Dood Adag Fowsiya Ma In Ay Somaliland Kasoo Jeedo Darteed Ayay Xasan & Geele Uga Reebeen Kursigii AU

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Dood Adag Fowsiya Ma In Ay Somaliland Kasoo Jeedo Darteed Ayay Xasan & Geele Uga Reebeen Kursigii AU

КОМЕНТАРІ • 72

  • @shamisqalinle5135
    @shamisqalinle5135 3 місяці тому +3

    Fowsya we need you came back you back welcomed 🙏🙏

  • @axmedcali733
    @axmedcali733 3 місяці тому +6

    Calanka tawxiidku ku xardhan yahay qofkii cadow ku noqdaa dulinimo ayuu hadhsadaa. Waxba ha u ooyina naagtan cadowga ku noqotay dalkeeda hooyo.
    Dabaleef iyo qof isirkiisa dafiray inuu adhaxda ka jabaa waa gar

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 місяці тому +2

    Back to Somaliland sister ❤

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 місяці тому +2

    naagtan walan leeh wa dumarnimada walee waad waltay maaha dumarnimo waaa xasidnimo Somaliland bay ka soo jeedaa

  • @MouminIsman
    @MouminIsman 3 місяці тому +1

    Horta ayaa Aaminaya .Caqligeegu ma shaqaynayo. Xisadaha ka socda gobolka horta ha fiiriso.

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 3 місяці тому +1

    FOOSIA WAA IIDDOOR OO XILKAA UMA OGOLIN🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 місяці тому +1

    Xasan maaha qof midnimo u hiiliya e wax kale sheega.Xasan waa danaystayte.
    Xasan ma jecla dadka midnimada jecel iyo qofka musuqa neceb.
    Xasan waa Tuug,midnimo iyo kala go' midna uma hiiliyo.
    Fooziya looguma diidin inay Isaaq tahay kkkkk
    Xasan maba aha qof waxaasi qora.

  • @Bashe24tv
    @Bashe24tv 3 місяці тому +1

    allah maxaa been isku sheegteen odayga iska dhiga waa oday somaliyeed

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 3 місяці тому +2

    Waxan idiin weydiiyey wa maxay doodan somaliya ee aad noo qabateen siciidaw inaga ma somaliya ayaynu nahay adeer foosiyi waxay kamid tahay kuwa cadawga ku. Ah. Dalkooda iyo dadkeedaba marka anigu kama naxayo afka ciida haloo daro ee inaga daaya doodaha Noonan hadii kale waxaynu noqon doonaa inaynu somaliya ka tirsaney

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 3 місяці тому +2

    Maxad ku biirin foosiya afkaa ciida loo daree anigu wanku farxaa kuwa xamar jooga markey tanoo kale ku dhacdo

    • @MubYus
      @MubYus 3 місяці тому

      Good point.

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому

      Anagaa jecel inay ogaadaan inaan mooryaan loo shaqayn karin

  • @abdullaahijaamac5168
    @abdullaahijaamac5168 3 місяці тому +1

    Fariid wax Fahantay 😊😊😊

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 місяці тому +1

    waqooyi buu leeyahay nacaybna ma jiro ayuu leeeyahay nacayb inu ka buuxo idinka buuxo magacee aanu idinku nimi xata waad quudhi ladahay lakin ogow in SdSomaliland magacasi u diwan gashan yaahay shalay iyo mantaba weligaba waqooyi dheh koonfur kasdaranay meeraystayaay walataaya dalkani wa dal hadada manta la joofo wa dal dunidana dal way u aqoon san tahay safaradaha uun baa maqan wax kale oo maqan ma jiro ilahay ishiina xasidka xanbarsan hanaga duwo dadka somaliland muqdisho tegayna weligoodba ha joogan malain bay soo hanuuni doonaan

  • @nimcocarab4774
    @nimcocarab4774 3 місяці тому +1

    Nacalaa soomaali wixii aanima ku yaal waa sababta aan soomaali u necbay rabow soomaali iyo soomaali land kala reeb si khayr qabta waa jimce ducada iga aqabal 64 sano baa isaaqnimo laydilayaa aamiin

  • @Bashe24tv
    @Bashe24tv 3 місяці тому +1

    foziya intii ay xildhiman noqon waxay iskudayday inay somaliland xisbi siyaasadeed ka furato marka ay noqoto chairman afrika iyaa damaanad qaadi kara inay dalka kala go'ntiisa ka shaqayso

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому

      Naa dal kala go,ayaa majiro ee 2dal oo isu yimidbaa kala baxaya teeda kale soomaalilaan foosiya mamatasho

  • @MubYus
    @MubYus 3 місяці тому +1

    Waxaa Yaab leh kooxda CCB ee Xaarmaajo ayaa maanta u sacab tumaya Foosiya.

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому

      CCB iyo damal jadiid way kamidaysan yihiin inay soomaalilaan ishor taagaan lkn naagtan foosiya way kukala qaybsan yihiin

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 3 місяці тому

    Hadaaney ogeyn ama iskaindho tireyso warku wuu u cadyahay! Magaca Somaliland be kuhelidoontaa lkn horta kab iyo xaarkeedba haisu tuurto baan leeyahay.Sharaf waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo ee SOMALILAND.❤️🥰💚🤍❤️🫡🎉🎉🎉🎉💚🤍🤍❤️🫡🎉🎉🎉🎉🎉🫡🫡🫡🫡🫡🫡👆✊

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 місяці тому +2

    God bless Somaliland

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 місяці тому

    Umay fikirine meeday gabdhii ka horaysay ⁉️‼️ somali jabuuti ma rabto 😭❓‼️⁉️

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 3 місяці тому

    Sax wan o gain firgono ayanagu xidhijiray somaliland guuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MubYus
    @MubYus 3 місяці тому +3

    Naagtu Kursiga haday ku fadhiisato siyaasada Somaliland ku shaqayn mayso, RUTU Odinga ayaan dooranynaa.

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 3 місяці тому

    Sax waxasidnimad xasan. Iyo ismaciil wanahabyo😂😂😂😂😂

  • @MubYus
    @MubYus 3 місяці тому +1

    Naaaaag ayaa kursi loo diiday, waa sheekada caadifada ah ee CCB ay Mashruuca siyaadeed ee Xasan sheekh iyo Xaarmaajo ku saabsan, hadaan Somaliland nahay waxba nagama gelin.

  • @shamisqalinle5135
    @shamisqalinle5135 3 місяці тому

    Good , fosya waxa😢 u bahanya in intertion lagadsiyo

  • @MubYus
    @MubYus 3 місяці тому

    Xaqiiqda su,aasha meesha taala waxay tahay. yay ku matalaysaa kursiga AU ma Somaliland mise Zoomalia.. caadifad looma baahna.

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 3 місяці тому

    Dadkan Soomaliland ku haya iyaga oo reer u hadlaya, filmkii Soomaliland wuu gubtay. Awrkiina ha idin qaado, Isaaq u hadala. Unmadda kale mid walba tooda iyagaa u tagaan.

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 3 місяці тому

    War ninkaan waxa u u shaqeeyaa ajanda kale oo wadamo kale, madaninimadii baa dimatay shisheeye bu u shaqeeya

  • @IsThatKaishi
    @IsThatKaishi 3 місяці тому

    Waar hay diidanyihin fosiya qofkale miyay ku bedlaan wayabe

  • @MubYus
    @MubYus 3 місяці тому

    Hablaha Quruxda badan ee Hawiye iidoorku ma caayo.

  • @MouminIsman
    @MouminIsman 3 місяці тому

    Beeelau baa tahay .Dadku ka soo cararaydagaalkii ka dhacay Somaliya cidii wax ma yeelin e si nabad ah bay u soo galeen.

  • @AdanBarreh-do6vk
    @AdanBarreh-do6vk 3 місяці тому

    Somaliln maxa layidha maba maqale hadan rer jabiti nahay somaliya ayan ognahay

  • @IsThatKaishi
    @IsThatKaishi 3 місяці тому

    Soonoqo foosiyo kunoqo somaliland

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 3 місяці тому

    Garxajis xamarna ma ka ooyayaan duli aan garanayn halkay marayaan

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому

    Oo foosiya maxay ugu filantahay soomaalilaan caruurteedu waa hawiye iyagaanay wax kunoqonaysaaye anaga waxa nooga fiican kan kasoo baxaya keliya doing oo soobaxa waayo waa taageeraha soomaalilaan

  • @MubYus
    @MubYus 3 місяці тому

    Habartan khaaimada ah Munaafaqada ah, way u dhamaatay.

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому

    Shalay irir samaleh bad isku Ahayden waa idinkih gabadhah dugah ah hawiyeh sinayay dulmigih bah ilahay idin ku so celiyay

  • @HuseenMahamed-qd8jy
    @HuseenMahamed-qd8jy 3 місяці тому

    Gabadha hargaysaad haladaayo

  • @ClraxmanAxmad
    @ClraxmanAxmad 3 місяці тому

    Xilaa geele mum ahyn madaxweyne

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 місяці тому

    mareeye iyo cabdi xasho miya gooni goosad wada yaaab calashan malin bay dadkooda u hadleen waxay doonayan wax adoomo u noqda oo ay ku shqqystan oo aan in yar oo damiira ku jirin walee malain aay aahatoba malin bay idin fahmi dadkas idin jibooda oo idinka soo dareeri cabadi xashi sowmaha odaygii wayna aad kursiga jaban u dhigten istiidhaden nafatuba ha ka aacdo ssixir iyo beelaayo ku haystan dadkayaga idinla jooga ilahay sixirka ha ka soo daweyo

  • @AdamJama-v1o
    @AdamJama-v1o 3 місяці тому

    Kuwa ku noqnoqonaaya s.lan aadbaa looga necebyahay somaliya aadbaan ula yaabsanahay colaada qadaad weyn iyo jacaylkoodaba maxaa qiimo ku dhex jiraba makuwo hada dhashaa kuwa waxaa ka sheekaynayaa anigu nin s.laandra baan ahay somaliya bili aadam waa walaalahay laakiin somaliya cadaabta waan ka necebahay ilaah meel daran haku shubee

  • @Bashe24tv
    @Bashe24tv 3 місяці тому

    waayo geele nin ay wax u dhuuntaan maaha

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 місяці тому

    oo sowti fowsiya loo diiday lacagtii aay ku tartami lahayd intay yidhadeen 400 ha la siiyo mid lahaa mayaaa way badan tahay imaanka idinka saqlee waan yaabay

  • @MubYus
    @MubYus 3 місяці тому

    Somaliland waa Qaran.

  • @IsThatKaishi
    @IsThatKaishi 3 місяці тому

    Waa run

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 місяці тому

    Sax

  • @shamisqalinle5135
    @shamisqalinle5135 3 місяці тому +1

    Labdee ode mya kugdlldhc waadka guulessn ha Ka hadin be strong and paissin 💪💪

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 місяці тому

    😂😢😢😮😢😮😮😅😅

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 3 місяці тому

    REER CAYTAME BACAAC DOODA IDINKOO AAN CAYTAMEYN CAR ISKUDEYA INAAD HADASHAAN

    • @MubYus
      @MubYus 3 місяці тому

      Zahraseed 791.
      Adiga siilkaaga ayaa caytamaya la yaab ma lihid.

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 3 місяці тому

    ABAAL MALIHIDIN. ISMAACIIL
    SOWKII IDIN GARAB TAAAGNAA HUBKII IYO GAADIIDKII. AAD. KULA DAGAALAMI SEEN. REER LAASCAANOOD SOWKII IDIN SIINAYEY EE NAF IYO MAALBA IDINKU TAAGEERAYEY EE ABAALAAWAYAAL BAAD TIHIIN. .

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому

      Hubka iyo gaadiidka soomaalilaanbaa iska leh ader ismaaciil haduu abaal leeyahayna kursi soomaali leedahay kumuu qabsadeen soomaalili inay isu timaado majecla inay kala tagtana majecla lkn wuxu iska dhaadhiciyay intay soomaalidu is haystaan ayaad faa iidaysaa

  • @cabdiwaasacmaxamed4392
    @cabdiwaasacmaxamed4392 3 місяці тому

    Fosiya Waa Hooyo Somaliyed oo Sharf leh

    • @MubYus
      @MubYus 3 місяці тому

      Siilkeeda Uraya ma laha sharaf, waa habar waalan oo danaysato ah.

  • @MubYus
    @MubYus 3 місяці тому

    Foosiya aad ka hadlaysaan ku xiiqdeen, Xasan sheekh iyo Fiqi ayaa iska Was wasi jiray.. Qof Qiimo leh ha ka dhigana.

    • @zahrasaed791
      @zahrasaed791 3 місяці тому

      Wallaashaa baad sheegtey tamarloow rag kuwa ugu liitaa tihiin hadaadba cay gabadh aad kadhamaan weydaan googarad nin xidhan baad tahay nacla

    • @MubYus
      @MubYus 3 місяці тому

      @@zahrasaed791
      Adiga in aan ku waso maba rabo, horta faham waxa aan ka hadlayo.

  • @MubYus
    @MubYus 3 місяці тому +1

    Dood ciyaaal, aan wax aqoon ah ku dhisnayn.

  • @HilaaHilaac
    @HilaaHilaac 3 місяці тому +1

    U SHEEG GARXAJISKA U SHAQEEYA FAQASH IYO HUWAN.

  • @MubYus
    @MubYus 3 місяці тому +1

    Foosiya, waa kursi doon waa danaysato ka carartay Somaliland, ma aha in caadifad qabiil loogu hiiliyo.

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 3 місяці тому +1

    Waa yaabka yaabkii
    Habartan foosiya ma samirto miyaa,
    Samadiyo wax kaa dheer miyaad sacab la gaadhaa, Waxaan saatir ku qorin sahal miyaad ku helaysaa.
    duqda hawl gab baad noqotay oo haatan tuuris baad tahaye, cagaha dhulka dhigo oo werwerli dhulka ku joog,

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 3 місяці тому +1

    Baanaale

  • @MubYus
    @MubYus 3 місяці тому

    Habartan khaa,imada ah Foosiya markii horeba Xasan sheekh ayay u shaqan jirtay waa dhilo siilkeeda hawiye ka dhergay haday soo tuureen anigu naxariis uma hayo.

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому

      Cayda kareeb lkn inta kalaba waad kusaxantahay

    • @MubYus
      @MubYus 3 місяці тому

      @@FaadumoMaxmuud-qu9kh
      Waa yahay Faadumo Quruxeey.