puntland wa umad nabadda u carbisa lagamana carqaladayn karo barwaqadoda kuwii isku dayana libaax qorta laguma dhago maroodi lama qabiro ba ku dhacaysa rag adag iga dheh
Msha Allah ciidankena puntland lama qabsado from garacad wilal baa puntland u dhashay mana ogola iney amisom ilaliso alshabab oo dhan anaga ka adag hadeey kuligood isaso arursadan hubkana sida loo furto illahay wa na baray
Libaax qoorta laguma dhago, Maroodi lama qabiri karo, Puntland lama qabsan karo. Walee waa erayo mug iyo miisaan leh. Alla jecliyaa dalkayga Puntland Allow cadawga ka qabo. Wixii soo hawaysta waxaa u danbaysay hoog iyo halaagii argagaxisada ka raacay Garacad, Garmad iyo suuj ❤️💪🟦🟦⬜️⬜️🟩🟩💪❤️
Saadaq Biis kkkkkkkk ma alshabaab ba ku difaaceysa war yey tabartada kuu kufsan alshabaab cidna ma difaacdee hada waxa xamar kasocda oo silic bey soomali u cirib tireen miyey ku difaacday shalay waxad ku andoconeyse wa kuwii I difaaci lahaa adigeyna kugu xasuuqaan xamar v Kkkkkkkk caqligu ha adeego 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂
libaax qoorta lama qabsado karo Puntland,waraa lama qabsado caano lama qurqurin karo, ninkasta oo puntland ku khaldamay waa ogaday halaaga ka raacay Waa hees aad isoo jeedtay
2024 ayan Jogna hda Alx Dib Umilicso 2016 Waxay Dhigeen Rer Puntland Ciidan io Shacab Taariikh ah in Aan La Hawaysan Karin Xtaa Aan dib Loogu Hamin Karin in Taaka Kamida Dhul Udug Lagu Xad Gudbo
Walee wa run reer Puntland wa libaaxyo dugaagii dhuumashada kusoo galay wa tii lagu jabiyay alshayaadiin kadibna dib loogu celiyay cadaado hobyo iyo xardheere markii 500 laga dilay 400 laga qabtay.
From Bosaso Bari
illahay mahadis kii igadhaliyay maskaxdi somaliwayn
Viva my bloody puntland ❤ 👈
HaNaD yahya nasab nasab dalay geesi jecliyaa wilashena allow dhowr viva puntland ilhy baa naga beray alx 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
from garacad proud to be puntlander
Love from Galkacyo
Nasab Cumar maxamuuda oo Cabdi Mohamed Aadan ah Ducaale ✊👊
2018 ka hada dawanesid viva puntland
Frome Caabudwaq Abtiyaaahay Reer Putland
Masha allah my adeer cabdullahi shire jamac ciyaar jecel nolow adeer iyo aamina cabdullahi cumar nolow adigana
gobonimo rabi baa iga dhaliyay puntland alx eebaw mahada
kaly jeniga iguqabo bwe cde wllkey ila dhashay salnsee
Omarpk wil mudug omg waka muqTa nasab kamila my inadeer jecliya wilashayada caqliga iyo raganimo xilkas allw noi xifdi wilashayada pl😍😍😍
Omarpk wil mudug nasab nasab dalay ina adeer ilhy baa mahadaa leh oo naga dhashay
Mnshallah 😋😋😍😍😍💯💯✍
2019 hadaad dhagay sanayso like shere coment go viva pntland
Guul iyo gobonimo ku waara cidankeygow alle idin dhowr oo idin hiili 😍 😍 😍 😍 😍 love you puntland
waaaaw Eeeesh calaaa heees puntlnd jir ooojooog cadoowga cagta hooos allooow ka mariiii
Yaa dawanaya heestan luuliyo 2019. Allow Ciidamada Puntland quwee. Argagaxisadii Garacad iyo Garmaal siday u jabiyeen waxay ahayd xasuus guul ku dheehantahay.
I love my dalkaga puntland from sanag badhan
Abdi fatah adoo mahadsan wlle raacsii iyo dadkeeyga we are one.
HARTI💙💙💙💙❤❤❤❤💚💚💚
We are darood harti ❤❤❤
Abdi fatah
sanag maha putland
badhan waa somaliland
+abwaan umal hhhhh sowti lydinka cayriyey miyad ilowden o hbro iyo carurba afarti sanduq lydinku gubay we are one al Hartiya sida u ogow huno
gobolka sanag
rer ayeyahay awalba nazb bad aheyden
ayeyo yal ama awowe yal 😍😘
puntish inta qoriga soo qtayoow war waa lagu soo qaldoo qalcad baa lagu galshoo waryaa puntland lama qabsado
Heestaan kama xiiso dhaco, markale ayaan dhagaysan 2021 , 5 sano ka dib. Ilaahay ha caafiyo Aamina Dhool, iyo Jooqle oo labaduba xanuusan maanta Sariirna saaran.
my dadkayga reer puntland guul iyo nabad iyo hormar ku waara
Allaa Yaa xafdak mina balaad
Gocos From Garacad Remember 2020 Flasback 🦁 proud to be Puntlander
☝maroodi lama qabiro☝ xxxxxxxx intaas baan ka helay
☝☝☝☝☝👆👆👆👆👆👌✊
viva my shacabkaygaa puntland
#Queeny udgoon ismail Adapa Ka Dhazhay Qrxy
Ayuop Alves guuleso booowe
#Queeny udgoon ismail Wa Isku Lenahy Inta Iyo Wx Ka Padnpa Walshy
Heesta dib waxa udhageysanaya Markan znm ka xoreyey sool 2023 guuul buntland
libaax qorta laguma dhago
Ragbaaa dhiig ushubay
Waxan halkan ku qorayaa
Wilashii naftooda ku wayay
Ciidanka psf
Inta aan xasuusto
Burhan suudi guure
Farax maxamed Warsame farax der
Maxamed carab
Ilahay haw naxriisto
Waxay ku dhinteen
Iyagoo difacayah magac puntland
Qofkas in uu udhinto aamisan magac puntland ilahay janadii hageeyo puntlander dhalad ah
Waxana ku wayay abahay anah in aan udhinto raali ban ka ahay wlhy
😭
Walaahay waan ilmeeyay Allow u naxariiso Aabbaha iyo mujaahidiinta reer Puntland ee difaacayay sharafta, karaamada iyo qabka reer Puntland. Ilaa hada waxaan ku jiifdanaa dhiiga wiilashaas difaaca uga jiraa taako walba oo ka mid ah dhulka daahirka ah ee Dhul Udug💪💪💪
Aad ayaa oga xumahay sorry iwish iknow u more
Sanka❤❤ilove you❤maxamuud cali axmed❤ Eyl❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ok
Puntland lama qabsan karo nolaada cidankayga somaliyeed mashaa allah guul iyo gobonimo puntland
guuul puntland dad nasaba ka dhashay runtana aaan ka gaban
Alloow dalkeena iyo ciidankeena iyo shacabkeena iyo madax waynaheena noodaa alloow aamiin
www vivaaa puntland lama qabsado libaaxyo weeeye guulaysta wligiin
from bargal proud puntlander here ..iyaga nasoo doontee waji shuxaya ma uyeeley...
Wiil banaan degay noolaada walaalahay reer gardafuu🇸🇴🌷
puntland wa umad nabadda u carbisa lagamana carqaladayn karo barwaqadoda kuwii isku dayana libaax qorta laguma dhago maroodi lama qabiro ba ku dhacaysa rag adag iga dheh
libax qort laguma dhago marodi lama qabiro puntland lama qabsado joqla yirii
kuwa qararka saraano ku qusqata mayddaka garacad waaran Amiino dhool baatiri
ilove puntalnd
2022 hdaad dawanasid love
Sanka❤❤❤Eyl🎉
Kuwaan ku diirsan jiray puntland guul allaha idin siiyo
💪🏾🇸🇴👑🇸🇱 hala viva #Puntland
nice song puntland guuul guuul iyo gobanimo
2021 Hadaa daawanayso Like ta ha ila dhaafin
From Qardho Puntland
am from qardho kaambo🇸🇱🇸🇱
Long life my dadkeyga my dhulkeyga
viva puntland
I love puntland
Yaa daawanaya 2021 1 augusto puntland ❤🇸🇱🔥
guul puntland ❤
waa run msha alh marodi qorta laguma dhgo putlnd lma qabsdo 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
wwwwww maaanshalaaah puntlnd guul wadaniyintii jooqle iyo aaminaa halkan kaheesayeee inabacaadi maha
Msha Allah ciidankena puntland lama qabsado from garacad wilal baa puntland u dhashay mana ogola iney amisom ilaliso alshabab oo dhan anaga ka adag hadeey kuligood isaso arursadan hubkana sida loo furto illahay wa na baray
Difaacayaasha naftooda iyo dhiigooda uhora Puntland reer Bicidyan guuleeysta
Aaamiiina xaaaji cabdulhi Aamiina dhoool ala codkaga jecliyaa nooolooow abidkaa
2023 wadani puntland ah ban ahy walhi❤❤
Libaax qoorta laguma dhago, Maroodi lama qabiri karo, Puntland lama qabsan karo. Walee waa erayo mug iyo miisaan leh. Alla jecliyaa dalkayga Puntland Allow cadawga ka qabo. Wixii soo hawaysta waxaa u danbaysay hoog iyo halaagii argagaxisada ka raacay Garacad, Garmad iyo suuj ❤️💪🟦🟦⬜️⬜️🟩🟩💪❤️
Dhiigaan kadareemayaa ax yaa wadani my dadkaygii ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️
ilahay baaa iga dhigay puntland noolada oo jira abidkii cadowgiin hajabo💪💪
Heesta kama daalo Wan ku raxaystaa ciidankayga allow noo daa
Aamiin aamiin walaashay qaaliga ah
Viiiva geeesiyada reer puntln
My dhiiigayga l love you puntln ha nooolaato waxn ahy puntln dhald
waw!cajiib puntiland hanoolaato laguma khladamo hadaa kusookhaldantid iyada hoos bay kuu xawilin eee is kajir
Ilahayba iga dhaliyahay dowladda puntlanders
2023 still watch
Horey usocda pntld 😙😙😍😍
Puntland baan ku fanaa allahyow nabadyel
Waaw my dhiigayga puntland cadaw giin cagta hoosteda libaax qorta laguma dhago marodila maqabiro puntland lama qabsado viva puntlan
Puntland lama qabsan karo inshallah Allaha awooda leh baa la jira
Lipaax qoorta Laguma dhago maroodi lama qapiro puntiland lama qapsado 🥰🥰🥰🥰
#Puntland4ever🇸🇱🇸🇱🇸🇱🙏
Guuuul guul guuul puntland❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋⚘⚘⚘⚘⚘⚘
msha allah axyaa hees
libaax qoorta lama qabsado puntland waraa lama qabsado ninkasta oo puntland ku khaldamay waa ogaday halaaga ka raacay
heestan yaa dhegysaj 2023
Puntland ❤❤
guul iyo putland🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴
illahay cisi iyo shrf ha ini siiyo dadka punt
Viv puntland guul iyo gobanimo
ninka qoriga soo qatayow waa lagu qalday earayo aad u macan
waryaaa putland lama qabsdo 👇👇👇👇👇
anoo facebook kuso gala kabtanka umada soomaliyeed waxaan leeyahau puntland viva
guuul
waxaa lalaynayo waa cadow hadsysan layn waxaykadhigayan konfur oo kale halalaayo umadii konfor baysoqasen dad baan ladin haben iyo malin midna marka waa laqusin
Viiva puntlnad nolow waliga jiro joog
waaaaaw 👌👌👌👌
INTA LAQABSADO AYAA WALIBA DHOGORTA LAGA DUULINAYAA HADAY TAAHA YARAYSANWAYSO VIVA SOMALILAND
Viva somaliland
Haye boowe fariidow kaalay faraha baruur baanu ku sidanaaye😄😄😄😄
@@mohamedshakaal1545 sax🇸🇱🇸🇱💪💪💪
Aar mad ka jogtid haddi kale waxy noqon Harti Darood Vs ISaaq wana lys yaqan e 😂🤣😂
Waryaa naftaada been ha iisheegi buntilan kusoo orod ma aha sida laguuwaso waytaqaan mirqaanka kufilow
Guul puntland markasta
Cadowga ha jabo
Puntland guuuuuuuuul
manshalah
VIva Puntland
maamul maamul kale uheysaayo waa ayaandaro buntland galmudug waa somali waana walaalo
dulmi diid 1000 waad iqiragalesay waayo waa ayaan daro ween in fanaaniinti qaranka u heesi laha in shaqsi qabiilista ah wuxuu u dhibo in ey qadaan
dulmi diid 1000 dadka aana wax fahmin ee comanti kabixinayo oo amanayo qolo waxaan dhihi laha qolada aad amaneso waxey dilayaan waa walaaalka somaliyeed kiibarito ku difacilaha hada maanta midkalo soomaliya aad ku dirto barito mawaxa kasugee in uu kuu hiiliyo war allah halaga baqo
Saadaq Biis Heesatan waxa loo qaaday wa shabaab ee qoolo gaar loma qaadiin. Marka cadii iska dhiig.
Saadaq Biis kkkkkkkk ma alshabaab ba ku difaaceysa war yey tabartada kuu kufsan alshabaab cidna ma difaacdee hada waxa xamar kasocda oo silic bey soomali u cirib tireen miyey ku difaacday shalay waxad ku andoconeyse wa kuwii I difaaci lahaa adigeyna kugu xasuuqaan xamar v
Kkkkkkkk caqligu ha adeego
😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂
xasuus wanaag nacas yahaw yaan lagu wasineee iska amus puntland ka cabso waryaa
Waan kufaana somalinimada iyo puntlandernimada labadaba
Guul iyo gobonimo putland viva
kkkkk wlhi waa hees shidan alla dhowr puntland allihii iga beeraa mahdaleh
War hoy gabarey maxaad ina afguduud ugu qoratay mise cabdirisaaq afguduud taliyeheenii sooma jeestaha ahaabaa ku dhalay
Waa
libaax qoorta lama qabsado karo Puntland,waraa lama qabsado caano lama
qurqurin karo, ninkasta oo puntland ku khaldamay waa ogaday halaaga ka
raacay Waa hees aad isoo jeedtay
Caana lagama qurquriyo
2021 😎😎
Ku qus qata madadka garcad way Ku barahsaty maxa ka qabasday btln guuuuuuuuuuul 143
Viva my shacabkayga putland
PunTLaN anaa wasaa yaa wx IGA Qadayaa
Quruxey maxa kugu dhacay haa na wasine 😂😂
Aduu kugu yaal ee puntland kuma yaal😡
Puntland lama qabsado taa hala ogaado
Ninka qoriga so qatayo puntland lmaqabsado
Mamulka hargeysa
Gul
2024 ayan Jogna hda Alx Dib Umilicso 2016 Waxay Dhigeen Rer Puntland Ciidan io Shacab Taariikh ah in Aan La Hawaysan Karin Xtaa Aan dib Loogu Hamin Karin in Taaka Kamida Dhul Udug Lagu Xad Gudbo
Libaaax qoorta laguma dhego maroodi lama qabbiro puntland lama lama lama qabsadooo
2020
Puntland ku nolow nabad cadowga hajabo waxan ahay tagerahaga iyo difac adiga ku tagan
Walee wa run reer Puntland wa libaaxyo dugaagii dhuumashada kusoo galay wa tii lagu jabiyay alshayaadiin kadibna dib loogu celiyay cadaado hobyo iyo xardheere markii 500 laga dilay 400 laga qabtay.
dadka qaarka kuhaya nimnakan qabiil umaheesan adeer nimankani iyagaaleh puntlnd wana walalahod cadowgoodana waayaqanan galnus hoyadeed hakanaaro dad iyo dameeraba ninkeey udaaqayaan
PSF shalay saas Puntiland u difaacaysay maa maanta xeradoodii lagu wareeray 😭
Vivi puntland
Gobonimo wa puntland