waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waa hees cajib ah o qofkasto ah somalia qaro qaliniso hibaq waxa tahay wadani somalia hibaq i love u
wow what a song that makes you cry well done Hibaaq...........hope the presidents gets the msg and always have in his mind this msg...somaalia ha noolaato................
Maashallaah Hibaaq ilaaheey qeyr & muuminimo hasiiyo, waa qof wadani ah, oo aad ukicisay shacabkii soomaalida ee meesha fadhiyay. VIVA SOMALIA & ALL SOMALIS AROUND THE GLOBE! WE SOMALIS ARE WORLD WIDE, WE ROLL FROM NORTH AMERICA TO CHINA, ALL THE WAY TO EUROPE, THE MIDDLE EAST, AFRICA AND BEYOND!!! HELLOO!
ana intaan ayaa iri markii la doortay madaxwaynaha... Mahad weeye Eebe Mutalcalinkaan sugaynaa maanta la doortay madaxwayne noqo midkii na mideeya Madashada aad masuulka ka tahay maamuus ku maamul Musuq maasugnimo maanka ka xiro Maalintay murugaysantahay mawle baryadiis maciin bad Mawaadin maankiisa kaashada kitaabka nagu maamula mawle haa kaa yeelo..aaamiin
mash alaah my sis hibaaq allah ku dhooro heestaan waxay kicsay dhiiga dhan walle KA GUDBNNAY KUMEELGAAR ilahoow qeer badan aan ka barinay thank you sis again heestaan wax badan baan radiye wadna ku mahadsan tahay sida sharfta leh aad ii tustay umaaaaaaaaah
Madaxweyne congratulations president Hasan sheikh mahamud inta dawaneysa Markii 2baad oo Madaxweyne Hasan sheikh markii ladoortay like isaara🗳🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🌻🌻🌼🌼🤴🇸🇴🇸🇴🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺
ABDI KHANI WALAL TLF KAYGA NIN BAA IGA AMAAHDAY ISAGAA WAXAA KU QORAY COMMENTIGA AYAAN HADA ARKAY WAXAAN KA BIXIYEY RAALI GALLIN WEYN HIBAAQ .WAA GABAR IGA MUDAN XUSH MAD IYO GABDHAHA KALLE.I.I AM VERY VERY SORRY.BYE BYE.
Shacabka iyo dadweynuha key ku dirsadan dadsheyo noqo anaga ducan doc kasto ku nol nahay kuso diray ka gudubnay ku Mel gar ka gudubnay dowlad dab laho dud weyn lehban kugu doranay xilka dadahey duhur iyo habenki dhiga dadanayo kuwi no darnan jiray duligiyo qabil ki ki daweyo noqo dalkena Dhaman gobol iyo degma shim bir dulayo so dul mero noqo Waxa iga dardaran ah xilka dusha sartaye mid doqon ha noqon
Xasan iyo Sharif dalka duruufo adag ayey kasoo saareen Allah waxan uga baryayaa cimri dheer iyo cibaado suuban 🤲🤲🤲
👏👏👏👏👏👏👏👍👍♥️♥️♥️👋
Aamiin
Masha allah Hibaaq wadaniyad dhab ah alle haku daayo ❤️❤️❤️
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waa hees cajib ah o qofkasto ah somalia qaro qaliniso hibaq waxa tahay wadani somalia hibaq i love u
wow what a song that makes you cry well done Hibaaq...........hope the presidents gets the msg and always have in his mind this msg...somaalia ha noolaato................
Hibaaq fananad qaran ayaa tahy wlhi guuleyso waligaaa 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Maashallaah Hibaaq ilaaheey qeyr & muuminimo hasiiyo, waa qof wadani ah, oo aad ukicisay shacabkii soomaalida ee meesha fadhiyay.
VIVA SOMALIA & ALL SOMALIS AROUND THE GLOBE!
WE SOMALIS ARE WORLD WIDE, WE ROLL FROM NORTH AMERICA TO CHINA, ALL THE WAY TO EUROPE, THE MIDDLE EAST, AFRICA AND BEYOND!!! HELLOO!
Still listening dis song..Mahan sugay Inu solabtaa
ana intaan ayaa iri markii la doortay madaxwaynaha...
Mahad weeye Eebe
Mutalcalinkaan sugaynaa maanta la doortay
madaxwayne noqo midkii na mideeya
Madashada aad masuulka ka tahay maamuus ku maamul
Musuq maasugnimo maanka ka xiro
Maalintay murugaysantahay mawle baryadiis maciin bad
Mawaadin maankiisa kaashada kitaabka nagu maamula mawle haa kaa yeelo..aaamiin
Sister hiba guularajenaya cimri dheera cibaado suban aamiin yaarabe
mash alaah my sis hibaaq allah ku dhooro heestaan waxay kicsay dhiiga dhan walle KA GUDBNNAY KUMEELGAAR ilahoow qeer badan aan ka barinay thank you sis again heestaan wax badan baan radiye wadna ku mahadsan tahay sida sharfta leh aad ii tustay umaaaaaaaaah
xibaq calanka
heestaan waa hees taariiqda galay hibaaq baaldahaba aad kujirtaa masha alaah ilaahey dowladaan tii lagufarxo oo nabad waarta laguhelo alaha nooga dhigo aamiin
masha allah hibaaq maxamed waa madaxweynahena ha nolado viiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva governa somalia
Maasha allah hibaaq alaha noo aqbalo heestaada Aamiiiiiiiiiiiiiiin
2021, Prof xasan shiq bel hawiye noqday hub so gurtay iyo gel
waaw hees tan aad ayan ugu heley waana run kumeel gaar wanka gudub nay
Axyaa Heeeeeeeeeeeees Hibaaq ... waad na nuxday .. Runtana waad ka hadashay .. Alle ha ku xafido ......
tanxs hibak mohamed masha'alah waa gabar wadaniyada runti heestan anigaba wan la'ooyay allow dalkayaga nabad nooga yeel adaa caadile Aaaaamin
Masha allaah Masha allaah Masha allaah waaaa abwaaaan soomaaliya
maansha allah Hibaaq alow afkaaga caano lagu qabay wadaniyad dhab aa tahay allow ku daa isha baxarka
Waan ka xumahey in Calanka Soomaalia uu qaladan yahey
Walahi heestan cadi ma'aha hasan waa ka tuntay
Xasan cidiisa taageerto farmaajana adinku taageera ilen ma arkin somali oo wax iskuwquurtee 😂😂😂
Sidaan ugu hanweneen iyo siduu noqday hassan baraf
waaaaw wallaahi tani qeyrad weydhaaftay runtii thanks hibaaq
dhaman waan idin salamay inta wanaga jecel iyo isku duubnida somaliya inta weli cajalka qabiil ku go anyahayne waxaan ugu duceynaa in ilaaheey xaqa tusiyo iyo duliga somali kuheysto caalamka dacalidiisa iyo macaanka eey lee dahay dowladnimo waan kasoo dheregnay qabiil waxa uu yahay iyo faa ii dadiisa iyo sida loogu adeegsado maan gaabka dhamaan soomali hadaan nahay alaha nasoo hadeeyo
Sflxebdex xx
Hda wxaa madaxweyne noo ah madaxweynihii kumeelgaarkii nga bxiyy alxamdulillah hassan guul
runtii madax weyne maan arag lakain waan jeclaan lahaa dhulkoo saan noo boqdo dad isjecl waliba
waayo nabad waxthay halkaan ku aragnay
❤❤❤❤😊😊😊
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww hees oo wadani ah oo qaali ah afkaa caano lagu qabay abaayo macaan
Aayada iyo buraanbur murtida waxtarleh.👋asww
wooooow heestaan caadi maahin wana ku hestaa.hibaaq afkaga cano laku qaway lool
Hibaq hanoolaato 😍🇸🇴
anigo ah mr. gacameey heestaan waan ku heestaa lool
Ameeeen alah ka dhiigo kii dalakiisa ifitiiiiiim insh alh ameen ayaa rabiii
Madaxweyne congratulations president Hasan sheikh mahamud inta dawaneysa Markii 2baad oo Madaxweyne Hasan sheikh markii ladoortay like isaara🗳🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🌻🌻🌼🌼🤴🇸🇴🇸🇴🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺
WAAN GUS WEYNAHAY.M.TABAARIK
Walee waceyslihii dhan soobaxeen habenkaan waxba kadhacay
fananada qaraka nolow wiliga waxa tahay habeney qaday heso qiiraleh waxatahay fananada qaraka somaliya heesaha qirada badan hibaaq
Mr kle mudane Hassan sheekh
XITAA WAXAY JACLAYD GUSKAYGA DHEER. EE.ALLE I SIIYEY
Afkaka malab laku qabay my fanaanata qaranka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💜💜💜💜💜💜💜💜💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
Wadani dhaba waye hibaaq sidaa kuwad sxb
2012 make up ma jirin hablaheena dhan qurux ahaayen 👑
abdiasis abas kkkkkkk
abdiasis abas hhhhhh sax wlhi. Wey naga walen hda
Seeee waaye karamada nalaga qaadoya kkkkkkkkk
Farxly0
MadaxweynnaHa xitaa bilaa make up ah😂
Fanaand qaran horay usoco
Love you Abwaanad Hibaaq ✌💕
Lm
Fanaanad qaran
NAYAA DHII DHIIBSO .
waa wadani hibaaq asturan maasha allah
Murtidamutiiso gabadha khatraaayfaraxsan caday sahraay yarey ooridiis bahbahbahbahyartantan.waaraaaayey.ciyaaarwaagalab.mashaaaaaaaaalah.awww5
MARKAD YARAYD WAAN KU BAASHAYN JIREY
IDOOR IYO HAWIYE ANAA WASA
Axlaaa Sowt Fananad Qaran
asckuligod madaxdena ahey noqdeennasii kenilaahey A yaa xaqsore ah dhibmalehwaka bixidonaaishalaah
NAYAA AAN KU WASyaa
HARGAYSA KU LAABO
Hibaaq Abtoow, Soomali Maxamed waa Somalia, quraankana ilaah waxuu ka yiri " Waxaan idiin abuuray qolo qolo, si aad isku aqoonsataan ( Aqoonsigana micnihuusa ma aha negative, ee waa in aynu isu garano, isu arxano, isu dulqaadano, and isu hiilino
Somaliyeey, Hibaaq aynu u duceeyno haddana dahabo ayan filanayn haddiyado ugu dhigno oo dahabshiil u dhigno, Anigu diyaar baan ahay ( Macooydeey iyo Maamadeey dahabkooda waan u bililiqeeyn```````` Hibaaq HaGAAGSAN ( NOLOOW)
Ahmed-Nur Ahmed ww
AWELBA NORWEY BAAD KATIMI .WAAN KU AQAANAA.
masha'alah heestan caadi ma'aha waa hees wadaniya oo aad u macan
Tanyuo
Runti maysanoganin madaxweyne dacad ah waxa badalkeda isubadalley mid cadowgeena usojuuda
heestaan waxay igu reebtay dooladnimo faa idaad leedhay waayo waxaan arakay kala dambaynta kajirta euro waayo caqliyee ku gaareen anagana waa inaan dadaalnaa
WAAN KUWASAYAA
Kamal you sound what?
My brother that's too bad.
I don't mean to bother you
But you know to me I wouldn't say something like that
ABDI KHANI WALAL TLF KAYGA NIN BAA IGA AMAAHDAY ISAGAA WAXAA KU QORAY COMMENTIGA AYAAN HADA ARKAY WAXAAN KA BIXIYEY RAALI GALLIN WEYN HIBAAQ .WAA GABAR IGA MUDAN XUSH MAD IYO GABDHAHA KALLE.I.I AM VERY VERY SORRY.BYE BYE.
@@kamalkhaldoun5949 ok kamal I understand my brother thank you very much Kamal.
@@abdikanikhalif1031YOU TO BROTHER .👍
Mash Allah
Waw
Sethy vi kan ju ta
👋
Tuugaan miyaa daacad ah waxuu ah wacal xun aan Qiimo lahayn waalagu Qasaaray
🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
dadniimo waa dowlaad niimo calaankeena [diihaanoe] daryeel laaga sugaayo dushaadaa waa daahaab iyo dheymaan daryeelkii nafteeydoow duliiga iyo qabiilkuun macaay ku soo damcaayaan inaay dalaal kugu qaataan dadkaado rasaas duubka ugu dhigaayaan dadkaado isku duubaani waa daweeysaay duulshisheye yuu ku soo damciina dhaxda ku duubo cuduntii dhulkeygow rabigeey ha kula jiro dalshisheeye dooni maayo biriyaan soo duulaya
alow dowlad caadil ah koley hadiuiba ay mareeso in ladoorto aqoonyahanadii soomaali rajo weyn ayaa ka muuqatto soo maaha ilaahow dowlad caadil ah oo dadka asturto
Hawiye le halkan kadaqleynaya
Qabyaalad waa waxa somaliya burburiyay ee qabyalada iskadaa Alle kabaq
Maka Mah +daaroodna meeshaanuu barooranayaa
Waxan.hawiye.aheen..waa.xuman.karan..
Qaran.hawiye.ow.dhisin.qalnkana.ku.duugin.qarada.sabanka.kama..hana.qado.hawiye.waa qaran.qaruma.badan.la.degan..hadad.la.qaad.qado.qaradow.ka.raraya..qaxootina.waku.badayaa.qumati.u.adego
Maka Mah ey
moor yaan moryaan dhashay dowlad nimo ilaheey idinma qorin walee
🤡🤡🤡🤪🤪🤯🤯🤮🤮🤮🤭🤭🤠🤠🤡🤡🤡🤯🤯🤯🤭🤭🤭
nice song
Kalleanka hungry
😍😍😍😘😘😘
Hestaa waxay kuhabonayd mdax waynha farmaajo
😅
kkkk
Axe
haweye ookumaalgarka kabaxay
Calixasan144 Calixasan144 +faqash
Shacabka iyo dadweynuha key ku dirsadan dadsheyo noqo anaga ducan doc kasto ku nol nahay kuso diray ka gudubnay ku Mel gar ka gudubnay dowlad dab laho dud weyn lehban kugu doranay xilka dadahey duhur iyo habenki dhiga dadanayo kuwi no darnan jiray duligiyo qabil ki ki daweyo noqo dalkena Dhaman gobol iyo degma shim bir dulayo so dul mero noqo Waxa iga dardaran ah xilka dusha sartaye mid doqon ha noqon
hhhhhhh
î
nimcaasahra
0
BURCO U LAABO
naagtu buurana sida ay iska siiyo ba ugu daran
Sade Adan masha,allah
Alshabaab kagudubnoo amisom ugudubnaye kkkkkkkkkl
dagaki.somaliand.iyo.somaliy
Hibaaq wey qasartay xasan tuug hadaaba u heestay
fananad lasoo dhawyna kulaha abah afka weyn ka was xageey fananad ka ahayd qabxadani
🤮🤮
Heestaan waxay kusocotaa Farmaajo not Hassan qoslaaye
Kkkk qaraarbadanaa xasan sheikh mahamuud looqadi heestaan looma qaadin nabar iyo naxdin
😂😂😂😂😂
dhilo waalan sidey isu waasho qabiil iyo qurun abahaa baa waday
Hyh adiga hadad dowlad noqotay hyh
kkkk