Maashaa allaah shiiqeena shiiq diri alle ha ku xafido ani gabar daaronder ah waxaa tahay shiiqeena somaliyeed alle ha ku xafido aamiin umad aan somaliyeed cuqubaa ku dhacdee alle xaqa ha tuso
Diriraw noolaw allah ha kubarakeeyd ku barakeeyee meesha tag oo ka ergee kala dhex gal sheekhaw tag meesha rag baddan baa xumaaday ee adigu dad adigaa allah yaqaan ee ❤1❤❤
ماشاء الله تبارك الله، بارك الله فيك، kaad ku mahadsan tahay caqkiga saliimka ah ee ALLE ku siiyey, soomaaliyeey cadowgii soomaalieed wuu kugu soo wajahan yahay xageerab iyogaashaan u doonanaysaa markaas, aqligu ha shaqeeyo soomaliyeey
Masha Allah tabarkallah ilaahay ha ku xifdiyo wiil caqaligiisa shaqaba hayo baad tahay waligaa xaqa sheeg been waa wax xun hady dacar kakharaartahay marka dhalin yarada soo maliyeed a dadka cayda am isku dirta wiilka ku dayda oo caqaligiisaoo kal iska baar baara ilaahay ha xifdiya
Maanshaa allah dhalinyaro ha is dhanaynina odayna dhiman maayo madaxina dhimanayso dhulkuna idinka badan xaga horumarka u jeesta oo aduunka waa laga tegayaaye intaad nooshihiin nolol fiican ku noolaada oo aakhirona camal fiican u shaqaysta
Ilaahay Somaali qalbiyadooda qabyaalada ha ka saaro,bal wax meey u tarto qabyaalada marka dhibaato ku dhacdo waa iyaga Somaaliyeey wax ii qabta ku calaacala
Gen abdi madoobe ma waxay moodeen in naaso waaweyn lagu dilo ilaa doraad baanu lahayn iidoorow beenta ka xishooda ilaa kii fulayga ahaa ee ina si,arag soo fadhiistay oo uu la soo istaagay abdi madoobe ayaanu dilay waar dadkan 35 beenta lagu maaweeliyo dhulbahantoow aynu faraha ka qaadno viva ssc khaatumo !
Dhulbahante gurigiisii ayuu joogaa u sheeg isaaq iyagaa guryahoodii ka soo yaacaya ee guryaha dadka ku socda cidina raali kama aha in mustaqbalka dhalinyarada xaabada laga dhigayo isaaq soo fahansii warkaa denbigu reerkaa duulaanka ah ayuu ku socdaa
Rasuulkii ilhasaarin diriroow ala maxaa balaayo kuu aasan warsawkii bishiirabadan ee reer sool lagaracayey amusnamatihid ee ciidiina latukanayey musejudan
❤😂war inankan somaaliyeed waa nin wanaagsan oo nabadoon ah oo yutuberba u ekayn Allaha ku sharfo ku soco khayrkaa.😂❤🎉😢😮
Illahow kalaqaboji wadad muslim a yaarabi
Viva❤sheekh dirir masha allah ❤allah hakubarakeyo❤
Maashaa allaah shiiqeena shiiq diri alle ha ku xafido ani gabar daaronder ah waxaa tahay shiiqeena somaliyeed alle ha ku xafido aamiin umad aan somaliyeed cuqubaa ku dhacdee alle xaqa ha tuso
Machllah walalkey baràka allah calek ilhy xaqa hana tuso dhamanten
Maashaa allaah sida aad ufakaraysid nabada iyo islaamnimada aad muujisay mahadsanid mudane wariye
Anuu kuwada salino rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Ilaahay sidaad uqalbiwanagsantahy ee ufakaraysid hadii dhalinta somaliyed ufakarayso Somali isma disheen noolow wllo alana haku xifdiyo aamin❤
Masha Allaah waxad tahay nin wanagsan ku soco sidaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯🌷🌷🌷👏👏👏❤️❤️❤️
Noocaaga ilahey ha ku badiyo dhalinta soomaaliyeed 👍🏽
Waa haddal sax ah ,carruurteenii baa isku dhamaaday.ilaahay Dhulbaahante carruurta iyo Dumarkan u taliyey ha ka qabto.
Alle haynaga madoobeyo dhiiga islamka. Somalia meel walpa way isku cunaysa kadib dawladi siyad bare allow bedel qayr qaba
Maashaa Allaah walaal waad mahadsantahay waa arin aad u wacan timidna waqtigeedii
M.allaah Allaha ku xafido ehelu khayr Allaha kaa ajri siiyo mahadsanid ❤😂🎉😢😅😅😊❤❤❤
Waxaan ka codsanayaa dhalinyarada soomaaliyeed sida wiilkaasi uhadlayo inay uhadlaan hadalka xanafta lehna daayaan adna ilaahay ha kaa abaalmariyo
Diriraw noolaw allah ha kubarakeeyd ku barakeeyee meesha tag oo ka ergee kala dhex gal sheekhaw tag meesha rag baddan baa xumaaday ee adigu dad adigaa allah yaqaan ee ❤1❤❤
Sheekha kheyr Allah ha siiyo
Sheeqeena Qaaliga ah SH Dirir ربي يحفظك ويبارك فيك شيخنا الفاضل ويجزيك عنا خير الجزاء
Allah ha kala qaboojiyo dhiig islaam wax lagu farxo ma aha
ماشاء الله تبارك الله، بارك الله فيك، kaad ku mahadsan tahay caqkiga saliimka ah ee ALLE ku siiyey, soomaaliyeey cadowgii soomaalieed wuu kugu soo wajahan yahay xageerab iyogaashaan u doonanaysaa markaas, aqligu ha shaqeeyo soomaliyeey
in kasto somali dad xun badan ubateen hadan waxaa ku jira dad wanaagsan oo adigo kala ah alaah haku barakeeyo wll
Ilaahay qaliga hakuu siyaadiyo
Maasha allaah nin dhalinyara oo fikrad fiican waa runtaa illaahay hakala qaboojiyo
Social media adeegsigiisa adiga iyo yar oo somali ayaa mudan in lo fasaxo. Barakalaah akhii
Jazaka Allahu kheyran
Masha Allah tabarkallah ilaahay ha ku xifdiyo wiil caqaligiisa shaqaba hayo baad tahay waligaa xaqa sheeg been waa wax xun hady dacar kakharaartahay marka dhalin yarada soo maliyeed a dadka cayda am isku dirta wiilka ku dayda oo caqaligiisaoo kal iska baar baara ilaahay ha xifdiya
Mashallah allaha ku xifadiyo wiil aqali badan baa tahaye
Masha Allah dhalinyarada somaliyed waa in ay kugu daydan wanaga aad ka hadlaysid Nin wax badan garanaya ayaad tahay
Isaaq laan aama,,idoor waa qaaladan yaahay sababatun
Xaag ayuu xaa ku doonaya qaabiil qaabiil uuma,dolaadeeyo kuu'eekada dhuukiina oo,joojiya kiibirka iyo xadguubka
Masha allh sheekh alle haka balmaroyo
Afweyne cusub bilaa caqli adiga iyo kaad sheekha ku sheegaysidba udhigta ???
Maanshaa allah dhalinyaro ha is dhanaynina odayna dhiman maayo madaxina dhimanayso dhulkuna idinka badan xaga horumarka u jeesta oo aduunka waa laga tegayaaye intaad nooshihiin nolol fiican ku noolaada oo aakhirona camal fiican u shaqaysta
شكرا لك اخي العزيز جزاك الله خيرا
Masha allah wailkan
Maskaxdiisu wasax
Wa in waxlagu qaata
Mashaallh wll wangale hakaa abaalmariyo❤
Masha Allah, adigoo kale Allah hanoo badiyo
Marsha allaah
shekh cumar dirir si fcn ayad ula hadashay dadka dirirtu u dhaxayso wana in la isxakameyo
Waa mahadsantahay
جزاك الله خيرا
Asc suxaan allaah dallaka wallala kaa Muslims oo s mliyed waa Arina ku cullusa kaga rabi wallala wa waxa laga yaxa yaxo allaah waxan ka barayayaa intuu bogood buraco isu.mariyo qofaka leha hallaka so somaliya ku wallaloday waxa uu balla marayaa kulli muumin ikhawan dhaman wax walalo ah umada isallaka oo ku walalobay kella meda laa illaha illaha maxamed rasulla Allah sallalaahu callee wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha.allaah
Culumadoo dhan waa iney soo dhex galaan Dhalinyarada Soomaaliyeed Dhiigooda daa danaya haw nasteexeeyeen
Waa saxtaas ee allaha aqliga ha idiinsoo cesho eebe aamin
Mansha Allah waa wax fiican guulayso saa u wani Habo
Mahadsanid sxb soomaali waxba makala ahan mana kala adka waxaa waxan in aanlaga tagin islaan nimada ehelnimada iyo soomaalinimada
Ilaahay Somaali qalbiyadooda qabyaalada ha ka saaro,bal wax meey u tarto qabyaalada marka dhibaato ku dhacdo waa iyaga Somaaliyeey wax ii qabta ku calaacala
Nawat Allah cawiyo umata somaliyid.
Sh Dirirow Ama xishoo Ama c.....
Marka idinkuba fahma oo iswaydiiya warmaxaynu uxasili lanahay oo nagubaya marka wawajib inla idinka gudo xisaabo badan Inshaa alaah
WIILKAN HADLAYA WAA MID DHAAMA DADKA ISAAQA ODAYAASHOODA...!!!
Mashallah
Maashaa allh culimada hadalkooda halqaato alha idinku anfaco dadka islaynayoow
Weriye Maaha dhulbahante iyo habarjeclo ee waa dhulbahante iyo dir
Walee diriirow hoogbaa kusugnaayday alaah hortiis sidiikii ay uyaqanen adan siiro dhulbahantuhuna ay uyaqanen adansii 0
Marka oday dirirow warwaakuuyaal waxnawaaku sugayaan alaah hortiis adansiirona alaah ayuu lahortegey cadalad daradii ukuhayey dhulbahante iyo xaqdaradii uu ufadwonayey mamuka Snm
Hadayrun sheegayaan haqabteen soduulayaasha waa iyaga alaah na waa arkaa
Gen abdi madoobe ma waxay moodeen in naaso waaweyn lagu dilo ilaa doraad baanu lahayn iidoorow beenta ka xishooda ilaa kii fulayga ahaa ee ina si,arag soo fadhiistay oo uu la soo istaagay abdi madoobe ayaanu dilay waar dadkan 35 beenta lagu maaweeliyo dhulbahantoow aynu faraha ka qaadno viva ssc khaatumo !
NOOLOOW SAAXIIB ANOO DHULOOSA WAXAAN KU LEEYAHAY MAHADSANID
LAAKIIN HANOO DAWLADAYNINA, OO YOOCADAAN SOO XIRAYNAA HA DHIHINA WAX KALOO MEESHA YAALBA MA JIRAAN. WAASOO DHOWAYNAYAA FIKIRKA WANAAGSAN.
Waxaa la arkijirey ninkii aydhihijireen adansiiro oo islasima ama kusohalqabsada ciidamadii asxabta rasulka salalahu calayhi wasalam iyo kuwa Snm ee istagakukaaja
Wll markii. Laascano laduqeeynayay mookahadlo shiikho
Waa runtime. Waa in dhalinyaradan fadhiga ka ka daa. Sidani waa dabar jar : waar goorma ayeydin arintan ka waa too Ayaan?
DHL IYO ISAAQ OO DHAN MIYAA DAGAALAMAYAAN???
Waxaad rabtaa in laguu seexdo soo soco siraad adaa lagu celin waayay
Dhulbahante gurigiisii ayuu joogaa u sheeg isaaq iyagaa guryahoodii ka soo yaacaya ee guryaha dadka ku socda cidina raali kama aha in mustaqbalka dhalinyarada xaabada laga dhigayo isaaq soo fahansii warkaa denbigu reerkaa duulaanka ah ayuu ku socdaa
Watalo wanaagsan inta noolaata oo barito miis shaah kuwada cabayy la arki doonaa sida onlf iyo new poliskii ookale
Shiikhow,maanta,lagaa,adee😂gamabaahna
Hadalka,aadwado,balhada
Dadkiina ceshada dhulbahante duulaan maaha dhulkiina jooga idinkaa marwalba weerar ah
Sax mashallah brother keep up
Wadaadkan xaguu ku maqnaa intii laascaanood xasuuqa ka socdey haduu aan xasuuqa raali ka ahayn isgoo hargeysa jooga inuu iska aamusa ayaa u fiicnayd.
Muxuu shalay u soo hadli waayey markii lascano la duqaynayey ma haday dhibka tasbtay sheequ 😂😂😂😂
Idor mumin Malagasy
Waxba ma haysaane walaal ayaal ha leynina wiilasha soomaaliyeed inaguu naga naga baxeen marka ilaahay iimaanka ha idin ku sugo
Suldaamadiina baa dagaal ku baaqay nabada makaa aragteen dhulbahante in uusan kaligiis ahayn baad nabad sheegtaa waxaad rabtaan in aad cay iyo dhaar aan dhaanay
Dirir iyo dahabshiilba waa munafaqiin dahabshiil waa ninka lacagta maleeshiyaadka Snm bixiya
Xaguu jiray markii laascanood ladu qaynay
Maarki horey kuu ekeed shiigow.it is too late.you are afreid now you know your property will finsh
MAHADSANID WIILKA
Away cabdi madoobaha soo Hadley
Hoyadaa siilkeediiye
Qoraalka beenta ee mesha kamasax ???
She dirir kuwa kawaaween baa dagaalka ku baaqay adigana caacdaada jooji yaa usheegin
4:02
Scw scw scw scw
Sheq laascano Aya lagarawey manta WA gurigada adgeyso😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Nabadu waa macaantahay ninkastaa ilaahy hakabaqo ilaahy maslaxo khayr qabto dhalinyaradu hakakacaan oo colaada ayaga uunbaa kudhimanayee hafeejignaadaan
KUWA ARAB EE KU DHINTAY AMA KU DHAAWACMAY EE GURIGASGA KA YIMID MAAD QABATID OO JOOJISID...????!!!!
DHIIGSHIIL WAA NINKII BARAAGAHA SNM UGA QODAY KALSHAALE... MUXUU KU HADLAYAA???!!!
Diintu. Maaha sidaad. Jeceshahay. Inaad. Uga
Hadasho. Aakhirana. Alle
Wuu. Kuu. Ciqaabi. Sababtoo. Ah. Sool. Gumaadkii. Ka. Socdey. Waad. Ka. Aamustey
Xar. Noo. Sheeg. 1vizeo. Ood. Qudhbad. Jimce. Uga. Hafleyso
Kuwii. Isir. Xasuuqa. Wadey. Ood. Leedahay. Dadka. Aad. Guryshooda. Ku. Xasuuqeysaan. Alle. Ma'ogala
.arkaad. maqashay. Kuwo. Kula
Qabiila. Ayuu. Saameeyey. Oo. Ku. Dhintey. Ayaad. Media. Soo. Fadhiisatey
War qorigaqado sheekh
Sh didir naga madan xishoon dheh dagaalka ma haduubilowdey dadka reer Somaliland baddhahdan horta yaa ah dadka aad somaliland kusheegtan walidan iyo beenta aad dowlad deyneysan waxaad ogaataan dhiigiina iyo malkiina baad uxalaaley neysan Harti aa cadiifada Isaaq Iskadaa Harti somaliland ah majiro aa jooga
Isaaq ama. iddoor anaguna qowdhan ugu yerno hadey raban iney go'aan Cid ceshan majirto somalida konfur hadanahey mabarabno reer kaan qayladabadan aa caytamo yer iyo wenba lkn dhulkooda hala goaan oo hajojiyan Ingriiska ayaa usiiyey iyo qiyaliga
Isaaq markuu laascood weerarayay muu hadlo wadaadkaan xanuun baa gaaray
😂😂😂😂😂 kkkk
Soo hadlay ku lahaa
Weli Been intaa leeg
Doqon aan Laga doqonsanay
Shiikhu waa snm
QQOR ULUGUD DHL AMA HARTI BAA LEH...
Wxaan ku baaqayaa in joojiyaan dagaalada kasoda buhoodle iyo qorulugud
Sheekhaan inuu iska aamusa ayaa u fiicnayd
Marbno marbno ormod win ladila ssc ssc ssc ssc hanolato
Rasuulkii ilhasaarin diriroow ala maxaa balaayo kuu aasan warsawkii bishiirabadan ee reer sool lagaracayey amusnamatihid ee ciidiina latukanayey musejudan
Asc edo waa.runtaa dadka nonwalba alle meelbuuku beeray
Saas oo kale ilaahy hawaafajiyo