asc Astan tv wll waxan nahay dadka si jogta ah ugu xidhan barnamijka weydimo wad mahadsantihin waxan idin ka codsaneyna in ad dadki dhintey ee somalida AHN ad so racisan waco kuwi dhintey in ad ilahay naxaris u waydisan fadlan marmarar badan arkey maso racisan Jazzakallah
Barnaamijka ninka wada wax ka badala .Meesha magarab baad ku keenteen.barnaamijkaan oo kale qof cod kar oo hadal dheer buu ubaagan yahay.Waayo dadka uu wacayo codkaaga ma maqlayno bay leeyihiin.Mideeda kale iska hagaajiya sameecadaha .Waa nin dagan laakiin xoogaa kor inuu isku soo qaado.WBT.
Ninkaan Waa in Iney Astaan TV kabadasha Qaabka uu Dadka U qaldaayo Ama uu shakiga ku beerayo maaha wax loo dulqaadan karo Qofkiyoo saxsan ayuu Qal qal iyo Tashuush ku furaaya Makaasey Jawaabta Qaldayaan Waxaana ka masuula aninkaan Codka xun Wahli Ciilaa iga Qabta siduu marwalba Jawaabta Uga qaldaayo dakaa Barmaajijka kaso qeyb galo Unbelievable

Waa sax wall ALLOOW u naxariiso
Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato
Eeg Video aad adigu Camerada duubtay keen. Markaas we follow u.
Mar kale ayaan ku siinaaa ayoow raaxada uga qaaaday
Waan idin salamy astaan TV Dadka suaalaha waad KU adkaynaysan
Wcs masha allha tabarikllha ramadan kariim ❤❤❤❤
Ramadan Karim
Su’aasha. Wicitaanka
Waxay ku fcneyd inaad
Bedeshaan mid ah
Computer
Maadaama uusan waqtiga
Mararka qaar aysan Ku fileyn
Taa Computerka. Uga dhiga. Bons
Mahadsanidiin
Lake assal is in Djibouti
Waa runtaa Mahadsanid garashada djibouti meel ka mida
Lake asal Jabuuti wax wax laga qaban karo maaha walaahi.
Suasha ah 2 xubin ee inta uu qofku noolyahay si joogta ah u kora waa qalad ma ahan sual sax ah jawaabaha meesha ku qorana kuma haboona
Hadu daawan laha qaysqaysar Uu garan laha Djbouti lake assal
08/18/2022
qof fursadaha ku ordaayo isla marki hadaad Aragto waxba meesha kuma hayo 😅😅😅😅
🤣🤣🤣🤣
Kista goormee guuleystayaasha siineysiin
Barnaamijka ninka wada wax ka badala .Meesha magarab baad ku keenteen.barnaamijkaan oo kale qof cod kar oo hadal dheer buu ubaagan yahay.Waayo dadka uu wacayo codkaaga ma maqlayno bay leeyihiin.Mideeda kale iska hagaajiya sameecadaha .Waa nin dagan laakiin xoogaa kor inuu isku soo qaado.WBT.
Sacad Binu abiwaqas waaye iskasaxmashaaa
Adiga iska sax siirada rasuulkeena suuban salallaahu caleyhi wasalim iyo saxaabada sifiican usoo baro.✋ saxaabigii carshiga uu la gilgilmay geeridiisa waa sacad bin mucaad waxuuna ahaa saxaabi reer ansaareed ah.
Waxa aad u ka xumada Dadka fursada iska berdareyo ayago hesta oh. Iyo Waliba sida u cawineso walal qaali
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Beenti ugu weyned an arko in Ramadankan😂 waa in sanka iyo dhagaha koraan😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@ahlamhasansiyad3333 mad ila mid thy
Guutaale wake up
Aqriskaadana ma fiicno
Maila aragtay ninkan iney badalan eheed 😂
ninkaan soo iskuma eko wariye xasan lucky wiilka faadumo l wiilo warka la daadihiyo
Lag casal waxay kutalaa Djibouti
Dinted daa kkkk
Ninkaan Waa in Iney Astaan TV kabadasha Qaabka uu Dadka U qaldaayo Ama uu shakiga ku beerayo maaha wax loo dulqaadan karo Qofkiyoo saxsan ayuu Qal qal iyo Tashuush ku furaaya Makaasey Jawaabta Qaldayaan Waxaana ka masuula aninkaan Codka xun Wahli Ciilaa iga Qabta siduu marwalba Jawaabta Uga qaldaayo dakaa Barmaajijka kaso qeyb galo Unbelievable
Walaal lacagat beey rabaan ina aysan sahal😂uga bixin waa xariifiin
Dhiiga ha isku karinin ee cibaadeyso🤣🤣🤣
Lake assal they way they ask the question is not properly
As a Somali i was shocked that some people didn’t know! Even the name is Somali Asal original
D
Djibouti. Assal waa Somali word
A
Hambaliyo abdul wad saxday jawaab taa ayago sadax Isku racay bad garacday 🥰🤣
Guutale dadka hadhibin hana kucelcelin shakii miyad kaga jira marar badan
Lake cassal
Wariyahaan waa fashil wlh
D
D