- 137
- 1 228 179
Qarniga Hadalka
United Kingdom
Приєднався 25 лют 2017
Qarniga Hadalka Waa Channel xoogga Saaraya Ilaalinta Afkeena Hooyo ee Soomaaliga. Waxaanu soo gudbin doonaa barnaamijyo isugu jira Wacyigalinta Dhalinyarada, Madadaalo, falanqeynta fanka suubban, Taariikhda iyo Dhaqanka Soomaalida iyo sidoo kale Xigmado Qof kasta anfacaya.
Відео
Wasaarada Caafimaadka Somaliland KU Socota
Переглядів 23414 днів тому
Wasaarada Caafimaadka Somaliland KU Socota
YAAB:- Geeri Ku Dayasho Mudan Q: 2aad
Переглядів 1,6 тис.2 місяці тому
YAAB:- Geeri Ku Dayasho Mudan Q: 2aad
YAAB-YAAB:- Geeri Ku Dayasho Mudan Cajiib...!!!!!
Переглядів 2,8 тис.2 місяці тому
YAAB-YAAB:- Geeri Ku Dayasho Mudan Cajiib...!!!!!
FAADUMO MAXAA LOO GALIYAA FARAL YAR ?
Переглядів 1,1 тис.2 місяці тому
FAADUMO MAXAA LOO GALIYAA FARAL YAR ?
DEG-DEG: DOORO AMA DOONISTA DAA .. FARIINTA REER AWDAL KU SOCOTA
Переглядів 4062 місяці тому
DEG-DEG: DOORO AMA DOONISTA DAA .. FARIINTA REER AWDAL KU SOCOTA
Ku : ISAAQ & XAWAADLE & DAAROOD & AKISHO & ABASGUL & MAREXAAN & OGADEEN .... LAXAY & LIBAAX Q:1aad
Переглядів 9 тис.2 місяці тому
Ku : ISAAQ & XAWAADLE & DAAROOD & AKISHO & ABASGUL & MAREXAAN & OGADEEN .... LAXAY & LIBAAX Q:1aad
Maayir Mooge Laf Dhuun Gashay Degmada ku Noqotay Waa Tee ? Imikaba Baro
Переглядів 12 тис.3 місяці тому
Maayir Mooge Laf Dhuun Gashay Degmada ku Noqotay Waa Tee ? Imikaba Baro
MUCJISO MAAYIR MOOGE & GOLIHIISU WAA LAYAAB CAJIIBA !!!
Переглядів 66 тис.3 місяці тому
MUCJISO MAAYIR MOOGE & GOLIHIISU WAA LAYAAB CAJIIBA !!!
OROMO OO QABSATAY BARBERA & SAYLAC WAA HORE
Переглядів 1,8 тис.4 місяці тому
OROMO OO QABSATAY BARBERA & SAYLAC WAA HORE
Qaybtii 2aad & Sucaad Oo Arimo Badan Ka Hadashay (Jacayl Xun Baa Igu Dhacay)
Переглядів 13 тис.5 місяців тому
Qaybtii 2aad & Sucaad Oo Arimo Badan Ka Hadashay (Jacayl Xun Baa Igu Dhacay)
Filim-kii Sheekhadda - Qeybtii 2aad
Переглядів 2,2 тис.6 місяців тому
Filim-kii Sheekhadda - Qeybtii 2aad
OOMAAR BARBAR HEESTII LAGA RAACAY OO HADDA LASOO BANDHIGAY
Переглядів 59 тис.6 місяців тому
OOMAAR BARBAR HEESTII LAGA RAACAY OO HADDA LASOO BANDHIGAY
Matalaad Gaaban Jamaal Hakis & Aragsan
Переглядів 7436 місяців тому
Matalaad Gaaban Jamaal Hakis & Aragsan
Mashallaah Somaliway ❤❤❤❤❤❤❤
Ciisa leh ❤
Mashalaah abwaan mahadsanid
War ninkan waa legend ❤❤❤
Waa run soomaali alaa umaqan
War ninkan legend weeye walahi hala rukunto
Waa runti dadka waa wayn caafimaadkoodaysanba kabadinayn
Ninkani waa abwaan buuxa waayo abwaan waxaa ladhahaa dalyaqan dadyaqaan iyo duunyo yaqaan sadexdaba wuuyaqaanaa
Mashalaah ninkani waa abwaan buuxa
Xaarood caqli xumo iyo cuqdad iyo caadifad qaawan bay ku caan bexeen marka adeer haow joojin runta kahadal
abwaan cabdiqani waan kusalaamayaa teeda kale waxaan kaasugaynaa intaan soonka lagaadhin Qabiilada abwaanada hadhay marka horta soomaaliyeey been baad kunooshihiin adeer qabiilkina waan kacararaynaa qabyaaladina waa baacsanaynaa adeer caqligu taa yeeli maayo ii dhan isku raaca
Mashalaah waa dhaqankii soomaaliyeed soomaalida midbaan usheegayaa adeer been baad kunooshiin waxan arkayay adinkoo kudhaqan cabdiqani oole muxuu qabiilada usheegayaa adeer dee ilaah baa ayadihiisa kusheegaya isaga kudhaha ilaahow maxaad usheegtay nabi maxamad baa cidwalba qabiilkeeda sheegayay oo banii fulaan Kulahaa oo saxaabadi ayaa al fulaani Lagu wadahayaa marka adeer qabiilku wax xun iyo wax xiga toona maahan ee qabyaaladaa xun
Waa runtii qabiilku wax xun haduu yay ilaah madhaheen shucuuban wa qaaila
Nin walba fanaankiisa iyi abwaankiisa wuuyaqaana marka haduu inankani bablig kadhigay maxaa loo xaganayaa
Waxba yaan wiilka laxagan qabiilku wax xun maahan iyo qabyaaladaa xun
Qabiilku wax xun maahan ilaah baale وجعلناكم شعوبا وقبائل لتعارفو marka adeer Qabiilku wax xun maahan ee qabyaaladaa xun ee qabyaalada iska daaya maxaa beenta laysugu sheegayaa macid aan qabiilkiisa aqoon baajira
Soomaalidu qabiilka si qaldan bay ufahantay adeer qabiil iyo qabyaalad kala barta qabiilku wax laga cararo iyo Wax xun toona mahan haduu xunyay ilaah quraankiisa kuma sheegeen nabiga abtirkiisa laba barteen saxaabadi iyi taabiciintin iyo dadki diinta nasoogaadhsiiyay qabiiladooda lama sheegeen marka adeer qayaaliga iskadaaya
Massage alaah
Mashalaah muuqaaladaas soobadi
Ciyaar dhaqmeed ciise
Maadha Allaah. Halyey Qaranka Soomaaliya. Guuleyso. Guuul iyo hal abuur dhiira galin iyo hambalyo.
Somaliyey ciise daad fana ma aha oo somali intaas bay kaga dhaqan duwan yihin ee malinta ay faanan aad aragtaan wa maliin ay u gaadhey ay talabsaden dulqata,qalbi xanuun iska dhaafa,
Sultan (Sabredin) Cali qaate sultan of Adal 13th century.Ana hawl qaate.Cali ciise ama cali qaate ama sultan sabredin of ifat.aniga aya ah tafirtisi ya beenin kara.waladon
Fanaanadana noosoo sameeya
Xarlo ayaan lahayd waxaa ka Qaaday Canfar
MashaALLAH
Dear friend, please can you tell me about the thumbnail image?
Qaamuuskaasi Waa Midkee 1:48
Thankyou
❤❤❤
Ustate horta ma ogtahy in ninkaan iidle ah carabka la'yahay
OGOOW WAX KASTA OO WANAAGSAN OO SOMALI LAGU TILMAAMO, WAXA SAMEEYAY SOMALIDA WOQOOYI, HADAY MAH MAAH TAHAY, HADAY DIFAAC TAHAY, HADAY GEESI NIMO, IYO HADAY FAXAL NIMO TAHAYBA; WAXAANA U BADAN, ILMA SHEIKH ISXAAQ IYO ILMA CIISE. FAANA MAHEE DIB U RAACA TAARIIKHDA.
ALLAY LEHE WAA WAR BIXIN AAD IYO AAD U QIIMO BADAN. WAANA KHIDAD AAD U CAJIIBAH. NINKASAA CAAQIL LAGU MAGSCAABI KARA😂😂😂😂❤❤❤❤ ILLAHAYOW U NAXARIISO AAMIIN YAA WADUUD AAMIIN YAA RABBI AAMIIN YAA RAHMAAN.
WAAR WAXAAD LA YAABAYSAA, KUWAN MICROPHONES DADKA LA HOOS YAACA CAQLI XUMAANTODA, BAL SUAASHU INANKA WAYDIIYAY DHEGAYSO!!! MAXAY KUUGU CAGA JUGLAYNAYAAN BU YIDHI, DEE WAA XAASIDIIN. WAA IN SIRDOONKU TELEPHONE KIISA AAD IYO AAD U SOCDAAN CIDA U HANJEBAYSANA AY, LA SOCDAAN😢😢😢😢😮😮😮😮 DHEGAYI XIDHIIDH AH😊😊😊😊😊😊
WAXAAN LA YAABANAHAY, NACASNIMADA KAN MADXA CURIGA LEHEE REER DJIBOUTI XUURTADA IYO XARAANTA KU HAYSTEE CILADA AHI, MUXUU INAN KA CILMIGA FIICAN KEENAY U SAACIDI WAAYAY INTU SL XASIDAAYO EE UU MALIYINKA $ KU BIXINAA? WAX KALE MAAHEE, ISKU JILIB BAANAY SHAAYN. XUMAA OO LETEE!!! ILLAHAY BA ADEER KU CAAWIN BI_IDINIHII RAYALOW❤❤❤ HA BAQANINE HORW SOCO ADEER ILLAHAY NA MASAAJIDKA KU BARI. MAHAD SANID ADEER
OO XAGEED ADEER KU ILOOWDAY, ILLAHAY HA U NAXARIISTE HALYAYGA AAN ILAA KA FADHIISAN HALGANKII U GALAY XORAYNTA DJIBOUTIAN KA IYO DJIBOUTI EE ILAA MAANTA KU MAQAN, MAHAMUD HARBI? KUDARA WARKA OO HA KAGA MASUUGINA. MAHAD SANIDIN WALAALAYAAL DHAMAANTIIN.
Caadi ma ahan runtii
maaha allah Waad mahadsantihiin dhamaan
Hadal yaqaan garyaqaan aad ayaan kuu salaamay
Walahi runbuu sheegey, anigoo ogaadeen ah ayaa qiraya
Siyaasad naga daa wll please 🙏🙏fanka kaso hadal
Hooyadaadii cuqdada qabtay was beenaale waxba kamaad hadlin iidoor caqli xume
Adigaa isku camiraya maantaaad ugu liidataa
Mansha allah waad mahad santahay mar hadaad hawadi ku slaabatay tankale umadaan allah kala qabojiyo waa jahli iyo faqri waxay isku dilayaan dhulkayag waa barwaqo bay dhahaan 24 saacna way islaynayaan allha hadeeyo😢
ua-cam.com/video/FL5KPCdmgMc/v-deo.htmlsi=KMLeFjIBFoJHAFBU
ua-cam.com/video/5AP5kVynsp8/v-deo.htmlsi=MMGRV7zqLuW4kgfL
ua-cam.com/video/5AP5kVynsp8/v-deo.htmlsi=MMGRV7zqLuW4kgfL
Ciise waa gob wiil ciisr iyo wiil ogaden wiil Uma dhexeeyo
Walal wad mahadsantahay sanad cusub oo wanagsan cawa waxad iso xasusi say kooxdi onkod ee cidanka aslubta xaffada aan ku dhashay ee fanintas wa weyn allah weyn ee aan ku bartay wad mahadsantahay sida ku wad
Masha allah tolkay waa dad tagay❤❤❤