Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Hargeysa waxaa ka hirgalay Nidaamka GIS oo lagaga Raystay Murannada Dhulka.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 бер 2022
  • Waxaana Xalkaas keentay Shirkadda GEOSOL.

КОМЕНТАРІ • 162

  • @ResonatingRealms
    @ResonatingRealms 2 роки тому +23

    Maasha Allah. War Soomaaliyey aan Kudayano Somaliland oo aan dhibka iskadayno! Congratulations Somaliland!

  • @saeedlover2457
    @saeedlover2457 2 роки тому +10

    Aad ayaan ula dhacay Hormarka aad iyo aad ka loogu baahna waa Alle mahadi ka dib waxa mahad iska leh dawlada hoose iyo dhamaan inta ka soo shaqeysay 👏🏾👏🏾👏🏾

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 роки тому +20

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland ♥️ Horaa loo Soconayaa Insha Allah ♥️ Local Government Hargeisa
    Gis.

  • @adoontialle4681
    @adoontialle4681 2 роки тому +14

    Manshaa ALLAH HORUMAR WCN HANBALYO ALLOW NOSIYAADI NABADA HORUMARKA WANAGA

  • @abdirahman2340
    @abdirahman2340 2 роки тому +24

    Reer Somalilanow bal car arka qof ka mid ah kuwa reer somalia ah oo ka faloonaya wanaaga usoo kordha Somaliland xaga hadii wax yar oo dhibaato ah la sheego aad arkeysid kun comments oo ay ku cayayaan somaliland iyo dadkeda iyagoo ku faraxsan.
    Halkaa ka garta in aanu cadowgiinu jeclayn wararkiina wanaagsan xaga ka dhiilada leh ay ku so xomaan.

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 2 роки тому

      aad ind dee qof xasidkaga ilaa ka awoow ka awoow weeye haw jojin

    • @eidsalahismail5497
      @eidsalahismail5497 2 роки тому +1

      Wall umada ku xaasidaysa baa ka hadalaysaaa dadka reer somalilander waxay yidhaahdaa Somalia waa walaalahayga kkkkkk miskiina weeye reer somaliland

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 роки тому +2

      Dee waa failed Nation xasiidnimo
      Laa goo gooye

    • @user-jb5ce6nm7j
      @user-jb5ce6nm7j 2 роки тому

      @@Wadani1988 adigu ha is cawriyin

    • @fadumosuleman5201
      @fadumosuleman5201 2 роки тому

      Walahay waa run markaa Somaliand wax yari kadhacnbay dabada isasoo qabsadan حسبي الله ونعم الوكيل فيهم

  • @munamohamed6709
    @munamohamed6709 2 роки тому +16

    Manshalaa ilhow noosiyade oo nimcadaa kuwa ku shugriya nooga dhig biidmilah

    • @fathus8469
      @fathus8469 2 роки тому +1

      Aamin aamin aamin yaa rabi 💖

  • @filsandegan5625
    @filsandegan5625 2 роки тому +3

    Mnsha allah alle haynoo siyaadiyo horumarka iyo nabada wxn sidoo kle ku faraxsanay Csalaan hereri weriye ruug cadayaa in uu u soo wareegay MMTV hore u socda MMTV

  • @bedermohamed1571
    @bedermohamed1571 2 роки тому +10

    Masha Allah wa Nidaam waxtar badan uleh Bulshada iyo Dawladaba

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 2 роки тому +5

    Masha alaah waan ku faanaa Somaliland guul Somaliland

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 роки тому +5

    Mashallah waxa lagaga raystay odayashii la odhan jiray iyagaa iyaqaan iyo kalay hebeloow i raaca iyo igala Hadal .😍😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍❤❤💚❤💚❤

  • @libside6869
    @libside6869 2 роки тому +6

    Manshallah, horaa loo soconayaa

  • @haboonadan
    @haboonadan 2 роки тому +9

    Masha Allaah tabarakallaah❤️❤️💓

  • @ridwanmatan1760
    @ridwanmatan1760 2 роки тому +10

    Waxaan ka Codsanaynaa mm tv in ay music ka ka daayaan wararka dhexdooda بارك الله فيكم

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali3173 2 роки тому +6

    Mashallah waa horumar Fican

  • @awshan571
    @awshan571 2 роки тому +11

    Cabdisalaan hereri ma MMTV ayuu yimi 💯✅🙏

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 роки тому +5

    Mashallah tabargalaa Allow dhowr hore ayaa losoconayaa 👍❤❤💚❤💚❤✊

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 роки тому +7

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland

  • @salamkala14
    @salamkala14 2 роки тому +11

    Muse Bixi geesi dhiiran

  • @abdirahmanguled5297
    @abdirahmanguled5297 2 роки тому +2

    Ruug cadaa wariye abdisalam hareeri barnaamij aad u qiimo badan ayaad soo bandhigtay horey u soco waayo aragnimoda aad leedahay ayaa keentay barnaamijyada ahmiyada leh

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 2 роки тому +6

    Masha Allah hanbalyo

  • @mssmaria5485
    @mssmaria5485 2 роки тому +1

    Madxweyne alle xilka hakugu asturo cayda iyo cannta dadku kugu wadaan kursigaa wate alle hakugu garb galo waxd hayso illhy unba culuskisa arkaye bila adan allhii abuurey aflagdey nayaane alle ayaad u dharte xaqa illhy ha ku tuso kii dhartii alle ka soo baxy alle haka dhigo madxweyne umadani xumntada unbey arkyaane lkn alle ayaa wngg arkye inshallh khyr alle hakugu dhameyo nin aan dhidi dinbaa wx aaayr bixiye

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 роки тому +2

    Masha Allah. Waanu sugeyney in aynu caalamka la jaan qaadno. Aafadan dhul isku qabsigana lasoo afjaro! Dhakhso dawladu adeegan ha u wada gaadhsiiso wadanka intiisa kale. Guul Somaliland 💚🤍❤️

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому +1

    MM tv halkaa ka wada hawsha waa tv muwaadin ah guuleysta

  • @hibobookh905
    @hibobookh905 2 роки тому +5

    Mashallah

  • @khadarofficial3380
    @khadarofficial3380 2 роки тому +7

    Cabdisalaan hereri ka yimi television cuqdadeysan oo ciil somalilandnimo hayo
    Yimidna (MM-TV)
    Legend CABDISALAAN HERERI
    WELCOME
    Inta igula faraxsan
    LIKE

  • @juweriaadam6881
    @juweriaadam6881 2 роки тому +5

    Masha Allah

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio 2 роки тому +6

    Maasha allaah

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому +6

    Maansha allaha

  • @khadarofficial3380
    @khadarofficial3380 2 роки тому +4

    Alxamdulillaah allow nimcada
    Nusqaan teeda naga hay

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 2 роки тому +5

    Masha Allah qofkasta oo masuul ah waxbuu Ku amaananyhy

  • @ismaailhasan5969
    @ismaailhasan5969 2 роки тому +1

    Hadan la is xaqirayn madaxwayne muse biixi waxbdan ayu ka badalay somaliland war markle hala doorto man cha allh ❤️

  • @macerinaladida6997
    @macerinaladida6997 2 роки тому +1

    Mashalah.alaha.idin.xafido

  • @funnynotfunny665
    @funnynotfunny665 2 роки тому

    Allah ha Barakeeyo Cid kasta oo horumar Ku soo kordhisa jamhuuriyada barakaysan

  • @maqalxaqiiqada6120
    @maqalxaqiiqada6120 2 роки тому +1

    Mashallah waaa arin aaad u wanagsan

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому +1

    Horumar ilaahey ayaa mahada iska leh maanshalaah

  • @dhexdhexaad514
    @dhexdhexaad514 2 роки тому +17

    Madax wayne muuse biixi lacagtii la iska cuni jiray ayuu wax ku qabanayaa, mashaariicda uu sameeyay hore looma samayn good job!!!

    • @hamse.daud1
      @hamse.daud1 2 роки тому +2

      Mayer mooge sababey

    • @AliAhmed-dp4kd
      @AliAhmed-dp4kd 2 роки тому +3

      @@hamse.daud1 hmmm GIS wuu ka horeyey mooge

    • @barkhadabdi233
      @barkhadabdi233 2 роки тому +2

      Runtaa weey markaan lays xaqirayn💯

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 2 роки тому

      Waa tuug waxba muu qaban
      Viva madaxweyne { Ciro }

    • @abdullahimahad1224
      @abdullahimahad1224 2 роки тому +2

      @@Suhayb1_4 guul madaxweyne muuse biixi

  • @mohamudabdi4582
    @mohamudabdi4582 2 роки тому +9

    Geographic Information System (GIS) is a computer system that analyzes and displays geographically referenced information. It uses data that is attached to a unique location.
    Most of the information we have about our world contains a location reference: Where are USGS streamgages located? Where was a rock sample collected? Exactly where are all of a city's fire hydrants?
    If, for example, a rare plant is observed in three different places, GIS analysis might show that the plants are all on north-facing slopes that are above an elevation of 1,000 feet and that get more than ten inches of rain per year. GIS maps can then display all locations in the area that have similar conditions, so researchers know where to look for more of the rare plants.
    By knowing the geographic location of farms using a specific fertilizer, GIS analysis of farm locations, stream locations, elevations, and rainfall will show which streams are likely to carry that fertilizer downstream.
    These are just a few examples of the many uses of GIS in earth sciences, biology, resource management, and many other fields.

    • @cambaroali7733
      @cambaroali7733 2 роки тому

      Mahadsanid

    • @ibrahimali2860
      @ibrahimali2860 2 роки тому +2

      Fiicnaan laheyde in aad af-somali ku qorto.
      I am afraid only 2 % of the people
      do understand your perfect explanation of this system.

    • @suhaybadams877
      @suhaybadams877 2 роки тому

      this changes the whole game, the police can use it too. the worst is the fact that the system is vulnerable for abuse like any other system in the world1

    • @engabdihakim2782
      @engabdihakim2782 2 роки тому +1

      Ok lkn shirkadani wax aan ahayn g.i.s aya dadka lagu khadlaya system g.i.s saxda aya fiicnan laha in laga hirgaliyo system hada shirkadani wa dhiig mirato tusale hadi imika qof fayl dhul samayso is idha lacag waxa la iga qadaya aan waxan system sax ahayn .system hada wa scan document kaliya kaasna lama odhan karo wa g.i.s yaan dadka beenta loo sheegin

    • @suhaybadams877
      @suhaybadams877 2 роки тому

      @@engabdihakim2782 qodob bad ka hadashay engineer, Bal si yaroo faah faahsan ado raliya noga tabo qodabada ad ku dhaliishay? Iyo sababtayna GIS u ahayn?
      Software ka ay isticmaalayan GIS database inu lahadlayo ayaan moodayay?

  • @user-nl6lh9mt6j
    @user-nl6lh9mt6j 2 роки тому +1

    masha allah
    😍😍😍😍

  • @ahmedsiciidsoofe3233
    @ahmedsiciidsoofe3233 2 роки тому +2

    Burcona halaga hirgeliyo

  • @betterdaysarecoming1881
    @betterdaysarecoming1881 2 роки тому +8

    Manzhallah tabarakallah congratulations 👏

  • @fanporojboosfilms1593
    @fanporojboosfilms1593 2 роки тому +2

    Mnsha alaa

  • @warkamaanta4574
    @warkamaanta4574 2 роки тому +1

    Soltelko ayaan uga hayna Abaal

  • @acacius9903
    @acacius9903 2 роки тому

    MaashAllah

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 2 роки тому +2

    Billaash maaha qaabkani. 48×90 ayaa layga qaaday 1200$ lacag ku dhaw waraaq yar oo la qurxiyey oo la yidhi waa lahaanshihii wiilyar isagana 50$ iga qaaday ayaa bilogii kulba dhan u cararay, sanad walbana 50 cashuura ayey iga qaataan dawlada hoose, waxan rajaynayaa raggii ku qabso oo ku qadi maysid inay 10 talaabo iga durkarn

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 2 роки тому +2

    Mt hereri ku soo dhowoow MMTV

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed 2 роки тому +2

    Yaaa huba in cabdisalan hereri mmtv kusoo biiray masha allah

  • @yuusufadan8800
    @yuusufadan8800 2 роки тому +1

    Jaamuuriyada somaliland guul iyo goobaniimo cadawgeenu hajaabo somalilandaar 🌺🥀🎁♥❤👌🌺

  • @khadarxiis2628
    @khadarxiis2628 2 роки тому +1

    Clsalaan hereri barnaamij wax tar uleh bulshada noosoo diyaarisaye alle hakaa abaalmariyo

  • @ahzaab553
    @ahzaab553 2 роки тому +2

    Mansha alah what about Southern Somalia 🇸🇴

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 роки тому +2

      Fuck somaalia we dont care about failed state zoomaliya.viva jumhuuriyada somaliland.

    • @suubandahbo7989
      @suubandahbo7989 2 роки тому

      @@abdihakimahmedjamanuur8999 ceeb wllo Habak uhadlas waa Habcadfsan

    • @suubandahbo7989
      @suubandahbo7989 2 роки тому

      Wllo tas waa shaqoutal Duqa magalad muqdisho iyo magalaynkoodhan una bahan lacag inshslah ilahy Hasiyo igan Raliaho qofan waxa uu kusoqoray 😊

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 роки тому

      @@suubandahbo7989 maxaad ahayd .markale fuck somaalia.

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 роки тому

      @@suubandahbo7989 xagaynu walaalo ku niqonay ????

  • @yousbroido8359
    @yousbroido8359 2 роки тому +1

    Wow

  • @feswalsalim7909
    @feswalsalim7909 2 роки тому

    Aslm maharaaaftaa

  • @quruxdatv5722
    @quruxdatv5722 2 роки тому +1

    2018 waa xili fog GIS maxey qorshaha dhismaha ugu sameyn weydey magaalada xaafadha qaar ba dabdamisku meel us oo marto leheyna

  • @leabantwin7480
    @leabantwin7480 2 роки тому +3

    haday sidaa tahay jago ayaan iibsanayaa markay qaaliyawsana waan iibinayaa

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 2 роки тому +13

    WALEE MASAXWEYNE MUUSE BIIXI HALMASHRUUC OO KA FASHILMAY MAJIRO WAAYO LASLUUSHKA MA OGOLA

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 роки тому +1

      Maansha Allah waa wadani dhaab
      Ahaa Allaha ciimr dheer iyo caafimad haa siiyo

    • @abdishakurd8090
      @abdishakurd8090 2 роки тому

      Caasimadu hadaa maxay biyo u heli wayday wuxuu qabtayba majiro

    • @waaniye4164
      @waaniye4164 2 роки тому

      @@abdishakurd8090 XADADAY CABI CAASIMADU WAQOOYIGA HARGRISI BIYO WAY HAYSTA KONFURTANA BIYAA LAGAWAYEY SIMPLE

    • @abdishakurd8090
      @abdishakurd8090 2 роки тому

      @@waaniye4164
      Caqligaaaga ayaad hadadhay ee marka dadkii talinjiray taliyaaan adiguna waxba waayi mayside wax soo baro magaalo ayaad leedahay dhinacna biyo way cabtaa inta kalena yeeelkadeed

    • @waaniye4164
      @waaniye4164 2 роки тому

      @@abdishakurd8090 ILAHAYBA QAYBIYAY WAX KASTA YAANU KUU SOO BOOBNAA HADABA HALKAD KU OGTAHAY BIYO U DOONO

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 2 роки тому

    Waa jif jaq

  • @ismotube2784
    @ismotube2784 2 роки тому +1

    Abdisalaan Hereri ma MMtv baa lasoo waeeegay waa wariye Haldoora

  • @Jamhuuriyada-barakaysan_
    @Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 роки тому +1

    Modernise Somaliland!

  • @HornLy
    @HornLy 2 роки тому +3

    C.salaan hereri oo kusoo biirey mmtv

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq 2 роки тому +3

    walaahi barnaamika waxaan ka faa'iidi lahaaba music ayaan uga tagay maxaa khasbaya inaa na dambaajisaan

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 2 роки тому

      Dhegaha ka fureyso music ga oo wax tarka wadanka dhegeyso!

    • @ykhalid182yusuf6
      @ykhalid182yusuf6 2 роки тому +1

      Music hadhagaysan ee wax laga hadlayo dhagayso wax walba niyada weyaan

    • @a.qanialigadhle4206
      @a.qanialigadhle4206 2 роки тому +1

      Wax kalifaya in muyuusik lagu shido majiraan. Sh. Mustafe x. Ismaaciil Haaruun waxaan kahayaa, hadii film foolxun laguu daaro oo aan ku idhaahdo waxba hadareemin miyey macquul noqonaysaa waa maya. Halaga daayo muyuusiga oo wax ka khayr badan halaga. dhigo m

    • @Mustafa-ty8tq
      @Mustafa-ty8tq 2 роки тому

      @@fatmasugule9969
      Walal suura gal maaha waxay ka dhigantahay bakhtiga ma cunee fuudkiisaan cabba

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 2 роки тому

      @@Mustafa-ty8tq Asc. Dee Mustafoow music iyo durbaano iyo dad is ruxaaya meesha mayaalaan. Runtii anigu inuu music meesha ka socdaba maan dareemin hadalkaa igu socdey. Wixii dembiya ee khalad ah Allaah ayaan cafis ka weeydiisaneeynaa.

  • @sarahjam2542
    @sarahjam2542 2 роки тому

    I love somaliland ❤ ♥

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 роки тому +1

    Sax qofwalba suu uga yimiid miyii ayuu u dagay hargaysa Qunyar dagadee hore hargaysa ha laga saaro

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 роки тому

    Adeegaan mar hore ayuu garoowe ka jiray cabirkaaga GPS AYAAD KALASOCONAYSAA

  • @akae5153
    @akae5153 2 роки тому +1

    ilaah baan ku dhaarte waxaan dhul u iibsan waayay waa lagula meeraysan

  • @abdulaahimali7817
    @abdulaahimali7817 2 роки тому

    Oo diyarada ma haday duqaynaysaa
    War ina hereri meesha ka carar
    Ma Itoobiya leh

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 роки тому +2

    Somalidi dhulka ayay isku qabsadaan, awalna geela ayay isku dili jireen

  • @farhanabdihussein4838
    @farhanabdihussein4838 2 роки тому +1

    Wwwwwww

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 2 роки тому

    Baga bga baga

  • @cabdifataaxmaxamed8670
    @cabdifataaxmaxamed8670 2 роки тому

    Kusoo dhawoow markiska daaru AL Furqan online.
    Hb fudud Ood ku baran karto qur'anka kariim ka ah iyo culuumtiisa hab online adoo jooga gurigaaga iyo goobtaada shaqada hab online ah .

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 2 роки тому +1

    Cashuurta maxaa Per. Oneline Application loogu Qaadi Waayay....?????????????????????

    • @suubandahbo7989
      @suubandahbo7989 2 роки тому

      Waa muhim fikradas waay dadkub kolsy zeed aya istcmal

  • @sukayrmoamed7648
    @sukayrmoamed7648 2 роки тому

    12:5

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 роки тому +1

    wa san o baryiyo malmihi wacna way so socdan

  • @ahmedyusuf7534
    @ahmedyusuf7534 2 роки тому

    A geographic information system (GIS) is a system for creating, managing, analysing, and mapping various types of data.
    GIS ties data to a map by combining location data .
    Senior network Engineer

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 2 роки тому

    Dowlad ine lahato qalabka

  • @hanuuniye7979
    @hanuuniye7979 2 роки тому +2

    Garxajis waa daacad wlhy Mooge aya magalada dhisay

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 роки тому

      ilaahay caafimaad deg dega ha ku siiyo, waayo xanuunka maskaxdu ma hawl yara. mooge waa mayor kii hargeysa cid gaara uma shaqeeyo reer hargaysa oo dhan ayuu u shaqeeya,reer hargeysa oo dhan baa doortay.

    • @suubandahbo7989
      @suubandahbo7989 2 роки тому

      Waaf gabyalad misha kalat uf waxas wadank nag cibnay uf islaxishood Adooqaran sheeg kara maxa Hoos kucilyay

    • @hanuuniye7979
      @hanuuniye7979 2 роки тому

      @@suubandahbo7989 suuban Wadanku gabigasaba waa qabali ilen Caaqil muuse aya madaxweyne ka ahe
      Marka waxa iminkaba lagu eryanaya waa qabyalad ina mooge

    • @hanuuniye7979
      @hanuuniye7979 2 роки тому

      @@burcaawidb5170 alle adi haku caafiyo laabta ku olalayse anagu cuqdad kuma dhalano lkn reeraha kale oo dhan cuqdad ayay ku bar baran

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 роки тому

      @@hanuuniye7979 anigu si fiican baan kuu fahansanahay, arrinkaagu waa seddex
      1 in waxoogaa xamar lagaaga soo diro oo lugu yidhaahdo qabyaalad iyo isku dir ka dhex abuur
      2 in aad garac inantayadu ku curatay oo ciil qaba tahay
      3 iyo in aad xaga dhimirka ka xannuunsanayso.
      waliba anigu ma ihi reer hargeysa maayarkana isku garxajis baanu nahay.
      ku noqo kudaafadii aad naga soo raacday.

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 2 роки тому

    Nas nujis

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 2 роки тому

    Gis ?

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 2 роки тому

    Shan sano ayuu joogaa Muuse biixi markaa xaguu geeyay lacagtii uu laban laabay iyo tii uu handaraabay. Walina Ciidamadii Somaliland mushahaarkii umuu kordhin.

  • @fahankaqurankaiyosunaha.5505
    @fahankaqurankaiyosunaha.5505 2 роки тому

    waxaa lagu naas nuujiyaa in isku reer ah

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 роки тому

    Inles garab daga inles fahmaa kutimada shababka lashego dhulka soomali miyaa ukalasokeya mase dadka somali xafad xafad lodumiyo dowlad doowlad lodumiyo aaway mideynti dadna fooq dadna taxad nasibka kalasiya dhofkuna nasibka kalasiya dhulku magura

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 роки тому

    Dalkan jamhuuriyada dimoqoraadigaa ee British soomaliland guuul

  • @daahaismail3757
    @daahaismail3757 2 роки тому

    Maxa tallow somaliland loogu dayan la yahay

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 2 роки тому

    Magaaladda Faafaysa Laakiin aan Lahayn Biyoiyo Adeeg .....

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 2 роки тому

    Can you stop stupid music markad warka sheegaysan.

  • @abdulaahimali7817
    @abdulaahimali7817 2 роки тому

    Haa wax lagu sheegay meel biyo la.aan
    Iyo ballan ball iyo xadhig iyo xiriyad la.aani ka jirto .laakin shicibku horumar raadinayaan siyaasad xumo hayso
    Maro nacayb qabiil naccayb iyo qabuur qod siyaasad qarandida

    • @sakadaadhigaofficialtv1952
      @sakadaadhigaofficialtv1952 2 роки тому

      Alle hku cafiyo wd xnuunsnysye

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 роки тому +1

      inta aad soomaalilaand qooraansanayso maad halkii lagugu xaaray illay kolay laguma dhaline waqtigaaga gelisid. meeshan xabbad baan kula soo noqday, ama soo duul ama duufka iyo dhareerka igala bax.

    • @abdulaahimali7817
      @abdulaahimali7817 2 роки тому

      @@sakadaadhigaofficialtv1952 alle ha ku caafiyo waad bugtaaye .sekada dabeerahana iska bixi

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 2 роки тому +1

    MMTV uma baahna c/salaan herari waxay haystaan dhalinyaro firfircoon
    C/salaanoow halkan music 🎶 loogama baahna Universal ha kugu filnaato