xaalkee

  • @libanhusseinabdi5934
    @libanhusseinabdi5934 Рік тому

    Ninkani ufogaaday ka waraysana yaa kawaalanba waxaa lama waraysto waadanbi dadka caadiga ah warayso barbara nockasta wadku arkaysaa

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Рік тому

    Kan markii afkiisa sidaa laga dhigay buu wax ku qaadan lahaa haduu wax qaadanayo dhareerkaa ka daadanaya hadalkiisana qayb maba fahmin kan waraysanayaa ka liita

  • @XassanslxXassanslx
    @XassanslxXassanslx 5 місяців тому

    Qofkan hadalkiisuba waa dhuuso dameer uun

  • @AbdikafiSalaad
    @AbdikafiSalaad Рік тому

    Nio indr Wx walba miyad isku waraysaneysa..!
    Waar adeer adna fool xumada Ilahay Kala maqnow

  • @austonliifo5796
    @austonliifo5796 Рік тому

    Qaracan tolkii camal may u waayeen?

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Рік тому

    Ka waraysanaya ayaa ka liita!

  • @cqaniahmed4831
    @cqaniahmed4831 Рік тому

    Waxaas baa tv sheeganaya

  • @muxiyodiinmaxamed759
    @muxiyodiinmaxamed759 Рік тому

    مجنون مرفوع القلم عبد الشيطان foolxume

  • @mubaarigismacil3250
    @mubaarigismacil3250 Рік тому

    Kan wareysanayya ayaa ka waalan

  • @Halgann
    @Halgann Рік тому +3

    ninkan dad badan ma fahmayaan wayo wa jahiliin badan qodu,wuxu ka hadlay na ma ooga wayo dadkan quranka wa LAGA QARIYA MICNIHISA IYO SIIRTA KU JIIRTA miskidka LOGUMA TALA GALIIN INA QOF KALE OON ILAHAY AHAYN LOGU SHEEGO AMA XUUSO WA DAMBI ,somalidu na maxay samaysa?magaca nabiga aya lagu huusa tasina wa xaran ,ILAHAY WUXU YIDHI SHURAKA hayga dhigina, somaliduna maxay sameysa?MAGACA ILAHAY MARKA SHAHADADA WAY KU DABA DARAAN,SHAHADADA RUUNTUNA WA LA ILAHA ILA LAH ,marka waxa ku muqda ina wax la badalay wa sucudiga buuga beenta dadko jaahiLIN AA U KEENAY OY DHAHEEN WA HADITH ,wa been iyo cay isku jiirta,hadith kale oon hadithSka ilahay ahayn ma jiirto wana QURANKA ,sheekh beenale na waxa so diray wa carabta beenta aa taas ogoow waligi kuma barayo oo macnayn nayo QURAN, WUXU KUSO CEL CELIN DAD DHINTAY IYO ASXABO IIYO SHEEKOYIIN BEEN AA,wayo sheikh beenale waxay amarkisu tahay inu faafiyo buugan beenta ay so qooren baari hore ,daadow jaahilnimada ka baxa indha kala fuura waxan wa been dintu wa naxariis buuga hadithska beenta waxa ku qoran o dhan wa shaydan nimo iyo dadka diil iyo xuukun gooniya aa oo quranka kaso hor jeeda iyo wax is dhafsan,masjid kad gaashid ba waxa kaso hadlaya wa oday hadith ka hadlaya iyo been dadka ku guraya hai u so hadal qado quranka wa wax yaar kadiib u ka boodi shaqadisi buu si wadan iyo beenti la faafinayay iyo nabigu wuxu yidhi ,RUUTU WAXAY TAHAY WAXAY NAGA DHIGEEN DAD SIDODA NABIGA IYO ASXABTA CABUUDA OO ILOWDAY ILAHAY WAXASINA DIIN MAHA ,wata ruunti ka nax ama ku farax o QURANKA USO NOQO

    • @husseinBukhari1
      @husseinBukhari1 Рік тому

      الله يشفيك ويهديك
      Quraanka oo keliya hadaad rumaysantahay nebi muxamed maa diideen in lasheego
      Midakale adiga dad ayaa aragtidooda kugu qanciyay oo kugu shubay
      Dadka kalena culimo ayaa wax u sheegtay oo baray
      Keebaa saxsan ma ka wax kuu sheegay mise culimada?!
      Jawabteeda waa in aad si cilmiyaysan ubaadhaa

    • @Halgann
      @Halgann Рік тому

      @@husseinBukhari1 bagad cadaysay ina wax lagugu shubay 😂 aniga ilahay aya i baray QURANKISA inu dhan yahay na way ku qorantahay culimada na surah ilahay ku fashilay aya jiira beentoda lakin ku sheegi mayan wa inad baratiid quranka kaliga ilahay aya quranka bara dadka taas na ogow ta labad nabiga ma didayo waligay because wa NABI IYO RASUUL sida nabiyada KAMA FICNA kAMA DUWANA LAKIN SUCUDIGU DIIN NABIGA LA CABUDO AYU NASO GALIYAY IYO BUUG BEEN AA OO AY SO QOREEN TASINA ILAHAY BA OOGA O KU FASHILAY SURADA 6:112--- NABI WALBA WAXAN U SAMEYNAY CADOW ISKUGU JIIRA JIIN IYO DAD SHAYDAMO AA INAY ISKU SHUSHUBTAN HADALO QURXON O BEEN AA SO ALIFFAN SIDAY DADKA U HALEYAN ,HADU ILAHAGU OGOLEYN MAY SAMEYN LAHAYN WAXAS KA DHEEROW HALEYS KOGA!---- WAKAS AN KU SO TURJUMAY SURADI SIDAY DADKA KALE NA UGA FAAIDAYSTAN LAKIN SHEIKH BEENALE iyo culimo tuugo aa wa laso diray suradan na ku sheegi mayan ee way ku haleyn indhaha kala fuur

    • @husseinBukhari1
      @husseinBukhari1 Рік тому

      @@Halgann
      Inaadeer bal horta cagta uyara dhig
      Nimanka sacuudiga ayaa lagu tusay
      Markaa wixii aad ka urisoba gacantaad uqaadaysaa
      Qòfka aqoontiisa waxaa calaamad u ah inuu xakamaynkaro caadifadiisa
      Bal gmailka igala soo xidhiidh gudoomiye

  • @musseosman3369
    @musseosman3369 Рік тому

    Eng.cabdi duco allah ku barakeeyo يؤتى الحكمة من يشاء ومن ويؤتي الحكمة فقد أوتي خيرا كثيرا

  • @BURCO123
    @BURCO123 Рік тому

    Idinka walan ohabar qaba erun bu shegay somali wasaada rogay obabiyey oidin dhameysy wu idink caql bdnyhy

  • @Samaale-vu6qh
    @Samaale-vu6qh Рік тому

    Waxan daandaanka ah maxay ka waraysanayaan warbaahintu

  • @baredahir5347
    @baredahir5347 Рік тому

    Nnka waalaan maxad ka waraysanaysa kani midba maaha halaga masaxo yutubka

  • @qalbihodon721
    @qalbihodon721 Рік тому +2

    Ninkan wuxu ka hadlayo 300 sano kadib ba Somalidu fahmaysa😅!.

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 Рік тому

    Ma aqaan mana rabi in aan barto

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Рік тому

    ee qaadka ayaa hoos udhigay

  • @wxageeyes.theonly1486
    @wxageeyes.theonly1486 Рік тому

    kani wuu isku badiyay de

  • @abdisafari3123
    @abdisafari3123 Рік тому

    He's not well may Allah make him better or he's maybe not a Muslim

  • @baredahir5347
    @baredahir5347 Рік тому

    Cabdi habaarani afka kamu hadline futadu kahdlaye uuf uuf dhaha

  • @baredahir5347
    @baredahir5347 Рік тому

    Waa culimo ceebaays lkn waxba kamaQadaayo kani halna maahaa

  • @mahdidaahir996
    @mahdidaahir996 Рік тому

    Ka warysan ayaa ka daran

  • @maxamedcabdilahi9879
    @maxamedcabdilahi9879 Рік тому

    War baahinteena baryahan danbe waxaa ku soo badan in aan loo aabayeelin sax iyo khalad

  • @ubdikarimbulzhawi2354
    @ubdikarimbulzhawi2354 Рік тому

    Jhhjhhh cajiiib ninba ceesantii ceelkeen wax kalana waynu maqli ma dhawa

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 Рік тому

    Bal ilkaha iska hagaaji marka hore

  • @hurdiyoraaxochannel9355
    @hurdiyoraaxochannel9355 Рік тому

    Waar ninkani wuxuu ubaahanyahay in cilaaj lagu xidho mundo bila hhh

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Рік тому

    maxaa ka warayiosanaya