MAXKAMADDA CIIDAMADA QALABKA SIDA OO DIL TOOGASHO AH KU FULISAY DHAGARQABE KA TIRSANAA MALEESHIYADA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 94

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 роки тому +50

    Nasiiib badanaH qoF sagoo ilahay hortaagan la dilay....
    Nasiiib xumaa qoF dhiigaH walalkiis bilaa sabab ku daadiyay......!!!

  • @mubaarikabdiwaaxid7926
    @mubaarikabdiwaaxid7926 4 роки тому +29

    Allaah nasiib badanaa qof isagoo raxmaanka hor taagan dhintaa

    • @xabiibo2244
      @xabiibo2244 2 роки тому +1

      haa wlh waa udhacatay shiikhaas

    • @xabiibo2244
      @xabiibo2244 2 роки тому +1

      waxaa caro ku dhacday kii kaska cad udilay

    • @Abshiroabe
      @Abshiroabe 26 днів тому

      Ha walhi

  • @kulmi1
    @kulmi1 4 роки тому +18

    Subxaana Allah qofkii qof didlo dagdag halo dilo akhiro cadaab ayaa utaal

  • @suldaanmohamedosman1592
    @suldaanmohamedosman1592 4 роки тому +21

    Wuxu kujire guriga Alle safka kowaad ee ugu ajalka badan bilshi barakaysneed ee ramadaan iyo sido kle wuxu hortagna Alle weyne oo uu usujuudsana...
    Walahi marxumkasi wuxu aha nin uu Ilahay jeclaa

  • @yasminmohamed383
    @yasminmohamed383 4 роки тому +20

    Dadka wax dila indhahoodu waa casaan baan maqli jiray ala kani waa dilaa SubhanAllah

  • @Fiy7853
    @Fiy7853 4 роки тому +4

    Illaahay adoomadiisa ma mooga waxaa ladhahay qof cidi haafkeed oo dhib hadaa ugeesato waa laguu geesanaaa adna Allow dhiig dad hana galin 🤲🤲🤲🤲

  • @abdiisla5573
    @abdiisla5573 4 роки тому +6

    Fi darkil asfal narta ilhey haka galiyh ncld korkga ha ahaateh🤲🏼

  • @mohamedmusse8140
    @mohamedmusse8140 5 років тому +10

    Cadaabta kuwaar nacalada Illaahay kugu dhacday. Inta noolna Illaahoow kashif.

  • @mahadow1
    @mahadow1 4 роки тому +2

    Acuudu billaahi !!!
    Sidee u dileysaa qof muslim ah, bil ramadaan oo waliba masjid ku dukanaya asagoo sujuudsan ???

  • @libananjalo6186
    @libananjalo6186 4 роки тому +2

    Laa xoowla walaa quwati illaa bi laahi caliyul cadiin naxariis daranaa

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 2 роки тому +1

    Talo xumo caawu hayaa.. markii laqabto ayey iska calaacalan. Adeer dhadhami tareesada!!

  • @kimkum5479
    @kimkum5479 3 роки тому +2

    Simmande Madagaskar waxoow ibreey quuranka karimka 1989 allow kuu naxariso

  • @ilkacasecloze1808
    @ilkacasecloze1808 4 роки тому +4

    Kan dil togasho halgu fuliyo

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 роки тому +4

    Nasiiba Xumaa dhagar Qabe👎👎👎👎

    • @guryasamogeedikiciye6745
      @guryasamogeedikiciye6745 4 роки тому

      Dadkii isku dhamadee midwaxdila iyo mid loodilo nin geesiya maxa la toogtay tolow dalkan ya iska le dadkan Somali dagan waxan u malayn siiba muqdisho asalkodi waxay ahayeen dad meelkayid wayo wadaninimo mayaqanaan dawladii Africa u wacnayd an haysanay kuwii diidana dawlad nimada unba faracdoodi badatay waxan ku talinlaha in dawlada meel kale lagaso dhiso rer muqdishana intay is dhamaynayan la sugo wayo dad lo naxo mahan

  • @abdirizakali3506
    @abdirizakali3506 3 роки тому +1

    Runahanti shababka dhibato weyn ayey ku haya umada . Waliba waxa dhibka ugu badan garaya ma ahn dadkey kumadayan e wa dhalin yaradan ey umada ku dhibateynayan o adun&akhiraba ey garab marsiyen. Ina lilah qof sujudsan o ladilayo wa arin an qof muslim ah kasur tobin

  • @saladomahamad5549
    @saladomahamad5549 4 роки тому +2

    Wlhi hala diilo qofiik diilo walaalkiis muslimka sabaab la aan

  • @daljirkadahsoon8995
    @daljirkadahsoon8995 4 роки тому +1

    Ninkan Sheekha uu dilayey waxa lagu yiri waa eey masjidka haranka dhigayo was sidaa sababta uma modi inuu yahay sheekh Diinta arday Bara Zuma walaahi marka diinta faraha lasii gasheen waataas waxay dhashay dhaqankii Ka beeydhee Diintii Burburisee beri hore waxa jiray inaan timaha titicloo maantana wxa badaley below kolonyoo dheer dheer oo bamka iyo bastoolada Ku dhexqarsha ha biqleeyso aniga banaanka kajoogi

  • @ابراهيمحاجي-ب5ز
    @ابراهيمحاجي-ب5ز 3 роки тому +1

    War kuwan xoolahaa sidee ruux aniga iguyiraahdaa ninkaasi utag ee dil maxay ahaayeen kuwan caqliga la

  • @kimkum5479
    @kimkum5479 3 роки тому +2

    Massa jidkaan waaxan kuubaraan jersey khuuran 1989 xafadaa ishaa iskool qaasabka

  • @muhiimabdisalaam8230
    @muhiimabdisalaam8230 2 роки тому +1

    Ilaahay qof na nagu ma sababo anaga nagu ma sababeeyo intaa inleeg oo duco ah ayaan dhamaan walaalayga muslimiinta ah hawada u marinaya

  • @abdullahihassanmohamed3210
    @abdullahihassanmohamed3210 3 роки тому +1

    Bal fiiri waxba ma uusan galabsan waana Macalin qur, anka bara umadda muxamediyada ah hadana waa xaafidul qur, an masjid dhaxdiisa aya lagu yoogtay 😭😭😭 famikkan qof taqan hadey jirto wa qoys ka macalinkku ka tegay hala igu caawiyo xirirkoda.

  • @ابراهيمحاجي-ب5ز
    @ابراهيمحاجي-ب5ز 4 роки тому +2

    Samadiidoow dabin baakuudhigan lagudili doonoo

  • @morenojota9321
    @morenojota9321 4 місяці тому

    Dilaaa ley aree dile kkkkkkkkkkk

  • @zeinabhussein8954
    @zeinabhussein8954 4 роки тому +1

    Dila waliba dhulka kujiida waxkale maahan sharaftiisa.

  • @queenrayan8450
    @queenrayan8450 4 роки тому +1

    Subxan alaha qof dugnayo ma ladiley

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 3 роки тому

    Hoyada iyo eleydii kudhashay was,. Raxanweyn wax bartay waa dhif

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on Рік тому

    Boorow baraka laawe bustisa hala ki ciyo waa shaydaan

  • @abshirakin1234
    @abshirakin1234 4 роки тому +1

    Alh unaxaristo sheqa

  • @cadebile-kh9xm
    @cadebile-kh9xm Рік тому

    Asc

  • @HassanHassan-sf5xd
    @HassanHassan-sf5xd 4 роки тому

    Borrow usiina tiirka haysaarow naf naf muku fayla

  • @sheeksheeko4437
    @sheeksheeko4437 2 роки тому

    M.sha cadaalada hawaarto

  • @laacibkamuqdishotheboyofth9468
    @laacibkamuqdishotheboyofth9468 5 років тому +3

    Saan ayowba u qurxan yahee maxaa u geeya dadka in ow dilo

  • @kimkum5479
    @kimkum5479 3 роки тому

    Allow kuunaxarisoo

  • @mohamedosman2106
    @mohamedosman2106 3 роки тому

    gacan ku dhiigle

  • @mustafyare7849
    @mustafyare7849 3 роки тому

    Waxan been badanaa

  • @mohamettahmett2535
    @mohamettahmett2535 4 роки тому

    Ax ax ax

  • @maxameddaahir1036
    @maxameddaahir1036 2 роки тому

    Writings and

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 4 роки тому +3

    Boorow 😂

  • @DeeqowCali-si1ji
    @DeeqowCali-si1ji 6 місяців тому

    😅❤

  • @abdikadirmohamed3248
    @abdikadirmohamed3248 4 роки тому

    Dila naxriista ilhe haka qaden maba lahn diin

  • @abdihakimwarsame8728
    @abdihakimwarsame8728 4 роки тому +1

    Allaha unaxaristo labadaba

  • @yaskaxashi7801
    @yaskaxashi7801 4 роки тому +2

    😂😂😂

  • @maryamamohamed5037
    @maryamamohamed5037 2 роки тому

    Cadaapta alle haku fogeeyo

  • @cabdiyare4980
    @cabdiyare4980 4 роки тому +2

    jareer uraaye kor madow uf jareertan ayaaba na dhameynayan 🤲 allow magantada galnay ee na amaan so

    • @thepunisher3950
      @thepunisher3950 4 роки тому +6

      In qof wax sameeyey qaabil dhan aad u aflagaadeyso ceeb makula noqon weydey

    • @cabdiyare4980
      @cabdiyare4980 4 роки тому

      The real world kolee qabiil noqdan mise yesan noqon wiligoda anagu shartooda ilahey kamagan galnay uf baqtiyasha jarerimta

    • @thepunisher3950
      @thepunisher3950 4 роки тому

      @@cabdiyare4980 war sxb dadkas inan faquuqno ma fiicno bey ila tahey koleybo somali ayaan wada nahey🙏

    • @cabdiyare4980
      @cabdiyare4980 4 роки тому

      The real world majacasha hay walaalkada inaad dhiigisa dhulka daadiso waliba lacag darteda meeqo ladilaa malintii

    • @khalidabdi3952
      @khalidabdi3952 4 роки тому +1

      @@cabdiyare4980 Wa shakhsi sxb Boqlal jarer ah oo An shabab ahen way jiran.bay ila thy ? LKN jarerta Shabab iyaga miya ubadan sxb ?