FILO PART 130

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

КОМЕНТАРІ • 624

  • @Dagan.0
    @Dagan.0 4 години тому +351

    Hadaa filo part 1 ilaa part 130 la socotay Love buuran💋😍🎉😂

  • @ayaanxariir3763
    @ayaanxariir3763 4 години тому +55

    Wax bdn wan isla soconay alxm intas waa cfmdka ilhy o nasiye alxm ilhy ha nosiyadsho cfmdka wax walbo asaa ka muhimsan kulan dambe o xiso leh insha Allah cimre dher cibado suban io cfmd buxo ilhy hana siyo Asc kulan dambe o xiso leh ❤

  • @Kabtan_1
    @Kabtan_1 4 години тому +46

    Inta ka naxday inuu dhamanayo filimku 1 like 😭😭😭

  • @CaishoKiin
    @CaishoKiin 3 години тому +140

    inti lasoctay filo1ila130 one like❤👍

  • @Hodanhaji-d7l
    @Hodanhaji-d7l 4 години тому +37

    Alxamdullah jawi mcn oo rooble ayaan ku daawaday from jigjiga Somalia 🇸🇴 🎉❤thanks wl l abokor iyo teamkiisa❤🎉

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 4 години тому +17

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕌

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 4 години тому +40

    Kusali xabiibkeena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw

  • @Janno66
    @Janno66 4 години тому +27

    Sharmaake is a Funny man Kulaha Naa ma gurigaaga Lagu Uureeye😂😭😂😂

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 2 години тому +7

    Ax waxaa kasii naxayaa dhibka jabka Naif & hooyodisa ku soo socdaha 🫣🫣🫣well done team gurmada keep going 🥰🥰🥰🥰

  • @SafiyaMohamed-z6q
    @SafiyaMohamed-z6q 4 години тому +25

    My Team gurmad 40 qof ducadood waa la aqbalaaa iso duceya walaahi goos xanuun aa la jifaa mudo isbuc alx yaarapi inta xanuunsan xanuunka ka dulvqad

  • @ayaaniita009
    @ayaaniita009 4 години тому +20

    Wllhi ruwayd kamac ma arak plzzz sison2 hanaga ilawina 1 ilaa 130 ima imadhafin oo xaqiqa❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @warsameahmed585
    @warsameahmed585 3 години тому +10

    Fosiyo V's. Sharmarke V's. Maxamed Amiim Shaqo wacan guleyso

  • @sahraqueen532
    @sahraqueen532 4 години тому +15

    Xilqad qura ima dhaafin one ilaa130
    Wan idiin xiisi doonaaa team abukar mahdi ❤❤❤❤❤

  • @SumayoMaxamed-h3u
    @SumayoMaxamed-h3u 4 години тому +16

    Waka xumahy ine filo dhamato dhamntin wamhdsnthiin insha allah waxan idinka sugnaa film kle oo cusub iyo kulanti danbe waidin xiisi donaa❤❤❤

  • @filsanali9353
    @filsanali9353 4 години тому +13

    Waka xumahay inu dhamado filimka filo xalqad ima dhafi jirin balse ustaad abukar mahdi waxan ka sugnaba filim kasi xiiso badan filo

  • @CaaishoCabdirahmaan-yd1ff
    @CaaishoCabdirahmaan-yd1ff 3 години тому +6

    Alxamdulilah anago cafimaad qabno 1ilaa iyo 130 anago cafimaad qabno isla soo gaarnay one lov asxaabey❤

  • @AyanAhmed-i8w
    @AyanAhmed-i8w 4 години тому +35

    Thanks team gurmad hal xalqo ima dhaafin wlh ❤

  • @AsliCeymoy
    @AsliCeymoy 3 години тому +7

    Qalaladka film ka I can't wait 😍 🤗

  • @NajmoMahdi-n1r
    @NajmoMahdi-n1r 4 години тому +9

    1 ilaa 130 ayan idinla socday team filofilo wax bdn ayaa idinka bartay allh idin sharfo😢❤

  • @JamaalApdirisak
    @JamaalApdirisak 2 години тому +6

    Hada prt one illa imika lasocda one like team filo❤

  • @halacgadhle2401
    @halacgadhle2401 3 години тому +4

    Film aaan wax u dhigmaaa jirin the best film 2024 sidaaa iyo❤ taariiikh and dhamnayana❤

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 3 години тому +10

    Qisooyin badan ayaa laga baranaa filimka basha alaah 😢😢❤❤❤❤

  • @MumtaasAxmed-s6d
    @MumtaasAxmed-s6d 3 години тому +12

    Insha Allah soon coming 🙏 ❤️ Friday please 🙏 😢 😊

  • @kismayoiyokistada8443
    @kismayoiyokistada8443 4 години тому +8

    Maanshaa allah allah Abuukar Mahdi, wax baan sugeen filo dhamaad ee waa lagu sugaa madadalo iyo waano

  • @xamdamaxamed5093
    @xamdamaxamed5093 3 години тому +8

    Manshaa llah mahadsanid dhamantiin. Walhi naaf ban ku farxay anu😢dulmiga iska ilaliya inta noshihin wallahay

  • @Helena_tr2
    @Helena_tr2 3 години тому +5

    Filo inuu naga dhamaanayo aad ugu xumahay Lakin Mid kaloo shidan Noo bilaawa Guys ❤😢
    Gurmad Is the Best ❤

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 4 години тому +24

    Allah is one ☝🏻❤️

  • @SundusdeekoCrisaaq
    @SundusdeekoCrisaaq 3 години тому +4

    Thankas team gurmad io saad noo madalisen io qosolka Alle ha ni sharfo❤😊

  • @NuuraCabd-d2d
    @NuuraCabd-d2d 2 години тому +4

    Alx ilahay baa Mahad leh hadaan dhamaad isla sogarney❤

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 4 години тому +5

    Noo I M SO SORRY 😢 ineey FILO DHAMATO😢lakin si dagdag haa film kaley noo subiyaa PLSSSS
    I M FROM DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @nasrocabdiqadircabdullahi6338
    @nasrocabdiqadircabdullahi6338 3 години тому +4

    Inshallah jimcaha soo dheereeyo xayesiintana ka dhaafo abukar mahdi 👏

  • @Layaaany
    @Layaaany 3 години тому +4

    Waa mahadsanthiin bahda filo sida quruxda badan ee aad noguso gudbiseen filmka ❤❤❤

  • @BadriNor-qg5vs
    @BadriNor-qg5vs 4 години тому +8

    Filim iiga xiisada badna ima so marin oo ma daawan balse wuu idladay imika😢❤

  • @SacdiyoDahir-vv9yu
    @SacdiyoDahir-vv9yu 2 години тому +4

    Alx jawig roob ayaa kudawanayaa from xeryaha dadaab kenya 🇰🇪

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 55 хвилин тому +1

    Kooxdayad gurmad salaan sharaf dhamaantiin waan idiin xiisi doonaa ilahay caafimaad nagu gaadhsiiyey ilaa bilaw ilaa dhamaad baa mahdaa leh ilahay cimri dheer cibaado suuban ha ina wada siiyo dhamaan Teen aamin aamin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaandeeqAxmed-db1fe
    @MaandeeqAxmed-db1fe Годину тому +2

    Wallalaha kuxiran meshan isoduceya siniyad ah muraad aan leeyahy in khayr iinoqdo iina sahlo rabbi ❤❤❤

  • @NasroXaaji-b1o
    @NasroXaaji-b1o 3 години тому +6

    Waa idin salamaye abti abukar mahdi iyo team Gurmad form Mogadishu ❤❤

  • @AscadCali-x8i
    @AscadCali-x8i 4 години тому +20

    Kusali xabibkeeni mxmd
    Scw scw scw scw ❤❤🎉

  • @zihaamali1567
    @zihaamali1567 4 години тому +13

    1 minutes 47 views team filo wana walosin😂❤

  • @sacido1721
    @sacido1721 42 хвилини тому +2

    Maansha alaah Abuukar Mahdi thank you so much

  • @AziizaAxmed-nf7pd
    @AziizaAxmed-nf7pd 3 години тому +5

    Jah filo saan muu naga dhamaday love you wllhi❤

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 3 години тому +3

    Wlhi sanad kaamil ah u filmka socday, ka badan na duubistiisa iyo howshiisa aya socotay, family ayaa noqonay ba. Team Gurmad sidaad udhantihiin waad mahadsantihin, Jimce kasta notificationka filmka waa idin ku tashan jiray. Allaha idin xafido, see you films & sheekoyin kale oo kasi qurux badan ❤

  • @AnuushAbdulleOlow
    @AnuushAbdulleOlow 3 години тому +3

    Alla manaqaan siaa niigi mahad celino team Gurmad mahadaan waxee u sugnaatay Alla ka sukoo Directerka Abuukar Mahdi Ilaahey cimriga iyo caafimaadka haidin barakeeyo dhamaantiim team gurmad waa idin xiiso doonaa 😢😢

  • @Happyhmlaki
    @Happyhmlaki 3 години тому +3

    Farahaba sidooda Ma sinno xubnaha oo wey kala sareyaan Aaba yaashuna wa sidas
    ❤Aabahey Aad Ban u jeclahy Wlhi Alle ha ii Daayo love Bab🩸💯🥰

  • @KalsonMohammed
    @KalsonMohammed 3 години тому +5

    She even stole love😂😂😂😂 sharmarke isn't easy😂

  • @filsanmed3326
    @filsanmed3326 3 години тому +5

    🎉🎉🎉🎉🎉mashaallah gurmad je regarde à Djibouti depuis le début jusqu'à maintenant encore mashaallah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ismahaanxuseen6586
    @ismahaanxuseen6586 4 години тому +7

    Waa ku mahadsan tihiin team gurmad filimkaan quruxda bdn aad noo wadeen mudo sanad ah

  • @AbdiqaniBishar-rz9up
    @AbdiqaniBishar-rz9up 3 години тому +4

    Yes yes 👍 filo markey dodacdho madaxa nafuran

  • @xaawoakram6607
    @xaawoakram6607 3 години тому +4

    Thank you so much team gurmad qasatan eng abukar mahadi

  • @NaciimoCabdikariim
    @NaciimoCabdikariim 3 години тому +3

    Iisoo duceeya muraad baan leeyahay wllyal inta iga dambeesaay🥺🥺

  • @mohamedhassanrobleh4867
    @mohamedhassanrobleh4867 2 години тому +3

    Waxaan rajeynaya in abaal guud wanagsan aan heelo part 1 and part 130 waan dhameeyey machallah

  • @FaaisoCade
    @FaaisoCade 3 години тому +3

    Masha allah ilahay bamad iskale
    Hal xalqad imadhafin

  • @zakariyecaafidheel8766
    @zakariyecaafidheel8766 4 години тому +7

    Film waa adkaday 😂😂😂😂😂😂😂😂 mahadsanidin bahda filo iyo abuu kar mahdi

  • @Mohamedmohamed8079-m9u
    @Mohamedmohamed8079-m9u 3 години тому +3

    Saaxibayal muraad ayan leeyahay ma heli karaa 40 qof oo ducada igu kaabto Allah idiin sharfo❤

  • @maraamaomar927
    @maraamaomar927 3 години тому +4

    Ugu dambeyn filo way dhamaatay aabaheyga wuu fiirsan jiray lkn manta woo naga hooseeyaa😢😢allow ku naxriiso baba😢

  • @XafidaSaamiya
    @XafidaSaamiya 3 години тому +4

    Ugu horeen aad iyo aad baad umahadsantihinn dhamaantiin sida wacan ee aad noogu shaqeyseen team gurmad waxaa tihiin dad howl karayaal ah marnaba aan kadaaleen in ay bulshadooda qanciyaan alle ha idin barakeeyo aduun iyo aaqiro waxaan aad ugu mahad celinayaaa ABUUKAR MAHDI oo ah directerkeena waxaan idin rajeynayaa guul waarta 🎉❤

  • @sadiqulwalihusseinmohamoud2759
    @sadiqulwalihusseinmohamoud2759 Годину тому +1

    Shariif Dhuusaaye iyo Araweele waa la hayaa.
    Guul maasha Allah
    Mahadsanid Kooxda Gurmad

  • @juwayriyowardhare-vu8rl
    @juwayriyowardhare-vu8rl 4 години тому +8

    Thanks team gurmad❤

  • @Nusayma-e2f
    @Nusayma-e2f 16 хвилин тому +1

    Madhamaaday filimka thnks all teamka gurmad ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zuheeb09cade0-zl4qx
    @zuheeb09cade0-zl4qx 4 години тому +13

    Tnx abukar Mahdi

  • @AyaanMohamed-c3y
    @AyaanMohamed-c3y 4 години тому +4

    Ayyyy Sodhacyey Mahadsnid abukar Mahdi Sida Quruxda bdn eed Noogu Soo gudbisay❤

  • @aaminomaxamuud2445
    @aaminomaxamuud2445 4 години тому +6

    Thanks abukar mahdi iyo team la shaqeeyo ❤

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 2 години тому +3

    thanks abubakar mahdi and All teams gurmad ❤❤❤❤❤ inch'Allah khier marwalba
    last part next week 😢

  • @MumtaasAxmed-s6d
    @MumtaasAxmed-s6d 4 години тому +9

    Thanks dear Mahdi Abukar my brother 🙏 ❤️

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 59 хвилин тому +1

    ❤❤❤❤❤Sabriin gabadheydiyeey❤❤❤ maansha Allaah

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 4 години тому +7

    Sharmake is not easy 😂😂😂

  • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
    @FartuunhusseinAxmed-kv1dk 2 години тому +4

    Thank Team Gurmad iyo wll abukar

  • @Darwaa123
    @Darwaa123 2 години тому +2

    Alla hal qeyb maa hartay iyo gushii habariin qurux 2bo qeyb manoga dhigtinow abukar mahdi😅 alla filmkan zaaid u jclhy Wana mhd san tihiin team gurmad🎉❤

  • @EleyehIssa-d7z
    @EleyehIssa-d7z 2 години тому +2

    I will miss you 😢please another film like that 🥺

  • @FarhiyoahmedIsmail
    @FarhiyoahmedIsmail 4 години тому +3

    Pret ila 130 wan la socoday wan ne taagersanhy team gurmad thanks❤❤❤❤❤😍😍😍

  • @idilacoof5544
    @idilacoof5544 Годину тому +1

    Waka xumahay ino naga dhamado mahen lakiin waku Mahadsan tihiin ruwayda aad aya ugu helay❤

  • @Mumtazahmed-p7q
    @Mumtazahmed-p7q Годину тому +1

    Intah filo 1 ilaa 130 la socotay love buran ❤😂

  • @Mcntooo
    @Mcntooo 3 години тому +2

    Asc dhamaaan team ka farta soo taaag hadad 1 ila 130 Hal qeebna eysan ku dhafiiin❤❤ thanks team gurmad iyo abukar mahdi❤🎉🎉

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 Годину тому +1

    Inuu dhamaanayo waan kanaxay wlhi waxaan jeclaa inuu sii socdo team gurmad 🎉waad mahadsan tihiin

  • @hamseDheegmaxamed
    @hamseDheegmaxamed 59 хвилин тому

    Insha alah. Filim cusub iniga sugaynaaa team gurmad abokor Mahdi waad mahadsantihiin dhamaantiiin waana Adin jecelanahay❤❤❤❤

  • @booraq_bashir224
    @booraq_bashir224 4 години тому +8

    Scw scw scw scw scw scw 🎉🎉

  • @naciimacabdi7363
    @naciimacabdi7363 4 години тому +3

    Best film team waad mahdsnthy 🎉intii part 1 ilaa 130

  • @sagalXigm0
    @sagalXigm0 4 години тому +9

    Maanta anaa ugu so horeyey❤😊

  • @RamlaMuzamil
    @RamlaMuzamil 21 хвилина тому +1

    Adeerrr abuukarr flim kale inoo bilowww plz😭🫶🏿bye filo

  • @saadeaali9231
    @saadeaali9231 2 години тому +2

    Masha Alllaaaah abukar thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fathiaali1726
    @fathiaali1726 2 хвилини тому

    MashaAllah it’s was nice movie a lot of experience and teach us how life’s going to the plan of Allah for the future you’re geniuses keep up abukar

  • @xiisxaaji6336
    @xiisxaaji6336 4 години тому +3

    Iyaaaaaaa😢 masoodhameyseen
    Koley waan idinkaga barane madaadaladiina qisada xambaarsane naga warhaya Halkaan baan isha kuheyndoonaaye😭❤️😅

  • @Umufariha261
    @Umufariha261 3 години тому +2

    ❤❤waliga nabsi ha isku galin❤❤ gul wacan team gurmad❤

  • @saadiaali6454
    @saadiaali6454 3 години тому +2

    From part 1 inta lasocoti liketa❤

  • @RahmaMowlid-ef2px
    @RahmaMowlid-ef2px Годину тому +1

    Insha Allah waxaan niga sugayna film kale oo cusub walbii wa inii xisiidonaa😢❤🎉🎉

  • @halimaabdidirie722
    @halimaabdidirie722 4 години тому +2

    Team gurmad wan idin xisidonah maama feynus cimriga allh udhafo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fozia-Boutique1
    @fozia-Boutique1 2 години тому +2

    Filo kaligiis aan fiirsaa bas flim kale mafiissadoo aad ayaan kaheleey filo

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 4 години тому +4

    Shariif halaaagoo maanta waa kujirtiiin😂😂😂

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 2 години тому +2

    Salaam alaykuma All million thanks my dear team lakiin ma intaasuuba ku dhamaaday 131 xalqadood hadaad ka mida tahay Dadka sida Tooska ah ugu xidhanaa 7 years Ee ugu danbeeyay kasoo bilaw qooto qooto farta taag hadaad ka mida ayad liketan dhac ku sii please thanks Wakhati badan baynu wada soconay Alxamdulilaa ilaahaay baa mahdaa iska leh intaas iyo in ka badan Ayaynu wada socon doona insha Allaha ❤😂😂😁👍

  • @MulkiNoor-q1d
    @MulkiNoor-q1d 3 години тому +2

    Wow Masha allah❤❤❤❤

  • @anab0768
    @anab0768 2 години тому +2

    Intii ila socoto qoto qoto ila filo one like❤

  • @aishaomar281
    @aishaomar281 4 години тому +3

    Yes anaa ugu horeyay hambalyo iso dhaha❤

  • @FaaidMahmod
    @FaaidMahmod 2 години тому +1

    Alx.ilahy ba mahd iska leh oo 1 ilaa 130 nagu so garsiiyay inta cfmd ku so gaartay inta dhimatyn alle hawnaxariisto inta xanusana alle cafiyo dhamaan teen qeyr ban idin rajaynayaaa dhaman tiin ba

  • @ayaanxariir3763
    @ayaanxariir3763 3 години тому +2

    Gusha sabiren talado noga dhiga i can't wait

  • @NaadiyaAbdishakuur
    @NaadiyaAbdishakuur 4 години тому +3

    Kusali nabiga scw

  • @MaryandiiliMaryama
    @MaryandiiliMaryama Годину тому

    Bilow inaa dhamaad yaa ilamid ah oo laoscde ,inta xanunsan allaha caafiyo inta dhimate allaha uwa naxariisto ameen soqora❤

  • @nawaaraomar316
    @nawaaraomar316 4 години тому +5

    Waka xumahay inuu flimka naga dhamado 1_130 midh ima dhafin jaceladyda Flim shidan noookeeena wana idin xiiiisi Donaaa Mamo baxsan iyo abti maslax Haka sooorebinina ❤😢

  • @AbdinasirMohamed-f3x
    @AbdinasirMohamed-f3x 4 години тому +26

    Fats comment 🎉

    • @hiboumuamin4891
      @hiboumuamin4891 4 години тому +1

      Yesss thk bro❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xafsa-1
    @Xafsa-1 2 години тому +2

    14 illa 130 o my god🎉❤

  • @munaismacil9840
    @munaismacil9840 4 години тому +5

    ❤❤❤ allahu akbar❤❤❤❤