- 6 103
- 3 794 510
Warbaahinta Puntlandes
Sweden
Приєднався 27 вер 2014
Taliyaha Q Booliska Gobolka Bari oo kawarbixiyey howlgaladii ay ka sameeyeen Bosaso & walxaha qarxa
Taliyaha Q Booliska Gobolka Bari oo kawarbixiyey howlgaladii ay ka sameeyeen Bosaso & walxaha qarxa
Переглядів: 58
Відео
RW Xamse "Waxa aan u hambalyeynayaa Ciidanka ka dagaallamaya gobolka Bari"
Переглядів 339 годин тому
RW Xamse "Waxa aan u hambalyeynayaa Ciidanka ka dagaallamaya gobolka Bari"
Col Duwane Gaaciye oo kawarbixiyey xoraynta taliskii Argagaxisadu Turmasaale & guulaha laga gaaray
Переглядів 649 годин тому
Col Duwane Gaaciye oo kawarbixiyey xoraynta taliskii Argagaxisadu Turmasaale & guulaha laga gaaray
Madaxdhaqameedka Somaliland oo aqbalay dhexdhexaadintii Garaad Kulmiye ee Somaliland & SSC-Khaatumo
Переглядів 10112 годин тому
Madaxdhaqameedka Somaliland oo aqbalay dhexdhexaadintii Garaad Kulmiye ee Somaliland & SSC-Khaatumo
Puntland & Galmudug oo isku afgartay in lakala qaado maleeshiyaadki kudagaalamayay galbeedka G Mudug
Переглядів 3016 годин тому
Puntland & Galmudug oo isku afgartay in lakala qaado maleeshiyaadki kudagaalamayay galbeedka G Mudug
Wasiir Cumar oo kahadlay Degmooyinka Burtinle, Buraan & Siyaasiyiin kuwareejinayey Xoolo gaaraya 600
Переглядів 5616 годин тому
Wasiir Cumar oo kahadlay Degmooyinka Burtinle, Buraan & Siyaasiyiin kuwareejinayey Xoolo gaaraya 600
MD Cirro "Somaliland waxay kamid tahay milkiilayaasha Badda Cas, aqoonsi la'aanta Somaliland......."
Переглядів 4116 годин тому
MD Cirro "Somaliland waxay kamid tahay milkiilayaasha Badda Cas, aqoonsi la'aanta Somaliland......."
Somaliland: Madaxwyne Cabdiraxmaan Cirro oo kahadlay siyaasaddiisa gudaha iyo debadda
Переглядів 2321 годину тому
Somaliland: Madaxwyne Cabdiraxmaan Cirro oo kahadlay siyaasaddiisa gudaha iyo debadda
Wafti Dawladda Puntland ee Nabadayn Gaalkacyo ugaaray ayaa shacabka la hadlay
Переглядів 5621 годину тому
Wafti Dawladda Puntland ee Nabadayn Gaalkacyo ugaaray ayaa shacabka la hadlay
Wasiir Warfaafinta Puntland "Gargaarka dadka Soomaliyeed Suuqa ayaa lagu kala iibsadaa kay Pland .."
Переглядів 6821 годину тому
Wasiir Warfaafinta Puntland "Gargaarka dadka Soomaliyeed Suuqa ayaa lagu kala iibsadaa kay Pland .."
Wasiirka Gargaar Puntland ''Gargaar aan lasoomarin Puntland kamasoogeli karo XuduudkaBada & Hawada''
Переглядів 5821 годину тому
Wasiirka Gargaar Puntland ''Gargaar aan lasoomarin Puntland kamasoogeli karo XuduudkaBada & Hawada''
Hay'adda SoDMA oo sheegtay inay gargaar u dirtay Puntland iyadoon dawladda Puntland la ogaysiin
Переглядів 3621 годину тому
Hay'adda SoDMA oo sheegtay inay gargaar u dirtay Puntland iyadoon dawladda Puntland la ogaysiin
Sheekh Shariif "in dadka & siyaasiinta hubka laga dhigo waxaa kahorreysa in siyaasada laga heshiiyo"
Переглядів 36День тому
Sheekh Shariif "in dadka & siyaasiinta hubka laga dhigo waxaa kahorreysa in siyaasada laga heshiiyo"
Saraakiil kawarbixisay Guulaha ay gaareen Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland
Переглядів 39День тому
Saraakiil kawarbixisay Guulaha ay gaareen Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland
Sheekh Shariif ”Doorashada mawaxaa lagugalayaa dastuurkii aad samaysatay mise kii ummadu samaysatay”
Переглядів 41День тому
Sheekh Shariif ”Doorashada mawaxaa lagugalayaa dastuurkii aad samaysatay mise kii ummadu samaysatay”
Madax Puntland oo Ciidanka Argagixisada kasifeynaya Buuraleyda dhiirigelin ugu tagay
Переглядів 131День тому
Madax Puntland oo Ciidanka Argagixisada kasifeynaya Buuraleyda dhiirigelin ugu tagay
Puntland oo Gargaarka ban’aadantinimo u dalabtay shacabkii kunoolaa deeganada laga xoreeyey Daacish
Переглядів 74День тому
Puntland oo Gargaarka ban’aadantinimo u dalabtay shacabkii kunoolaa deeganada laga xoreeyey Daacish
Ciidanka Puntland oo burburiyay dugsigii tababarka ee Daacish & 4 talis ee Al dacwa, Ceel illeed....
Переглядів 192День тому
Ciidanka Puntland oo burburiyay dugsigii tababarka ee Daacish & 4 talis ee Al dacwa, Ceel illeed....
Axmed Karaash "Waar....fudaydka joojiyo oo cayda joojiya oo...Puntland caydeeda joojiya"
Переглядів 25День тому
Axmed Karaash "Waar....fudaydka joojiyo oo cayda joojiya oo...Puntland caydeeda joojiya"
Hoggaamiye kuxigeenka "Mandate ka maamulka SSC-Khaatumo wuxuu ahaa in shir laqabto & Xoreyn deegaan"
Переглядів 2914 днів тому
Hoggaamiye kuxigeenka "Mandate ka maamulka SSC-Khaatumo wuxuu ahaa in shir laqabto & Xoreyn deegaan"
Hog Firdhiye “Mandate ka maamulka SSC Khaatumo ma ahayn in shir laqabto & Xoreyn deegaan”
Переглядів 4014 днів тому
Hog Firdhiye “Mandate ka maamulka SSC Khaatumo ma ahayn in shir laqabto & Xoreyn deegaan”
Waiir M Caydiid "Dowlad kusheega Muqdisho waxay iskudayday inay fashiliso dagaalka Puntland qaaday''
Переглядів 8714 днів тому
Waiir M Caydiid "Dowlad kusheega Muqdisho waxay iskudayday inay fashiliso dagaalka Puntland qaaday''
Ciidamada Puntland ee Ciribtirka argagixisada Daacish ayaa goobo badan buuraleyda kasifeeyey
Переглядів 8514 днів тому
Ciidamada Puntland ee Ciribtirka argagixisada Daacish ayaa goobo badan buuraleyda kasifeeyey
Jubaland ”ha lasoo celiyo Cunaqabatayntii Hubka, Hawada dib ha looga celiyo, simadaxbanaan ayan....”
Переглядів 8514 днів тому
Jubaland ”ha lasoo celiyo Cunaqabatayntii Hubka, Hawada dib ha looga celiyo, simadaxbanaan ayan....”
Puntland oo wadooyin Laamiya dhisaysa
Переглядів 12114 днів тому
Puntland oo wadooyin Laamiya dhisaysa
Wasiir Fiqi “Arinti Itoobiya & So. waxa laguxaliyay dulqaadka Somalia madamay dhulkeni naguqabsatay”
Переглядів 6021 день тому
Wasiir Fiqi “Arinti Itoobiya & So. waxa laguxaliyay dulqaadka Somalia madamay dhulkeni naguqabsatay”
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo gudooimyey oaankii Shirka Beesha Warsangeli ee Ceelbuh
Переглядів 9021 день тому
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo gudooimyey oaankii Shirka Beesha Warsangeli ee Ceelbuh
Warmurtiyeedkii shirki Beesha Warsangeli ee Ceelbuh "Heshiiskii Ceerigaabo lagu wadadegena waajabay"
Переглядів 11721 день тому
Warmurtiyeedkii shirki Beesha Warsangeli ee Ceelbuh "Heshiiskii Ceerigaabo lagu wadadegena waajabay"
Puntland: Gud Baari oo si xasaasi ah ula hadlay Bulshada Bariga ee Howlgalka Ciribtirka Arg. kasocdo
Переглядів 15021 день тому
Puntland: Gud Baari oo si xasaasi ah ula hadlay Bulshada Bariga ee Howlgalka Ciribtirka Arg. kasocdo
Beelaha Garxajis iyo reer Isaaq oo isla qaatay inaanay deeganadooda ku faafin colaadii Dacawaley
Переглядів 12421 день тому
Beelaha Garxajis iyo reer Isaaq oo isla qaatay inaanay deeganadooda ku faafin colaadii Dacawaley
Caaawa anoo buuraha bari kujira baa coment qorayaa calmiskaad iyo buuraha lamidka
⭐️⭐️🍀 Miyaan Arinta 2025 Kajirta Puntland u-ekayn (April 19th, 1770. Date Captain James Cook Discovers Australia and called it New South Wales. Daacish waxaa uharsanayd iney magaca kudhawaaqaan (Nwe Daacishtan). Dadka Puntland kunool waxay Lamidayihiin Kuwiikunoolaa Australians 1770 ee madoobaa Aboriginal Australians oo kabtankook Koox Yar askar ugu tageen Dhulkaas Qaarada Le-eg kabacdina uguyeereen Dowlada ingiriiska iney Heleen dhul Qaarad le-eg oo ay’kunoolyihiin Bani-aadam Xayawaanka lamida. (The Discovery of New Land) Dhul laleeyahay waan Helay Dad baana Kunool. Waa Arinta Maanta Kajirta Puntland. Dhul u-eg in Dad leeyahay oo Daganyahay ee Hadana 10 Sano Dad iskasoodagayo Buurhii iyo Dhulkii Dalka ugu Qurux badnaa Umada Kale baa iskadagaya Qalcado Kadisanaya. Miyaan Arintani Ahayn (Discovery of New Land)..? Dal Cusub oo Lahelay. Bisiq Sarmaan
Alle Haw Naxariso
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk iska soo hambalyee af bay kaga soo hartay Awood kale malihide
Dawlada puntland waxaan ka codsanaynaa khaasatan madaxweyne deni inaan ka xorowno baryada binuu aadamka khaasatan baryada beel caalamka . Bil ixsaanikum qorsha kale keena aan tuugsi ahayn. At least bannaanka ha la'imaanina.
oromada waa in larafaa
2025 mdxweyne dani
2025 inta daawanaysa
Runtii Puntland aad baa loogu gafay, reer Muqdisho ayaan ahay reer Puntland la aantood majoogeen Muqdisho maanta ami difaacii aaan Hawiye dhexdiisa ku kala jireen baan ku kala jiri lajayn😢
masha allaah illaahay haidiin barakeeyo wadada iyo dawladapuntland guuleysta laa kiin usameya meel ay maraan dadka guuleysta
Waxa dip udhagaySanaya Hestii suuj garmaal ii baxaySay haddana BuuraHa calmaDoW ku dhaGaySanaya i.a waan GuuLaySaneyNa shacabka reer puntLand GuuL i.a 🤲❤
Anagaa wasna argagixisada DAROOD. Wax nabade ma u hayno argagixisada ogadeen. Garxajis ma u dhama waa Khiyaamo. Anagoo garxajis asal ah waanu garab istaagayana walaaladayo arab reer dacawaley
Hadalkii garaadka baa qadasho leh! Saca geesa adag !!!!
9:33 ma fahmin muxuu yiri?
8 sano ka dib heesan mnta dhagaystay puntlad haguulaysto 🇸🇱🤲🏻
Waa war wanaagsan
8 sano kadib waxaa dib loo bilaabay sifaynta khawaarijta ilhow guusha sii ciidankeena😢💪🏻🇸🇱
LACAG AY PL LEDAHAY IN LA SAMEEYO WAA MAHIIM LAGUMA JIRI KARO LACAG MOBIL LAGU WATO OO AH DOLOR
mashaa allaah Madaxweyne S. A Deni. ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️ (Lacagteenu Waa Puntland (Bir) Bir Waa Magaca Lacagta itoobiya. Waxaan Tala Kusiinayaa Dowlada Puntland iney Noodoorto magaca Lacagta (Bir) intii aan Qaadan lahayn magacyo umada Kale oo aan Afrikaan-ahayn. Waxaan islahaa Puntland Shacab iyo Dowladba waxay galeen (Coma) Hurdo Dhimasha oo Kale -ah 40 Sano Kahor Manamuuqato iney kasootoosayaan. Laakiin Allaah CWJ Nasrigiis Waxaad Moodaa iney Muuqato iftiin yar oo u-eg in Dowlada iyo Shacabka Puntland Kasootoosayaan (Coma) Hurdadii Dhimashada u-egkayd ee ay’galeen 40 Sano Kahor. Wadankaan aan Hadajoogo ee ingiriiska wuxuu Leeyahay 4 Lacagood (1) Northern Island Pound, Wales Pound, Scottish Pound and English Pound. Hadaad London Timaado adoo wata Scottish Pound wax ugama Gadankartid inta Badan Dukaamada Laakiin Bangiga baad uganadalaneysaa english Pound markaas baad istimaaleysaa. Marka Madaxweyne waa arin muhiim u-ah Dhaqaalaha iyo Horumarinta umada in Aad Lacag usameysaan Puntland. Sida Nidaamka Caalamka waa-inaad Kadhigtaan Bangiga Dhexe ee Puntland Bangi-leh Lacagtiisa (It’s Own Currency) oo adduunka Lamacaamilaya Si-aaney udhicin in Shacabka Masaakiinta-ah ee Puntland Dushaloogasaarin Dayn Xamar Laguqaato oo Laguboobo. Wixii Dayna ee Puntland Qaadato waa-inaad Galisaan Mashaariic aad (Costing) Kusameyseen in Mashaariicdaasu iskabixinkarto Dayn’taas wakhti Gaaban. Madaxweyne Hora usocda Laha idin Guuleeyo. Bisiq Sarmaan
mashaa allaah Madaxweyne S. A Deni. Waxaan islahaa Puntland Shacab iyo Dowladba waxay galeen (Coma) Hurdo Dhimasha oo Kale -ah 40 Sano Kahor Manamuuqato iney kasootoosayaan. Laakiin Allaah CWJ Nasrigiis Waxaad Moodaa iney Muuqato iftiin yar oo u-eg in Dowlada iyo Shacabka Puntland Kasootoosayaan (Coma) Hurdadii Dhimashada u-egkayd ee ay’galeen 40 Sano Kahor. Wadankaan aan Hadajoogo ee ingiriiska wuxuu Leeyahay 4 Lacagood (1) Northern Island Pound, Wales Pound, Scottish Pound and English Pound. Hadaad London Timaado adoo wata Scottish Pound wax ugama Gadankartid inta Badan Dukaamada Laakiin Bangiga baad uganadalaneysaa english Pound markaas baad istimaaleysaa. Marka Madaxweyne waa arin muhiim u-ah Dhaqaalaha iyo Horumarinta umada in Aad Lacag usameysaan Puntland. Sida Nidaamka Caalamka waa-inaad Kadhigtaan Bangiga Dhexe ee Puntland Bangi-leh Lacagtiisa (It’s Own Currency) oo adduunka Lamacaamilaya Si-aaney udhicin in Shacabka Masaakiinta-ah ee Puntland Dushaloogasaarin Dayn Xamar Laguqaato oo Laguboobo. Wixii Dayna ee Puntland Qaadato waa-inaad Galisaan Mashaariic aad (Costing) Kusameyseen in Mashaariicdaasu iskabixinkarto Dayn’taas wakhti Gaaban. Madaxweyne Hora usocda Laha idin Guuleeyo. Bisiq Sarmaan
Teenii hore noosoo celi deniyow dollar waa dhibe🎉🎉
Agaa war dee mid ay leedahay jubalana halasameeyo🎉🎉
Hhhhhhh😂😂😂😂 war ku qosla axadka.
Hadaad adigoo 70 Sano jira wali Raadineysid waxa Somaali kahaleysan ..? Madhacayso inaad heshid ee iscasil Hadii Habayaraadee wax Caqliya Kugujiro. Bisiq Sarmaan
Ninkaan Xamse Waxa uu Cuno umada Halaga illaaliyo iney Canaan. Bisiq Sarmaan
Kkkkkkkkkkkkk ciyaalkaga ma rabnee sheekadoodee Raaskambooni kawaran 😂😂😂
Ninkaan wax weyn baa Kakhaldan. Subxaanallaah - Sidee Kudhikartaa in shaqsi umad Milaayiin-ah sheehanaya inuu Masuul uyahay aanu garanayn inuusan Cidna Wax Shaqa-ah uhayn. Bisiq Sarmaan
Xasuus wxaan kaga biiray ciidanka markaas qardho
Inaalilaahi wa-inaa ilayhiraajicuun. Allow Yaa-usheega inaanay wax Dana uhayn (International Mafia ‘da Soobooqatey). Bisiq Sarmaan
Nasab Nomadu waa horumarka. Yaa Baray xaarankan
Tuug yahaw aa beenlaw
2024 oo dhamaanaysa dhagaysanayaa anago mar kale sifayn argagaxiso ku jirna inshallaah guul maalmahan dhagaha reer puntland war ay ku farxaan baa ku soodhacaya inshallaah guul iyo gobanimo ❤💪💪💪💪❤❤❤❤
Ilahayow naxariisti jano kawarabi
Hamse xaar waalwaal xaaar waalwaal 😂😂
Subxaana llaah
Munaafaq Alshabaab number one tuug ah personal attack haddaad biloowdo malafkaagaa la keenayaa cadeymaa lagaa hayaa weliba argagixiso aan adiga ahay iyo saxiibadaa ma jirraan Muqdisho dad AS la shaqeysta waa la ogyahay adiga iyo kuwo badan oo dowlad ku sheegta u shaqeeyaa ka mid ah!
Inuu dooqon yaahay maadaaxiisa ayaad kaa faahmeeysa adeer waax waarqaad laguudu soo qooraay waaxbaa ku taarii meeyso😅😅
War Heeestan maxa TikTok loo geyn wayeey 03/12/2024
Maaqabuul weey waasheen waar isku xiishooda Ahmed waa nin reer mz idiinmaa baahnaa
Huurayayaal maxaa Caqlixumo aabe iyo Hooyo Tiri. Badbaado Dal iyo dad baalagahadlayaa Kursi buu huuro uga hawhawsiinayaa. Yaayaa war maxaa Caqlixumo Fariisatey. Bisiq Sarmaan
War wxa annaga dawada kawadna hawiye isu hesta
Waxaan waa Caruur meel igutimid. Nadnad Halasiiyo. Bisiq Sarmaan
Guul Ahmed dacaad🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
masha allah waaruntaa wasiir hadaan runta loosheegin umad aan xishoon oo intixaan ah wale waxaanmaqlijiray cudurku haduu qalbiga kadegay kamabaxayo
Dadku waa xor hintida joogta garoowe
Waxaan garanlahay dad ku leh walaalo nahay hadana kumashquulsan sida ay kulogeynlahaayeen kuleh majirtid anaajira maamul manoqonkartid anaa noqonkara yaabay anigu
Reer s s c waa dad daacad ah cidkasta oo lugoysana iyagay kunoqonaysaa dhibkaas
Reer s s c waa dad daacad ah cidkasta oo lugoysana iyagay kunoqonaysaa dhibkaas
Reer s s c waa dad daacad ah cidkasta oo lugoysana iyagay kunoqonaysaa dhibkaas
Asaga hadii u shaqeynjiray somaliland adiga hada yaad ushaqeysaa????