Asalamu caleykum asxabtena qaliga ah waxan idin la socodsinaynaa ruwayadan wa qiso dhab ah fadlan isku day in aad ujeedada fahantan qaybaha dambo na waan idin la so dhaqsanaynaa aad ayan idin jecelnahay one love banadir vision..
Trust,love, understanding & communication is important in relationship .Coz I love u is not an answer for torturing someone .loving is respect each other not beating or saying harsh words .*Be loyal to each other alwayz*. May Allah help everyone who is in such situation .amiin😌
Thank you so much for this sheeko it's so interesting .... Oh my @9.27 she decided to disrespect herself as a wife( bringing men home without someone being home ). Listen I am up for the whole ...we are like brother and sister ok. Lakiin how you gonna bring a next man into Ur home and exchange numbers just like that and expect no backlash but i don't agree with this kinda of violence either. A married woman should know how to be smart about these things...and a young non married girl should just be careful with this too. There is no one else in the house 🤔 and still she brings him in? What if the guy is a nasty guy...what if something happens and the fingers are pointing at the girl instead? ...I know it's just a series but there alot if true in it too.
Inyar waxan raba inaa tala yar nigu darsado ku sabsan ruwadayaha ee waxan raba inaa idin sheego qalad yar oo an ku arko ruwayada qaar ka mid ah taas oo ah for example imika riwayadan waxa kusoo qormaya 14 days after hadane sidaa ay tahay waxa is oraneesan still ma dhacdadii shalay ayaa ka xanaaq san tahay so taa isma waa faqsano Ruwayado kale waan ku arkay Waad mahadsan tihiin sida aad u uga turjun taan nolosha imika lajoogo
Riwaayada sida lagu jilaayo gabadha la qabo waa khalad in ay nin la hadasho ajaanib ka ah iska dhaaf iney gurigeeda keentaba iyo lambarkeeda siiso iney la hadasho maaha Waa iney sharafta ninkeeda iyo sharafteda dhawrto.
Kk wlhi kan wuxu shabaha ninka shukansado lkn aniga waba jeclhay ragaasero faa ido badan aya laga hela sida inuu qarash badan dhibayo si aadan amarkisa u didin iyo inu yahay mid marwaliba ku adega
Xata may runtuun iska sheeg inu yahay wiil kute wad wlaln tahay iyda walan tani isgu waa nin gabdhisan uu hinsay nina nagtiza kuma arki kari nin kle dee Inti igu racsan like ii sara
Wow 😱 OMG this is bad she's let's other men to come in to the house and exchange numbers Subhanallah😡 This guy is very gentleman if was other man he would divorce her ASAP
Naagtani iyadaa qaldan maxaa nin kale guriga ugu soo galiyey iyadoo la qabo huuno dilmada adaa galabsadee adkayso ragu arimahaa naf dhan bay ku jaraane
Asalamu caleykum asxabtena qaliga ah waxan idin la socodsinaynaa ruwayadan wa qiso dhab ah fadlan isku day in aad ujeedada fahantan qaybaha dambo na waan idin la so dhaqsanaynaa aad ayan idin jecelnahay one love banadir vision..
Qiso dhab iga dheh lol
Kanoo kale waxaa la dhahaa dig taa tooriyatu rajul
Qays oo kale ilahay imasiiyo wu kulul yahay ya huuuu
Qaysow midaad guursato ayaa gacan gashay
Allah hanilagarabgalo
Qoftey saan kudhacdeynah Allah haugargaaro
amiin
keep it up gyz
MashaAllah MashaAllah MashaAllah wallah ruwaayadan ad iyo ad uqurux badan tahay. Wa cashir dadka inta badan wax kabaran karaaan
Trust,love, understanding & communication is important in relationship .Coz I love u is not an answer for torturing someone .loving is respect each other not beating or saying harsh words .*Be loyal to each other alwayz*. May Allah help everyone who is in such situation .amiin😌
Aaay kuuseey cadi mahan af macan ay nagu dishay mashlh
Cawa ad an u farax snhy ruwayad aye kenen wlhi ad ma nijeclhy inta somalia ah inta igu racsan like igu qabo oo somalimo darteda
2
hhhhhhhhh wallahi caawa ruwaayadan wan ka helay keep going dhaman walaladay wiilka iyo gabadha inay is qaban kumatalaya funny
Waa idin salaamay reer Banadir vision Carabta waxay dhahdaa binti fii sanduuq qabarahaa fii suuuuq ixiiii good jobb
Lol 😂 #muno walal inoo micnee deee
walahi riwayadahiina kama dhargo waan ku cel ceshtaa nosoo badiya
Wow mansha allah waaye film ka
Thank you so much for this sheeko it's so interesting .... Oh my @9.27 she decided to disrespect herself as a wife( bringing men home without someone being home ). Listen I am up for the whole ...we are like brother and sister ok. Lakiin how you gonna bring a next man into Ur home and exchange numbers just like that and expect no backlash but i don't agree with this kinda of violence either. A married woman should know how to be smart about these things...and a young non married girl should just be careful with this too. There is no one else in the house 🤔 and still she brings him in?
What if the guy is a nasty guy...what if something happens and the fingers are pointing at the girl instead? ...I know it's just a series but there alot if true in it too.
😂😂😂😂😂😁😂😁Qeys maserka qatar ayu ku yahay 😜 hore u soco my bro 💯💯👍👌👌🎉
sanka iyo qeys iyo nasteexo waa idin jclhy shaqada aad inu haysan Allaha idinla garab galo❤❤❤❤❤
Mansha allah waaruwayad dhabta kahadleyso dadbadan ayeey sidan heysata wadkumahadsabtihin banadir vision inad marwalbo kahadashan waxyabaha jiro hor usocda wanidib tageraa
Waala edbiyay wlhi hhhhhhhh xaa nin ugeeynaa aboow heelow maseer badan aya ujoogee
wa wax jiro ragga maserka badan oo saan ah kana daran wey jiraan keep going
like ta iyo SUBSCRIBE kucawiya miskintan
Abdulsalan Bhai mko fantastic, endelea ivo ivo .
Inyar waxan raba inaa tala yar nigu darsado ku sabsan ruwadayaha ee waxan raba inaa idin sheego qalad yar oo an ku arko ruwayada qaar ka mid ah taas oo ah for example imika riwayadan waxa kusoo qormaya 14 days after hadane sidaa ay tahay waxa is oraneesan still ma dhacdadii shalay ayaa ka xanaaq san tahay so taa isma waa faqsano
Ruwayado kale waan ku arkay
Waad mahadsan tihiin sida aad u uga turjun taan nolosha imika lajoogo
Sax
Nin maseer badan Allah waxa igumadaro sidaan ah
waaw qof aragti fog
Ytg 0
Wwwww anaa u horeeeya maanta sanka waajibkaaga gudo heee saxib
away 2aad
wlhi sheekadaan wey dhacday nin ayaa inta gabar doontay markii lasii huteel ku aroosay nairopi ayey ehed mombasa ayuuu keenay markaas ayuu huteel ladagay talefanka waa ka qaaday maalin ayuu nairopi u baahday huteelka intuu ki xiray ayuu nairopi aaday labo maalin ayey xerneed cunta xitaa looma keeneynin markuu imaaday ninka cuntada keenay ayey alaabta wax lagu cunay oo laqaaday waraaqad ugu dhex dartay qabiilkeda iyo ninka qabiilkisa ayay ku qortay iyo dhibka heystay ninka maqaxida kashaqeya iyo ninka nagta qabay ayaa isku laf noqday odiyaal ayu uwacay gabadha waa dilan tahay diyadeeda ayaa laga qaaday waana laga furay gabadha gabar ay isla dhashteen an deris nahay ayaa iiga sheekeysay
Wlh waa sheka sax ah
Nimanku hinaasi ahi wey dhibadan yiin
@@farduussrywaxahaloqabto1872
613215776
MashaAllh
Waxan waa ruwaayey lkn aniga nin maseraayo majeceli
Hooyooy hinasa badanaaa ninku Top actor wlhi qeys sln sare brother and nasteexo
Waa waxa dhacwegan dadka qeebsidaas aha waya kabuxaan agagoo dhana aha wada xukuna cml😭😭 banadir vision keep going ✌️✌️
We love all keep doing
Nice qays iyo nastexo dadaa tagero hayo keep going❤❤❤❤
masha allha cw wan idinku frxsnhy Banadiri vision guul ayn idin rajeynaya
walalashey subscribe iso dheh plz
Bisinkoow nin maseera xuman badan illaahow ha na tuusin kaw ka siin wlhi nimanka soomaalida wax leyahe xushumeya xaaskiiina ✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻
Ekaksroiwfka
Yaa igu heesto cwda nr 1.
Caadi ma ahan ruwayada keep going 😍😍😍😍👌
Nambarka ha u qorin wiilka waa li qabaa ku dhex adunka tan oo kle jogto hadhow waxay ku leedahay singal mother ahay
mohamed ahmed yeah wallo she didn’t even mention my husband 🤔🤔
Hhhhhhh wlhii wilkaan gacan ayaan utagay
Cajiiiib m.a caadi maham keeep going my walaloz kal iyo lab ayan idin jeclahay wana idinla socda marwaliba ❤❤❤❤❤
Wwwwwww dhar baxsho
Ana u horeyo sher idhaha intaa samaha jecel war adna ❤️👍😭
*Nice One BV 👌👌👌*
Fadlan qays lamberkada hos ikusoqor
alaah nin maseyr badana xuma
nin maser badan qeer malahan asagaba asxabtiisa wuu lasheekestaa gawadha macriifadeedii hore miyaa halmar kagoon karaa
Waa cabsi waxay damaysay
Waa itana tllhi dad nool baa thn hor mar wCn 😍❤️
Waxy kahadlayaan gurka gumysiga
Riwaayada sida lagu jilaayo gabadha la qabo waa khalad in ay nin la hadasho ajaanib ka ah iska dhaaf iney gurigeeda keentaba iyo lambarkeeda siiso iney la hadasho maaha
Waa iney sharafta ninkeeda iyo sharafteda dhawrto.
Micnaha filimka ana fahmay raga somalida guurku waxaay umoodaan xabsi 😂
Raga dhan ma ahan ee waa qeyb raga somalida kamida inta saa ufakartaa 🤣
11:55 alaa hunguriga ayuu qabtaay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣
Kan anigooo igu feecna lkn hadii runta la sheeego gabdhaaa qaldan lkn iska celi ninka naaaaya hadad qaldanthy xataaaaa🤪😂😆
الرجال قوامون علي النساء
hafsa hassan aaajey
Iyada qaladan wlllhy isagu waa nin wax qalad ma laha
keep going guys
Wlhi waa sheego dhab ah oo dhacthay
Hormar wcn wllyal tagera wcn
Kkkkkkl
My God
Www waa riwaayad jirtah
Mashalah hor osocda
ma ruwayadan dawana mise addkan dawana iyo xauaysiiska iga wad meshan kuso noqod maleh
Omg
MashaAllaha walala
Kk wlhi kan wuxu shabaha ninka shukansado lkn aniga waba jeclhay ragaasero faa ido badan aya laga hela sida inuu qarash badan dhibayo si aadan amarkisa u didin iyo inu yahay mid marwaliba ku adega
Qaybta kale noola saa dhakhsada Mahadsanidin
Qeys xasid ayaa tahay maxaa gabadha saas ugu gali
Ww
Banaadir vision asxaab aan jeclahay keep going brothers
kkk
Aniga waan necbahay nimanka noocaan ah
Koob biyo ah xita hadat banankas ogabahantahay aniga iso wac 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walle inaba caadi mahan. halahas xita maliswaca hhhhhhh kitabka wan fuuray san uqoslaye keep goig bro soobadi ruwayadahaga i like it. 😂😂😂😂
Alla ninkn oo kle ana kufcn ee ikena
Oo nin guriga fadhi ku dhaha miyaa rabtaa
Xata may runtuun iska sheeg inu yahay wiil kute wad wlaln tahay iyda walan tani isgu waa nin gabdhisan uu hinsay nina nagtiza kuma arki kari nin kle dee
Inti igu racsan like ii sara
Waxan layaabay naagahaan bebeenta lagu qawo
Wow 😱 OMG this is bad she's let's other men to come in to the house and exchange numbers Subhanallah😡 This guy is very gentleman if was other man he would divorce her ASAP
Hadaan raaigeyga kaa haadlo ilaa hadaa iyaadaa ilaa qaldaan ninkeeda amarkisaa meey qadaato adeegta aana doonaayo okey babe ilahoow moow shaaqo ku jiiro asagaa uu wacaa waa qaladkii kowaad tanlabaad mar haduu nin kuu qabo ninkalee xitaa baraasho walaalnimo namaa dhaax maari karo marka koow adeega kaa qadayaay nooo ty kadib magaca magaceygu waa xaas kabadaan socodkeyga iyo ingnorkeyga aan meshaa kaa jabsahaa 🤔🤔alxamdulilah anigu xaas baan ahaay wuxu ii faro farkale maa saroo ilove m'y xaaji
Msh allh
Lkin inu qofka saso dhan lo xukumo ma ficna kalsonida ka fican waxaso dhan
Naagta bilaash ugama maseyraayo ninka ayadaba wax kale ah 😂dil
Suxanallah kan anigu igu ficnaa
War qeys markii hore bahda filimanta adaan kugu jeclaaa xaga jiliinkaaga lkn naag dilow hadaad keentey waan kaa boodey bes waaye 😂😂😂
Walahi niin sidaan dhaan gabdhaha u qabo xurnimada aka qaadaayo muu jooga yaab. bal part 2 noo so raaciiya
Ma hadsanid❤❤❤❤
Dabaqaan xasuus igu leyahay 😂😂 section 3 sooma aha
Wll.xasuusta uu kugu
Leyahy maxaa waye neh
Mise Hawen ayaa wax macan
Kaheshay halkaa 😂😂
Wankula kftamaya habixin yah
Walal section 3 mahan
Nin anaakuusoo adeegaayo edhahaayo maalahelaa
Haaa
@@calisheikhmaxamed1127 been low
Bisinka cayilka nocan necbiyaaa tedakle bbe moye waxkle mawayaqanan😚😚😚😚😚😚😚😚
masha allah dheeh sxbey
Ruwayad Cusub kufaraxsanahy inaa Lasocdo Dyaar uahay inta ila mid ah liketa haila dhaafina
Good job rer banadir lkn hal rux bey isheyda qabata igu cawiya qofkas
walagu radinaa walal lol 😂 intaan lagaga hormarin
Ala qeys kkkkkkkkkk qeys aniga iyo adi waye wale ima tunteen
Xunbadanaaa
Masha allah sidoo kale anaga waynu idin jecel nahay dhamaan asxabta ku hoolan banaadir vision
Kk
Wxkle
Ruwayadi hore maxa noga dhamestiri wesiin oo maxa nogo galjatesiin
Tee weye walal midaan haafka kaga tagnay
Taan oo labada magac oo nastexo ladhahaye wll plz noso daya
Naagtani iyadaa qaldan maxaa nin kale guriga ugu soo galiyey iyadoo la qabo huuno dilmada adaa galabsadee adkayso ragu arimahaa naf dhan bay ku jaraane
Ayada qaldan ninka maxay ugu dhihi waydey xaas ban ahay hadu ninkedu hinasi yahay iney iska ilaaliso aheed nin salantisaba ayadana telfone babay uqortey
kkkk maseyr iga dheh
Wlhi aad iyo aad baan uga helay
qays xasid waan ku nacay hheheh
Woow
Wlhi wan ku heysta ruwayadahina Allaah idiin dhowro wll 😘😘😘
wwwwwww waya lkn mustalifa wan uxisay wlhi
Kkkkkkkkkkkk wuubaa dhley kkkk
Adiga miya dhali marka san ugaraceysid kk waa ina ula kaga shaqey ku la haaaa yaab kkk
Lol 😂 wax laga qaban karo maleh 👊🏼
Wiilkn markasta xila gubuu jilaa fany weeye
Ha wllhi runa shegty iyo kn kle oo garka weyn
keep gion
Waba ku haysta yee noo so badi adig oo raaliya wlllo
kkkkkkkk kkkkkkkkk ha bixin baa lagu yidhee ha bixin gabadhey oky
Subxanallah wan is ku naxey marku sanka guriga sogaley qesna ku arkey anaaba is ku ma leyey. Kkkkk
ana u horeyo
Bisnka naa iska celi kan oo kale waa kubireeya .xaasaaskooda alle kamagaan