Dumarkii Caalamka O kulmay & Caalamkii O wali Somalida la yaaban & Wasiirkii O ku Faanaaya wixii dha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 76

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  День тому +5

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @NaimaMoha-x1h
      @NaimaMoha-x1h 20 годин тому

      Asc

    • @aminaahmed6023
      @aminaahmed6023 4 години тому

      Sheekhow lama waayin dad u qalma 4.5 ka ee dadna qabiil baa lagu keenaa dadna dadka u liita baa qabiil walba laga keenaa iyadoo la eegayo yaa yes man ah oo war kusoo celin karin oo fakar lahayn oo wax walba kaa yeeli kara. Basically dameer dadnimo iyo mid cilmi iyo mid diini ba lahayn. Markaa waa reer ba'ow yaa ku leh. Which is very sad! 😢😢😢

  • @Junanilll
    @Junanilll 9 годин тому

    Xassan sheikh illahay hanadhafiya maalinkasta ceeb iyo duleeysi umajoogi karnee. Walahi waa yaab!!!!

  • @User2-y6u
    @User2-y6u День тому +2

    Somali Xasan oo damiin siyaasadeed ah baa kuwa ka lita soo xulanaya

  • @groep8lolgroep824
    @groep8lolgroep824 День тому +5

    😭😭😭🥱Ileen ceeb looma dhinto waxani way na ceebeeyeen waxan dowlad lama dhihi karo yaa rabbi Ilaahay meel xun idin gee🙈

    • @abdiosman1308
      @abdiosman1308 2 години тому

      KKKK Eeg ninka Ra’iisal wasaaraha lagu sheegayo.

  • @NuraOmer-ek9zm
    @NuraOmer-ek9zm 22 години тому +1

    Sheikhow illahey hana soo aruuriyo wallhi

  • @queenhappy-fe3vt
    @queenhappy-fe3vt День тому +1

    istaaq furulaah alow na astur aakhiro iyo aduuun

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 10 годин тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @ubah-tb5wl
    @ubah-tb5wl 23 години тому +1

    Subhana Allah Somali hadaan nahay waan jirinahay Illow Nadaawee. goormee cafimaad elaynaa?

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 11 годин тому

    Xasan Sh waa ceebtii Soomaaliya loosoo diray

  • @abdikarimg.427
    @abdikarimg.427 21 годину тому

    Shekhu waxa u ka hadlayaa waa run. Lkn in waa amanadi o ladayacey waayo qofku meel Anu uqalmin ayaan lo dhibbayaa waa calamdaha sacada siba u Nabigu ino shegey.

  • @amunsheikhabdi6703
    @amunsheikhabdi6703 9 годин тому

    Waa kalsooni daro iyo kala tafaraaruq 😢😢😢

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 11 годин тому

    Xasan Sh Qabyaaladii oo qofa weeyeh Jaahil Qabiilkiisa ah buu meel walba geeyay intuu suud xirta yiri Alloow ceeb astur

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 19 годин тому +1

    Ururka haweenka oo Nin xukumo 😅😂 waa cajiib Shirka waxaa laga hadlayay dhibaatada umul raaca.Arintaas mayna ku fiicnayn ruux dumara inuu ka hadlo.

  • @aynubeerofalanochanal7913
    @aynubeerofalanochanal7913 22 години тому

    Xitaa maa wasiirkucigeen haween looga dhigo si ay iyadu shirarkz dumarka ugu qaybgasho

  • @NimoAbdirahman-f3l
    @NimoAbdirahman-f3l 23 години тому +1

    Akhas uf

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 3 години тому

    Reer koonfuured waa xoolo waxan ma fahamsano

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 19 годин тому

    Waad ogtahay Illaahay hayna waa ogyahay inuu Madaxwaynaha Somaaliya musuq musuqay

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 День тому

    Somaali dhuuntay kahadshaa sharaf maqoraan iyo haybad. Waa u ducaynaynaa aduunkay nagubahdileen

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN 10 годин тому

    Wa wareer😂

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 23 години тому

    Ayagaa sharaftooda ku ciyaaray xishoodba adaa sheega

  • @The-informed
    @The-informed 12 годин тому

    Xassan iyo kooxdisa maxan cunaa sumcadi sharafki Somalia meelbey uga dhacen waxan dowlad lama oronkaro

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 23 години тому

    Madaxdeena malaha wax baa ka si ah wax walba waa la caadi😢

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 16 годин тому

    Inaalillaah 😅

  • @sirkaal
    @sirkaal 16 годин тому

    Sheikh, wallahi it's really messed up. I used to dream about giving back to my country, you know? Young, recently acquired my master, but earned enough working with my Batchelors, it was a exciting dream going back to Somalia work for the government and make a difference. Unfortunately, after so many unsuccessful attempts since 2016, I just gave up on it. It's like I don't even belong to the country. There are so many like me, who are educated and have advanced degrees, and would be more than happy to bring their skills back home, but unless you're from the "right" qabiil, your knowledge and skills don't mean a thing. You're basically nothing. Some guy, who probably didn't finish 8th grade, with zero knowledge on the subject matter, with no experience, and no skills, but from the "right" qabiil gets the job instead. We are here, but we are heart broken and given up on that dream of making difference for our country and people. Personally, i don't beleive i have a country.

  • @HasanAbdukadir
    @HasanAbdukadir 2 години тому

    Adiga hada ayaad layaaban tahay aniga waxaa kafikirayaa 2050 nooca aan noqon doono

  • @shuriye2377
    @shuriye2377 10 годин тому

    Qoooom soo socdaa ayan horedhac unahay, sida ka arkeeno H.E Hassan Sh Maxamud😂

  • @maxamednadiir753
    @maxamednadiir753 22 години тому +1

    Xasan koxdiisa lacagbaa udaran😂😂

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 11 годин тому

    Xasan Sh Qabiilkiisa meel geli uun buu is leeyahay Naag iyo nin ma Kala ee gayo meel ku cufee uuun buu la cali yahay

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh 21 годину тому

    Ceeb kaliya laguma eken karo wlh waa ceeb ceeb lagu dare aana loo meel dayin walibo😫

  • @AbduladifAhmedaskar
    @AbduladifAhmedaskar 4 години тому

    Sc , kadib waxan ku Soo jeedin laha inaaden somaliya ku mashquulkn waayo , ceebaha ayleedahey waxa ka fiican intii aad noo sheegi Laheyd inaad qariso oo aanad Soo badhin taasi ayaan kulla Tali laha

  • @marianali6233
    @marianali6233 День тому +1

    😂😂😂ceeb Allah asturo

  • @FardowsaAden-n1j
    @FardowsaAden-n1j День тому

    Asc shiikhow dadkani dowlad ma taqaana ee waxay yaqaniin tugsiI indho adadayg jaahinimo caqli la aan waali ah iyo xaasidnimo bal intaas maxaa ka dhalan kara

  • @napewaPatrick-d8t
    @napewaPatrick-d8t 21 годину тому

    Sh Mohammad keep telling them
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h День тому

    4.5 ayuu meesha ku tagey...ee ninka maxaad ka rabtaa

  • @zuhuura6219
    @zuhuura6219 День тому

    Wlhi wad saxan tahay sheikhow allah ka rali noqde lkn dadka madaxda no ah sharafdena iyo ayaka xita sharaftoda kamaba fikiran wayo kista yar e lalushka ah ayey nagu iibsaden tedakle dhalinyaro aqon yahano ah wey no buuxan lkn qabiil iyo qurun aya sababtay mel kasta sharafta wadankena ayay ku bahdilan ayako iska dhigayo iney namatalan😢

  • @Africaunite27
    @Africaunite27 23 години тому +1

    Anything for the paper $ . Don’t Wonder Why the country is not moving. Every one in the government bank is moving up .

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 12 годин тому

    Sheekh xasan sheekh email udir uga waani arinkaas, xasan ma rabo nin aqoon leh

  • @h0p3l3ss6
    @h0p3l3ss6 3 години тому

    Soomaali inyar mooyee inta badani maxishoodaan,saaxiibad ma ka helay odaygu

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 4 години тому

    Waxay kufaanayaan in qoomoluudka ay mamnuuc ka ahayn dawlada somaali

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh 21 годину тому

    Haduu is qeydiin laahy damiirtiisa solaaban lehed wuna is daremi lahay isaga iyo kuwa kale qaasatan isaga xilkas kumagacaaban tabarti muuba kusii faanaya wale ceeb looma dhinto🤔🤔

  • @naimaomar-rq1po
    @naimaomar-rq1po Годину тому

    Waxaan u baahanahay dhaqtar na daaweeya dhaqtarka na daaweynkarana oo keliya waa runta oon isku sheegno jidka saxa ahna aan raadino oon raacno hadii kale tabtaas aanu ahaneynaa waaye

  • @ALI14p
    @ALI14p 23 години тому

    Shekhow xeebtan ad joogto waa nasdis xeebta somali wa wasaq waxan arkay xeebta xamar weyne ee geel laaq waxa wasaq dhex yaalo waad yaabi donta

  • @jubalandmedia6804
    @jubalandmedia6804 21 годину тому

    Shiikh 4.5 waxaa ka daran nin jeclaysi tusaale madaxweynaha zaxibkis lasoo jabay xiligii olalaha wuxu udhiibayaa booska uu jecel yahaya 😅😅😅😅

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 23 години тому

    Kkk

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 19 годин тому

    😅😅😅😅😅 raga soomaalidu ma naago doonbaa dumar iy diraan mayey waayeen😮😮😮😮

  • @BarlaHashi
    @BarlaHashi День тому

    Markeey nimanka dirayeen maxeey dirac baacweynaa ugu sii galin waayeen waxan waa bahdilaad subxaanallaah maxaadse ula yaabi ma iloowdeen Olympic team markey direen gabar buluq buluq leh taa haday dunidu ilowday tana dee midkaloo nagu dhacday 😂😂😂😂😂

  • @KhadraAbdalla-ze4vl
    @KhadraAbdalla-ze4vl 23 години тому

    Waxaad ka hadashey aawey gabadhii la tartantey Khadija Diriye AUN gabadha waxey kula tartantey xildhibaan nimo ee wasiir raysal wasaarahaa soo doorto. Laakiin sax miyaa iney xildhibaanada wasaaradana ka noqdaan wasiiro taas kasoo hadal.

  • @dahirali5436
    @dahirali5436 День тому

    😂😂😂😂😂 alow sahal umuuraha cajiib cajiib cajiib kkkkk!!!!

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 11 годин тому

    Aryan beesa ma helaa I geli meeshaad rabto

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 2 години тому

    Waxay ku tusaysaa Villa Somalia dadka fadhiyaa waxay yihiin. They shouldn’t be there!

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 День тому

    War maxaad isaga dhafi weysen odayasha 😂

  • @amalabdi2011
    @amalabdi2011 День тому

    Raga soomayed qaar dumar ah ba jira 😂

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 16 годин тому

    😂😂🤣🥺

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 23 години тому

    Ceeb waxaa loo qaadan karaa iney yihiin nimanka isbedelay!!!!. Ma xishoodaan miyaa markey dhex galaan naaga badan iyagoo isku sheegaayo iney yihiin niman !!!.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 4 години тому

    Ragaan amay qoomo luud yahay

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet День тому +1

    Subxaanallah indha adag iyo jaahil nimay isku dar sadeen dadka hadii aqoontoda lagu shaqalaysiin lahaa aduunka waa wax laqayb san laheen laakiin waxay noo arkan clowns 🤡

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc День тому

    Ar siyasi waxan u ayaan qof diploma digri ama ugu yaraan luqadisa Hal iyo laba dherada yaqan lkn umi luqadisa moye waxkale aqanin xata afminshaar ehenbeshisodirata kucebeysan

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 23 години тому

    😂😂

  • @kulmiyebare8
    @kulmiyebare8 День тому

    In short that's lack of education
    Shame on them

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 19 годин тому

    Kkkkkkk

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 19 годин тому

    Kkkkkkkk

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh 21 годину тому

    Ceebtas kasokow isaga laftiisa marku is arkay inu dumar kaliya kudhaxjiro intaana mel kale lagaarin iakuma xishon miyaa oo islama yaabin miya oo isma weydiin miya boskaan boskaga ma ehen wad soqaldantaye bal sidan kugu dhacdaye wax kabadal markad wadanki kulaabato intasso su,aala

  • @mahadilkacase6323
    @mahadilkacase6323 8 годин тому

    Waa sax waayo dumarka reer galbeedku u yeerayaan maxay dunida islaamka ku yihiin?
    Waxa loo buunbuuninayo waa dulleynta dumarka islaamka
    Ee adigu mawaxaad doonaysaa haweenkii noosoo xambaari jiray jandarka iyo maqnuudnimada reer gabeedku nala doonayaan?

  • @MohamedAbdiMohamed-x6p
    @MohamedAbdiMohamed-x6p 7 годин тому

    Ninyahow maxay tahay 2ba wajinimadada ilahay ka baq waxa u olo oleyna in Dumar xil lo dhiibo wale ima gaadid

  • @SebrinaAden
    @SebrinaAden День тому

    Damiirki iyo xishoodki katagay!!! Midakale naga somaliyeed qabilka iyo buraanburka wayaqanane iyo dagalka maxeey uaadi wayeen waxubaran wayeen ayaga?!!

  • @ubah-tb5wl
    @ubah-tb5wl 23 години тому

    LOL qosalgariir

  • @rorobano6907
    @rorobano6907 День тому

    Sooomali ayaan ka dhashey mana qoslin Waa been 😂😂😂😂

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 17 годин тому

    Somalia needs proffessional dears. Qarabation is the cause of national disorder. After sending Nasra Abukar the untrained slowest runner in the book of genius world record?🙉Shame! Shame! We didn't learn a lesson. Meaning when ppl are talking abt the east, somalia is talking abt the west. However Hassan sheikh is Somalia🛢️ digging oil. Where are your proffessionals? Pl🙏🏼send professional ppl to represent Somalia's Interst in the world.
    Get ride of qabiil politics 🙏🏼now unite the ppl.

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh 21 годину тому

    Ceebtas kasokow isaga laftiisa marku is arkay inu dumar kaliya kudhaxjiro intaana mel kale lagaarin iakuma xishon miyaa oo islama yaabin miya oo isma weydiin miya boskaan boskaga ma ehen wad soqaldantaye bal sidan kugu dhacdaye wax kabadal markad wadanki kulaabato intasso su,aala