100 Years Old in Hargeysa - Ayeeyo Boqol Sano Jir Ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 306

  • @DelPiero-nv5ub
    @DelPiero-nv5ub 3 роки тому +47

    Mash Allah.She is beautiful person with a pure heart. Allah keep her healthy and Grant her long life ameen

  • @XMan-qu5kl
    @XMan-qu5kl 3 роки тому +71

    I love how she speaks pure somali that everyone can understand

    • @theliberalthinker3308
      @theliberalthinker3308 3 роки тому +9

      clearest of Somali. She's like the source of the Somali dictionary.

    • @nadian8734
      @nadian8734 3 роки тому

      I grow up listening to my parents speaking like this beautiful grandmother and i never heard any other somali accent , until i saw other somali youtubers speaking strange accent which i dont understand.

    • @XMan-qu5kl
      @XMan-qu5kl 3 роки тому +6

      @@nadian8734 Her accent is not south or north it’s a standard somali that anyone can understand which is typical spoken by the older generations

    • @nadian8734
      @nadian8734 3 роки тому

      Spot on my brother.

    • @abdirahman6734
      @abdirahman6734 3 роки тому

      Indeed

  • @kg6987
    @kg6987 3 роки тому +15

    Mashallah such a sweetheart❤️, felt emotional, she reminds of my ayeeyo who passed at 97 years old. May Allah bless all our ayeeyo’s

  • @farahninwayn7734
    @farahninwayn7734 3 роки тому +38

    Msha Allah ayeeyo soomaaliyeed illaahay caafimaad haku siiyo waa ducaysan tahay dhalinta sooduubtay jazaakallah 🙏

  • @kayseamin9452
    @kayseamin9452 3 роки тому +30

    Masha Allah ayeyo rabi wxan kaga barya cafimad iyo cimri dheeeri 💞🖤❣️😍

  • @AB_Hassan
    @AB_Hassan 3 роки тому +18

    Mashallah 🥺 she reminds me of my ayeeyo in burao she’s 92 and looks just like her iillahi Ha xafiido ya rabi 🤲🏾🤲🏾

  • @khadarbaashee
    @khadarbaashee  2 роки тому +6

    انا لله وانا اليه راجعون
    Our beloved ayeeyo has died a few months ago. I ask everyone who watches this video to make dua for her.
    Runtii Waa Geeri Naxdinleh, oo waliba qalbiga taabtay Geerida ayeeyo Marwo Xasan Siciid.
    Allah ha unaxariisto qabrigana ha u waasiciyo, kitaabka rabbi midigta haka siiyo jana fardawsa rabi ha geeyo, Ebbe haka dhigo Marti la jecel yahay. Amen Amen Yaa Rabi

    • @3Musicsomali
      @3Musicsomali 2 роки тому +1

      انا لله وانا اليه راجعون

    • @cawil252
      @cawil252 5 місяців тому

      Allaha u naxariisto ayeeyo

  • @shirefarah2275
    @shirefarah2275 3 роки тому +2

    Mansha Allah ilaahay cimri dheer buu ku siiyay Hooyo Love from Bajuni Islands Somalia 🇸🇴

  • @imanhassan6488
    @imanhassan6488 3 роки тому +11

    Beautiful story from a beautiful Ayeeyo, may Allah bless her🤲 . Keep the good work we need stories like this

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 3 роки тому +3

    farid weye ayaydan. nolow cimriga allaha ku barakeyo khatumadana allaha ku hagajjo wan ubahanahay dad noga warama tarikhdeni iyo dhulkani sidu ha so badiya awaw yasha iyo ayayasha

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 роки тому

      Hh ma wxaad donysa in la yidha s n m ayaa dhulka xoreyseY dhulka😂dhaqanka somalida ma jecli anigu maxa yeelaY cunsuri socda weeYi😬
      Diinta islaamka ina haysa mooyane weYnu rogman lhyn😂

  • @Baconisgoodd
    @Baconisgoodd 3 роки тому +4

    MashaAllah, this is how I would love to live the end of days.. I really love how she explained the reason she didn't move to the city.. May Allah swt grant her husnul qaatima..

  • @redpearl8821
    @redpearl8821 3 роки тому +8

    I subscribed to your channel. it’s my first somali channel I liked, your video your editing and best of it your content is high grade. Keep up the good work. Waiting for you to hit one million

  • @acacius9903
    @acacius9903 3 роки тому +5

    MaashAllah. May Allah keep her healthy and grant her the highest Jannah. Ameen. Lovely great-grandma MaashAllah. She is super cute.

  • @hanimohamed1742
    @hanimohamed1742 3 роки тому +11

    She’s so cute♥️♥️♥️♥️

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 3 роки тому +17

    Tacriifkii ugu fiicnaa bay ku tacriifisay ayeeyadu qabiilka. Allah haku amaansado if iyo aakhiro ayeeyo

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 роки тому +2

    Waa ayeeyo qalbi wacan Eebe caafimaadka cibaadada iyo cimrigaba ha ubarakeeyo haddii tii Eebe utimaadana janadiisa ha ugu bishaareeyo.

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial 3 роки тому

    Masha allh muqaal qurux badan & ayeeyo xikmad Badan i like it bro keep shinning

  • @mss4571
    @mss4571 3 роки тому +11

    Its that Beautiful heart and manners Allah swa has given her a long life. Allahuma Bariik ❤❤

  • @MarianAMusse
    @MarianAMusse 3 роки тому +15

    Masha Allah Ayeyo is beautiful and May Allah SWT bless her.

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 3 роки тому +4

    Walaahi wan qiroday markan sheekadeda dhageystay. Masha Allah tabarakallah ilahay cafimad iyo cimriga haa ku siyadiyo mama 🤲🤲🤲🤲.

  • @nimosaalah8785
    @nimosaalah8785 3 роки тому +4

    Mansha Allah tabarakallah illahow cimri dheer iyo cibaado suuban ku sii ayeeyo somaliyeed amiin yarabil calamiin

  • @safiyaify
    @safiyaify 3 роки тому +1

    Waa dadki hore dhaqanka iyo marti soorka iyo waxwabsashada Meel fadhi naceyb Wali wey soo tagantahay ine jiifato diidey ayeeyo qaraabo la xiriiriyo Iyo marti soor shaaxi aawey Hooyo
    Ayeeyo jannatul firdawsa adiga iyo inta muslimka ah aamin

  • @donib7225
    @donib7225 3 роки тому

    Pure soul m.a

  • @Hargeisalyrics00
    @Hargeisalyrics00 3 роки тому +3

    MashaAllah such a beautiful ayeeyo May Allah bless her and her family she reminds me of my grandmother may Allah grant her the highest jannah ❤️❤️❤️

  • @mustafeMS
    @mustafeMS 3 роки тому +15

    Mashallah cimri dheer iyo cibaado suuban Ayeeyo

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 5 місяців тому

    Mansha Allah waa dadki hore oo wanaagsanaa. Allah ha xafido xaajiyadda.
    Hadda arkay in geeryootay xajiyaddu.
    Allah ha u naxaristo. Ilahow albaabada janadada u fur oo u naxariso

  • @mimifosi8702
    @mimifosi8702 3 роки тому +7

    Masha Allah horo u soco wll 🙏🏽
    ❤️😢Ayeeyo mcn ilaahay kuma hoojiyo 🤲🏽🤲🏽

  • @marwaibrahim8484
    @marwaibrahim8484 3 роки тому +5

    Mashallah Aayeyu mcn❤️❤️🇮🇹

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 3 роки тому +1

    MAASHA ALLAH waa dadkii hore oo qalbiga wanaagsanaa wlh, inta kuu dhiman caafimaad iyo farxad ku dhameeyso nolosha aaqirana jano insha allah. waa dadka daacada ah ee ku wanaagsan in wax laga wareeysto marwalbo .

  • @deeqayassin8012
    @deeqayassin8012 3 роки тому +1

    Maasha allah ayooyadn waxay i xasuusisay ayayday oo sida uun ahay ooyaduba 100dhaaftay oo dabeecadeeda lahay walaahi waan yaabay video waxaan u diray walaalahay iyo hooyaday si ay u xasuustan ayeeyadan ay ayeeyday isu eeg yihiin dabeecad iyo wajiba subhalallah ilaahay waa khaaliq waad ilaahay ayayday ga u axariisto iyada ilahay aduunka iyo aakhiro ha ka raali noqdo

  • @ifrahmaxamed1097
    @ifrahmaxamed1097 3 роки тому +2

    Iysha ilahay ha ka haayo ayeeyo mcn aniga ayeeyo ma haysto😥😥😥 lakiin ayeeyo kasto somaliyeed waa ayeyadeena❤❤❤

  • @Layla6793
    @Layla6793 3 роки тому +5

    Ma Sha Allah
    Ilaahay cimriga Iyo caafimaadka ha kuu siyaadsho Ayeeyo

  • @abdiomarmohamed1103
    @abdiomarmohamed1103 3 роки тому +1

    Beautiful ayeyo. Mamma! I love you 🥰💞💕💝

  • @herobalarag4380
    @herobalarag4380 3 роки тому +7

    Masha allah content saan oo kale noo soo badi insha allah♥️,somali badanaa waxaan wax laga faaideen bey soo dhigaane 😞

  • @maestrodaes9934
    @maestrodaes9934 3 роки тому +4

    Masha Allah great video bro and a lovely amazing aunty, I could listen to her stories all day ❤

  • @farhiyanoor8728
    @farhiyanoor8728 3 роки тому +3

    Masha allah Ayeeyo cimri dheer iyo cibaadosuuben Allah hakusioyo

  • @hindafuaad5610
    @hindafuaad5610 3 роки тому +3

    Omg I love listening old eyeeyos qurbahan na kuma aragno allah hanageeyo dhulkeeni anago caafimad qabna inshallah

    • @eagleaad5183
      @eagleaad5183 3 роки тому

      Hinday kuwan qurbuhu snapchat bay ku jiraan, 20kir bay filimka ku metalayaan

    • @hindafuaad5610
      @hindafuaad5610 3 роки тому

      @@eagleaad5183 haaa walahi duni aakhiro samaan

  • @bilanahmeddiriye6088
    @bilanahmeddiriye6088 3 роки тому

    Rabi hakuu siyaadiyo cafimaadka hooyo mcn badan runtii aad ayaan uga helaye hoyada wanageeda waana midkaye intaa kugaadhaye masha alaah hooyo

  • @halimahassan1523
    @halimahassan1523 3 роки тому +3

    Maa,shaa'allaah ayeeyo illaahay hau naxariisto maalin tay dhimato, maskax deedo waajuusyo.

  • @ag3044
    @ag3044 3 роки тому +4

    MashaAllah Allah bless her very active even when she talks like 60yrs old❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hanniqueen7714
    @hanniqueen7714 2 місяці тому

    Manshallaah cilmiga alle gau barakeeyyo manshallaaah wawww

  • @umumarsum6847
    @umumarsum6847 3 роки тому +1

    Masha allah ayeyo illahay cafimadka cimrigaba haku barakeyo wllo waraysigan hadu hayay warasi cusub waxanka codsanayna inad waraysi dher noga so qado ayeyada waan jeclahay shekada wayeelka

  • @bigcatshukri3773
    @bigcatshukri3773 3 роки тому +4

    I appreciate our elderly they had class and wisdom Mashallah 😍😍😍

  • @sistasafi3263
    @sistasafi3263 3 роки тому

    I love listening to her barakallahu alayhi. So intelligent and wise. May Allah subhanna wa t'alla preserve and protect her and grant her khayr in her dunya and akhira. Ameen 💕

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 3 роки тому +7

    مشاء الله تبارك الله تبارك

  • @ahmedbaadhi2273
    @ahmedbaadhi2273 3 роки тому +1

    Masha allah wll ayeeyadaan xagee ku nooshahahy wlh wa hooyo barakeesan hada awoodo waa booqqn laha si aan duco iyo talooyinba uga qaato wayo waa dadka fiicanthy in wax laga dhageesto

  • @zameermoha8473
    @zameermoha8473 3 роки тому +4

    Mansha allah ayeeyo waan qiirooday wanaageeda

  • @iskaciyare1075
    @iskaciyare1075 3 роки тому

    Maansha Allah, cimri Dheere Iyo cafimaad Allah Ha ku siyaadiyo

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +1

    Ilahay haku barakeeyo InshaAallah ❤😍🧕🏽

  • @ayubhassan9563
    @ayubhassan9563 3 роки тому

    Mashalah Ayeeyday aan aad u jeclaa bay i soo xasuusisay. Ilaahay ayada iyo ayeeydayba Janatul fardowsa haka waraabiyo. ❤️

  • @cawil252
    @cawil252 5 місяців тому

    Ayeydey baan so xasuustay Allow ii xafid ayeyo. Maamadana Allaha xafido

  • @saidamursal7085
    @saidamursal7085 3 роки тому +1

    Maasha allaah tabaarakallaah ayeeyo macaan jir oo joog ❤️

  • @senia9959
    @senia9959 2 роки тому

    Rabi jannah al firdowsa Ayeeyo macaan ha geeyo💘🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @umumuna2441
    @umumuna2441 3 роки тому +3

    Mashalh mashalh mashalh mashalh mashalh mashalh mashalh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jjenko6366
    @jjenko6366 3 роки тому

    Alle Khayr ha ku siiyo ayeeyo somaliyeed. Caqliyeedu waa buux mashalah.

  • @muminhoday8342
    @muminhoday8342 3 роки тому

    Maasha alaah maamo alaha ku barakeeyo cimrigaaga aakhiro iyo aduuun alaha ku barakeeyo

  • @horseedonlineschool3449
    @horseedonlineschool3449 3 роки тому +4

    Mansha Allah ayeey xikmad badan Allah cimriga u barakeeyo

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 3 роки тому

    Manshallah Allah ha barakeeyo

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 3 роки тому +3

    Ma Shaa Allah ilaahay waxaan uga baryay in uu ku casuumo janatul fardawsa.

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 3 роки тому

    Masha allah ayeeyo waa ni soortay shaah u keena Somalia hore SAS waye Walahi sharaf

  • @sharmakeali8694
    @sharmakeali8694 3 роки тому

    Hooyo Allaaah kusiiyo cimri iyo caafimaad iyo cibaado iyo dambidaaf aaakhira neh jannah firdowsa inshaa ALLAAAAH, qofwalba dheh mashaa ALLAAAAH

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 3 роки тому +5

    Alow cimriga iyo cagligaba u dheeree ayeeyday ayabay i xasuusisay sheekadeedii.
    Thanks ku dhufo ka dhufo

  • @xalimoyareey2224
    @xalimoyareey2224 3 роки тому

    Maash allaah uu dhah cimirigeed illaahay hoow barkeey

  • @sacduushabdullah6048
    @sacduushabdullah6048 3 роки тому +1

    Say Masha Allah guys hooyo MCN alle hanoo ka daayo cimri dheer cibado leh caqliga saliimka alle hakuu daayo ayeyo wa mida intaan isoo dhameysiisay allow dhamantood inoo daaa i love u more hoyo MCN❤

  • @faaeem4805
    @faaeem4805 3 роки тому

    Maashaa allaah tabaarakallaah, qurux badanaa, maashaa allaah

  • @ogeysiscafimad8935
    @ogeysiscafimad8935 3 роки тому

    Mashaa Allah .. she is so beautiful what a beautiful soul. i love the strength she shows may Allah continue to give her health
    may Allah bless our life like hers

  • @aydrusabdi8156
    @aydrusabdi8156 3 роки тому +1

    Mansha allah may allah safe u ayeeyo

  • @adenshil1880
    @adenshil1880 3 роки тому +2

    Maa sha Allah noolasha baadiyaha waa xalaal

  • @wardacabdi8142
    @wardacabdi8142 3 роки тому +2

    Mzh allah mzha allah
    Allah cimridheri iyo cafimad tamaha ha kusiyo
    Ayeeyo mcn
    Wlhi waa fani mamo rabi naarta jahanaba ka xore jixima oo jifso fardawsa ❤️🧕🏼🥀

  • @shukrimahamed6589
    @shukrimahamed6589 3 роки тому

    Mash aallaah alle ku xifdiyo aallaahu ku barakeeeyo

  • @canabcali9771
    @canabcali9771 3 роки тому

    Mashallah Ilahay swt cimri dherbu siye Xusnillkhaatumona hasiiyo ❤️❤️❤️❤️

  • @MalaCVB
    @MalaCVB 3 роки тому +5

    Ma sha allah Ayeeyo ❤️

  • @fardousahmed4850
    @fardousahmed4850 3 роки тому

    Masha Allah tabaraka Allah 😭😭😭😭ilahay yaw cumrigaa u barakee ya rabbi waa dadkii hoore qalbiga fiicanaa ❤

  • @ibrahimomar8895
    @ibrahimomar8895 3 роки тому +2

    maansha allaah illaahay Cimriga hakuu barakeeyo Caafimaadkana hakuu Siyaadiyo

  • @shaymaalishabeel8646
    @shaymaalishabeel8646 3 роки тому +2

    Mansha allah ilahy cimriga haku barakeeyo ayeeyo 🥺😘❤️❤️❤️👑

  • @Ceeblacaabi
    @Ceeblacaabi 3 роки тому +1

    Masha allah Ayeeyo Alle Cimriga Hakuu Dheereeyo Iyo Caafimaad😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍

  • @ibrochannel1722
    @ibrochannel1722 3 роки тому

    Mansha Allah ayeeyo waa qali Alxamdulilaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕👵🏻👵🏻👵🏻👵🏻👵🏻👵🏻

  • @akd8989
    @akd8989 3 роки тому

    Wwww mansha allah waraysi qurxbadan weeye hooyadan maskaxdeedu isma bedelin way caafimaad qabataa allah how’ soyaadiyo. Waa qof wannag ka muuqdo oo sharf u dhaltay 🙏 respekt

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 3 роки тому

    Masha Allah Allah ha ku dhowro

  • @timirahassan6675
    @timirahassan6675 3 роки тому

    Masha Allah Allah xifdiyo ayeeyadan. caafimaad iyo cimri dheer allah siiyo

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +14

    Kudhufo Muuqalkan maydinka duubay?
    Ilaahay ayeeyo ha barakeeyo Caafimad haday magalo ku nolan lahayd Hader Saas uma sheekayseen

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 5 місяців тому

    Masha Allah

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 3 роки тому

    Masha alah rabi xafido aamiin wll sare magaca ubadal magac qiima iyo hiigsi fog leh sida tayyo tube tayyo tv hiigsi tube horumar waaran kuurajaynayaa horay usoco

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 3 роки тому

    Masha Allah walaahi dad 30 ilaa 50 jira oo maanta nool ayay ka caqli badan tahay waa ayeeyooyinkii hore ee caqliga badnaa ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo aamiin

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 3 роки тому +7

    Sharaf Iyo Gobanimo Ayeeyo
    Soomaaliyeed Waa Runteed
    Magaalo Uma Wacna Ee Hawadeda
    #Freshka Ah Hanuugto Ilaahow
    cimriga iyo Caafimaadkaba Usiyaadi.

    • @nakriimahassan4009
      @nakriimahassan4009 3 роки тому

      Waa ayeeyo somali ah waliba samalilander ah so don't say somaliyeed waan kusaxayey uun wax problem ah majiraan

    • @omarsollasofficial8926
      @omarsollasofficial8926 3 роки тому

      @@nakriimahassan4009 Cuqdadii iyo Huuhaaadii Hala Soo Aadin Ilaantaa
      alle heed alle yahay Afkeedana Soomaali uunbaanu ka maqalay
      maba taqaano wax somaliline layidhiaaho Adeer!!

  • @mahmudabdulleali7578
    @mahmudabdulleali7578 3 роки тому

    Masha allah mamo qalbi wanag san waye ilhow ku dhor dhibka kaa xijab 💓🙌

  • @nastehagulled578
    @nastehagulled578 3 роки тому +6

    Wallahi my ayeeyo used to say that. she passed away a month ago, she was buried in the village/town she lived for over 70yrs. the would rather have their own place to help/invite guests than live a city.

    • @ahmedliban7035
      @ahmedliban7035 3 роки тому

      God bless your grandmother

    • @Baconisgoodd
      @Baconisgoodd 3 роки тому

      May Allah swt make her grave garden from a paradise..

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 роки тому

      Reer hargaysasn ahay walalo eritada hargaysasn umaleeyay oon aad ukala aqaan Sow maaha halkaanu qiyaasay Ii sheega halkay hooyadani joogto hadaad garanaysaa plz qofwalba halkuu ku dhashaa dareengaara uleh Markaad dalkaaga kamaqantahay wakhti dheer

  • @ashamuna2229
    @ashamuna2229 3 роки тому

    Masha allaah ayeeyday Alle cimriga hakuu barakeeyo ayeeyo sharaf

  • @eastafrica7925
    @eastafrica7925 3 роки тому

    Manshallah Ayeeyo cimri dheer iyo caafimad ilahay ha ku siiyo. Ayeeyo na cafi danbi weeyn ayaan kaa galnay.

  • @zeinabmohamoud6425
    @zeinabmohamoud6425 3 роки тому

    Mansha allah allah ha siiyo cimri dherer 200 ha gaadhsiiyo caafimaadkana ha u siyaadiyo

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 3 роки тому

    Manshallah beautiful Ayeeyo

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 3 роки тому

    manshallah allahuma baarek, allow cimriga u barakee ayeeyadan. waxay isku magac yihiin ayeeyday mcn Marwo Caagane Allow qabriga kuu nuuri ayeeyo jannatul fardows inagu kulmi dhmaan waalidkeen🤲🤲

  • @nimcodaahir9192
    @nimcodaahir9192 3 роки тому

    Mashallaah ayeeyo mcn

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 3 роки тому

    Bless you Ayeeyo somliyeed manshalah ilahay cimri dheer haku siiyo adiga iyo family gaga

  • @hamdanour7728
    @hamdanour7728 3 роки тому

    Masha Allah caawa ayaday baan soo xasuustay oo shanso aanan arkin Allah nabad ha igu tuso 😭❤️

  • @aadanaadan9109
    @aadanaadan9109 3 роки тому +2

    Masha'Allah ayeeyo Soomaaliyeed waaye.

  • @abdelsamadadam6955
    @abdelsamadadam6955 3 роки тому

    Masha Allah kuu xafido ayeeyo

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 роки тому

    mashaa Allah tabarakalaah xabibti Yaa Allah maalintay dhimato give Jannah ❤❤

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 3 роки тому +1

    Masha Allah hooyo macaan

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 3 роки тому +1

    Mshallaah tabaarakallaah,Ayeeyo mcn Alle SWT ha kugu kulmiyo kheir Aduun iyo mid Aakharo Aamiin, ❤️🥰❤️