Cadawgu ha jaboooooooo guuul shacabka reer Somaliland gaar ahaaan caasimada Hargeisa 🌹🌹🌹🌹🌹 guulaysta teams Mooge, waana rajada shacabka reer Somaliland, inshallah waana mustaqbalka madawayne
I tus oo i taabsii…Mayir Mooge xagxagdho uma baahna Uskagii reer dawlad ku naax baa halkan ka caytamaya Viva Mayir Mooge ❤ isha cadowga ilaahay kaa qabay amiiin ❤
Subxaanalaah dadkan maxaa ka siya waar tuugtii hore een waxba idiin qabanba sida maydun u canbaarayn jirine ma ka wax idiin qabanaya ayaa ceebo aanu lahayn ku sheegaysan ilaahayow munaafaqiinta naga qabo cabdikariim axmed moogena noo ilaali🤲🤲🤲
Waar adiguna sidii cukuse isaaqa ha is ku dirin waar wadanka waxaa ku koraya ka saara wadanka ninkana yaa yidhi isaga siyaasad gal waar qabta ninkan isagu inuu siyaasada dhex galo maaha hadii kale cukuse oo kale ayuu noqonayaa
Mayor hore wey ololeeyeen kuwaasi. Jufodooda ayaa dooratey laakiin mayor mooge hargeysa oo dhan ayaa dooratey wax uu yidhi siyaasi ma ihi wax kale wuu taga yaa cidii wax utareysa
Ilaahaayoow Isha nooga Duuu. Yaahuuuu yuuuuurrrrr Mooge guuleeyso xashiish kuna ha ka saba ciiyeee
Cadawgu ha jaboooooooo guuul shacabka reer Somaliland gaar ahaaan caasimada Hargeisa 🌹🌹🌹🌹🌹 guulaysta teams Mooge, waana rajada shacabka reer Somaliland, inshallah waana mustaqbalka madawayne
I tus oo i taabsii…Mayir Mooge xagxagdho uma baahna
Uskagii reer dawlad ku naax baa halkan ka caytamaya
Viva Mayir Mooge ❤ isha cadowga ilaahay kaa qabay amiiin ❤
Subxaanalaah dadkan maxaa ka siya waar tuugtii hore een waxba idiin qabanba sida maydun u canbaarayn jirine ma ka wax idiin qabanaya ayaa ceebo aanu lahayn ku sheegaysan ilaahayow munaafaqiinta naga qabo cabdikariim axmed moogena noo ilaali🤲🤲🤲
KANI WAA MUNAAFAQ
Inta ugu il dheerbaa dadka ugu ayaan daran
Waxaan lala arkaynbaa isaguun umuuqdee
Dadka cashuurtoodii yarayd ee meel ay ku bixi jirtayba aan la garanayn haddii laa ilaaliyey oo wax loogu qabtay qofkii u ilaaliyay inay dhaliilaan waa u ayaan darro
Wax kale iska daayo bal qiyaas 6 degmo oo ino dhismay oo waliba cashuurteenii inoo laynoogu dhisay
Bal qiyaas intaas oo school oo laynoo dayac tiray
Bal qiyaas intaaso laami oo si casriya oo waliba tayo leh oo layno sameeyey cashuurteeniina laynoogu dhisay
Maayir mooge inoomasoo shaqo tagine wuu ino shaqaynayaa
Ilaahay dadka ha garansiinyo cidda wax uqanaysa
Taageeradii maayir mooge way dhamaatay
Waar wakhtigisi wuu dhamaday badal khayrqaba insha allaah
maa sha alaahu kaana waadmahadsantay adeero qaalimahadsanid
Walaahi anigoo majeerten ah baa u duceeya ckariim war isaaqow ninkaas deysta waliba reer hargeysow ninkaas deysta
Xageed ayuu ka keenay lacagta uu leeyahay in uu lacag gaar I leeyahay
Xaasid iyo xaaqidku aad buu u badanyahey waxey uquuriwayeen mansabka iyo hogaaminta dowlada hoose ee hargeisa
40% HANAN SOLTELKO SAMEEYAY. CASHUUUUR SHACBI OO XUSBI LAGU GUNEERYUUU SOO KOR DHIYAY. DHIYAY
MAYIRKAN WASARADA ARIMAHA GUDUHU HAWEYDIISO CADHUUURTU HALKAY TAGTAY . AXMED DHAGAX 26JUUN GACAN LIBAAX WAX SHAQO AHI MA TAAALO.
WAA NINKII UGU HORERYEY EE QABYAA QABYALAD QUDHUDH GROUBAYDI IYO EEEX LASOO GALAY DAWLADA HOOSE...
Waar adiguna sidii cukuse isaaqa ha is ku dirin waar wadanka waxaa ku koraya ka saara wadanka ninkana yaa yidhi isaga siyaasad gal waar qabta ninkan isagu inuu siyaasada dhex galo maaha hadii kale cukuse oo kale ayuu noqonayaa
beenale waatuug beentajooji maxashooda
Mashallah mashallah guuli wllo
Baabuurta uu Soo iinbyay dawladda hoose commercial invoice ka company gii China Shacabka ha la Soo wadaago
Qacbaa kayeedhay cadawgii maayin cabdikariin axmed mooge, cimrigiisu haraago cadawgiisana jabiyo
MAAYIN TUUUG TUUUG DHALAY CASHUUUR MA BICIN KARTAAAN TUUUUGA BOOSADO KU DHASHAY.
Mansha allaah
Cadduur dhawdhawdu uma dhacsana
Waagarac aabihiina isaga oo cabsan ayuu dhalay ina ma oge
MAAYIR KOOXI WADATAA WALEEE INANU CASHUUURTA SHACABKA KOOX KU MASRUUUFI DOONIN XAFADAHA 26JUNE 31 MAY IYO GACAN LIBAAX HORAYGAA GORAYGAA KA HADAFAY . CASHUURTOODI MAXAMUD HAYBA LAGU DHISA QAYBNA WADANI BAA LAGU MASRUUFAA..
ina ciddin halkuu keenay lacagtu kulmiye siiyaya 2017 kii
Iimaan aan shiling ahayn ma lihidin.
Ma dagalba ku socda mise waxa uso kasban Kari wayaye codadka dadka dega degmada 26ka jun ?
tebin wanaagsan
KAMA BADNA INTII ISAGA IYO KOOXII LA SOCDAY SOLTELKO KU QARAACAYEEN
Mayor hore wey ololeeyeen kuwaasi. Jufodooda ayaa dooratey laakiin mayor mooge hargeysa oo dhan ayaa dooratey wax uu yidhi siyaasi ma ihi wax kale wuu taga yaa cidii wax utareysa
Waa cadalad
dadka cabirkii dadnimada iyo kiibhorumarkuba wuu ka lunsanyahay. way heehaabayaan xitaa xumaha iyo samahiibaa iskaga darsamay oo aan wax teed ahiba ubadhaxayn.
Qaarbaa qaaqdazuun haya oo umadii layaabantay
Beenaalle waad kusoo lugoday hargaysa ama dooxa ayaad ka heesi lahayd sidii aabahaa ama hilibka ayaad ku qalilahayd dooxa
Adiga ma maayarkaa kugu shubtay
Maye hooyada aya ku shubatay saqajaan!!!!!!!’
@@MariamElmi-b3f😅😅😅😅😅😅
Dee. Adigu maxaad uga gubanayzaa runya waaba itus oo itaabsiiye seedigiin ka xishooda 😂😂😂😊