Mashallah wiil qalbi wanagsan aqoon ficana leh ayuu aha wan la rabay inu gadho heerka u sareya noqdana qofkii u horeye gadha lkn may dhicin waxn ku leyay hanbalyo hanbalyo wll 🎉🎉 inshallah gulo kale oo badan ayan ku rajaynaya inshallah
War badanaa horta midka barnaamijka tabinaayo hadalka hayareeyo plz War iyo ma hubtaa loo ku jiraa qofka asaaba qal qal gelinaayo Tedakle su'aaalaha taariiqda eh maa la weydiiyo taariiqda wadankeena anaga Somali hdaa nahay taariiq malahin miyaaa??
Wacaleykum salaam waraxmatulaahi wa barakaatu guutalow, halqabsigaan ahaaaa intaa ka keentay soomaalida copy ku nacaye yaa ka soo koobiyeysay?? AHAAA🤣🤣🤣
Masha Allah waad dedaashay Cabdiraxmaan aqoontaadaneh waa soo bandhigtay
War markii aad dadka wey dinesiin taliyasha ajanibta ah maa kuwa somaliada weydiisann 😢😢😢😢😢😢
Absolutely maxa masar naga galay bal
Xitaa hdeey ka dhaafi lahayeen A.B.C.D fiicnaa laheed madaama oo barnaamijka Afka Somaaliga ku baxaayo oo B.T.J.X
Cawa nin isku sacbinaayo imaaday kalsonida wa Muhiim kp going bro
Wcs Abdirahman Ramadan Mubarak nasiib wanaagsan💜🙏
Sanadkan 2000$ qof qaato lama arki doono waayo Dahabshiil iyo Astaan tv Ayaa Heshiiyay ila Fiirsada ilaa dhamaadka hadesa dhacdo aniga ahaan Ramadankan ayuu igu egyahay inaan Lasii Socdo i.a 🙏🏻
Mashallah wiil qalbi wanagsan aqoon ficana leh ayuu aha wan la rabay inu gadho heerka u sareya noqdana qofkii u horeye gadha lkn may dhicin waxn ku leyay hanbalyo hanbalyo wll 🎉🎉 inshallah gulo kale oo badan ayan ku rajaynaya inshallah
Mr AHA Barnaamijka wuu Fiicanyahay,laakin adiga sidaad u daadihineyso kama helin,waayo warkaaga aad u badan
❤❤masha allha
Masha Allah abdiarahman alahakufudutheyo,,,?
M. a
Asc
War badanaa horta midka barnaamijka tabinaayo hadalka hayareeyo plz War iyo ma hubtaa loo ku jiraa qofka asaaba qal qal gelinaayo Tedakle su'aaalaha taariiqda eh maa la weydiiyo taariiqda wadankeena anaga Somali hdaa nahay taariiq malahin miyaaa??
Wllhi waa runtaa
Codkiisa lkn waa maquul
Diihaal waa daal ee maaha gaajo, halkaa inaga saxa Astaan.
Waan yabanahay Diihaal miya gaajo ah side raban ayey yeelayan kawaran
M.a eng xalane
Inanka barnaamijka wada walal xooga professional noqo, hadalka tirada badan yaray fadlan
M. A
Yarkaan kalsooni kusoo fadhiisty lkn nasiib daro 1000 ma gaarin
Aniga ilaa hada madawanin weydimo wayo Abaas Abdi lacantisa
Sandkan intu ka baxey horta
War badanaa midka barnaamijka tabinaayo, fadlan hadalka yarey, hadii kale barnaamijka xiiso mayeelnayo.
Wacaleykum salaam waraxmatulaahi wa barakaatu guutalow, halqabsigaan ahaaaa intaa ka keentay soomaalida copy ku nacaye yaa ka soo koobiyeysay?? AHAAA🤣🤣🤣
Ahaa buu saa'id caan uga yhy😂
Xarafka A
B
Wll
A
D