Somal Media sax jecelka waa mid ku naxarista mar waliba kuna daren siya jecelka oo ku qawo qofka jecelka waa mid ka ku saleysan kalsonida ma ahin mid lo adegsado lacag iyo waxi la mid ah My qeyskeyga cansha 👑......
wa runta qays jecelka dhabta ah wa in uu kalsoni ku dhisnadaa wan ku tageersanahay sxb hore u soco fikirna wan jeclahay wax badan ayan ka dhexlaa walalayal
Runtii in badan waan kahelay filimkaan dad badan oo aan ogahay waxan jcelaan lahaa ineey ku cibro qataan lacg waala helaa waana lawaaya lknse jcl dhaba weey adagtahay sidi loo heli lahaay wayahaan danbe
Jeceylka ugu fican wa midka ka dhiga qofka wanagsan adiga oo aan ku badalin qof aan naftada aheyn..👌 fikirkada hoos ku reeb thanks 🙏
Somal Media sax jecelka waa mid ku naxarista mar waliba kuna daren siya jecelka oo ku qawo qofka jecelka waa mid ka ku saleysan kalsonida ma ahin mid lo adegsado lacag iyo waxi la mid ah My qeyskeyga cansha 👑......
jacelku waa dareeen wuxuna isku badalaa jacel marka nasteexo wey ka heshy
saxiix waaye hadalkaga asxbta sharafta leh hormar wacan salan sare hawada nii soo mariye💘💜💙💙👈
ani ahan jacelka sanadkan jiro ma aaminisani been yo qiyaali waaye jclka sandka jira💙💜👈
wa runta qays jecelka dhabta ah wa in uu kalsoni ku dhisnadaa wan ku tageersanahay sxb hore u soco fikirna wan jeclahay wax badan ayan ka dhexlaa walalayal
Jclka farxadiisa waxey kujirta qofka rafaadka isla soo marten lcgna farxad keeni meyso yaa igu Raacsn👎
anaa kugu racsan
Aniga ayaa kugu racsan
Ilaahey amarkiis gabadhaan iyo riwaayadaheeda waan jeclahay 3sano ka hor ayaan fiirsadey waxaan jeclahay inaan ku soo celceshto
Jacaylka iyo ka helitaankuba waa dareen qof ku jecel waa qof nafsadada bar leh really really wayo waad ku dhex noshahay
Waw masha allah qali dumar ilxun kuma aragto nastexo iyo qeys jacel horta wu dhib badanyahy hada qof jeclato qofta jeceshahy u ku rabin wa dhib
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walahi I like this movie keep going qeeys iyo sanka
Mcnshllh horey usocdhA💝💝 mi walaloz
Jacel wali iyo dhimasho wuu keena Qofki Jacel so mare unbaa Garanayo like taa igu cawiyaa iyo subscrib plz
Asc
Nin hadii ladhaho waku jeclahay wax kaleee ayuu Iska dhiigaa subxanallah
Waa run nin somali qaasatan waan ku jeclahy marki la dhaho buuraha bee isi saaraaan🙄🙄🙄😏
jecelkisa ayuu difacay ma qalad baa kujiro somali mel xun firis?😡
Hhhhhhh.....nimanka ama gabdhahaaa
Wow team Somali media keep on going alwayz be ahead of others
Somal team keep going bro
ruwayada kama helin adigan kaheli kal iyo laba
Hormar wacan walalayaal waan kahelay ruwayada ee noosii wada
First ☝️❤
waa wareeeey comments aqriyey waxaaba meesha wada fadhiya dad jaceyl goo gooyey waxaan ogaa somalida oo jaceyl fahamsaneyn oo lacagta aaminsan marka isbedel weyn ayaa somalida ku dhacay wlh fiiiiiiiiiiiiiiq
Walahi benta maahan runti muna
Haa wl😢😢😢😢😢😭
Watchiin all of them now from 1-6 😍
Runtii in badan waan kahelay filimkaan dad badan oo aan ogahay waxan jcelaan lahaa ineey ku cibro qataan lacg waala helaa waana lawaaya lknse jcl dhaba weey adagtahay sidi loo heli lahaay wayahaan danbe
Qofkii dhib kuu geeystay iskaga samir
Kkkkk indha adakaa gabadha 😄😄😄😔😔😔naag lacaag leeh yaa aroosikara war kacaraar taada shiidka laqatee
Masha allah Facebook aya idinkaga sobiray
nastexo waakufududaaty ineey jclkeyda shegayo waxay isku waqti kadhigty malintii xafiiska uguhoreysa iyo jcyl shaygashadeydii waxalagaarby inaa illaa malmoyar adkesato oodwaqti siiso ood sowarwarejiso lacagtaada aadkuwashid habeenbo maqaxikey asabo soojilcilaha lkn wixiyoodhan fudeedaaka haleeyay sorry nasteexo 😂😂😂😂😂
Filinkan waan kahelay soo bobsiya hee ku saranahay somal media
Abaayo Nasteexo dhar kuugu dhagan ha xiran waad buurantahay kumana qurxonid
Haaa wa run sxby
Waa kugu raac sanahay 💯 💯
Wan jeclahy riwayadii hiina wan idin sitaa really really dad jira wax dhaba aayaad ka kahadashaan
wlh wan idin jecalaha macha allah
Masha allah waan idin jecelhay
asc bahda Somal media wankahelaa ruwayadihiina ee horay usocda asxaby thnks
Maasha alaah horumar wacan
Noloshu ama jacaylku wuxuu ku fiicanyhy amaba mcnyahay marka aad qofka rafaad iyo faqiirnimo soowada maraan
Gabdahan gacma waweyna MashaAllh.
hhhhhhhhhh lcgta yaa siyay gabdha Yarta wan yabnhy bal iso Shega lcgta meshy ka Kenty 😅😅😅😅
Samiya Cabdi12345 Samiya Cabdi12345 Adiga lacagtaa miyay kaga dhagantahay 😂🤣🤣🤣🤣
Wax walboo dhaca ani dhincaagan ahy
Kulha Eey💘😂
Wwww Qatar way wakahilay hur usocod wanagsan noor
Calaf weye guure cashaqu haku daalin
Masha allah cawa wa ka so dahay
Jecelka waa xanun ma ahin mid ciyar ciyar ah Wax waliba halis ayaa u thy inta naftada ku sameyso tas xasus now
Nastexo waa qatar
Wlhi jecel waa cudhur xanun bdhn oo dawo laxayn ilaa naftay jeclato aya dawadhedha eh jeceyl qarash magalo waxwabo kalsonidha iyo dulqad aya kawayn
In lagu jeclado aa qurux badan
Raga dhan sas cml Allaha Ka dhigo
Quruxey waxaa kugula talina dharka kugu dhagan iska daa
Saan camal wey dhacdaa
Wall qali fardawsa aaaaway kuwadan be kusoodar qays
Lkin qesAaway tiikale riwayadaha Aad kalagowneesan maxawaye
walal filimka waa lawo lasoco banadir vision ka daawo
Nastexo loor sokora#kaftan😂😂😂😂
I love you guys keep going
Tan cml hadan helo qoftan lasocdo waan burin lahaa jacayl iyo lacag yaa weyn
sorry wlhi tan ku jeclaato qasaaro qabto
@@ikraanaragsanikraandugsiiy1257 kkkk sister kaftan waye warkayga ha ubixin
Tnx walaaliyaale
Bro ani labadoda ayn ku qabsan lahaa
Yaaa igu raacsan sanadkan jacel mjro lcg lee
Shaqeyso 😂👀👀
Hhhhh ar qoftu xoog badana nin dadoow meeyba saan isuku qalajine nasteexo caadi maaha runtii qeys seey thy aad yeeshay lacgta jeceelka gaweeyn
Wwoooowww💚💚❤💚❤❤❤❤❣❣❣❤❤🤜🤜🤜❤❤🤜💚❣❤❤❣💚❣❣😭❤❤❤💚
Jacaylkaa lacagta ka weeyn
Thank you
Lacagta waa lahelaa balse jacaylka dhabta ah way adagtahay in lahelo
Xafiisaa meel uga dhacday nayaaa balbalaarka 😂😂
😂😂 adi leeba ila aragte o pllhi
Allow ragga dhan sidaan daacad ugu dhig
Waa dhaarsnthy wlhi
wiil daacad ah dheh
*Somalida Nairobi laba eray waa u hadal hays 1=baby 2=sooma aha*
❤❤
😅😂😂😂😂jacel xooga ah igu daran. U can not buy love.But u cn buy clothes🤪
In fact its true
So true can't buy love
Wwww
Filim qatar dheh
Aawayna qeybti 3 Aad
Xoolo naageed waraba ka carary😅😆
😂😂😂
Kkkk
Fadiishe
I like
Hhhhhhhhh wax baa ka dhacay
Xolo nageed dhurway aya ka cararay 😃😀😂
Wow m.a
Chefkan shaqadan aad ayaan ku jeclahay, fadlan iga soo xirir jeceyl ayaa igu dhacay markaan arkee Facebook Mohamed Abdullahi Mohamed
Naag buuran aqli malahan
Naa nagu qaba ninku😅😅😅😅
Fadiishe
Arrttiisti
islamaha singalka ma saanbaa hahahshs
abayo ani shaqo isii kaan waxbo maa fahamayo
Hhhhhhhhh🤣😁😁
Ku adkyn badnaa fhn gabadha
Bbbyyyhhhhhhhkkkkkkkkk😊😊😊😊🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Awh wooow
Bari shaqa maso gala kulaha🤣🤣
Nin jeclahay nag majeclan karo kudahdi hhhhhh.ani hada jeclahay oo nag igu soo qado waqtigas oo musqusha flashkeda raca wlh
Meel waraabe ka cararay bina adim halke u jooga
Wow
Kkkkkkkkkkk
Beyhadh
Filimkan oo iso xasuusinaa
Jiim qaad
oky
Asc
Butaceda khatar waye
UMUL AHZAN B
PRANK KU SAMEE
Xafiiskaa idiley hhhhhhhhh
Pojqik
Orromo.
Fatxa fatuuxa
baagamuude waxayna?
micnaha bilaa shaqo
I've ioiiź