naagtaan sidii abdala Yusuf haniiniyo u bood bodeysa tallow am isagaa taba baray I don't think iney daacad tahay waxaa lulayaa waa qabiil ee maaha wadaninimo ee cadiifad qabiil maba jiro hawiye wadini ah ayagaa wadanka laga ilaalinjiray sidii aboorkii markey jaanis u heleena waaba la ogaa wixii ka dhacay ilaa hadana wadanka hawiyuu ka dagi layahay runta marka laga hadlo markii runta la sheego waxaa lagu leeyahay war qabiil baad ataagey saa meesha quruntay oo dadka wax magara tada isugu hareen ilaa hada waa xamar nawaaxigeeda ee waxba yeey naag taan duduble ama habar digir waxba boorame ha isku ridin dheh
xasan sheekh waa loo darsay wuuna soo noqon doonaa insha allah
Hassan tuug
Woo Soo laabtay ❤😅
maansha allaah gabadhani waa mid ayada oo kale ay ku yartahay in laga dhex helo hablaha somaliyeed waana wadaniyad xaawo taako oo dib udhalatay weeye alle hakuu dhowro codka caqliga iyo quruxda uu kugu maneystay rabbigeena aaamiiin aamiin
wwwwwwwww wadin dhab ah waye gabdhan mashalh xasn sheekh maxamud adigan noqo kii dalkiis hagajin alahy iloaw dalkeega nabd ka dhiiga yaa rabi
man sha alaah wadaniyad noo soo baxday ilaah haku xafido ilinaa igu soo istaagtay markaan dhageeystay ilaahow dalka nabad nooga dhigo aamiin kiil ciil ka qabow heestaan la dhimo ciilkaada
Wa lodarsaday mudane xasan sonoqo ado nabada
Woo so laabty Alx
ala gabadha qurux badanaa masha allaaaah. waa gabar calool fiyoow oo fur furan wajigeeda laga garan karaaa long life hibaaq quruxeeey
wlh maansha alaah gabdhaan quruxdeea iyo codkeeda iyo qaabka ey u bixineysa tilmaamaha ayaan inaba cadi aheen noolaaw hibaaq
viva mudane xasan shekh hadii mid darood ah lakeno garowe ama kismayo bu tagahaya xamar noooo wale inaan mardambe hawiye laqayanen marba siyadbare nogu so dhumaten o dadkayaga ku laysen waliged ya somali dawlad lo helin wale inu darod naxukumen
garuun gaa
garuun gaa kkkkk darood soma hayo xilka hada' kursiga madaxwaynaha walo simaan yahay' hawiye kursiga asagu maleh' uqdada ku haysa' sorry
caadi ma ahan maasha alah gabarta walaashay ah hibaaq aad baan usalaamaya sida markasta heesaha wadaniga oo qiirada mudan nooga soo saartana waad kumahadsantahay abaayo halkaa kaha gaay
aadbeey uga baxsatay waxaalagu tilmaamin kayaa fanaanada qaranka somaaliyeed
hibaaq wadaniyad cusub o no so baxday allaha ku dhowro abayo
HIBAAQ MA MUDNA CAAY WA QORAX SOMALI USOO BAXDAY WAXAYNA MUDANTAHAY IN LAGU FAANO I LOVE YOU HIBAAQ ME AND INTA DAMIIRKA LEH
mashalh afkaaga caano mac lagu qabayay. Nooloow waligaa aad ayaa ugu mahadsanatahy. Somlia hanoolaato!
Viva xasan shik
Mashallah wa hooyo qaran waliga noloow Hibaaq maxamed cabdulaahi I love you♡♡♡♡
Dalkayaga dhamaantii
Gobol iyo dagmo
Shinbir duulayoo
Ku dul meera noqo
Waxa naga dar daarana
Xilka duudka saartaye
Wan dacalo weynahee
Haku noqon dunuub culus
Ka gudubnay ku meel gaadh
😢😢😢😢illhy madax caadil ah ayn ka barinay waa dhamaanay wlhi meelkazta daadsanahy silic😢😢😢
axaxaxaxaxaxax walaahi hibaaq waa gabadh wadaniyad ah oo dhiig iyo icille waxaan lee nahay dadka soomaalida ah ee ka xun dhismaha soomaaliya afka dhulka dara
waa hees xigmad iyo erayo culus ay ku jiraan oo runtii aad iyo aad u qiimo badan nooloow hibaaq fanaanad qaali ah
eesh cala soowt alaha kudeysto hibaaq i like the way she sing
gabdhaan aad baan uga heleey heesteeda iyo actionka ay bxinyso baa ksuoo jeednyaaa , inkastoo ay igu csubtahay fnaanadu laakin waan la dhacay gabdhaan ...............hibaaq mohamed Ali
realy hibaaq waa gabar wadaniyada ah wayey hibaq
ilahay ha ka dhigo kii laku nasdo
AMIIN YAA RAAB
ma fiicno heestani waay xuntahay
Walaahi caadi maha heestaan by bureeqo
Noloow Habaryar
we need more folks like ....... open Wadani University in Mogadishu Nice song....
Masha alhaa wa hooyo qaran
masha alah ilah haku dhafo qali
Alxamdulilah ❤😊
waa hees wadani
levels. Somalia ha nolato. Inshallah
waa gabar wadaniyad hibaaq cinaba cadi mahin
Waa hooyo qaran
allow nabad nasii
10 ka dislikes wa somaliland bal maxay ka faidayan wa suale ?
Ilahay ha idin cafiyo wad jiran tihine ayan idin leyahay
viva somaliweyn
mashalah soot wajamilaha
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk hes waxa taramayaso xamara waa waxa soamalaia aya gadagre ladahaya
masha allah hibaaq I love you♥♡
♥♥♥♥♡♥♡♡♡♡♥♡♡♥♥
Gaalo aa isugu timid meeshaan
Sharmuuto afweyn
Hassan Culusow Xilka Isaga Deg Waad Fashilantayee
Habrtaaa fshilmaty
waa hees qaaliya kkk
Masha alha
hibaq nolow
ALLANA NOO ADKEEYO
hibaaq way waanisay xasan culusow lkn nasiib xumo wuu kudhacay waanadii xasan hurdaaye wadanka inuu wax uqabto iskadaaye wuuba iibsaday nacaskaasi bilaa dhiiga ah uf
kaalay nin waatahay sidan filaahe xasan intuu qabtay qabo dadkana ceyda ka daa xasan waa soo laabana hadad ku farxi iyo hadad ka nixi insha allah
C/qaadir Xasan Bukow 0
Runtii wax aan ku abaalmariyo gabadhaan ma aqaanno, waddanayida dhab ah ayaad tahay, tusaalana waxaad u noqotay midnimada ummadda Somaliyeed .. nooloow abbaayo.
Somaaliweyn ha noolaato ..!!
Hibaaq Heestu waa Macaantahay Laakiin Faraha Dadka Indhaha Haka Galin
wow
war naagtuu waa naag waalan, waxaanba layaabay siday ay faraha iyo gacmaha ukala tuuryeeyneyso hahahahahahaha
Nice Song
damm this song is off the hook
madaxweyna doqonow dadka been kadhaadhici, dalkaya somaliland debedaa kajoog abid, doqonow dantaa garo, ama aad daaduuntide, daw dheer iskaba tuur, halaguba duugee.
waaaaaaaaaw
Walee Xasan wax noo dhaama waynay Farmaajo xilkii wuu ku fashilmay
nin markuu ragaa latabaa balse inta uu juuga lama tabo mudane hasan waad soo laban doonta sida aan hubo
Montalivo cawil xussien ilahow yaa kaas tabin nin dalkiisa iibsaday
naagtaan sidii abdala Yusuf haniiniyo u bood bodeysa tallow am isagaa taba baray I don't think iney daacad tahay waxaa lulayaa waa qabiil ee maaha wadaninimo ee cadiifad qabiil maba jiro hawiye wadini ah ayagaa wadanka laga ilaalinjiray sidii aboorkii markey jaanis u heleena waaba la ogaa wixii ka dhacay ilaa hadana wadanka hawiyuu ka dagi layahay runta marka laga hadlo markii runta la sheego waxaa lagu leeyahay war qabiil baad ataagey saa meesha quruntay oo dadka wax magara tada isugu hareen ilaa hada waa xamar nawaaxigeeda ee waxba yeey naag taan duduble ama habar digir waxba boorame ha isku ridin dheh
Hankaagu ha dhaafo reer hebel
qabiil ma eha waa wadnimo
Yaa u korooso 2f1 caloosha iyo mindhiciraha ka daadiya kuffaartan isugu timid meesha
ن.حح
wev rq bhwth nwby n3
Masha alhaa wa hooyo qaran