Mujaahid Xaaji basaroow reer somaliland si walba markay u rog'rogeen taladii wax badan- xaqiiqatan kulmiye waxay ku doorsadaan iyo wax dal iyo dadba u dhaama soo waaye,,, waana loo marag dheh,, for ever Somaliland republic
Cadi Kariin iyo wadani waa isaku fikiir ah in cadawaga somalilaan ay so dhwayan doonaha haday talaada dakaka ku guulayasatan waadakana dib logu celeelen doon dhibakiiy layanu geesatay 1960 to 1988 way ka gonatahay 35 kadib inaay gacanata u geleyaan reer somalilaan cadawaga so jireenaka ah een cadaawadod dhamaan hadaba daba dhilif waa tiro koobaan lakiin muaadinka dhabaka wuu ka badan yahaay inaga ayaa 👆🏾 isku dilay ama isaku badabaadin sheceebakay u taalaha 👁️👁️ furaha hooy🧏🏽🧏🏽🧏🏽🧏🏽
Mayor Abdikarim Ahmed Mooge wa huwan iyo wadaniga u matalo. Xaji Basarow walal ka cun o ka codee wadiga arkaya halka xaal marayo e. Cida aan Somaliland aminsaneeni ma iman karaan wadankan loo soo dhintay. Ma waxani aqbalikara Awdal State. Wa maya. Reer Awdal ba ta kaso horjeeda e ku biya caba.
Mar haduu 26 June, shacabka, koodbuur, jigjiga yar, gacma dheere, goljano, 31ka May, Sh. Madar iyo 150kavoo ah halkii laga soo eryadsy aanu ka ololayn karin Hargeisa xaafadaha 70% codku yaal kola Gabiley haysku qaado kola Borama Hargrysuu mayor u yahay xaafada Reerkiisuu ku soo ururay. Mayorka Gabiley iyo ka Borama oo Hargeisa yimid oo ka ololaynayaa waligiin arki maysaan maxaa geeyay markaa isaga. Hargeisa ninka kala qaybiyay ee. Dooxa waqooyi u dhaafi karin weeyaan mayor Qiiro Japan abaal laawe
Somaliland labada reer ee lagu ilaaliyo ilaa bilowgii 1991 waa haber jeclo iyo habar awal waar 4 hablood iska guursado taranka inoo badiya baajuumaha aan dhexmarinee
Hhh wadani hore ayey u cadayd in ay faqash yihiin horeey u wateen kuwo aan xiligaa cadaysan waxa ay ka aamiin San yihiin Somaliland balse gadaal ka sheegay in ay been ugu dhaarteen hadaan ma mid hore u cadaystay oo cadawga Somaliland la safan oo aan aamiin sanayn qadiyada dalkan ayuu noo Soo safari garaynayaa Dee waa hadii Laga yeelo adeer waxa jir qaar ku abtirsada sheekh isaxaaq oo xamar joogay soona Gali karin Somaliland isagu kuwaad ayuu kasii xag jiraaba isku si ayaa talaabo loga qaadayaa haduu Somaliland isku yimaado haku biya Cabo kan yareey ay shacabka hargaysa wax ka dhigeena xiiqa yarayso dhe doorasho wali way Soo socotaa inuu wadani ku keenay iyo inuu shacabka ku keenay marka indhahaaga cirka la tuso ayaad ka sheekayn doontaa guul kulmiye guul madaxweyne muuse biixi guul Somaliland
Ader sharciga tolka Kama shaqaindono Awdal want iman dona ougasku wax ad adiga iyo kuwa nucaga ihi ka wa an kartana majirto e liq ader Dhul ku leyahai o dadku leyahai e I Tina ku ekada hadad wax wadalahasho diiden
hadalkaaga waxa ka dhiman ugaaska sababta loo celiyay miyayna ahayn sharciga mamnuucaya dadka aan somaliland aminsanayn..maxad uga dhigaysaa in qabiil ahaan loo celiyay
Wariye ruta yaqaan ilahayoow wadani hasoo saarin alahuma amiin
Abdikarim moge waxan islaha wuxu noqonaya madax weynaha soo socda lakiin waxba uqarsoona .Wadani soo bixi mayo guul kulmiye guul Somaliland ❤❤❤
faqashtuu laheystaa taa hala ogaado
Bentina mahaa
Ilahay baa kashifay xusbigan huwanta ah khudbadoodii manta wadani way is cadeeyen waxay yidhahdeen soomali oo dhan iyo soomaliland ha midawodo ayay lahayen wadani waa Faqash xamar bay inagu wadan ha laga feejignoodo reer soomaliland noow
Ina Mooge iyo reer Wadani toona Somaland danteena ma wadan run hadii sheegayo
Abdikarin wixii uu aaminsanaa ayuu noo sheegay good 👍🏻
İşhadalka. Wadani ma nocas ba insha allah marlabad iyo kulmiye m mbiixi gull❤❤❤❤
Reer waddani markay hadlaamba taageeray lumiyaan sidii dimuqraatiyiintii maraykanka afkooday eedeen
xisbiga wadani in uu huwanta lashaqeeyo ciyaalkaa og
Aragtida Ugaas Abdirashid Doodi anagu kuma raacsanin hadaanu nahay Somaliland inta jecel.
Wadani waa faqash waanu dhacayaa
Qabyaaladu waa xanuun Lafta iyo dhiiga inagaga jira bal ninkii Ina Mooge ee Somaliland oo dhami ku hadaaqaysay bal wega halkuu is dhigay, Subxaanallah
Allaylehe Wadani wixii lagu sheegayey wuu cadaystay. Sidee dad aan Somaliland ba aamin sanayn talada wadanka wax looga siinayaa. Waa kaa caqligii wadani
Subxaanallah. Ilaahayow adaa Somaliland badbaadin kara. Alahayow Somaliland xafdi ❤
KKK CABDIKARIIN MOOGE ISAGAAN AAMÌSANAYEN SOMALÌLAND OO DAALIN BILAA WACAD AH
Wayahay. Habar Awal baa wacadle
ugaasgu waa Itoobiyan mahaa somalilander
Wadani waxbadan oqorson ayey sowadan haday dorashada kuguleysan lakiin shacabka somalinad weyarkayan insha allah gull kulmiye iyo
Mbiixi❤❤❤
UGAASKA MA OGALAA SOMALILAND CABDIKZROOM HUWANTA GUDAHA TAHEY IN SIRTAWADANKA LAGA WARSADO
Kkkkk sxb wixii caloosha ku jiray ayuu sheegay. Xisbiguna uu laqabaa
Afsomaligaad imika baranaysaa
ASC , Horta marka horre waad saxantahay,
Haddii aannad naqdinta haddalka C/ KARRIIM ka raaddinnaynin ollolle siyaasaddeed,
Siddaa awgeed annagga oo waddanni ah , Oo reer awdal ah baa ku odhannsyna dalka ma imman karro illaa inta uu ka aamminnayo muqaddasnimmadda qadditadda qarranka SOMALILAND,
Talladda qarranka oo uu wax ku yeesho iska daayoo,
Teedda kalle ugaastooyaddiisa loomma dhamma lagga soo billaabbo markii awawgii uggaas nuur lagga xayuubbiyay uggaasnimmadda lanna doortay SULDAAN CUMMAR.
Wa BILLAAHI tawfiiq.
ilaahow ugaaskaa garaad jaamac nooga soo reeb waa nin samaroon siciida oo nama dheeree
KA WARAN HIILKII HJ MIYAAD KU FASHILANTEEN..
Mujaahid Xaaji basaroow reer somaliland si walba markay u rog'rogeen taladii wax badan- xaqiiqatan kulmiye waxay ku doorsadaan iyo wax dal iyo dadba u dhaama soo waaye,,, waana loo marag dheh,, for ever Somaliland republic
Ina mooge inaan cirro soo baxayn wuu ogyahaye qabyaaladuu noo caayi jiray buu caddaystay lacagteenniina wadani buu ugu ololaynayaa AWALOW INDHAHA. FURA ARAROW BAL EEGA XEELADA NINKII INOOGU DHAARRAN JIRAY DAACADNIMO
CABDIKZRIOM KA XUN BAAN FILYAA LIBAN FARMAJO AMA LIOBAN ALCADAAL
oo ma kuwa muqdishuu keenayaa show wey cadeysteen iney faqash wataan .faqash baan aamin saneyn soomaaliland
Ilhow xaqan garansiiiii amiiiiiiin
Cadi Kariin iyo wadani waa isaku fikiir ah in cadawaga somalilaan ay so dhwayan doonaha haday talaada dakaka ku guulayasatan waadakana dib logu celeelen doon dhibakiiy layanu geesatay 1960 to 1988 way ka gonatahay 35 kadib inaay gacanata u geleyaan reer somalilaan cadawaga so jireenaka ah een cadaawadod dhamaan hadaba daba dhilif waa tiro koobaan lakiin muaadinka dhabaka wuu ka badan yahaay inaga ayaa 👆🏾 isku dilay ama isaku badabaadin sheceebakay u taalaha 👁️👁️ furaha hooy🧏🏽🧏🏽🧏🏽🧏🏽
No waa huwanta faqasha xaarmajo ugaaska
Xaaji basar wanaag walaal nin daacada ayaad tahay fariiid❤❤❤
Waa inankan DNA DA HALAGA QAADO
Siyaasga siqiiray
ugasku
Wa reer itopiya
Xaji basaraw
Wadani.waa.huwan.soo.dhawaynaysaa.kulmiye.alaw.guulee.aamiin
Isagoi sland aamin san ayuu imanayaa
Guuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland SSB viiva viiva somaliland SSB
G36😂 Remember o R
Adigaa maxaa wadani kugu daray😂😂
Alle haynaga qabto huwanta gudaha ma karayno somalia in lanagu celiyo muuse ayunba xilka loogu celinaya
Waa aqliga wadani
Huwantaa xaarmaajo faqasha buuuuuufi huwanta xaarmajo ushaqeesa tuuuuug
Shuubo dhilo siil kaaga kashaqee marka hore sharmuutoy aan kugu biyo baxee kaalay sister
Wariye,wadani,waa,kaaa
Dulmiga sool ku maqantay ayuu ku maqanyay somalinand la wadaleeyay ayuu rabaaa
Muusaa kafiradhiyay oo xabada nool nool lala dhacay hasoonoqado
Guul SOMALILAND Guul KULMIYE
Mayor Abdikarim Ahmed Mooge wa huwan iyo wadaniga u matalo. Xaji Basarow walal ka cun o ka codee wadiga arkaya halka xaal marayo e. Cida aan Somaliland aminsaneeni ma iman karaan wadankan loo soo dhintay. Ma waxani aqbalikara Awdal State. Wa maya. Reer Awdal ba ta kaso horjeeda e ku biya caba.
Kooxahan wadani somaliland ma aaminsan waxaay soo danaya huwan oo dhan somaliland waxaay hoos ganayan maamulka xamar shacabow kooxahani reer maha ee xukunka dalka ka ilaasha waa koox cadawgu doonayo inuu dalka ku qabsad muwadi dooro kulmiye iyo muuse iyagaan dalka ku aaminana kugu hiili codkaaga dalka oo ku waano qado codii golaha wakiilad ee aanu dooranay niman cadawga u shaqeeya muwadi codka sii meel sax ah
Kulmiye waa Xisbiga dhalinyaradu fagaarayaasha kaga kaftami karaan
Guul wadani guuul ❤❤❤❤❤
Wadani guul
Sharaftii reer Mooge libaan wuu la lumay kii yaraa ee shaadhkii Maxamad Mooge ku daaqay muddada gaaban ,I'm very sorry man !
Waa fikirka wadani maaha kaligii
Guuul buu gaadhayaa wadani ishallhh
Inamoge waa bissad hade sigooay inamoge waa waalan raaba e waxyar baka hadhay mooge suug
Mar haduu 26 June, shacabka, koodbuur, jigjiga yar, gacma dheere, goljano, 31ka May, Sh. Madar iyo 150kavoo ah halkii laga soo eryadsy aanu ka ololayn karin Hargeisa xaafadaha 70% codku yaal kola Gabiley haysku qaado kola Borama Hargrysuu mayor u yahay xaafada Reerkiisuu ku soo ururay. Mayorka Gabiley iyo ka Borama oo Hargeisa yimid oo ka ololaynayaa waligiin arki maysaan maxaa geeyay markaa isaga. Hargeisa ninka kala qaybiyay ee. Dooxa waqooyi u dhaafi karin weeyaan mayor Qiiro Japan abaal laawe
Mayar mooge run buu sheegay buurmadow maxuu aamin San yahay mustafe qodox muxuu aaminsanyahay
Afkooday ka sheegeen in ay bedeleen mowqifkoodii xafisna la siiyo
Wll wuu cadhaysnaa waa la eryay
Kulmiye guul ilaahow si
Ilaahow aan Arbacada waraabe cunin😊
Somaliland labada reer ee lagu ilaaliyo ilaa bilowgii 1991 waa haber jeclo iyo habar awal waar 4 hablood iska guursado taranka inoo badiya baajuumaha aan dhexmarinee
MOOGE NEXT MADAX WAYNAHA C.RAHMAN XIGA ❤❤
adeer maxuu mw ku noqon ma abahaay Iyo adeerkaay baa heesi jiraay cilmii Iyo aqoon malahee😂😂😂
Waa somali land ugaasku anaga la joogney daraad waa dalkiisii
Laba wajiile ina moge
Kkkkkkkkk waa runtii cabdikariin waayo dalkan wax soo xoreeya waa lagaranyaa adigu waa ka xanaaqday waa lagaranyaa reer jilicsan
Hhh wadani hore ayey u cadayd in ay faqash yihiin horeey u wateen kuwo aan xiligaa cadaysan waxa ay ka aamiin San yihiin Somaliland balse gadaal ka sheegay in ay been ugu dhaarteen hadaan ma mid hore u cadaystay oo cadawga Somaliland la safan oo aan aamiin sanayn qadiyada dalkan ayuu noo Soo safari garaynayaa Dee waa hadii Laga yeelo adeer waxa jir qaar ku abtirsada sheekh isaxaaq oo xamar joogay soona Gali karin Somaliland isagu kuwaad ayuu kasii xag jiraaba isku si ayaa talaabo loga qaadayaa haduu Somaliland isku yimaado haku biya Cabo kan yareey ay shacabka hargaysa wax ka dhigeena xiiqa yarayso dhe doorasho wali way Soo socotaa inuu wadani ku keenay iyo inuu shacabka ku keenay marka indhahaaga cirka la tuso ayaad ka sheekayn doontaa guul kulmiye guul madaxweyne muuse biixi guul Somaliland
Ader cadhada u muse kaqaday waa laga saraya dee wax fhn dadka siqaldan wx ha ugu shegin adigu
Imiikad wax faahantay indre
Waar ugaasku waa Ethiopian 🇪🇹 😡
Marka mooge waa Ethiopian waa waxan degnaa daroor.
Xoolo tay aami weli jeegaantii bubrurtaa maskaxda kaa guuxaysa.
Ak waa madaxweynaha mustaqbalka dhow
Imisa nin oo dawlada lahaa BA lala heshiiyoo lagu qanciyoo soo galiyay dalka
War nin yahaw aday wax kaa waldan yihiin. Ugaasku soomaliland aamin san yahay waligii soomaali wayn lagama maqal. Adigu xaggeed ka qaniintay Ugaaska?
Ader sharciga tolka Kama shaqaindono Awdal want iman dona ougasku wax ad adiga iyo kuwa nucaga ihi ka wa an kartana majirto e liq ader
Dhul ku leyahai o dadku leyahai e I Tina ku ekada hadad wax wadalahasho diiden
War xaaji basorow adiga qudhada sahankii kaa xumadey oo wadani noo amanyee balse xisbigu kolba dhiiiiquu lugaha la siiigelya oo wixii lagu sheega yey buu hadba mid inoo akhriyayaa
hadalkaaga waxa ka dhiman ugaaska sababta loo celiyay miyayna ahayn sharciga mamnuucaya dadka aan somaliland aminsanayn..maxad uga dhigaysaa in qabiil ahaan loo celiyay
❤❤❤❤❤❤
I believe that King is not believe somaliland
Reer hargeys isgaqabta nin kan had aminteen wuu iscadeeyay
Ina mooge waa indhabeel tiinkuu jiidhayaa waa huwan way is cadeeyeen
Yaa wax kaa wayfiinaaya ugaaska xoolo yahow
😊😊😊
Wadani ayaa dhacaya mar labaad
Waarya.baad.hagalin..ugaaska.guud.21..ugas.ayuutirsada..marka.burmadwo.kasheeke.
Ugaazku wuxuu ka cabanaya mamulka m.bixi
Waa Maya ma aaminsana😂🎉😢
Waar Gandhi mayse Mr.Mooge
Kelmada wacdaro way kaa Yara ashkatoonaysaa ! Kkkķkkk
HadaL yukaatagiN zhp
Wax aqli gall m ah wani waxaasu ku olalyna yanah khaladd weeyi
Mayir.qiiro .waalaba.wajiile
Ugaasna mahee waa nacas naftiisa dulmayi xaasidnimo xanbaarsan
Waxbay wada amiinsan yihiin oo waa isku mabda a
😂😂😂😂😢🎉 adigu mucaarad ama kulmiyaad tahay tahay ugaasi waa lagacadhaysiiyay uun micno masamaynayso lama wadalaha sacad muuse iyo habar jeclo 😮😮
Walee waa taa ku cadaateyi huwanimadii
Beenal.....ugaaska.uimanaya......habar.jeclo...isma.soogaadhno.mooge.waa.saxa.hanoolada....kaganyar.orado.tolka.kadifaac.dhulbahane.ka.ceeli....cabdi.madoobe..ayaa.kuuhanjabaye
Kugas ku waa huuwaan
Kkkkkk
Maayir qiiro😅😅
Waar waa show off in mooga
Waa ugaas dowona kkkkkkkk
Waa gala dagal
Kkkkkk