Abwaanad Madiina Aadan Muuse oo u jawaabtay Daaha Gaas.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 46

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 місяці тому +3

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu 👏👏❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴❤❤👍👍👍👏❤️👏🎇🎇🎇🎇🎇🎇🌺🌺🎇👑👑👑

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 3 місяці тому +4

    Masha Allah gabadh sharaf leh iga dheh si asluubaysan ayay ugu jawaabtay milgiyo sharaf huwan waa dhaqanki hablaheenna lagu yaqaanay noolow ina adeer❤❤❤❤❤❤

  • @umushakuurow1885
    @umushakuurow1885 3 місяці тому +2

    Wow mash Allah madiino afkada Allow balo ka hay
    Meshedii baad dhigtey❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BarlinAbdikadir
    @BarlinAbdikadir 3 місяці тому +3

    Manshallah manshallh gabadhan alle ha barakeyo aaamiin
    Waa abwanad alle ku minaystay aqoon madi iyo diniba
    Waxa laga dhehan karaa
    Hadal.keda misaman manshallh
    Afkaga cano lagu qabay jir oo joog walal

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 місяці тому +3

    Kani abwaan maha Adoon ciilan weeye cuqdad dishay xarami amxaaro iyo oromo leef leef dee

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw 3 місяці тому +1

    ASC❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂Walaahayi waa. Jawaab. Fiican reersoomaalilàn. Ku. Filan thanks. Sister. ❤❤❤❤❤I love. You❤❤❤😂😂kkkkkkk

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 місяці тому +1

    MADIINA AADAN AYAAN KU QANACNAY XAALKA IYO RAALIGELINTA AY SIISAY UMADDA SOOMAALIYEED❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 3 місяці тому +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙❤️👩

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 3 місяці тому +1

    DAGAALKII Lasannod wuxuu bedalay fikirkii QABYALADA ee soomalida una bedalay fikir QADIYAD 🇸🇴..... Wuxuu noqday taariikhdii ugu hadal haynta badneyd somali. wuxuu saameyay fankii, isirkii, qabiilkii,diintii, isimadii, suugaantii,mediahii, siyaasadii somalia. Wuxuu kaloo sameeyay wadamadii deriska Ethiopia, Djibouti, Eritrea, Kenya, Egypt, IGAD.

  • @abdihirsi5596
    @abdihirsi5596 3 місяці тому +1

    ما شاءالله، ما شاءالله، ما شاءالله. Allow afka gabadhaa ha goynin. Tallow madaxweyne ma ka dhiganaa. Cimrigaa ha jiro, il iyo caddowna Alle hakaa xijaabo.

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 місяці тому +1

    Manshaallaah Afkaada Caano Lagu Shub 🇸🇴🙏👮‍♂️❤️Abwaanad runta U Shegtey Reer Waqooyi Siiba Hargeysa

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 3 місяці тому +2

    Our sister, she responded in a responsible and respectful way. Patient is the attitude to control yourself before you responded. The way you respond was very responsible, talent and challenge way.
    Basically, the message that she was sending to them was positive and also telling them think critical before you make it decision that you will graduate later on great job sister you’re very smart I’m so proud of you you did not criticize them like others did Gabby wacan

  • @TV_Nofa
    @TV_Nofa 3 місяці тому +1

    Wonderful !
    Maan iyo muruq bay waddaa, manfac iyo madal bay waddaa, maadh iyo nool bay waddaa, wehel iyo wanaag bay waddaa, nabad iyo naruuro ay waddaa, ee Madiino madax nooga dhiga.
    Madiino madax n iga dhiga.

  • @saja9892
    @saja9892 3 місяці тому +1

    Heestaan fanaan haqaado musik hala saaro waa hees jawaab qurux badan oo jawaab u noqon kara ninkii ilkihiisa cunay

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 3 місяці тому +1

    Gob gob dhashay,si fiican ayaad u la hadashay Dameerkaas.

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 3 місяці тому +3

    Masha-Allah,mature women with patriotic heart ❤️

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 місяці тому +1

    GABDHAHA AYAA KU FILAN KUWA XUN XUN EE ABWAANADA SHEEGTA

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 3 місяці тому +1

    Ha daalina qadaadweyn sanka ayaanu idinka haysanaa

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 3 місяці тому +1

    WAR KANI MA AHAN ABWAAN EE WAA CADOWGA UMADA SOOMAALIYEED.

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 3 місяці тому +1

    🥰💕🥰💕🥰🇸🇴😊🇸🇴😊👍😊👍😊💕👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴we love you beautiful lady

  • @trikadan5325
    @trikadan5325 3 місяці тому +1

    Wa runtaa walaahi

  • @abdullahimohamed7460
    @abdullahimohamed7460 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 3 місяці тому +1

    Mashalah tabarakallah waa jawab mudan ixtiram badan walashan Somaliaya hanulatu 🇸🇴✊🎉❤

  • @hersijeego7451
    @hersijeego7451 3 місяці тому +1

    Doqon kan haduu caqli leeyahay ilkihiisa ayuu xafidanlahaa.

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL 3 місяці тому

    Dadka. Muqdisho. Umada. Ku. Yidhahda. Xamar. Unukaa. Iska. Leeh. Iyo. Adiguu. Is. Qabadsii. Xamar. Waa. Xaruntii. S. M. Farmaajoo. Ayuu. Ahaa. Oo. Xuduntiisu. Ku. Duugan. Tahay. Kuwo. 91. Cadaado. Guriceel. Kasoo. Bililiqa. Doontey. Ku. Lahaayeen. Xmae. Uma. Aadan. Dhalaneee. Vilada. Kasoo. Bax. Caqkiyoow'ba. Muwii. Ku. Yidhi. Waxba. Isuma. Nihii. Oo. Xabashi. Ayaa. Xulufo. Lanoqanaa. Idinkey. Idinka. Arkee. Iney. Waxay. Rabaan. Intey . Idiinku. Sameey. Idina daba. Orodaan
    Aflagaado. Xabashi ayaanu. Idiinka. Jecelahay. Media. Laydiinsoo. Marsiiyoo.
    Wax. Kalena. Dhulja. Isuguma. Dhigeysaan. Jariimadii. Iyo. Aad. Wada. Geysateen. Qaeankii. Afriga. Ku. Jirey. 4wadan. Ee. Ugu. Xooga. Badan. U. Loogteen. Xabashi. Kuukaayoo. Xasuuqdeen. Shacabkii. Siyaad. Bare. Ku. Hayb. Ahaa. Guryahoodii. Maalkoodii. Ku. Habsateen
    50sano. Oo. Dhodhoow. Ayaa. Laydiinka. Kar. Layey. Qaran. Haladhiso. Dhiig. Qaraxyo. Deris. Ku. Duul. Huuniyaal. Lagu. Booboo. Gantidii. Qaranka. Tii. Danyarta. Farmaajo. Ayaa. Isku. Deyey. Inuu. Soo. Celiyo. Qarankii. Aad. Bililiqeysateen. Lkn. Dad. Bililiqoo. U. Bartey. Waa. Tuu. Qarankii. Idiinka. Wafi. Waayey
    Inuu. Umada. U. Adeegoo. 13. Oo. Hal. Jifo. Ah. Ayaa. Isu. Soo. Bahaystey. Oo. Ka. Urinaaya. Siyaad. Bare
    Naxaase. Ka. Danbeeyey. Xabaal. Qufashoo. Ciidankii. Oo. Lamishimey. Saraakiishii. Oo. Layidhi. Duqa. Aduinyadu. Ka. Danbadisey. Laleetahay. Ingiriis. Ayaa. Ku. Amray. Inuu. Baabiyo. Ciidankii. U. Ku. Tabcsy. Baabiyo. Waa. Si. Ingiriis. Kenya. Itopia. Sidey. Rabaan. Ka. Yeelaan. Niyuu. Fahmayaa. Juuniyaal. Ayuu. La'ordayaa.
    Xamarey. Xarun. Laxurmeeyo. Marbaad. Ahayd. Xushmo. Gaara. Aniguu. Kuu. Qabey. Xujadaba. Waxaa. Halxidhaale
    Xamareey. Kuwa. Umadii. Kaa
    Kaa. Xigsa.
    Xiskeygaba. Waxaan. Kaa. Xaalufiyey. Markii. Farmaajo. Oo. Xuduntiisiu. Xamar..
    ,

  • @fahadhassannuur7329
    @fahadhassannuur7329 3 місяці тому +1

    Barteede dhigtay 🇸🇴✌️

  • @w410921
    @w410921 3 місяці тому

    Abwaanku wuxuu yidhi uun Somaliga idilaya, Xabashi baa iga xiga.
    Runtu way fiicantahay,
    Miyaan Somalia odhan khatarta ku xigta Alshabaab waa Somaliland.
    Abwaan Kay u markhaati fureen

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 місяці тому

    xaqay sugaantu leedahay ma in somaliland la xasida ? 60 sanadood ayay darood/hawiye isku badalayaan madaxtoyada kokasay ku odhanayaan sugaantu xaqbay ledahay ee dareenka shacbi qari oo ha odhanin xabashiga iika dhama oo i qadariya oo magacayga igu yeedha xor inaan ku wada nolaadana ogol bayacmushtarkaygu isku xidhanyahay ... haday adiga midnimadu danikuugu jirto waxaan ku leeyahay allah haku barakeeyo ee waxba hay aqonsanaan calafkaygaan qaadiye !!!!! from saylac to somalida lilmada jixaaskaleh .....

  • @dahirabdi4275
    @dahirabdi4275 3 місяці тому

    Maasha allah watah murtida dhabta ah soomaali wax ka weyne majiro guul

  • @AbdiBeshir-e9p
    @AbdiBeshir-e9p 3 місяці тому +1

    daku wahal midaha

  • @AbdiBeshir-e9p
    @AbdiBeshir-e9p 3 місяці тому +1

    waruted

  • @nasirmohammedcade8425
    @nasirmohammedcade8425 3 місяці тому

    Colad ku bilow nee abwada

  • @hajii2033
    @hajii2033 2 місяці тому

    beenale jooji

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 2 місяці тому

    MUSLINIMO NIMAAN KUGU DHAQAYN, MUUMINIMO KHAASA, GAAL MAXASTA KUU NABAD GASHOOD MAGANSATAA, DHAAMA!!!!!!!.MA WAXAAN INTAAS AHAYN BUU DAAHA GAAS SHEEGAY??????.

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 місяці тому

      @guladr ADOO MUSLIM AH HADAAN KAA NABAD GALI WAAYO, OON DHUL GAALO KU NABAD GALO!!!!!.KEEN ODHANAYAA, WUU II DHAAMAA??????.GAALKA!!!!!!!.HADAAD INTAAS FAHMI WAYDO, MUNAAFAQ BAAD TAHAY!!!!!!.

  • @Islamicgirl-d4o
    @Islamicgirl-d4o 3 місяці тому

    Hye

  • @nasirmohammedcade8425
    @nasirmohammedcade8425 3 місяці тому

    M.a alhu ku bara keeyo abwanada

  • @OMARAhmed-cd6ch
    @OMARAhmed-cd6ch 3 місяці тому

    MAANTA MA JIRTAA SOOMAALI XOR AH?

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 3 місяці тому

    Maanßha allaah

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Murusadoo meeyd u raran yahay maleele a da jiyay kuneefsi
    Dirisnimo abgaal baa leh
    Madaxnimo abgaal baa leh .. Maal iyo maamul abgal baaleh Mugdisho mudulood baa leh

    • @lulalasow5550
      @lulalasow5550 3 місяці тому

      Jaahuu doqontu ma fahanto mowduuca laga hadlaayo.