Sababtuu Ingiriisku U Qabsaday Somaliland? | Heshiiskii Berbera | Taariikh Gaara

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • #Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
    Muxuu Ingiriisku U Doortay Somaliland Inuu Qabsado? | Taariikh Culus

КОМЕНТАРІ • 64

  • @fatimafarah5311
    @fatimafarah5311 3 роки тому +5

    Awoweyshay Darwiish raagi gobanimda dhaliyay Darwiish🐎🐎🐎🐎🐎🐎💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sheekhfaais1464
    @sheekhfaais1464 Рік тому +1

    #somalilander_model. #ck_caanka #somalilander_queens

  • @hassanrage2840
    @hassanrage2840 4 роки тому +6

    Shukran walala waa naga haqab tir taa taariikha kun iyo koow jeer mahad sanid mudane

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 роки тому

      in badan baad mahadsan tahay Hassan Rage sida aad ula socoto mar walba mawduucyada aan soo galino.

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 роки тому +4

    Masha allaH KuligiiN hadaad ku faraxsantihiIn Xumaantii Egland idinkala dhexeyday maahan sidaa Ee garaad baa idin qalday qof kale oo garaad leh kuma jiraaN miyaa reer Wuqooyiga.

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 Рік тому +1

      britishku ma gumaysan somaliland ee as colony ayay ahayd ama protectorate(ilaaliye) ayuu ula joogay as a slave(adoonsi) sida uu ku sameeyay dalalka africa badankood sida dhulka somalia hada loogu yeedho, taa oo ay sabab u ahayd hashiiskii ay la galayeen qabiilada daga dhulka somaliland ee hada 1884-1887 sadexda sano oo ay ku jirtay in uu dhulka noo ilaaliyo, in aanu cidna siinin, in gabadh cadaani aanay dhulkayaga ku dhalin.

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 4 роки тому +4

    Halkaas waxaa ka cad in dhulbahante uuna ku jirin maxmiyaddii ingiriiskuna ilaalin jiray

  • @gurrilaarmy6382
    @gurrilaarmy6382 4 роки тому +7

    Ingiriisku waxba inooma kordhin eygu isna uu inagu shaqaystay oo khudadeheenii dagaal ayuu xaday sida 1: inaynu qayb libaax ka qaadanay dagaalkii uu ingiriisku qabsaday dhulka hindiya 2: laba waxaynu barnay dagaalka sida habeenkii loo dagaalamo

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 роки тому +2

    Sheekada Richard F. Burton oo qoray buuga " The first footsteps in east africa " wuxu ahaa Gaal bartay diinta islaamka , lana baxay sheekh Cisman si uu u soo basaaso Dhulka Somalida si Ingiriisku dhulkas u qabsado .. laakin qabilada Somaliyed oo barigaas lahaa wadanimo laga bilaabo Berbera ilaa Jigjiga ayaa ogaday gaalka .. dibna ugu celiyey meeshu ka yimi .. si aad u ogaato basaaskii Richard Burton ee la baxay sheekh cismaan iyo waxa uu somalida ka qoray ka akhriso buugo uu qoray kalabkaasi Somalidu ka taxiishay berbera .. " The first footsteps in east africa".. waa taariikh umada Somaliyed ku khashifeen basaas ay British empire u soo dirtay Deegaanada Somalida gaar ahaan Somaliland iyo dhulkii loo yaqanay Somali galbeed ama howd and Reserv erea oo Ingirisku ku wareejiyey dowladii ethiopia ee HEILE SILASE .. ha la aqristo buugaas

    • @adamosman6424
      @adamosman6424 3 роки тому +1

      Waar sheekh Cismaan muu ahayn. Sheekh Cabdalle ayuu la baxay.

    • @Somfox1
      @Somfox1 3 роки тому +3

      @@adamosman6424 haa waa runtaa brother .. Sheekh cabdalahaas waa kalabkii Ingiriisku soo dirsaday si uu dhulka Somalidu degto ugu soo sahamiyo

    • @mancado8635
      @mancado8635 Рік тому

      @@Somfox1 isagoo Afsomali ah ma Haysaa

  • @davidhurt1717
    @davidhurt1717 2 роки тому +1

    walaal lama hayo heshiis berbera ah ee runtu waa saylac

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 Рік тому +2

    Habaar kugu dhacye taariikhda umada tvgii si saxan usoo gudbin lahaa miyuu isna ka been sheegayaa, britishku ma gumaysan somaliland ee as colony ayay ahayd ama protectorate(ilaaliye) ayuu ula joogay as a slave(adoonsi) sida uu ku sameeyay dalalka africa badankood sida dhulka somalia hada loogu yeedho, taa oo ay sabab u ahayd hashiiskii ay la galayeen qabiilada daga dhulka somaliland ee hada 1884-1887 sadexda sano oo ay ku jirtay in uu dhulka noo ilaaliyo, in aanu cidna siinin, in gabadh cadaani aanay dhulkayaga ku dhalin.

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 роки тому +9

    Gumeysiga waa kan dhaxdeena keenay dagaalada soohdimaha colaada

    • @hamsemuhumet
      @hamsemuhumet 4 роки тому +2

      gumaysiga waxa ka daran qabyaalada ka jirta koonfurta hadise loo tartamo sidii laba wadan oo jaar ah sida singapour iyo malaysia

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 роки тому

      Mahadsanid Halaal Media

    • @yaasirmaan3938
      @yaasirmaan3938 4 роки тому +2

      @@hamsemuhumet
      Waqooyi iyo koonfuri ba qabyaaladda way kajirtaa

    • @mali7297
      @mali7297 3 роки тому +1

      Zxb xuduudaha caalamka ayaanu
      Kala simanahay ee is daji waa bilaa
      Walaale

    • @maxamedcali3910
      @maxamedcali3910 Рік тому

      Adeer xuduudaha dad baa degan dadka degan haday rali ka nowdaan haa waa xuduudaha calimiga ah bay lamidnoqonayaan hadii kalena anay igu xidhantahay oo degan xuduudaha aad sheegayso

  • @abdibede3958
    @abdibede3958 3 роки тому

    Adeer Taariikhdu maaha guul beelaha Somaliland oo dhan ka dhaxaysa Aqoonta iyo garashaduna waa ninba intii illaahay siiyo, 1884 markii European ku Africa Qaybsanayey, waxa sidaad sheegtay, ingiriisku Somaliland wuxu ka soogalay sadex meelood, Saylac, Berbera iyo Bosaso Area, Magaalada Saylac waxa ka dhisnay Boqortooyadii ay lahayd Beesha Samaroon Ama Gadabiirsi, waxaykaga hortegtay Boqortooyadaasi Badda dhexdeeda inta looyaqaan Biyaha Caalamiga ah, waxana laga saxeexay, Xoolaha Beesha Gadabiirsi inaan Cashuur lagaqaadin, in ilmaha Ingiriis ah ee ku caloolgalaa, kudhalanin, wixii ka bakhtiya inaan dalka lagu xabaalikarin, in Dadkani wakhtiga ay Dawladnimo hanankaraan Xoriyadooda lasiiyo, labada meelaha kale ee ayka soo degeen sida Berbera wayka soo degeen kadib heshiiska waxay lagaleen markii Ingiriisku sadex Bilood dalka deganaa, Taariikhdaasi waxa ka sheekeeyey Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal Allaha U Naxariistee 1960 Calinka markii Ingiriiska ayka soo qaadayeen waftigii uu Cigaal hogaaminayey, Gaalkii Haystay Xafiiska Calanku yaalay ee Boqortooyada Ingiriiska Waxa u galay Mudane M X Ibrahin Cigaal, markuukala hadlay Arimaha Calanka, gaalkii Cigaal wuxukuyiri, Waxan u dhiibikaraa kaliya Beesha Gadabiirsi, ee mawada socotaan, Cigaal wuxuku Jawaabay haa Sir balse Waftiga anigaa hogaaminaya ee sababta aad cidaa kaliya ugudhiibayso iisheeg, wuxukiyidhi beri subaxda ayaankuusheegi ee horta uyeedh cidda aankuusheegay markaanku wareejo iyaga cidakaala socota hakugusharfaan ama hakaadiido shaqsigaasi intaydanka bixin xafiiska, hadaba waftigu waxay ahaayeen 13 xunood waxaka Soo jeeday beesha Gadabiirsi dhamaan waydhinteene Xaaji Abokor iyo Xaaji Ibraahin Nuur, Cigaal wuxu u yeedhay Xaaji Abakar oo aaday u saaxiib ahaayeen, wuxuna u sheegay gaalka wuxuu kalakulmay iyagoon garanayn ujeedada keentay arinkan, Gaalkii wuxu u dhiibay Calankii Xaaji Abakar 11 xubnood ee kale waxay diyaarku ahaayeen Gaden kudhexyaala Boqortooyada iyaga oo inay Calanka halkaa ugu Ciyaaraan diyaar u ah, Xaaji Abokor Cigaal wuxuka Codsaday inuu Calanka kuwareejo oo uusan sheegin in Cigaal loodiiday, sidiibayku dhexkeeneen intiikale ee sugaysay, Cigaal Subaxdii dambe ayuu xafiiska kunoqday si uu u ogaado sababta Calanka loogu dhiibiwayey, gaalkii wuxu yirri sharci caalami ah ayaajira, Dalhadii dalkale Qabsanayo inaanad galin hadaan heshiiska lagula galin waligaaba xoriyad lamasiiyo waayo Dalwalba Badda wuxu ku leeyahay 15 km oo Badda dhexdeeda ah marka lagasoocabiro beriga inta kale waxalayiraa biyaha caalamiga ah, waa wado aduunku iskaga gudbo wixii khayraad ah eelaga hello waxa iskaleh, dalalka ayka dhaxayso, Sidaa awgeed Saylac waxa kadhisnaa Boqortooyo tan Ingiriiska oo kale ah 104 xubnoodka kooban, labada goobood ee kale een Somaliland kagalay heshiiska waxan lagalay xili 3 Biloodka soo wareegeen oo Calankayagiika babanayo, oo aan Maamulo ka dhisnay, heshiiskaasina maaha sharci ee waxan idiin tixgalinay heshiiskii Boqortooyada Saylac aanlagalay, sabatoo ah sharcigaa sidaadhigaya. Cidii doodka Qabtaa hatagto Boqortooyada Ingiriiska Taariikhdaas.

    • @user-nm4bs9lq2h
      @user-nm4bs9lq2h 3 роки тому

      Wax markhaanti loo doonto meesha maad keenin iyo cid markhaantigeeda lagu kalsoonaankaro toonna waayo nin saxiixay in waddankiisa lagumaysto laguma faani karo xataa haddaad run sheegtay tankale reer kasta oo somali ah waxay lahaayeen caaqillo iyo nabad doonno isku dhaqan iyo diin ah oo maamula gumaysigu wuxu kusoo kordhiyey inuu waxkabedelo dhaqanka diinta abuurona colaado aan dhammaad lahay xataa inay dadka qaarkood dareemaan inuu ingriiska aan istijooni kafiicanyahay kuna faano inuu tegey landhan ama ku hadlo af ingriisi waayo wuxu dareemayaa naaqus xagga nafta ama midabka ah ama maalka ah taasina waa saamaynta gumaysiga nagu reebay xataa inaan ku hadaaqno magacuu noo bixiyey oo diidno kii awooweheen inoo bixiyey diinta oo kugu yaraata laftigeedu waxaas ayey keentaa نسأل الله السلامة

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 4 роки тому +5

    Qabiilka dhulbahante kama mid ahayn maxmiyaddii ingiriisku ilaalin jiray

    • @axmedgure2933
      @axmedgure2933 3 роки тому +1

      Half of dulbahante were with English
      So was warsangeli

  • @user-bu9ee5io5c
    @user-bu9ee5io5c 3 роки тому

    For me to be able to get a

  • @IsmailANur
    @IsmailANur 4 роки тому

    Masaaridu Ottomaan-ki ayay wakiil uga ahaayeen geeska.....

  • @amiiraazeen8371
    @amiiraazeen8371 Рік тому

    Goormu ingiitku yimid Somaliland

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 3 роки тому

    OGI OGI INGIRIIS S/LAND MUU QABSANE WAA LAGA IIBIYEY MASAR AYAANA S/LAND IIBSATAY

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 3 роки тому

    Am proud to be Dolbahanta Outlaw!

  • @saidismailmohamed4755
    @saidismailmohamed4755 2 роки тому

    Gj

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 3 роки тому +3

    Boqortooyada Warsangeli Maakhir iyo Ingiriis waxay kala saxiixdeen heshiis laba dal ama laba boqortooyo. 1918 Ingirisku wuxu soo jeediyey in beelaha aad Somaliland ku sheegaysid dhamaantood la hoos geeyo Sultanada Warsangeli oo marka u hogaaminayey Garaadkii 26aad ee Garaad Mohamoud Garaad Alishire. Waxa dhacday iyada oo warqaddii recommendations ku maqatay England ayaa Garaadku laba raid ama duulaan geliyey 2 beelood. Sidas ayaa taladii la yiri"Haddaan ninka soke la qaban, ninka shishe looma dhowaan karo" oo ah hadaan Sultanka Warsangali la qaban, inan Sayidka la qaban karin.
    Heshiiskii ay kala saxiixdeen Dalka Warsangali iyo midka Ingiriis.
    Xilligii Ingirisku joogey Garaadka Warsangeli isaga ayaa arimaha Somaliland wax laga waydiin jiray. Waxana la oran jiray the Sultan of Somaliland
    m.facebook.com/story.php?story_fbid=727510048077189&id=100024546002974

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 роки тому +1

      Mahadsanid Maxamed walaal.

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 роки тому

      @@QAAMUUS
      You're very welcome

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 роки тому +2

      War beenta jooji baqortooyo ka weyn ayaa ka jirey somaliland waana sultana isaaq ee suldan guuled ee ciidagale taasa heshiis la gashey iyo beelaha kale somaliland degaa. 🙃🙃🙃🙃🙃

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 роки тому

      @@QAAMUUS
      Be fair and stop deleting my comments

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 роки тому

      @@caashaqalbi372
      Sultanada Ciidagale 220 sano ka yar. Midda Warsangali waxay jirsatay 803 sanadood. Period

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 роки тому +2

    Dalkeenu barwaaqo weeyee aynu kafaa'ideysanno

  • @wabraabdulla7136
    @wabraabdulla7136 3 роки тому

    Markaad somaliland Leedahay haka tagin British somali land. Somaliland Barbara maaha. Buulo xaawo waa somaliland. Britishka ayaa qsybtuu qabsaday ubixiyey British somaliland lkin somalida waqooyi Britishkii ayey iska tureen oo waxay isugu yeeraan somaliland.

  • @user-nm4bs9lq2h
    @user-nm4bs9lq2h 3 роки тому

    Somaland waa magax uu bixiyey gumaysigii ingiriiska ee ma'aha magac somaliya shaqo ku leedahay tankale ninka masriga ahi wuxuu wakiil ka ahaa dawladdii muslimiinta ugu damaysay ee cismaaniyiinta ahayd oo turkiyiintu madaxda ka ahayd hubi sidaad wax u akhriyeyso si loogu kalsoonaado waxaad gudbinayso

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 роки тому

    Pwaxanu ju eegi doona maha aynu ku eegi doona dadku wa dhegatstayaal idinka wada barmaamujka

  • @caashaqalbi372
    @caashaqalbi372 2 роки тому

    Markii markaab la boobey waxaa warqad loo soo direy suldan faraax oo ahaa suldankii isaaq ahaana nin ciidagale, markii danbena waxaa yimid ingiriskii oo berbera ka soo dagey.
    Sultaan diriy iyo sultano kale ayuu heshiis la galey xiliga warsangeli sultan ma laheyn waxey lahaayen garaado ka dib ayaa loo sameeyay sultan.

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 роки тому

      Caasha Qalbi
      Yaan lagugu qoslin. Garaad waa title boqor oo kale. Macno wayn ayuu ku fadhiyaa. Fardaha Warsangeli ayaa CiidaGale ka badnaa. Nin Geeljir ah iyo dad fooqaq dhista, oo doonyo dhista oo aduunka cilaaqad la leh xagee u simaysaa? Ilaa Zaylac iyo Maakhir oo dhan gacanta Sultanada Warsangeli ayey ku jirtay. Maxa Warsangeli dejiay, Jabouti, Erateria iyo Ethiopia then? Wixi la doono miyaa lagu hadlayaa? Dad inanu is aqoon miyaad moodaysaa?
      Sheeko caan ah ayaa jirta in Sultanada Warsangeli hadiyad so dirtay markii Sultan Guleild la caleema saaray, waxa loo sheegay in u xoolihi raacay. Dadki haditada waday yaab ayey ku noqotay

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 роки тому +1

      @@mohammedabdi7061 Warsangeli miyaaney afarta qof ee ku nool badhan, wllhi eyda xaafada calamadaha joogte ayaa ka badan.
      Maantaad laangaabkii warsangeli no macaaneynaysa hadaad wax haysato dhuxusha maad shidateen.
      Intaad wax kale iska deyso bal xaafada calamadaha iyo tuulada badhan isku eeg ka fooqyo badan laangaab faan ku nool.

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 роки тому

      @@mohammedabdi7061 Suldan guuled wuxuu ahaa ninka darood jabiyey ee hawd aan reverse area ka qaadey darood bal tariikha badh adigo laangaab warsangeliya ayaad hadleysa.

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 роки тому

      @@caashaqalbi372
      Manaad Gadhxejis iiga sheekaybaysaa oo is leedahay bar?
      Guleid HY ayaa Geel ka dhacday. Feker fican ayuu keenay in laysku dhamanayo ee Sultan noqo waana shalay 21 Garaad oo Warsangeli.org ah ayaa ka horayey. Waxayna ku faanan Daarood ku ictiraafay.
      Ciidagale meeshi Daarood xorayii ayu ka daba guura

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 роки тому

      @@caashaqalbi372
      CiidaGale Hargeisa lagu kirbaasho iyaga iyo hablahooda ayaa Daarood jebiyey? Give me a break.
      Sultanadda Geela lagu raaco iyo dadka Xadaaradda adduunka hogaaminayey yey iskaga kaa qaldqmin. Fuleygan meesha leh ayaa iga delete garayey ee aniga oo aan kula murnin wax qoran oo reference ayaa ku tusi lahaa.
      Warsangeli.org Isaaqow oo dhan ka badan ee dee Ina abti Geeljire ayaad tahay. Rer Ali Bootaan cid aan ahayn oo magaalo timid ma lihid, isna askari Ingiris ayuu ahaa. Gaalo markay inoo timid
      Dab Daarood mid ahayn oo shidnaa ma jirin.
      1. Boqortooyada Warsangeli.org
      2. Majeerteen
      3. Kenadiid oo MJ
      4. Sayid Mohamed Abdulle Hassan
      1. . Prime minister Jabouti Mudane Abdoulkader Mohammed Kamil nin Warsangeli Kablalax Daarood ah isaga iyo beeshisuba.
      2. Raisal Parliamentka Dawladda Jabouti nin Warsangeli ah waa la mid.
      3. Ninka xukuma Xisbi xaakimka Jabouti
      Nin Warsangeli ah.
      4. Madaxwayne Abdulaziz Lafta Gareen from Konfur Galbeed nin Warsangeli ah, Kablalax Daarood ah isaga iyo beeshisuba. 2 bilood ayaa walaashi ku sugnayd Badhan.
      5. Madaxwayne Ali Abdullahi Hussein Guudlawe from Hirshabelle waa nin Warsangali ah isaga iyo Beeshisuba
      6. Wasiirka Arimaha Dibedda ee dalka Erateria Osman Saleh Mohammed waa nin Warsangeli ah isaga iyo Beeshisuba
      7. XSomali Prime Minister Dr./ Professor Ali Mohammed Geeddi nin Warsangali ah isaga iyo Beeshisuba.
      8. Sayid Ahmed Islan Madobe Nin Kablalax Daarood ah
      9. President Mustafe Mohammed Omer Nin Kablalax Daarood ah
      10. President Saeed Denni Nin Harti ah oo Kablalax Daarood ah
      11. President Mohammed Farmajo nin Sede Daarood ah

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 2 роки тому

    beenta jooji ingiriisku mu qabsan s/land protecterate
    somaliland beelaha dega aya heshiis la galay

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Рік тому

    Beenta daa wax somaliyalnd ah jiraan

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 2 роки тому

    Caasha Qalbi
    SOMALI PROSPECTIVE a leaf from Somali History
    1912
    Feuds between Sayed Muhammad, Sultan Muhammud Ali Shirreh and the British
    Sultan Mohamoud Alishire possed exceptional courage and exceptional intelligence as observed by the British Commander was poised then to assume one of regions of power in the legendary of his ancestors strench over 26 dynasties, each adding to it's own power start up and owe. The strikingly-good looking elegantly stylish young sultan with the radiant face inspiring royal posture was complementing something so great
    Establishing his own palace "Shaa"(Shaaca) in Laskoreh and two country retreats in Masha Alat and Hubera.
    Muhammud Ali Shirre set the pace for modernizing his own power base in the Sultanate. He formulated a vision a foreign policy than would keep than Warsangali Sultanate an independent entity retraining then taking side in the on going power struggle between British and Sayid Muhammad Abdalle Hassan's forces.
    To make that vision work, Sultan Muhammud Ali Shirreh built a mighty calvary and assembled an exceptionally powerful army that had incessantly displayed one of the greatest shows force at the time. So much the Somali legend than had it than Warsangali army trodden on everything alive on earth ever sent a mission to the moon in search of camels there. The visiting British commander, impressed by the courage and the posture of young the Sultan Muhammud, particularly as he learned that he had just burnt a letter from Sayed Muhammed Abdalle Hassan requesting him to join forces, signed a treaty of friendship with him and pledged assistance and ammunition.
    But the honeymoon between them was not to last long.
    Evidently infuriating by Muhamud Ali Shirre's sense of independence, self reliance and his determination to build his own might, the British, fearing that he might soon extend his authority to other adjacent lands and tribes had to act on his removal.
    The officer administering the government in Somaliland, Col. Summers that the British recognized Sultan Muhammud Ali Shirreh in the friendship treaty as a sovereign entity to wich the local Somaliland rules was no applicable had no connect case to the Lord Admiral in London that would permit British action in an "Act of State" outside has a recognized position

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 роки тому

      Suldanka waxaa sameeyay ingiris marki laangaab warsangeli baqeen waliba la mustafiriyey.

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 роки тому

      @@caashaqalbi372
      Wax ma akhridid ee iska naso. Jebertigu naag lama tirsado.
      25 Garaad ayaa ka horayey. Waxa loo masaafuriyey dee wuxu diiday inuu dhabarka ku qaado. War baa hortaada yaala ee cayda maxa keenay. Boqortooyo iyo Geeljire ha simin.

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 роки тому

      @@caashaqalbi372
      Taarikh marka laga hadlayo ma aha inaad af xumo la so orodid. Hadaad caytantin Gaalo Madowdii la oran jiray Gaalla Herya ee Boqortooyada Warsangeli.org ka kicisay Zaylac on
      17 Bisha Shawaal 735H maalin Isnin ah dagaalku bilowday lagu jebiyey ee Gedabiirsay ka mid ah inad tahay ayan ka so qaadaya.
      Gerri Koombe iyo Banka Gerriyaad wax baa ka dhexeya. Gerri Go'an iyo Gerri Kombe waxba ka dhexeya. Xabaala Gerri Badhan agteeda weeye. Daarood ka kugu xeeran maxa Galbeed keenay?
      Iffat Sultananate waxa gaar u hogaamin jiray Jebertiga. Rer Walashma waa Jebertiyiin. Daarood ka beriga waxa la oran jiray Jeberti Faraca Somalia.
      عدل] اماكن تواجدهم
      1/ الحبشة ، إثيوبيا الحالية :
      ينتشر الجبرت في معظم مدن وقري إثيوبيا ، ويغلبون في مناطق تقراي و الأمحرة والأوغادين وجالا وكافا . ولعبت الحكومات النصرانية المتعاقبة دورا كبيرا في تشتيتهم وتغيير أسماء مناطقهم ونسبهم وتسميتهم . حيث يسمي كل من يتواجد في الإقليم باسمه ، مثل التقراي في إقليم تقراي و الأمحرة في إقليم أمحرة . وهكذا ظنت أنها غيرت نسبهم . إلا أنهم يقولون دائما وحتى الآن أنهم جبرت أمحرة أو جبرت تقراي ، مضيفين نسبهم الجبرتي إلي المنطقة التي يتواجدون بها ، حتى لا يضيع الشرف .
      1 / Abyssinia, Ethiopia-ta maanta:
      Aljebertugu wuxuu ku faafaa inta badan magaalooyinka iyo tuulooyinka Itoobiya, waxayna ku badan yihiin gobolada Tigray, Amxaarada, Jala iyo Kafa. Dowladihii Masiixiyiinta ee kala dambeeyay waxay door weyn ka ciyaareen sidii loo kala firdhin lahaa Jebertiyiinta oo loo badali lahaa magacyada gobolladooda, abtirsiintooda, iyo magacyadooda. Halka uu ugu yeero qofkasta oo gobolka jooga magiciisa, sida Tagray ee gobolka Tagrayga iyo Amharada oo katirsan gobolka Axmaarada. Oo waxay sidaas u moodday inay beddeshay nasabkoodii. Si kastaba ha noqotee, waxay had iyo jeer yiraahdaan, illaa iyo hadda, inay yihiin Jabartigii Amxaarada la degan, ama Jabritigii Tigree ah, iyagoo ku daraya nasabkooda Jaberti aagga ay ku yaalliin, si sharaftaas aan lumin.
      3/ الصومال :
      كان الجبرت الصوماليون من اقوي أجنحة الجيش الجبرتي لمملكة ايفات ، وذلك لضخامة أجسامهم وقوتهم ومهاراتهم الفائقة في الحروب . وبعد مقتل الإمام أحمد . عادوا إلي المناطق الساحلية . وينتسبون إلي إسماعيل داروت الجبرتي .
      ويعرفون الآن بقبائل داروت . وهم أصحاب الوجاهة والعلم والحكم في الصومال حتى الآن . ومنهم جميع حكام الصومال في العصر الحديث .Jebertigu qaybta Somalidu waxay ahaayeen garabka ugu xoogga badan ee ciidamadii Jeberti ee boqortooyadii IFAAT, midas oo ay ugu wacnayd jidhkooda waynaantisa, xoogooda, iyo ku xeeldheeraanta dagaalka ama dagaalyahanimadoodaba.
      Ka dib marki la dilay Imaam Ahmed(Ahmed Gurey) waxay ku noqdeen goboladoodii xeebaha. Waxayna ku abtirsadaan Ismail Daarood AlJeberti. Waxana hadda loo yaqaana qabaailka Daarood.
      Waa dad weji fican, cilmi iyo xikmadba ku leh Somalida ila iminka. Waxana ka mid ah dadka waxka xukuma Somalia waqtiga xaadirka ah.
      3.Waxa sidas oo kale ku qoran ama ku sugnaaday
      Kitaabka la yiraahdo
      الشجرة الزكية في أبناء بيتي هاشم
      Geedkii fiicna ee duriyadda gurigii HAASHIM oo u qoray Jamal Aleyl
      جمال الليل
      Page 304. Ee ka akhri addition Daarood information.
      Garaad Ali Dable waana 12aad ee Boqortooyada Warsangeli.org wuxu xukumay Zaylac ad Garaad. Qarnigii 16aad Horaankisii.
      Halka ka eeg.
      Xarre Koombe, Gerri Koombe, Harti Koombe, Mareexaan iyo Dhulbahante waa ka mid Gedabiirsay. Why inta badan Canfartu u tahay Warsangeli.org?
      Why hadda prime minister Jabouti, Raisal Parliament ka iyo ninka xisbi xaakimka ka ah Jabouti u yihiin Warsangali?
      Why Tigreyga hadda Warsangeli.org u jebiyey?
      m.facebook.com/story.php?story_fbid=4582300555221637&id=100003252128000&sfnsn=scwspwa
      Warsangeli.org Harti Abgaal iyo Warsangeli Maakhir waa hal Warsangali waana Daarood.
      2.ua-cam.com/video/p_WMlUQFF0A/v-deo.html
      Sultanada warsangali.org
      ua-cam.com/video/EwjreEj_ahE/v-deo.html
      ua-cam.com/video/7VQrOGG1k4w/v-deo.html
      Dadka hadda deggan Zaylac oo qiray Garaad Ali Dable ama Garaadkii 12aad ee Warsangeli.org xukumay Zaylac. 10.1
      ua-cam.com/video/saMFf7LhbQQ/v-deo.html
      Beesha Garaad Ali Abdalle ama Garaadka 12aad ee Warsangeli.org waxay qaybi degtaa Buurta Libaaxyaley iyaga oo ka tirsan Gedabiirsay. Halka qayb xooggani degantahay Maakhir iyo qayb lagu sheego Kililka 5aad oo aanan hubin.
      Markii aynu rer Waqoyi ahayn the Sultan of Somaliland wuxu ahaa Sultanka Warsangali.
      Qaasim ma oran CiidaGale, mana sheegin.
      Bal wuxu sheegay Warsangeli.org sultan leh iyo ma jiro boqor la saantaye

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 роки тому

      @@mohammedabdi7061 Geel waa waxaa somalidu ku faanto idinku soo kaluunlayaal iyo dhuxulayaal ma tihiin.
      Warsangeli waa laangaabka darood iyo reeraha yar Facebook tariikh beena haku sameysan.

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 роки тому

      @@caashaqalbi372
      Kkkkk Warsangeli.org waa ragga cirka geela u raadsaday. 15 ayeeyo oo Gadhxejis ah oo wax kale aan qariyeyba waa la wadaaga. Garaadka aad ku dheggan tahay gabadh Gadhxejis ah ayaa dhashay. Wallahay aabihi dhashay, awowihii dhadhay, line dheer oo dynasty ah weeye. Hala kala xishoodo. Murranku ma fiicna habar yar.
      Rer Guleid waa kaa badiyaa, laba jeer xigaalkay ayaa ku jira. Sidaada marna gabadh ahaan kuuma caayi karo, marna xigaal ahaan kuma caayi karo. Allah igu og waa ku jiraan qoyska aabahay kuwii rerku dhalay. Maxaynu kala macayshnay. Snm yey jar kaa tuurin. It's all yours Isaaq ayaad Sultan u tahay ee isku filaysiya.
      Dadka kale caruurtoida ayey Cadan u dhoofshaane
      CiidaGale nin aan geel lahayn waa cirka u tuure
      Cibaadayso ina abti