Hees Waddani oo Qalbiga Dhaqaajinaysa | War Yaa Dalka U Maqan? Ereyada Wariye Cawil Daahir | 2016 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Heesta - War Hoo Soomaaliyeed!
    War Moogayaaloow Hooy
    War ma ugidiin Miyaa?
    War yaa Soomaali ah?
    War yaa Dalka U maqan
    War yaa Dadka Xukumoo
    Cadowga Kajiraa?
    ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''
    • Xussein Shire Ciyaar Jecel
    • Jooqle Shire
    • Katuum Bacaado
    • Aamina Dhool
    Ereyadii: Cawil Daahir Salaad
    Laxankii: Jooqle Shire Ciyaar Jecel
    Codkii: Kooxda Qeyla-Dhaan
    ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''
    ....................................................................................
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Larger Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia

КОМЕНТАРІ • 194

  • @banaadirboy5695
    @banaadirboy5695 5 років тому +17

    Heesaha wadaniga oo fiican oo dhiiga dhaqaajiya soo badi Abdi Askari wadani xalaal ah muwaadin fiican baa tahay respect 🇸🇴😘

    • @jamahussein6860
      @jamahussein6860 Рік тому +1

      Somali oo midd ah ayaan Rabaa haddii aan waayona waan dhimanayaaye ogaada,

  • @OmarMohamed-og6oj
    @OmarMohamed-og6oj 5 років тому +18

    Allaha u naxariisto wariye cawil daaahir. Wxaan soo xasuuustay dhaxlkii uu nooga tegay iyo siduuu dalkiisa u jeclaaaaaaa. Heestaan qiiro ayeey leedahy 3 sano kahor dhegeeysan jiray lkiiiin maaanta si gooni ah beey ii taabaneeysaaa waaaayo wxaaa naga baxay halyeey qaran. Janada alllh geeyo

  • @abshirmohamed5899
    @abshirmohamed5899 5 років тому +17

    Rabbi haku naxaristo awil dahir abwan wadani iyo rugcadagi wariyahi tiriyey heeskan maanta ayuu dunida ka safray 😭😭

    • @DreamBoY-rp6kn
      @DreamBoY-rp6kn 5 років тому +1

      Haaa wlhi Allah u naxariisto wariye qaali ah buu ahaa lkn Allah baa jclaady gurikiisa saxta ah buu aaday lkn waan ka naxay dhamashadiisa wlhi

    • @quruxbadanleylaxmed6351
      @quruxbadanleylaxmed6351 5 років тому

      Amiiiin abwe ilahow amiiin😰😰😰

    • @abdullahimohamoud3451
      @abdullahimohamoud3451 2 роки тому

      Alle hacaafiyo jooqle Aamiin

  • @asturonline7760
    @asturonline7760 3 роки тому +9

    2021 jooqle illahow cfimad buxa sii cimrigiisana u dheere🇸🇴😪

  • @bashirabdi9701
    @bashirabdi9701 5 років тому +9

    Allah ha unaxariisto wllkeen wariye cawil daahir salaad wadani soomaliyeed

  • @eliasabo6182
    @eliasabo6182 Рік тому +4

    Ax ax wlhi waxa les weydiyo wey tahay somaliya aya umaqan 😥😥😥😥😭😭😭😭malintan dashay ila manta inta udaxle waan damanay cidna noma maqna celna nona qodna ciiil iyo calol xumo miyan ku jireyna ilahow aad nomaqan ee dadkena iyo dalkeena inoga qabo cadawga ya rapi 🤲🏼😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😥😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdiqanisaed5534
    @abdiqanisaed5534 7 років тому +29

    jooqle shire ciyarjecel muwaadin. soomaliyed. alaah ha ku xafido cafimad. ku nolow

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 7 років тому +6

    Dalkaygoo
    wacnaado
    Qaran nimadu
    waartoo wali
    waa halkeedi
    allaha ku
    caafiyo
    abwaan
    #Jooqle shire

  • @kayteofficial8445
    @kayteofficial8445 6 років тому +1

    Ax ax wlhi waa hees qofkii wadaniyadi ku jirto taabanaysa,
    DALKII FARMAAJO IYO KHAYRAA ALLE U USOO SAARAYE LA SHAQEEYO.
    JOOQLE IYO XUSEEN FANAANIIN QARAN OO WADANIYIIN AH ALLE HAYDIN DHAWRO IYO GABDHAHABA.

  • @MstafcabdiYusuf
    @MstafcabdiYusuf 2 місяці тому +3

    Just listing this song 🎵 18/6/2024

  • @awdalstatesofsomalia6792
    @awdalstatesofsomalia6792 6 років тому +8

    masha allah waa umad dhiig somalinimo kujiro masha allah

  • @duranshire409
    @duranshire409 7 років тому +13

    somaliya ha guuleysato...shacabkuna ha waarro.......guul iyo gobanimo......nabad iyo nolol

  • @gafiyoganacsijacayl4815
    @gafiyoganacsijacayl4815 5 років тому +11

    Who is still listening after the death of journalist Cawil Daahir Salaad

  • @khadarlove9761
    @khadarlove9761 6 років тому +3

    Jooqle alaha cimro dheer ku siiyo aamiin aamiin iyo dhamaan fanaaniita qaylo dhaan

  • @ajujeysteylswaggerboy310
    @ajujeysteylswaggerboy310 7 років тому +2

    jooqle alle haku xafido cafimaad ku nolow wlhi adiga dartaa ayan unoqonaa fanaan waxan aad u jeclahay inaan bedelo booskaaga inkastoo aan sidada oke aan noqonkarin jooqle heeso qaaylo dhaan ii diyaari iina soo dhiib in aan qeylo dhaan ku soo biiro ayan raba

  • @saadaqtuure3269
    @saadaqtuure3269 7 років тому +32

    maalin walba inaan ooyo xaq maahan aan iska qiirado
    war ani diyar.ayaan.ahay halay wato shaqo qaran

    • @ubahadey2888
      @ubahadey2888 5 років тому +4

      Erayadan ninki sameyay allaha u naxariisto 22 december 2018 ayu ku eka waqtigisa

    • @maxamedcaano9273
      @maxamedcaano9273 5 років тому +4

      Qaranka SOMAALIYAY khayre iyo farmaajo waa hormarkii somaaliya waa inlalashaqeeyaah si aan hormar. Ugaaro si aan ulasobaxno shidaalka iyo khayraadka wadankeena iskadifaacno cadowga gudaha iyo dabadhilifka ushaqeeya dowladaha shiyeeye

    • @abdirizackahmedjaangoan5571
      @abdirizackahmedjaangoan5571 3 роки тому

      @@maxamedcaano9273 qq

    • @hadaltirohadaltiro2761
      @hadaltirohadaltiro2761 2 роки тому

      😭😭😭😭anab kulmid😡

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud3175 7 років тому +14

    hadaad bari wax garad ahayd cadawgaagu way lahaa maantana war moog tagay taageeraan nii hayaa noolaada

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 роки тому +4

    reallay song wlhi never tired
    ❤❤❤🌻

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 5 років тому +7

    Qabyaladiistow dalkii yaa umaqan inta qabyalada qiimeso 😭😭❤🇸🇴 plz naga dhafa wllayal

  • @boqorkabeelweyntagarxajis6803
    @boqorkabeelweyntagarxajis6803 7 років тому +16

    14 October waa maalin qalbigena ka go doonin intaaa noolnahay wlhi wlhi 😭😭 14/10/2017

  • @naimomoalim2748
    @naimomoalim2748 3 роки тому +2

    Ninkii Zamiyy Heestan wariye Cawil daahir Salaad allh U Naxariisto Wllhi waa iska Qiirodaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💪💪💪💪💪

  • @asairmohamed8925
    @asairmohamed8925 4 роки тому +2

    Wariye cawil daahir salaad allow kuu naxariiso wuxu ahaa ninkii erayada sameya😢😢😢😢😢

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 років тому +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ax ax heestaaaaan markan arkaba wan ka naxaa
    Heesahaaaaan barlamanka iyo siyaasinta iyo maamul gobaledyada lama tuso miya waa sualle ball in ay wax yar oo qiiro ah galaaan 😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Calankaygow cid ku maqan majiro ilaaa cid ku ciileyso moyeee 😭😭😭😭🇸🇴😭🇸🇴😭

  • @ibrahimawais4297
    @ibrahimawais4297 8 років тому +13

    wow I'm still listing to the song

    • @ahmedqaadi5232
      @ahmedqaadi5232 6 років тому +1

      Gayga somalilanf

    • @abdishakurali8774
      @abdishakurali8774 6 років тому

      Ibrahim Awais kjjn7e
      jee3je
      w
      jje
      jeekenwcwpgw.tqg.bfghu t yjgo9
      qdap009ö0 0jp tyhjj

  • @mursibwoi9638
    @mursibwoi9638 8 років тому +8

    allow dhalkena nabaad noga dhig

  • @KM_963
    @KM_963 3 роки тому +2

    😭😭♥️allow walaalkeen jooqle caafimaad taama sii

  • @Samiirceshqi8
    @Samiirceshqi8 Місяць тому

    I got emotional when i hear this lyrics 😢😢

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 3 роки тому +1

    Alow somaali qabyaladan dilootay kasaar aan cidna mahadin iyo dalimntan adeegsada alow ducada iga aqbal waa bil barakaysane👍👍👍

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 7 років тому +3

    Waa hees qiimo badan oo meelo badan tusaalaynaysa ilaahow dalka noo soo celi

  • @cabdullahimire170
    @cabdullahimire170 Рік тому

    Allaha unaxariisto wariye cawali daahir salaad meel ii dhow baa lagu dilaye waan xasuustaa maalintaas, anigana dhaawac yar baa iga soo gaaray. I bad day wllhi.😢😢😢😢

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 роки тому +1

    Heestaan Xaqiiqda Bay Ka Hadasha🇸🇴❤😢

  • @umusaidchannel
    @umusaidchannel 8 років тому +4

    Waa yaab gabadha xudunteedaad fiirsanaysaan alle kaliyey dambiga ka gashay.allaana xisaabin marka Kan dhiiga islaamka cunaya yaa cafinaya waa xaq bini aadame iyo xaqa la duudsinayo allaha xaqa nawada tuso

    • @Lovely1432Way
      @Lovely1432Way 3 роки тому

      Dumarka ayey ku garan yihiin nabigiina scw hadith aan ka Maqlay dad aan ku kalsoonahay waxey aheen in culumo caan naarta hogasmin doonto maalinta qiyaamo

  • @darwiishyare4967
    @darwiishyare4967 5 років тому

    Alle Swt ha u naxariisto abwaankii weriyihii wadaniga ahaa Cawil Daahir Salaad
    Ee heestan sameeyey Cadaw ma naxayaala dilay naarta kuwaara ilahay idankiise.

  • @khairecadde6262
    @khairecadde6262 4 роки тому

    Alle ha u Naxariisto Cawil dahir salaad allow janadaada geey aamiin

  • @abdikafimohamudahmed2133
    @abdikafimohamudahmed2133 3 роки тому +1

    🇸🇴👋Calankuna walwalac lahaa
    Wadajirkiyo midnimadi warba galaye ma ogtihin 😢

  • @halacabdi8771
    @halacabdi8771 6 років тому +1

    heestan anoo adiis ababa jooga oo dhagaysanaaya ayaa laygu xidhay Somalia great again

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 8 років тому +4

    Allah ayaa Dadka xukuma. Allah ayaana u maqan

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 роки тому +1

    I remember listening this song 2016 in jowhar

  • @sawjatulcabdifatax4419
    @sawjatulcabdifatax4419 5 років тому +2

    Allow dalkeena nabad inoogayeel yaarabi😭😭😭😭😭😭

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 3 місяці тому

    Waxaan daawanaya 2024
    Dalkeygoo wacnaadoo qaranimadu waartoo wali waa halkeedii
    Heesaha wadaniga ah waa igaga duwanyihiin kuwa kale🫡 Wadani unbaa laga helaa meelahan oo kale allha cafio abwaan fanaan jooqle shire jaamac allha unaxristo abwaanka wuu dhintaye😢

  • @nasrofarah8216
    @nasrofarah8216 4 місяці тому

    Still listening 2024😢ilaahow dalka no hagaaji

  • @Quran.allkarem
    @Quran.allkarem 5 років тому

    War waqooyi Ayan filaya Dhamantod alle hayna siiyo dawlad somaliyed from somaliland

  • @HoncabdallaabdifaarahHon
    @HoncabdallaabdifaarahHon 3 місяці тому

    Juqle best singer

  • @CADXY
    @CADXY Рік тому

    Fanan xusein Shire iyo kalatun bacadlo my Favorites

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 5 років тому +1

    Awil Dahir Allah u Naxariisto

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud3175 7 років тому +12

    afkiina caano lagu qabay qaylodhan waaan ilmeeyaa markan dhagaysto hestan war ya Somali ah hah hah hah

  • @sadiahussien5569
    @sadiahussien5569 6 років тому

    Horta aniga dowlad fiican kuma soo gaarin siyaad bare Allh u naxariista inshallah allow somaali mideeya

  • @kabtanbidhaan1083
    @kabtanbidhaan1083 Рік тому +1

    Waaaw

  • @hashimduale9456
    @hashimduale9456 5 років тому

    Hala ha unaxariisto cawil daahir 2020

  • @umusaidchannel
    @umusaidchannel 8 років тому +3

    Madaxwene xasan asagaa soomaaluya masuul ka ahe ha bad baadiyo shacabka gaal kacyo ku dhamaanaya markaasaa la ogaanayaa masuuliyadiisa kuna kalsoonaan karnaaye

  • @zahrizmaapaz4664
    @zahrizmaapaz4664 4 роки тому

    maasha allh

  • @xamdiaadan3979
    @xamdiaadan3979 4 роки тому +1

    😭😭😭😭😭😭 heestan marka maqalo ax xanuunka somaliya baa dareema

  • @kayteofficial8445
    @kayteofficial8445 6 років тому

    Who is watching on 18-7-2018.
    Guuul somalia💪💪💪💪💟💟💟👈.
    Allaw daayinoow jooqle caafimaad degdeg ah sii yaarabbi we love you nin qaran👍👍👍👍👍.

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Рік тому +1

    Ax ax waan ooyaa Soomaali oo dhan oo midowdaa jecllaan lahaa .

  • @Ayaamaha13
    @Ayaamaha13 11 місяців тому

    Ax War yaa soomaaliya

  • @hadaltirohadaltiro2761
    @hadaltirohadaltiro2761 2 роки тому

    😭😭😭 dalkaygii
    Nabad warta ban ilahay ugabaray

  • @alabaasomar8931
    @alabaasomar8931 7 років тому +2

    somali guul

  • @duranshire409
    @duranshire409 6 років тому

    qofkii damiir leh wax waad u sheegteen...qofkii somali ah wax waad u sheegteen....tuug iyo argagixiso waad tusteen qofkii maangaab ah....cabdi shire , iyo jooqle wadniyiin dhaartay....ilaahow idin dhowr

  • @supersonicgames3561
    @supersonicgames3561 6 років тому

    Allow nabad nogadhi yaa rabi

  • @kkkmm3534
    @kkkmm3534 Рік тому

    i am still listing 2022🙄

  • @libandahir8735
    @libandahir8735 8 років тому +1

    waa hes wadaniya

  • @somalilandiyomanta4885
    @somalilandiyomanta4885 7 років тому +4

    arreyadii farmaafo iyo laxankii sengub fanaankii way ka ahaa

  • @user-xn3vr3cw6p
    @user-xn3vr3cw6p 6 років тому

    Qiiro leh waaye walaahi

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 роки тому

    Ax😭😭😭 cawil dahir salad Allh yarxam
    Wariye rug cadaa ah ayuu ahaa iyo wadani dhab ah

  • @yasminehusin6763
    @yasminehusin6763 6 років тому +1

    Walee waa musiibo qaran kuwa heesayo ayeeba ka muuqataa in eey musiibo qaran jirto waaxaa la xiranyahay dirac qafiif oo rujubeetada iyo naaski ayaa muuqda walee waa musiibo qaran soomaali beeynu eheen umad islaam oo asturan oo dhaqan Wanaagsan beynu eheen hadana hooyo soomaali oo qaawan baa cadoowga u hanjabeeso cadoowga maanta haduu dhaho heesaha eey soomaalidu iigu hanjabeen hala ii shido walaahi wuuba ku indho duugsan oo askartiisa iintuu raaco buu soomaaliya naago u doonan xabada hanjabeeyso laftirkeeda buu raadin waayo nin rag oo astura baa la waayay yaa ka dhicin askariga

    • @abdulahiafey8076
      @abdulahiafey8076 6 років тому

      Adigana yaakhey saa wax ha u fiirin wlaashay

  • @AbdisalamShikh
    @AbdisalamShikh 7 днів тому

    5/8/2024😢

  • @somalilandiyomanta4885
    @somalilandiyomanta4885 7 років тому +3

    wixi dhiig lahow kiina angello

  • @nashimohamed7717
    @nashimohamed7717 7 років тому

    Maantuunbay ugu aayo xunthy somaliya

  • @jiirsala6884
    @jiirsala6884 3 роки тому

    Nice video

  • @rosihelbor1416
    @rosihelbor1416 8 років тому +2

    iinigaa ayaa somali ah ee madaweynee kaligii waa magaban karayee ee cawiyaa somalidaa magaladaa jogtaa misee hessi waa uma gabaneysee

  • @yaasmiincabdi
    @yaasmiincabdi 4 місяці тому

    Ax allahayow dadkeyna qabil kasar😢

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 5 років тому

    Wxa dalkena ka har san la,tahay waa kuwa hda qaraxa nagu la,yey bal yaa tihiin uma malenayo ina Somali tihiin diintena wacana iska dhaf warkeda ina heesatan uma malenayo yaa tihiin alshabab ila hda wn idin la yaa banahy mxa dadka Muslimka ah uleysene dalkuu ugubesan bal isheega wx naxariis la dhaho idin kuma jiro galo ban la dirirenah baa ledihiin Muslimkii baa eber ka dhigtan waa ino akhiiro insha allah allaha dalkena nabad hanoga dhigo amiin 😥🇸🇴❤

  • @daalnuurshe4046
    @daalnuurshe4046 8 років тому +2

    Damjadiid & Al shabaab

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 2 роки тому

      Xasan sheekh maxamuud ❤ 🙏🏻 ♥ nin kii wax qabtaaa dib loo doortaa hello CBB 👋 🤣🤣🤣🏃

  • @AdamRashiid-ns7gg
    @AdamRashiid-ns7gg 4 місяці тому

    Abdi askari tup wijigiisa ma aragteen weli

  • @fahminasiib8675
    @fahminasiib8675 8 років тому +3

    su aal mudan in lawaydiiyo madaxda soomaliya

  • @abdiqanisaed5534
    @abdiqanisaed5534 7 років тому +2

    war yaa soomaliya. aamina dhool waa catowday

  • @rahmoalqadi4135
    @rahmoalqadi4135 4 роки тому

    Dalka maanta dawlad ayuu heystaa iyo madaxweyne dalkiisa jecel

  • @xasanxasan2295
    @xasanxasan2295 2 роки тому

    SaaS waaye waryaa Dallka umaqan illaaheey ayaa umaqan wallayaal

  • @yuusufmaxamed9259
    @yuusufmaxamed9259 5 років тому

    Wllhi indhaheyga ilma ka celin waaye ilahow adaa noojede somali nbd nooga dhig

  • @xamdiaadan3979
    @xamdiaadan3979 4 роки тому

    Heees dareen wadata

  • @hafsoquruxo21
    @hafsoquruxo21 4 роки тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢2020

  • @samirosaed2714
    @samirosaed2714 7 років тому +12

    Heestan wn qidhoda kolkaan maqlo rntiii wxay taban wxylo yalo badan o muhima somalidu mxy wx wliba dhanka xumaha uga egtana hdi wnga dhnkisa ay wx wlba u Lexin la hayn wnu libani lahayn heestan wxay ku socta qof ksto duux iyo damiiidh Somaliyeed ku jidho dalkana ciidan inaga ahayni uma maqnaa
    Xumantediyo samantedaba
    Waaar hoooooy
    Somaliya Somali ba leeeh

    • @kadarciise7259
      @kadarciise7259 6 років тому

      waaaaaaa run wlhi zxp qliiiiiiiiii mhd snd""""""""""""""""""""""""""""

  • @user-ds6dv4pq7y
    @user-ds6dv4pq7y 29 днів тому

    CADAWGI AYAA BADDI NAGU HAYSTO!!!

  • @siciidcawil710
    @siciidcawil710 4 місяці тому

    Dawlad hawiye qabiilbay ku dhisante kuma dhisna qarannimo

  • @abdiwakiilmaxamed7817
    @abdiwakiilmaxamed7817 6 років тому

    nice

  • @ayuuubshugri3051
    @ayuuubshugri3051 5 років тому

    somali madhama nin

  • @s24soomaalitv
    @s24soomaalitv 6 років тому

    koox ankufaano
    axsan cod wadaniin
    guulaysta

  • @halacabdi8771
    @halacabdi8771 6 років тому

    heestan waxaan dhagaysan Mar aan adiis ababa joogay

  • @ilovesomali6389
    @ilovesomali6389 7 років тому +2

    wr yaa Somali ah

  • @jeexjacaylfilms6330
    @jeexjacaylfilms6330 3 роки тому

    Baalaayo waydiiii

  • @ilovesomali6389
    @ilovesomali6389 6 років тому

    Yaa ila dhageysanaya march 24/3/2018

  • @user-ds6dv4pq7y
    @user-ds6dv4pq7y 29 днів тому

    CAWIL ILAHOW KUU NAXARIISTO, BADDI, WARBAA GALAY, ETHIOPIA NAGU HEYSATO

  • @abdirahmanow
    @abdirahmanow 8 років тому +2

    Jawaabtu waa tan:
    pbs.twimg.com/media/CWmj4H5WUAAvC10.jpg

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  8 років тому +1

      +abdirahmanow ...
      Madaxweye Xassan Sheekh Jawabtiisa ..
      ua-cam.com/video/-BZZ-E27ULg/v-deo.html

  • @maxedcumar466
    @maxedcumar466 6 років тому +1

    Soomaali hanoolaato❤

  • @hanadmohamed8299
    @hanadmohamed8299 8 років тому +1

    waa hees cajab ah

    • @qanciyeshsk8678
      @qanciyeshsk8678 2 роки тому

      m.a ale halidin xafido koxda qeyla dhan wan lidin wataa

  • @najaxinajiinow5390
    @najaxinajiinow5390 6 років тому

    2018 sow xalku iibinta 4 dakadood cawil Dahir salad saxafi somali nolow 😂😂😂

  • @abdirahmanow
    @abdirahmanow 8 років тому +1

    Su'aashaas weydiiya MADAXWEYNE Xasan iyo BAARLAAMKA. Mise weynu ka quusannay?

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  8 років тому

      +abdirahmanow Madaxweye Xassan Sheekh Jawabtiisa ..
      ua-cam.com/video/-BZZ-E27ULg/v-deo.html

  • @hadiyachanal2206
    @hadiyachanal2206 2 роки тому

    Waryaa soomaliya

  • @YusufAbdullahu
    @YusufAbdullahu Місяць тому

    2024/7/7

  • @nawaalqalbinura6316
    @nawaalqalbinura6316 8 років тому +1

    yac Alla nomaqan