Xussen Oo keenay Cadaan bartay Af-Somaliga oo diinta Gaalada ku dhex faafinaya Umada islamka Yaab

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 44

  • @AlhamdulillAh-247
    @AlhamdulillAh-247 Годину тому +1

    SubhanAllah wllheylillAhi Dar Alle ayaan idin jecelahee qofwaliboo ka tasho wadamada gaalada waayo mardhow Diin la aan baaba u soo badan doonto oo qaabka ay u socdaan ayaa ahba qofka naftiisa in uu ka dambeeyo oo ay hagto wllheylillAhi ha laha haajiro markii ay wax barashodu inoo dhamaato ama markaan lagac inagu filan oo safar aan ku geli karno helno waano nagaansho Kuma haboono wadan adan isku Diin aheyn waayo si waliba tooda lee u dan ah ay rabaan in ay fuliyaan jizakumullAh kheyr ❤

  • @Khled832
    @Khled832 2 години тому +6

    Xuseen Shaqo Muhiim ah Umadda Somaliyeed Uhaaya Alle Ajar Aaka Siiyo ❤❤

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 51 хвилина тому +1

    Yaa rabbi naga badbaadi anaga iyo ubadkayaga sharks gaalada, insha allah 🤲🤲

  • @Umo580
    @Umo580 2 години тому +2

    MAANSHALA XUSEEN JIR O JOOG

  • @chefimsa
    @chefimsa Годину тому +2

    Subxaanallah ilaahow gaalada shartooda nagaqabo

  • @xyzabc6626
    @xyzabc6626 2 години тому +2

    Walaahi gaalada si ayna noogu soo dhuumanaynin majirto. Ninyahow ilaahay muxuu noo Dhabi dhigay dadkaan ay diinteena noogu qoonsanayaan.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Годину тому +1

    Xuseeen jaamac guulayso

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Годину тому +2

    Naagaha Soomaalida iska ilaaliya waayo iyagaa dulmi oodhan xayeesinaya, ragguna dalkii ayey bi'iyeen.

  • @herosommedia0088
    @herosommedia0088 Годину тому +3

    Evangelism waa faafinta ama gudbinta caqiido ama rumaysad gaar ah, oo badanaa ku saabsan diinta Kiristaanka. Ereyga "evangelism" wuxuu ka yimid erey Giriig ah oo la yiraahdo euangelion, kaas oo macnihiisu yahay “warka wanaagsan” ama “injiilka.” Markay tahay Kiristaanka, evangelism-ka wuxuu ka dhigan yahay gudbinta farriinta Ciise Masiix, iyadoo loogu talagalay in dadka lagu dhiirrigeliyo inay diintaas qaataan. Evangelism-ka waxaa loo sameeyaa siyaabo badan sida wacdi, wada sheekaysi, isticmaalka warbaahinta, iyo adeegyada bulshada.

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p Годину тому +1

    Subxana Allah

  • @Ammanaagalte_official
    @Ammanaagalte_official 2 години тому +1

    Wow❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Годину тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 Годину тому +1

    Weriye weyn ee baadhitaan ku sameyn waayey, shaqadii weriyenimada way ku fashilmeen. Weriyahaa yar ee baadhintaan kaa weyn baadhay waa weriye ku qaaliya ummadaha Somaliyeed. Waxa kale oo mahadsan weriyahan isna kala qaybqaaray faafinta xogta!!.
    Labadaa weriye ee war la'aanta kula shaqeeyana calaamad cas ha la saaro!!.

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 49 хвилин тому

    Caanaha geela halaga feejignaado yaan khamri iyo sun laynoogu darin soomaaliyeey😮

  • @BlackMan-o1e
    @BlackMan-o1e 2 години тому +1

    Haa heey hada shaqo fiican ayuu qabtay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Годину тому +1

    Waxaadan lahayn haddaad cunto diintana waa lagaa bedelin naagna waa lagaa dhigin, ilmahana waa lagaa qaadan waayo ilmaha ninka masruufa ayaa leh.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Годину тому +1

    Sxb waxaa la ogaadsy in Soomaaliya ay tahay albaabka qaaradda Afrika kolkaa cidkasta oo muraad kaleh Africa ama doonayso inay Africa boobto waxay ku qasbantahay inay albaabka yimaadaan, albaabkuna waa Soomaaliya. Juqraafiga barta nacallaa shaydaan kuyaale.

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 2 години тому +1

    Mahad sanid H. Jama.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Годину тому +1

    Waaba loo taryamayaa.

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 11 хвилин тому

    Hunguri meelxun buukaaridaa.
    Dayuusiintaa waay siibadanayaan.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Годину тому +1

    Soomaalidu waa sac hebed ah oo cidkasta u godlada. Nacallaa doqon iyo dsyuus kuyaal.

  • @SheikhdonElmi
    @SheikhdonElmi 15 хвилин тому

    ACW 1987 waxaan wada shaqeeyn jirnay GEEDI. Wuxuu ahaa NURSE . Wuxuu ka shaqeeyn jiray B/BURTE HOSPITAL. WUXUU KA SOCDAY KANIISAD LA YIRAAHDO EASTBROOK CHURCH. DIINTA WEEY FIDIN JIREEN. WEEY KU FASHILMEEN. WBT

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 44 хвилини тому

    Maya saas Ma’aha walaalkiis gaalo anagaa la’degan oo kaa’naqaan shirkada looma’soo dhexmarinee waa Agendahooda ayaa ahaa waxeeyna lacag ku’qaataan shaqadaas ineey ku’abuuraan gaaleysiinta shacabkaan kusoo badanaya mareykanka sida loo la’wareegi lahaa ciyaalkooda in 30 yrs gaalada waa shayaadiin agenda ayey mar walba u’heystaan Muslimiinta kuwaan Evangelica la’dhahana waa shayaadiin #1 kumaba sii jiraan waa kuwo wareega oo albaabada dadka ku’soo garaaca waraaqaha qeybiya oo ciyaalka raadsada madaalayaal ah oo isla’quman. AlLaahuma naj’jeynaa 🤲🏽🤲🏽🤲🏽 Aamiin yaaRabbi.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Годину тому +1

    In xoog laguu sheegto waxaa kaxun in maskaxda lagaaga ciyaaro.

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 55 хвилин тому

    Aduunyadan u neeceebahay meela siidana somalidaba haa teegina baan dheeha waayo waaba beel baaha diila

  • @MusdhafAxmad
    @MusdhafAxmad 2 години тому +1

    Xuseen waa nin sirdoon m.a ah
    Shaqo wacan

  • @munawarsame5038
    @munawarsame5038 Годину тому +1

    Ummadaha kale masaajidadooda ayaa shaqadaas qabta laakiin somalida wadaad isku sheegii lacag un aruursi ayuu ku jiraa ummada waxba Uma hayaan oo ilmihii masjidkii ma jeclaysinayaan oo waxyaalo soo jiidasho leh Uma samaynayaa Somali hormar iyo ilbaxnimo xalaal ah ma jeclo waxaan la yaabaa sababtu maxay tahay somalida waa in ay bartaan sida ummada wax loo baro oo caqliyan loo hormariyo gaaladan waa munaafaqiin somalida in tooda badan waa caqli ciyaal wax kama bartaan war umadihii carabta iyo Africa markii la gumaysanayey wixii lagu sameeyey ayaa hadda nagu socda oo ah in afkaaga la barto dhaqangaaga ,qabiilgaaga, dharkaaga la xirto waa in aad shakisaa oo iswaydiisaa ma'ha in aad ku faraxdo

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 26 хвилин тому

      Exactly!!! 👍🏽

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 17 хвилин тому

      Waxeey moodayaan wax’lugu farxo ineey tahey weey soo dhaweeysataan saxiibna weey’ka’dhigtaan 🤷🏽‍♀️ Waxeeynu nahey umad’wax’walba u’Nugul oo very easy society ah and that’s not good for US qofka ajnabigà ah si’fudud ayuu nugu’soo dhexgeli karaa. 🤷🏽‍♀️ AlLoow noo Sahal Aamiin. 🤲🏽

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 13 хвилин тому +1

    MORAAL MEDIA adiga difaaca gaalada jooji ganacsigaaga wase . hadalka Xussen ha jarjarin ee sii daa.

  • @herosommedia0088
    @herosommedia0088 Годину тому

    Evangelism refers to the act of spreading a particular set of beliefs or religious teachings, usually associated with Christianity. The term comes from the Greek word "euangelion," which means "good news" or "gospel." In Christian contexts, evangelism involves sharing the message of Jesus Christ, with the goal of encouraging people to adopt the faith. Evangelism can take many forms, such as preaching, personal conversations, media outreach, and community service.

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 21 хвилина тому

    Koleyba waxaan kuuhubaa ninka Geedi layiraahdo inoow kashaqeeyjirey Magaalo katirsan Gobolka Hiiran oo layiraahdo Bulabede asiga iyo nin Gaal oo Somali ah oo hada dhintaay ama geeriyoodey Oo ladhihi jirey Axmed Cali Xeyle oo hada kugeeriyoodey dalka South Sudan

  • @MarshalCervical
    @MarshalCervical 26 хвилин тому

    ninkan houssein hadu waxan ku hadlaayo wa labo miid un walaahi kow hussein waxan u ku hadlaayo dalka america ama europe wa danbi xabsi keeni kara marka hadu u jooga dalka americ uu sidan u hadlaayo walaahi wa jaaajuuus ee iska ilaaaliya lakin hadu afrika ama arabaha joogo marka wa nin xun oo dhagar-qabe ah oo beenlow ah ee iska ilaaaliya yaabka adunka

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Годину тому

    Horta waxan ciidamo loo tababaray oo daba socda maleh miyaa.

  • @abdirahman1274
    @abdirahman1274 Годину тому +1

    Kan waa walan yahy Wuxuu iska dhigaya qof diinta difacayo

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 30 хвилин тому

      🤔 maxaa’a qaldan. Are you okay?
      Meel miyaa ku’dam’qatey. 😏🙄🤷🏽‍♀️

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 2 години тому

    Cadanka hatii la kenahi ma cebaa ?
    Anagaba meeqa luqadod Ayaan ku hadalna ?

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 2 години тому

    War kuwaa .mahre fiirsanay

  • @mohamedyousuf6132
    @mohamedyousuf6132 Годину тому

    Waar dadka business kooda hakaga ciyaarin

  • @abdirahman1274
    @abdirahman1274 Годину тому

    Waxa uu iiga yabiyey gaal ayuu ka hadlaa hada ne waxa uu leyhy gabar islam ah qabin ku lahaa waa jahil