“Kulmiye waxay isku haystaan in dalka ay dadka ka leeyihiin cid siisayna..” Cabdilaahi Geel jire

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 79

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 2 місяці тому +4

    Libaax si fiican baad u hadashay waaka mucaradka xalaasha ahi

  • @maxamedabdirahman2581
    @maxamedabdirahman2581 2 місяці тому +8

    Hadal qiimo badan mucaraadada dhabta ahi geeljire ayay agtaala.

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 2 місяці тому +4

    ❤❤❤❤wadani Guul ❤❤❤❤Wadani Guul ❤❤❤

  • @Gudhuudhe058
    @Gudhuudhe058 2 місяці тому +2

    Geel jirow ilaahay ka baq wadani baa buurta saaree

  • @abdirahimmohamed2035
    @abdirahimmohamed2035 2 місяці тому

    Waxay ku kala duwanyihin qofka wanaagsan iyo qofka xumi qofka wanaagsani Dadka Ma caayo Lkn qofka xumi cuqdad cadho iyo af lagaado mooye kulmiya o Wax kale kama hayno Allah wadanka ha dhaafiyo isago dhib inta ka badan gaadhin amen 🙏 #Waddani2024🧡🧡🧡

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому +2

    Kulmiye GUUUL ❤❤ kulmiye Guuuul❤❤❤

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 2 місяці тому +2

    Hisbiga wadaani waa hisbiga faqash iyo Somalia

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Makhnuudkii ina cigaale baha abah faqashtaa taani baasto ahaa faqash

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      @@hassan-mp1pk Xasan Makhnuud Xasan dhedig Xasan labeeb xasan dhali xasan malooli xasan kintir

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      @@hassan-mp1pk xasan dhedig xasan makhnuud xasan labeeb kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 місяці тому +2

    Wadani dadka reer Somaliland muu cadayn difaaciisa. Shacab ahaan waanu soo jeednaa. Meel dhexe ismay taagin ee walaahi waxay la soo Safteen Cadowga. Anigu Xisbina ma taageero waxaan ahay Somalilander reer Boorma ah oo mutacalim ah. Ilbax baanu nahay. Wadani waa Cadow. Milyan jeer Cadaabta ha ku Gubtaan. Kulmiye iyo UCID ayaanu kala dooranaynaa maanta. Dalka waxaa leh ninka difaacaya.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      1000 dhulbahante Kaa dhigay oromo dhadiga isaaq anagaa kuu Neel viva dhulbahante

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 2 місяці тому +1

    Geelong jire Odaygani WAA nin Mushiim ah Ama mudakar ah WAAQICA KA HADLAA😂

  • @AlihusseinYusuf
    @AlihusseinYusuf 2 місяці тому

    Waa hadal wacan

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 2 місяці тому

    Waddani guul inshallaah

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      guul daro wadani

    • @inacarab2353
      @inacarab2353 2 місяці тому

      @@TogdheerBurco-x3p ma kuwii lagu yidhi bad tahay hadii waddani dalka qabsado biilka idinka go'aya

  • @suberh8985
    @suberh8985 2 місяці тому +3

    Waxa cadaw ah cidii qaranka Sland u soo raacda cadawga huwanta ah iyo Djibouti ee raba in Sland la kala googooyo ammaba la baabi'yo. Nasiibdarro rag badan oo ka buuxa xisbi ku sheega wadani ayaa cadawgii la saftay

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 2 місяці тому

      Xisbiga Fulayda Somaliland burburisay hogaamiso ee Kulmiyeha bakhtiga ah ee rag la moodku hogaamiyaan sida Muusaha haad ka roorka ee waddankii loo dhiibay hadhka cadka lagu furtay iyo Geenyada Dhedig ee fagaare kasta lasoo taagan oohinta sida dumarka ciddanbe oo wax kusugayaa kusugaysaa maleh inay tagaan iyo in lagu dilo waxba kama dhaxeeyaan

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje 2 місяці тому

      Walalaw wax so baro waqicina sfcn ula soco qabiilna cidna haku tageerin

    • @suberh8985
      @suberh8985 2 місяці тому

      ​​@@MohamedQoojewaar ma fahiina qoojaad walaalo tihiin. Niyow anigu waxaa aan sheegayo caddayn ayaan u hayaa oo cukuse, nimanka xildhibaanda sheegta ee buuni iyo wiilka reer qulujeed ee berigii doorashada baarlamanka ooyayay iyo waliba jaamac shabeel intuba waa xisbiga wadani cadawgana si cad ayay u taageeraane bal waakaase car waa beentaa i dheh

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Dhadiga isaaq tihiin habar awale waa labeeb hj dogs dhadiga isaaq 1000 dhulbahante kaa dhigay yuhuud oromo viva garxaajis buurtaa

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 місяці тому +3

    Dee istoosiya omarka cid wadani kamidihi gafoo hadla cida lasotagan s land aqoonisi umaqalanto dalka walagaxiga islayaba

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому +1

    Xisbiga wadani waa Huwan Waa Cadawga qaranka waa xisbigii kulaayay Guurte ciidanka qaranka walaahi inaanu Kursi ka.ka helayn.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Viva mujahadiintaa dhadiga isaaq kaa dhigay oromo

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

      Xabashi Soow ka kurarta Ee Abnigaa ilaaliya Maxaa hadalka matalaa dhiladii ku dhashay kuyaale waar daraakiishada Ayaa Dirayska daadidiyay maxaa Rag dhiig ku sheega

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      @@Xasancabdilaahi-u9m garac oromo tahay

  • @craxmaanaxmed9125
    @craxmaanaxmed9125 2 місяці тому +2

    Reer miyiga muxuu uhaystaa ma dad xoolo ah waxba fahmayn waa wax lagu qoslo

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr 2 місяці тому +1

    Kulmiye cdaw mha

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 місяці тому +1

    Geeljire waxaanu mar ku kulanay Camuud. Waa nin ka Aragti dheer Wadani iyo Ciro. Geeljire Shacab ahaan waanu is fahmi karaa laakiin wuu ambaday Geeljire. Ha tago meel uu dadkan ka difaaci karo. Wadani waanu dhaysanay waxaanu u aragnaa in uu Cadowga dibada la soo saftay. Somalia-Talyaani iyo Jabouti maxuu Wadani ula soo saftay????

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar garxaajis and anagaa kuu lee dhulbahante kaa fiican hambo buule people

    • @YyusufAhmed
      @YyusufAhmed 2 місяці тому

      Markaa ma kulmiye oo dalkii kala badh kasoocaray baa difaacaya ma kasoocaray baa difaacaya 😂😂😂

    • @YyusufAhmed
      @YyusufAhmed 2 місяці тому

      Kulmiye waa doqomo waawayn inta dabasocotaana 2 waa xoolo iswaydiiyaan muxuu uqabtay muxuu utaray dalka iyo dadka macay mise munaafaqad buu sookor dhiyay
      Kulmiye

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      @@YyusufAhmed ina biixi iyo Ina kahin dan yarta dhulkood abd lacagtood wadaa gurteen dadkii gaajoonay bakhtiyay

  • @yaxyesh-gf5pd
    @yaxyesh-gf5pd 2 місяці тому +2

    Waar waxba qiiqa haysku qarin waxba hadalkaagu ka badalimaayo afka cadawga eed had iyo jeer ku hadlo xisbigaagu danaha wadanka waad Ka soo horjeesataan cadawgiisana waad soo dhawaysaan mataas ayaanad ogayn aduu. ? Xisbiga kama mid ihi dheh hadiikale. Uga soo hordaacdaac nacasoow

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Dhadiga isaaq joojiya 1000 dhulbahante inkaa dhigay yuhuut itoobiyaan a and dhulbahante inkaa fiican

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 2 місяці тому

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Adigoo raali iga ah keebaa isku haysta inay Somaliland ka Xigaan dadka reer Somaliland ee kale
    1: Ma ka yidhi Somaliland ha jirto oo ha joogto
    Mise
    2: Ka ku farxay in Ciidanka Somaliland ka soo Baxay Lascanord we Yidhi hadddii Sami nahay reer Hebel Waa markayagii
    Jaawaabta Reer Somaliland ayey u taalaa????
    Waa Khayran Katiiran

  • @ibraahimmaxamed6885
    @ibraahimmaxamed6885 2 місяці тому

    Ninkan caqliyada umada ayu ku ciyaaray war hadaanay buurta saarin siday uga so dajiyeen marki siday doonayeen lo yeelay ee dastuurki qaranka baabiyen ayay so dajiyen

  • @housseindjibril3618
    @housseindjibril3618 2 місяці тому

    FALAADHINA GILGILASHADA GAAGAMA GO'AYSEE
    GODMDAW KHIYAANADA KU GALAA LA YAAB LEH
    IBTILADU WAXAY TAHAY MARKII LA IDIN OGAADAY

  • @faysaJamac-x2s
    @faysaJamac-x2s 2 місяці тому

    Wadani iskuma jiro lakin dad xunbakujira

  • @kingtyga8364
    @kingtyga8364 2 місяці тому +2

    Bal caqliga doonaya in uu umamda u taliyo eega bulsho ka mida umada uu doonayo in uu u talaliyo ayuu u gafayaa reer miiga aad leedahay waa sida reer miiga loola hadlo miyanay ahayn bulsho ka mida umada aad doonayso inaad u taliso mise adigu reer magaalka oo kaliyaa doonaysaa inaad u taliso miyaa alle ayaa u maqan umadan

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 2 місяці тому

      Runta ku damaqday dee. hadana sida reer miyigaad wax u wadaan oromo fooqal oromo😂

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 місяці тому

      ​daman toda waa oromo afk somali ku hadlo oromo

    • @KeyseAwadAliAbdi
      @KeyseAwadAliAbdi 2 місяці тому

      Walalo horta Hadal dhuux Odayga MAAAD FAHMIN MALAHA durba seeftaaad la booday 😂😂

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 місяці тому

      Adiga maa oromo tahay xethay qeylida

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Yuhuud dhadiga isaaq baroor

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 місяці тому +3

    Ina Kaahin iyo Buuni waxoogu waa dhaafay xadkii waa in laiska celiyo

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      faqash dagaal uun baad ku baaqdaa mala moodaa inaad naga caqli badan tahay

  • @Khadra115MA-bg2ry
    @Khadra115MA-bg2ry 2 місяці тому

    Waeiyayaash maxay dadka iskugu dietaa

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 2 місяці тому

    Bul waxa inaya inxukuman eegepa jahil aamus warya.

  • @moxamedhappy
    @moxamedhappy 2 місяці тому

    Dalkee🇸🇴😂

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 2 місяці тому

    Codkiiisiii oo duuuban kadhukuran baa lahayaa isagoo leh yaaan la aqoonsan somaliland teeeda kale
    Waxaa jira mucaaradku wuu wanaagsanyay anigana waa iidan oo wax dawlad dhaliishooda keena way fiicantay laakiin ciidan dagaal kujira oo sagaal bilood udhimanaya ilaalintaada in laniyad jabiyo oo dhulkeena dhexdiisa bkm lala dhaco sax mise qalad jabuuti mucaarad iyo muxaafad waxay isku raaceen inay dhib kuu gaystaaan iyagoo dantooda ilaaashanaya maxaqbaa in jabuuti aad ukala dheeraysaaan

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Munafaqdii yuhuud habar awale

  • @Maxamedcali-v6n
    @Maxamedcali-v6n 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk
    Xisbiga wadani dembiga
    uu wadanka kagalay
    Xoghaye qarinkarimaysid
    Waraysigana waad ku
    Ceebawday

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 2 місяці тому

    Si wanaagsan oo waafi ah ayuu uga jawaabay su'aalihii la waydiiyay....Waddani waxa isugu tegay labeentii SL.

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 2 місяці тому +1

    IS AFGARADKA ETHIPIA IYO SOMALILAND MAXAA LAGA SOO DHAWAYN ETHIOPIA WAAN ISNAQAAN TAARIIKH XUN AYAANA INAGA DHAXAYSA DHULKII AXMED GURIY HILIBKA CAYDHIIN KU BARAY AXMAARADA WAXAY AHAYD ETHIOPIA DHEXDEEDA LAAKIIN WAA NASIIBDARO IN DHULKII AXMED GURAY KU DHASHAY LAYIDHAA ETHIOPIA AYAA NAGU AQOONSAN TAASI WAXAY LAMID TAHAY DAMEERTII TIDHI WARAABOOW KAALAY DHEGTAYDA DHADHAMI, ADEER DALKA TAIWAN WAXA AQOONSADAY 45 DAL BALSE WAXBA MA SHAQAYNAYSO TAASI WAAYO DALKA CHINA AYAA KU DHEGAN MARKAA AQOONSIGA SOMALILAND KUMAJIRO WARAABOOW KAALAY DHEGTAYDA DHADHAMI.

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 місяці тому +1

      @@CabdiDiiriye-y8r umadii inta aad fahansan tahay ayay fahmi waayeen, Kosovo 160 dawladood oo yurub u badan baa aqoonsan hadana kama mid aha qaramada midoobay waayo 5ta security council ma aqoonsana iyo midowga yurub, ictiraaf Xabashi Hargeysa iyo bosasso dawarsigoodii khaati laga joogo

  • @maxamedibraahim9947
    @maxamedibraahim9947 2 місяці тому

    Waa hadal wanaagsan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 місяці тому +1

    Cidankii qaranka ee Goojacade ku jabay maxamed Kaahin wuxuu noo sheegay in mr Cirro siiyay amarkii ay kusoo baxeen, ina Kaahin wuxu kaloo noo sheegay in Ethiopia ictiraafkii ka noqotay kadib markii Cabdiraxmaan Cirro diiday ictiraafka, kulmiye wadadii Udub wado ka xun buu qaaday

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 місяці тому

      Kulmiye oromo tagerto kulmiye waa oromo

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 2 місяці тому

      Hhhh ciro isagii baaba siidhi sitay oo hargaysa gaadhi lagu jiidh siinayee maxaa ciidankii soo cararay badhna la qabsaday ka galay hhhh isagu muu isdifaco isagibaa baxsade🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar iam glad laa jabiyay dhadiga isaaq viva kings garxaajis

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 місяці тому

      @@hassan-mp1pk caqli xumadii qof nolosha ku uray bay tahay, waar isaaq waa isaaq, muuse biixi iyo ina Kaahin inay yihiin kuwii ugu xumaa isaaq waa la ogyahay oo anigoo sacad muuse ah baa taas qiraya, Cabdiraxmaan Cirro shaqsiyan dhinac kasta waa nin gob ah fican dulqaad leh oo sida ina Kaahin kama shaqeeyo isku dir,

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      @dalaisacgibril5899 aniga I don't care about siysiinta adiga sound like Ina tabay qof fiican dadka cayay garxaajis 24 hours uu jawaab sorry adigu

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 2 місяці тому +1

    Waxaase waa sheeko kulmiye kuwa aan dalka difaacini waa Kulmiye waa ku Baabiyaya dalka Car ha ka Jawaabaan Laascaanood

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 місяці тому

      😂 cidanka qaranka ee ku jabay Laascaanod Cabdiraxmaan Cirro ayaa siiyay amarkii Goojacade ay kagasoo baxeen

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 місяці тому

      ​@@dalaisacgibril5899halaa guub yuhuud dhadiga isaaq

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 2 місяці тому

      ​@@dalaisacgibril5899😂😂😂 war ninyahaw madna nin wayn ahayn waxay waxad kuhadlayso mesha dawlad aya kajirta bal wakase ha sobandhigan dawladu ilen iyada lagawarsugayaye