SIIRO 105 | Duulaankii Mu'tah (غزوة مؤتة) Q.2aad | Iska Hor imaadkii Ciidamada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 18

  • @idmanhaji79
    @idmanhaji79 2 роки тому +11


    Kitaab aan bilooyin ka hor akhrinayay baan ku arkay gabaygan uu tiriyay Cabdulaahi binu Rawaaxa Rc , waxanan jeclaystay inaan idinla wadaago:-
    يانفس إلا تقتلي تموتي 💢 هذا حمام الموت قد صليت
    وما تمنيت فقد أعطيت 💢 إن تفعلي فعلهما هديت 🔥🔥
    Dhuuman mayside nafyahay , dhimasho waa dow e
    Dhulkii geeridaad ku timid , oon cidina dhaafayne
    Dhab waa inaad heshaa abid , waxaad dhur sugtaaye
    Ku dhaqaaq waxay faleen dhiggaa , waana lagu dhawri.

  • @mohamedabdiaziz4293
    @mohamedabdiaziz4293 2 роки тому +3

    Illaahow adaa na waafajiyey siirada alx

  • @ahmednurusman5791
    @ahmednurusman5791 2 роки тому +1

    Jasakallah khayre shp

  • @shdayibmaxamed2712
    @shdayibmaxamed2712 2 роки тому +1

    Jawaabtii hore waa caas binu hishaam binu muqiirah

  • @mohameddeeq5514
    @mohameddeeq5514 2 роки тому

    Mashaa ALLAAH wll

  • @naabayaal5289
    @naabayaal5289 2 роки тому +1

    asaxaabigan waxan umalaynayaa inuu ka midyahay inamadii yaryaraa ee dilay abu jahal

  • @abdirizaakabdikaadir5380
    @abdirizaakabdikaadir5380 2 роки тому +3

    JawaapTa Hdan isku Dayo Waa
    Zaid ibnu Arqam Wuxuu Ka mid Ahaa Waqtigii Dagalka UXUD Dhalin yartii Yareed oo Rasulku (SCW) Udiidy inay Ka Qayb Qaatan DagalkA UXUD. Oo Waxay Ahayeen Kuwo Ka Yar Da Da 15 Sano
    #Abuu Lahap Nikii Booskisi Dagaalki Badar Uu Galiyay Wxuu Ahaa CAAS IBNU HAASHIM

  • @waa_tacab_noloshu
    @waa_tacab_noloshu 2 роки тому

    Hadalka dadqjinta kadaa wayhee

  • @adah1804
    @adah1804 2 роки тому

    Asc

  • @zkicis6105
    @zkicis6105 2 роки тому

    Hye waqtiga inyar kudar 3omin 🤣🤣

  • @shdayibmaxamed2712
    @shdayibmaxamed2712 2 роки тому

    عاص ابن هشام اب مغيرة بعث مكان ابي لهب

  • @Ujeedo-012
    @Ujeedo-012 2 роки тому +1

    Wll nagusoobiir onasoobooqo subscribe noosaarna mahadsanid