Hhhh masha Allah waa tartan qururux badan lkin wax yar o feker Ah Ayaan idinku darsanaa waxaa jiro dad masaakiin ah o aan heysan wax ey cunaan e hala so xasuusto dadka Abaaraha kaso bad baaday e tabaaleysan o jooga kaamamka qaxootiga agagaaradiina wax ku sadaqesta insha Allah barnaamijkan ma xuma waa qurux badan yahay waa madadaalo fican lkin waxaan idinku darsaday Aragtideyda qasabna maaha mahadsanidiin Afgoye media
inta soonka daawanoso 😤😪☺
Yeah hadan dawanoya cml
Asc
xabiibkena scw ku sali wll ha dhafiina
alle dartiisa kherka nagu tagera subscribe like dar alle nogu sara hanaga bakheliina jasakallah
CSW
waankugu taageeeray xaqa gambaleelkana waan furtey
Scwscwscw
Ahlu ceesh waaye Kuwani Subxanaka yaa cadiim
War ni nmanku hunguri waynaa
Waa uu hadli wayay hhhh
Yaas ok
.maansha allah
Inteey cuneen waa
Inta aan cuno 3bilood
Hhhhh oo cada
@@jamacabdullahi6183
Haa wlhiy cuno sidaa
Lo miyaa qofka waxucunayo
Kan barnamij ma ahaa waa dil 😢
Naftaa heysa kankalen
Afgoye kp going
Scw
Cadaalad daro ayaa ka muuqato meesha
Keep going 💪
Afgoy mediyasha afgoy ee
War raga hadilin subxanalaah waxaan yartan ma galo
Abdulahi badiyo maskiin waxaan raba inaa siiyo lacaag inte laga helaa
Baastadu waa bilaa suugo
Woooow
Haay kuwani waa halis
😳😳😳😳😳
War kuwan amteedkaba ka xidhan🤣🤣♥️
cadi mahana
Ha la qooyo
و الله ما شاء الله تبارك حلوه
Dadka cunto ficn ku tartaman siya baasto qalalan mxy thy
keep going
سلام عليكم
Xaqma ahan saan iska dhaaf
Tartan fiican baakadhacay
🥰
From xasan soya💖💖💖🇸🇴🇸🇴
Waraa ninka timaha dheer waa libaax
Hormar wcn
Nimanka hadilaacin
Hhhh masha Allah waa tartan qururux badan lkin wax yar o feker Ah Ayaan idinku darsanaa waxaa jiro dad masaakiin ah o aan heysan wax ey cunaan e hala so xasuusto dadka Abaaraha kaso bad baaday e tabaaleysan o jooga kaamamka qaxootiga agagaaradiina wax ku sadaqesta insha Allah barnaamijkan ma xuma waa qurux badan yahay waa madadaalo fican lkin waxaan idinku darsaday Aragtideyda qasabna maaha mahadsanidiin Afgoye media
Dhamanteyn waa codsi
Raar xamarigaani waan ka shakiyey waa nin reer shalanbood weeye wala yaqanaa ee ka.carar hadaba
waxay guusha raacday c/laahi waxana guuldareystay aayow
Wan kahelay ee keep going
Masha allha wallahi tartan aad uadag
Dadkan miyay dhiman yahiin rag waawayn oo cunto ku tartamaaya caqliga kofur waa kas wax igaga dar dadkan maasha allaah soo qoraaya
Adiga yakuwacay cidkagabahan malahan meshan
Kkķkkkk
Dhaqan. Xun waye waxaad samenesaan. Caqli ma jirooo. Wax. Caqli malaha
Ninkadambe guul
Ibraahim adiga ayaan ku baxaa diyaar matahay adiga ayaan ku bahanahay
Waxan Walba mala.samaynaa.caqligii.maxaa.kudhacay
Ma
Welcome ibraahin afgooye
Lkn sidan qalad waye ninkan cayow wow seygareyay guusha waa laga qatay sacada iyo seygareyay lawa waye pro cayow walaga badiyay barnamij runta kasheg pro
Bisanka
Waa sheeeko kale
Aduunka
Sxp wax baa lacunaa markaad rag wax cunaya aad lajoogtid
Aayoow maay kasheeni hadiis sidan asanmudaayne booto walaalshey
Ninka timaha badan caadimaha 😂😂😂
hooyom
waan kujelahay
ninka timaha badan balaayo waaye😜
Maahmaad ha qaldin fardan ma taqaanane fardo leysu hayo leysuma faansho
sobadi bro
Hasoomarnima idinkoo marti ah 🤣🤣🤣🤣
🤣🤣😂😂😂😂😂😂 Alla beerka😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Bismillaah xita ma dhihin subxaanallaah
بالعافيه عليكم
Sxp bariis kadhig waayo bastada walagadhargayaa
Keep going
Cudur adan qabin iskurid ufirso nabi maxamad waxuu kushego wa wax dani kugujirto cunada sadaxda farod kuqado marka lagudahaayo cafimadkaga ayaa lagushegayaa wadna xanun iyo balayo mandicirka kudaco ayaa laga daxlaa dadow isdaweeyaa
Keeb going afgoye
wll alle wax walba jeceshahay o niyadada ku jira alle haku sahlo mel fudud haka siyo 1ksubscribe igarsiya
War xalol weynaa ni manku hhhhhh
Mafirso karo son baihayo jaaaw
War daka haliyinia
Masha alaah Afgoi media show
Kkkkkkk
wa salama reer afgooye kuli
M.a
Saxiiba waa lagabadiya
Macaan badanaa baastadaa moos iyo basbaas waan u xiisey wlhi
Wlhi qusal maiguhirin
Tartanka Anigaa diyaar u ah Haligu Daro
Dadka ma casheynayeen mise inee dhameyaan saxanka basto maheno
Marba qafka kale haduu is dhiibey Waa laga raayey
Fardo lesku haayo leeskuma faansho waaye
hormar wcn
Digsiga soo hoola waa boojo kan dheer calooshiis u shaqayste waaye C/laahi aya guulaystahay
Waxa ficneed inad Somali iyo ingiris labadaba ku qorto adunka dhana kudawan laha hada kadib sas same
Ayoow walagabadiyay waa haday dacad jirto sewaye ayoow waa isdhiibay
Baastada waykala yartahay
Mshaa allah keep going bro like iyo wax kabadan waa uqalantaaa
waaaaaw lkn ayoow wa laga raayay
Alabta timaha Badan BisBaska Biyo cml ayuba ucaboyaye😁
Mashalla
Ninka basbaaska cabaayo
Nidaamkaasi ma fiicna waa in uu ku shubtaaa gacanta kaga shubtaa koobka
Hindi
English dictionary grade7-8 the
That's not fair ninka timaha jilicsan baa guuleystey Barbar dhac maaha
Bisinka xitaa ma qabsanayaan Acuudubillah
Kkkkkkkk
Masha,allah
BAASTO KHALIYA MIYAA
HILIBKII AAWAY QUDAARTII AAWAY, SUUGADII AAWAY
Xaraabo
Wadkabaxsatay dondonis gul
Maska
252619240555
Kan dheerka wuu cabsaday😰
walee maalinka aaqiro waa laydin waydiin cuntadaan aad sida xun yeelaysiin rag waawayn aan xishoonen dad baahan baa jira aan hysan
Bababaay
Www
Kkkkkkk afgooye
😂😂😂😂 hhhh
Mitka tima jilica Geed maakasofurten😄😄😄😄🤣🤣🤣🤣
afgoi media show
Kkkk