Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Nasriin, Marwadii Dulmanayd! | Xalqadda 1 aad | ASTAAN HD 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024
  • Script Writing and Directing;
    Mahad ibraahim yuusuf
    Casting;
    Shacni Maxamuud
    Mahad ibraahim
    Nagiib Mukhtaar
    Mubaarig Jaamac
    Voice Over;
    Ifraax Tuufaal
    Camera;
    Mubaarig Gabyaaye
    Editing;
    Mubaarig jaamac
    Color grading,
    Sound effects and Intro designing;
    Caafi Cabdiraxmaan
    Special Thanks;
    Maxamed Yaasiin
    Maxamed Otaanga
    Huda Cali Banfas
    Faysal Cabdilaahi
    Shaafici Sulub
    Production;
    ASTAAN 2021

КОМЕНТАРІ • 295

  • @adnaanabdiismail986
    @adnaanabdiismail986 2 роки тому +134

    "Waxa ii kaa keenay qadar waxaana iga kaa fogeeyey qadar labada qadar dhexdoodana waxaan ku waayey qalbigayha"
    ~Mahad ibraahim Aad baan kuu salmaya saaxiib

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 2 роки тому +10

    "Waxaa I keenay qadar waxaana its qaday qadar labada qadar dhexdoodana waan ku wayaay qalbikaygii"❤🥺

  • @nusaybamaxamud9686
    @nusaybamaxamud9686 2 роки тому +45

    Waxa iikaa keenay qadar waxna iga kaa kexeyey qadar labada qadar dhexdooda ku waayey qalbigaygii
    Waa ereyo qalbigaga tabanaya😥💔

  • @AzuziAziiz
    @AzuziAziiz 3 місяці тому +4

    21/4/2024 inta daawaneysa love ❤️ isaara jcyl😂

    • @KawsarIsmaaciil
      @KawsarIsmaaciil 13 днів тому

      same heesta dhici wayday sidan rabay ano tiktoka dhagaysnaya ayaga kuso xasuusty

  • @alishow609
    @alishow609 2 роки тому +8

    Waa dareen cajiiba runtii tani maaha kaliya muuqal guulaysta jilaasha iyo dhamaan hawl wadeenada🙏

  • @wardamaxamed9184
    @wardamaxamed9184 2 роки тому +14

    Shekada nasriin aduunka ugu jaclahay ❤️

  • @asmarshortvideob-roll1197
    @asmarshortvideob-roll1197 2 роки тому +27

    walaladay Mahad,shacni,cabdinajiib,mubarak jama iyo dhamaan team astaanba Well done 🙏

  • @ayaanismail7616
    @ayaanismail7616 2 роки тому +14

    Qisooyin qalbiyada ku qarsoon ayad matalaysa oo aad halkeedi dhigtay keep forward mahada🙏

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 2 роки тому +42

    I can't wait part 2 🥺♥️

  • @bigro8667
    @bigro8667 2 роки тому +5

    Ilaahoow jacaylka iyo qadarka midka dhig si aan midna u waayin waxwalba qadar I siiyo wax walba oon jeclaadona Aan helno 🙏😰😰😰😰😰😰😰

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 2 роки тому +13

    Heesihii qaraamiga iyo qoraalkii quruxda badnaa ee mahad iyo nasriin waa tabay☹️

  • @mumtaasmuuse4209
    @mumtaasmuuse4209 Рік тому +1

    Codka wad k hgajisen astan tv anther level🎉

  • @medabdalla6410
    @medabdalla6410 2 роки тому +3

    Best actor nin aan inbadan wala joognay sxb mahad waan ku slamaya👏🙌🙌🙌❤️

  • @ayanwadani5909
    @ayanwadani5909 2 роки тому +15

    So emotional i can't stop crying i can feel that please part 2 ku soo dhakhsada

  • @hoodoahmed5333
    @hoodoahmed5333 2 роки тому +11

    Keep going wllkay mahad ipraahim yuusuf iyo Nasriiin

  • @soowdookhanacaskirajonaawi9431
    @soowdookhanacaskirajonaawi9431 2 роки тому +3

    Waxa iikaa keenay qadar waxaana iga kaa fogeeyey qadar labada qadar dhexdoodana waxanku waayey qalbigeyga my ex miss u 😥😭😭

  • @zakariehussien3953
    @zakariehussien3953 2 роки тому +6

    Astaan aad baan idinka mahad celinaynaa sida wacen ee aad wax noogu soo gudbinaysaan👍❤️

  • @M.f3711
    @M.f3711 2 роки тому +7

    Yes finally sheekadi nasrin oo film ah ayaan dawanaya wooow amazing weyee
    I can’t wait part 2
    Legand kii mahad ayaan arka keep going
    2017 ayaan laa socday sheekadan

    • @hodanahmed3598
      @hodanahmed3598 2 роки тому +1

      Wllo ma ayadoo qoraala ayay jirtaa sheekadani isoo sheeg haday qoral lee dahay

    • @cooking-wk3lc
      @cooking-wk3lc 2 роки тому

      @@hodanahmed3598 ha qoraal wa jira caiip

    • @cooking-wk3lc
      @cooking-wk3lc 2 роки тому

      Lkn ma wiilkan ayay qisadu kudhacday

    • @nagmanagmaa374
      @nagmanagmaa374 2 роки тому

      @@cooking-wk3lc halkeen Ka akhristaa ello

  • @ashaabdulkadir6346
    @ashaabdulkadir6346 2 роки тому +6

    Yes finally sheekada nasriin ayadoo filim ah baan daawanayaa🥰

    • @badriyakhadar8486
      @badriyakhadar8486 2 роки тому +2

      Ma shko ahaan ayd u akhrizty wll xge ka helaaa

    • @Viralfootball71728
      @Viralfootball71728 2 роки тому

      @@badriyakhadar8486 iyadoo micnaha whatsup ay ka wada sheekaysanayaan ayaa lasoo gudbin jiray kolba qaybo

    • @apdiaziizjama2601
      @apdiaziizjama2601 2 роки тому

      @@Viralfootball71728 halkee lugusoo gudbin jiray wllo

  • @mostaphejama6903
    @mostaphejama6903 2 роки тому +2

    Nasriin caadi mha 😭❤️❤️😭😭

  • @ikranzaeed2938
    @ikranzaeed2938 2 роки тому +3

    Qiso aanan illaawi doonin nasriin iyo mahad 🥺💯

  • @munamahamad2792
    @munamahamad2792 2 роки тому +17

    I was waiting it🙂finally❤️

  • @yusufismail8506
    @yusufismail8506 2 роки тому +15

    Filimka xiisahiisa waxaa dareemi kara intii lasocotay qisadda qoraalka ah. Ruuntii in badan baasugaayey filimka.👏Mahadi haka gaarto intii ka qayb qaadatay 🙌 waan sugaayey in sidaan u tayo bad naan doono waayo Mahad waa nin hal abuur leh maskax furan saxiib guuleyso 🎉👏

  • @hassanshaahid
    @hassanshaahid 2 роки тому +13

    ‘’Well done’’ Astan tv 👍 sheekada iyo qisoda oo wada socda waxay u eegtahy true story’ sido kale acting ka oo sifican uga muuqato qisadu ‘’Mahad “ hore u soco 🙏

  • @shucaybxaraf7167
    @shucaybxaraf7167 2 роки тому +12

    Wallaahay waa filim cajiib ah. 😭
    Xasuuso hore. 😱
    Yaraan ,jacayl qarsoonaan jiray, af- kala qaad. 💔
    Filimka waan qiyaasyaaa. Laakin waa cajiib

    • @dhagacadde1
      @dhagacadde1 2 роки тому +1

      asc walal musalsalkaan maalin waliba miyuu soo galaa si aan ula socdo mahadsanid

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 2 роки тому +6

    Walhi waaa qiiro. ❤️❤️
    I can’t wait part 2. Quely plz

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 2 роки тому +12

    Tan wlhi anigay iga hadlaysa lkn alxm hada wan kabaxay💔

  • @wadalbari412
    @wadalbari412 2 роки тому +1

    Legend sxbky mahad ibraahin

  • @ayaanmaxamed8438
    @ayaanmaxamed8438 2 роки тому +7

    Wax badanoon sugay
    Finally way so dhcady🥰😊

  • @BintuHajiSaid
    @BintuHajiSaid 2 роки тому +4

    😭😭xaladaaaan guryaha qaar kood way ka jirtaa

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 2 роки тому +4

    I can't wait next episode 🙄🙄🙄🙄

  • @nihiimdinaase9656
    @nihiimdinaase9656 2 роки тому +3

    Keep going my zizter shacni Maxamud

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 2 роки тому +21

    Amazing.💥
    Directorka filmka, legend Mahad Ibraahim yuusuf.

  • @hudaabdirahman5374
    @hudaabdirahman5374 2 роки тому +14

    Well done Astaan Group❤️100%

  • @Mohaa930
    @Mohaa930 2 роки тому +2

    I can wait part 2

  • @hassanabdihassan5380
    @hassanabdihassan5380 2 роки тому +7

    Wwwwwwww mahad congrats on u r achievement buda

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 2 роки тому +2

    Way shidantahey xalqada 1aad inta kalena kasii daran saan filaayo Team Astaan waad ku mahad santihiin soodeynta flims ka.

    • @dhagacadde1
      @dhagacadde1 2 роки тому

      asc walal musalsalkaan maalin waliba miyuu soo galaa si aan ula socdo mahadsanid

    • @A.A.E93
      @A.A.E93 2 роки тому

      @@dhagacadde1 waa sidey Astaan tv noo balan qaadey sxb inuu xalqado badan noqon doono.

  • @apdikhaaliqmoha693
    @apdikhaaliqmoha693 2 роки тому +3

    Ha joojinina wada ❣️

  • @barwaaqosiciid7054
    @barwaaqosiciid7054 2 роки тому +9

    Nasriin iyo mahad😍

  • @mustafesiciid-fg8uk
    @mustafesiciid-fg8uk Рік тому

    Maasha allaah

  • @muzamil2891
    @muzamil2891 2 роки тому +1

    Masha Allah ❤❤

  • @abdikeniahmednour3780
    @abdikeniahmednour3780 2 роки тому +4

    Nasriintu ma markabkan ayay ahayd masha allah.

  • @hananmohamed4562
    @hananmohamed4562 2 роки тому +6

    In badan ayaan sugaayay sheekadan oo muuqaal ah inaan daawado waanay na soo gaadhay ugu danbayn
    Waxan umahadcelinayaa mahad ibrahin yusuf iyo asxaabtiisa🙏
    Si gaara ayay ii taabataa sheekadani dareen gooniyana way iisamaysaa😥

  • @mukhtardiini5362
    @mukhtardiini5362 2 роки тому +3

    Filman dhiirigelin aha keena
    JacYl 2021faaido ma leh
    Aduunki Furitaankiba kusi badanaA

  • @qaayobadan9415
    @qaayobadan9415 2 роки тому +4

    Macaan weeye waadse nagu yareyseen❤

  • @iqrabacadoomar1718
    @iqrabacadoomar1718 2 роки тому +2

    Heart touching wye flimkani🥺🥺🥺🥺😭

  • @zureer5014
    @zureer5014 2 роки тому +5

    Filim filim kategeY weeye walhi 😍

  • @keydsanmohamed5487
    @keydsanmohamed5487 2 роки тому +7

    Astaan waxaan idinka codsanayaa sheekada MAANA FAAY in aad sidaan noogu soo jishaan Mahadsanidiin 🙏🙏🥰👆🙏

  • @kayseabdi1291
    @kayseabdi1291 2 роки тому +26

    I Can’t Wait part 2🥺💔

  • @ijaaboabdirashid1343
    @ijaaboabdirashid1343 2 роки тому +11

    wonderful 💔😪

  • @guleidgallery
    @guleidgallery 2 роки тому +4

    I support like this man becouse he solution more thing

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 2 роки тому +5

    Ugu danbeyn weeyso dhacday keep going mahad Ibrahim io kooxdiisa ay nasro ugu horeyso🙏👏👏

  • @a.maxamed7245
    @a.maxamed7245 2 роки тому +17

    Netflixteena Astaan ❤

  • @nimcoismail238
    @nimcoismail238 2 роки тому +8

    Film dareen qiimo leh xambaarsan nasriin iyo mahad💔

  • @kaapamubarig4527
    @kaapamubarig4527 Рік тому

    Macan wllhi soo badiya plz wllo

  • @luckygirl8570
    @luckygirl8570 2 роки тому +3

    Qaybti laabaad lasoo dhaqsada plzz😫❤

  • @abdiaziizjirde
    @abdiaziizjirde 2 роки тому +2

    Mansha allh Sheeko aad uxiiso badan weeye wallee

  • @adnaanmohamad
    @adnaanmohamad 2 роки тому +3

    mahadsanidiin astaan.

  • @badraxirsi2345
    @badraxirsi2345 2 роки тому +7

    Wax dhintad ka samirtaa rajo wa ladhwraa😭❤

    • @xafsadagan7782
      @xafsadagan7782 2 роки тому +1

      Heestasi waxay iibaxaysay anoojoga wadankii 4sano wiilkii aan jecellaa isna jecellaa ayaan iswaynay markuu idhahy abahy waankudhofinayaa hada waansodhofy jacaylkiina wuudhamady xasuus

  • @hagepodcast
    @hagepodcast 2 роки тому +3

    Dareen ❤😪

  • @awalejama3903
    @awalejama3903 2 роки тому +1

    Mahad Ibrahim yusuf sxb horurmat wacan ban ku rajaynaya

  • @khadarnikki
    @khadarnikki 2 роки тому +4

    I can’t wait part 2

  • @nacaski757
    @nacaski757 2 роки тому

    Wooow si fiican baa loo duubay flimkan ,

  • @xafzaboonge135
    @xafzaboonge135 2 роки тому +9

    Marvelous!

  • @abdisamadahmed6421
    @abdisamadahmed6421 2 роки тому

    Axsan Axsan somali film ever

  • @habzaabdirahmn113
    @habzaabdirahmn113 2 роки тому +2

    In badan baan sugney
    Finally 😊

    • @MuniirHaadi1
      @MuniirHaadi1 2 роки тому

      Oo halkana ma joogtaa ileen balo😂

  • @abdisalamabdinasir8739
    @abdisalamabdinasir8739 2 роки тому +3

    Legend Mahad keep going bro

  • @kaahanuuraahmed3695
    @kaahanuuraahmed3695 2 роки тому +1

    Noloshan ookle mar bn ku jiry blse goaankan qaaty kuma guuldareysan alxamdulilaah noloshaa kabaxay rabi waxn ka rajeyn in markle calafka ihagaajiyo

  • @suhaidaali2469
    @suhaidaali2469 2 роки тому +1

    Wlhi gabdaha somali ooo daan aya saan urafadsan🥺🥺

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs 2 роки тому +1

    So i can't wait part two wllhida trou history iila eegtahay runtii

  • @filsanmaxamed1498
    @filsanmaxamed1498 2 роки тому +1

    Waxa ika keenay qadar waxana iga kaa fogeyay qadar labada qadarna waxan ku wayay qalbigygii😢😢

  • @sumayocqadir2684
    @sumayocqadir2684 2 роки тому

    www m.a ani hada ayn doneya inan dawado lkin midka kle noso badiyaa💯💞

  • @isirfaysal8348
    @isirfaysal8348 2 роки тому +3

    Ugu dambayn waad mahadsantihiin❤

  • @susanahmed9340
    @susanahmed9340 2 роки тому +4

    Wali part Two Lama soo GaLin Miyaaa🥺

  • @farhanabdi9992
    @farhanabdi9992 2 роки тому +1

    Dumarka loo ma unaxariso 😌😌kaftan lee waaye 😳😳🥺

  • @alibillow3869
    @alibillow3869 2 роки тому +1

    MashaAllah Good acting

  • @bintucali2575
    @bintucali2575 2 роки тому +1

    Waa qesa xanun badan😪😪❤

  • @Abdullahiomar-cu8wn
    @Abdullahiomar-cu8wn 8 місяців тому

    1000,000,000,000,000,000 ❤

  • @naasirxasan7288
    @naasirxasan7288 2 роки тому +1

    Qisadan iyada oo qoraal whatspp ah ayaan yutube-ka ka daawan jiray 2017-kii lkn hadda musasal bay inaga sameeyeen bahada astan TV mnsha ALAAAH

  • @idilcarab5164
    @idilcarab5164 2 роки тому

    Guul insha allah iyo nasrin od xorayso

  • @daaloofficialchannel783
    @daaloofficialchannel783 2 роки тому

    Wooow

  • @hodanosmanhodanqlanjo152
    @hodanosmanhodanqlanjo152 2 роки тому +5

    Can't wait

  • @Mokho24
    @Mokho24 2 роки тому +2

    Wax dhintand ka samirta rajo wa la dhawra😭❤

  • @Dalmacaanshe10
    @Dalmacaanshe10 2 роки тому +2

    Waaw waan ka hely flimkan.

  • @sumayocqadir2684
    @sumayocqadir2684 2 роки тому

    musalsal an cadi ahyn weye ❤❤❤💋💞💞💞🌹❣❣💔

  • @cabdiqanimaansaawi8981
    @cabdiqanimaansaawi8981 2 роки тому +1

    Sheekadda xiisihii ay qoraalka ku lahayd muuqaal ahaanta ayay kaga sii dareen badantahayba. Horumar waara saaxiib Mahad oow.

  • @user-Omar.g
    @user-Omar.g Рік тому

    Waxaaa ika keenay qadar waxaana iga ka Fogeyay qadar labada qadar dhexdodna waxaan ku wayay qalbigaygii

  • @idmanabdullahi1460
    @idmanabdullahi1460 2 роки тому +5

    Wlhi qof ada nolosh la wadagyso uu ku dananine waa xanuuno😭😭

  • @Xirsi695
    @Xirsi695 2 роки тому

    Soo badiya Inababa caadi maaha

  • @idilali2500
    @idilali2500 2 роки тому +1

    I can't wait party 3

  • @kawsarsagal8331
    @kawsarsagal8331 2 роки тому +1

    I can't wait part 2

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 2 роки тому +2

    Oh I feel that pain 💔

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 2 роки тому +1

    Thanks astaan tv❤️

  • @ahmedabdi9849
    @ahmedabdi9849 2 роки тому

    Mahad iyo Nasreen oo film ah
    Way hitgashay waananu daawanay ugu danbayn
    Noola soo dhakhsada oo noosoo badiya
    Mahadsanidin dhamaantiin

    • @hanaabdi9797
      @hanaabdi9797 2 роки тому

      Oo xage ayaad hore uga dawaty wll🥺

  • @naazircalicabdi6419
    @naazircalicabdi6419 2 роки тому

    Xaqiqdi waxan mudantihin garabistaag iyo dhirigalin horay usocda🙏

  • @loveislife606
    @loveislife606 2 роки тому

    ax ax walahi xasus xasus igu qaaliyay

  • @guledabdicasis8282
    @guledabdicasis8282 2 роки тому

    Woow. Wll mahad keep going

  • @naztehaabdullahihussein352
    @naztehaabdullahihussein352 2 роки тому

    Ugu dambenti mahad wuu filimeyay shekadii nasriin♥️🥺

    • @hoodocergaabo3156
      @hoodocergaabo3156 2 роки тому

      Walahi wan ilmeyey runtii waa qiso qiiro leh mahad iyo nasriin wan ka lelay siday eradada mcn isu way darsanayen mnsha Allah hore usocda

  • @drsnajahahmed3707
    @drsnajahahmed3707 2 роки тому

    Markaad qof aaad jeceshahy usan waqti kusiiin farxada kula qaybsan runtii waa murugo iyo qalbijab saaid ah 💔🥺

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 роки тому

    Shukri dinaashe best weeye keep gowing sis