Xanuunka iyo uur ku taalladaay la kulmaan ubadka la dayacayo.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @ts7152
    @ts7152 2 місяці тому +2

    Masha Allah mamada waa qof wanaagsan oo dadaal badan ilaahay ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 2 місяці тому +1

    MashaALLAH, qeyr ALLAH siiyo maamada.

  • @gaarhadafkada8106
    @gaarhadafkada8106 2 місяці тому +4

    Mamadaan Xaruntaa u sameysay Allaa u barakeeyo cimrigeeda. Alla maxaa akhiro xisaab taala.

  • @AadanCabdisalanAadan
    @AadanCabdisalanAadan 2 місяці тому +2

    Alow janada ugu bedel guryahaasi maamadaan

  • @cilmixuseen7199
    @cilmixuseen7199 Місяць тому

    Maama ugaaso shaqada ay qabatay runtii qiiro iyo masayr bey igalisay. Allah ha barakeeyo.

  • @bellazio7410
    @bellazio7410 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤mashalaah

  • @AadanCabdisalanAadan
    @AadanCabdisalanAadan 2 місяці тому +1

    Alxamdulilaah

  • @deeqaahmed184
    @deeqaahmed184 2 місяці тому +3

    Muxu la qosla ma wax lagu qosla subxaana allah damiir xuma ilmahaan ilaahey uun bisa u maqan wlhi dal maheyno dad ma heyno 😢subxaana Allah wlhi wala yaab dad damiir laheyn Aya buuxo

    • @obeydabdala8102
      @obeydabdala8102 2 місяці тому +2

      Wuxuu ku qoslayaa waxa looga sheekeeyey.
      Adi madhinaca xunbaad wax ka aragtaa?

    • @zakariye2037
      @zakariye2037 2 місяці тому

      Dhnakga wngsn ka eeg wlshy

    • @deeqaahmed184
      @deeqaahmed184 2 місяці тому

      @@obeydabdala8102bal sbb lo qoslo meesha taal itus somalida wa jahiliin qofka saan cml dareenkaaga Hadu qosol yhy ama oohin lamadaba lama rabo ina muujizo si Fcn u wareyso qofka hana ka dhex galin ila in inyar mooye 😬

    • @deeqaahmed184
      @deeqaahmed184 2 місяці тому +1

      @@zakariye2037Waan ka eekay anigaba Waan dareemi kara hadalada qaar in ey qosol yhn lkn lama rabo qosol wa Arin serious ah 😢

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni 2 місяці тому

      Anakaba qoslaynay shekadu inanka ka shekaynayo ma dhipa waxa😂

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 2 місяці тому +3

    Waalidiinta ciyaalkan dayacay in laga qaado sow uma qalmaan ilma kasta wuxuu u qalmaa inuu waalid helo laakiin waalid walba uma qalmo in uu waalid noqdo dawlad ayaa loo baahan yahay ciyaalka ilaalisa

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy Місяць тому

    لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير اللهم لا عيشة إلا عيش الآخرة ❤

  • @geeleahmed6506
    @geeleahmed6506 20 днів тому

    Cairurta ar mu dhacah shabab 😅😅

  • @AadanCabdisalanAadan
    @AadanCabdisalanAadan 2 місяці тому +1

    Alow intii dhibaateysan dhibatada kaqaad