Madhaa allah allaha idiin barakeeyo gurigiina.hal su'aal oo aan is waydiiyo,maxaa dhallinta ku kallifa inaysan shallaysan madaxooduna uu u ekaado sida madaxa shaydaan,ama geedka quraca ah,foolxumadu xarago maaha,laakiin shaydaan ayaa u qurxiyey fuulxumadaas.Fadlan timaha si qurxoon u jarta.
Maasha Allaah wa guri qurux badan Wana guri house 🏠 ah Allaha idin barakeeyo.hobyo Godan Ayaa hada dhismayso loona socdaa Insha Allaah good luck 👍 walal
Asalaamu Aleykum walaal Waa imisa cabirka dhulka iyo imisa qarash ah Ana lacagta lagu dhisay noo sheeg. Aanka tusaale qaadan e walaal iyo ingineerka ama company kuu dhisay mahad sanid isoo jawaab xaafada.
Cidlo maxaa ka rabtaa ma dadkaa qalataa 😂😂😂 waxaan kula talin lahaa aniga ahaan daarusalaam ayaa dagan buuq laheen ilmaha wax kugu baran karaan amni ah mesha ka dag
Guriga hadii family lagu leyahay ogoow shaqo kuma lihid waxa kaga wanaag badan wax adiga personal u leh lakin kan waa family sxb sorry walaga buri karaaa ogow
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
اللهم امين
Inaad noo sheegto qiimaha iyo shirkada kuu dhistey.thanks aad buu u Qurux badan yahay masha Allah illah ha idin barakeyo guri Qeyr Qabo ❤
Masha Allah Allah Ku barakeyo walalo anagana nugu so ducey in Alle ino fudadeyo hada Ka dib Ayan rabna
Mashalaah alle haidin barakeyo❤
Dhirta kubeer kuriga walalkay dhirta waa muhiim trees 🌴
Illaahey ha idinku xafido Jazakallaahu kheyr fikradaada Qurux badan aad nala wadaagtey❤❤❤❤
Asc. Maansha Allah geedo ku beer Allaha idiin calfo.
Masha Allah hal cilad ayuu leyahay oo ah in meel dhir lagu beero lo sameynin ee halo sameyo insha Allah , qimaha nala wadaag
Masha.allaah Allaha idiin barakeeyo anagana nookaso inaan dhisano boosas waaleenahy xamar io galmudug intaba kirana kumasoo korin lkn guri qurux bdan ayaan jeclaan leheen ee shidaalka lasheegaa Allaha waxnagasoo gaarsiiyo 😅
masha ALLAH ALLAH IDIIN BARAKEEYO .
NAQSHAD QURUX BADAN AYUU U DHISAN YAHAY
WAA 4 qol oo si heersare ah loo naqshadeeyey
Mashallah barkallahu fiikcafimaaf iyo nadab geelyo aad ku calfataan Allah idiinsiiyo
Keep going
Allahq barakeeyo
الحمد لله dheh
Ducadana aqriso
أعوذ بكلمات الله التامات من شر ماخلق.
Jaranjarada roog ku xir walal si Anan logu dhicin . Mansha Allah ❤️ dabaq sugaha in 9 bil la dhisaa miyaa walal
Masha alaah ilaah ha idinku xafido waalal
Madhaa allah allaha idiin barakeeyo gurigiina.hal su'aal oo aan is waydiiyo,maxaa dhallinta ku kallifa inaysan shallaysan madaxooduna uu u ekaado sida madaxa shaydaan,ama geedka quraca ah,foolxumadu xarago maaha,laakiin shaydaan ayaa u qurxiyey fuulxumadaas.Fadlan timaha si qurxoon u jarta.
waa guri qurxoon mashaa allah. geedo lee ka maqan guri aan geed laheen waa qof saxaro dagan camal. interlock qeybta hareeraha kajabi oo dhir ku beer.
Somalida cusub geedo lama tuso soo fiiri darusalaam
@@ismailaweys744 kuleel iyo geed la'aan waa rafaad! cad-ceed iyo sar cad oo bilaa geed ah indho xanuun aa ka qaadee.
Maanshaa allah xagee ku yaalaa waana meeqa mitir cabirkiisa
Hambalyo hambalyo hambalyo
Walaal allaah hakuu barakeeyo
Masha Allah ilaahay ha idiin barakeyo
Maa shaaAllah meeqaa ku kacday noo soo sheeg waan daneynayaa
Guriga cagaar iyo geedo la’aan wax badan ayaa ka maqan quruxdiisa
Insha Allah hada loo furaaaaaa
mansha aĺlah wa dabaq suge allah idin barkeeyo
Masha alah barakalah ilaahay ha kuu siyaadiyo isku fikir ayaan ahay
MashaAllaah Allaha idiin barakeyo Allaha idiinku xafido
landhere congrats brotha europe koo dhimaneey haha ani xataa hantida kulii back home.,
Masha allaah cabirkiisa meeqo wayey dhismahana meeqo ayaa kaaga baxday wll?
Mansha Allah aniga iyo xaaska iyo 26 caruurteda aa sosocoto guri iga raadi thank you mpls Minnesota
26 caruur ma dhashay masha Allah
Maasha Allaah wa guri qurux badan
Wana guri house 🏠 ah
Allaha idin barakeeyo.hobyo Godan
Ayaa hada dhismayso loona socdaa
Insha Allaah good luck 👍 walal
Mashaa allah allah idiin barakeeyo
Allaahu Mubarak
Saaxiibow guriga cabirkiisa . Dabaq ahaan ma u diyaarisayn ... Hadii aad awoodid qiimaha mana la share karayn kartaa lagu dhisay .... .
Allaah ha kuu barakeeyo aamiin
Masha allaah ❤
Waa hami fiican mashallah
Masha Allah tabaraka Allah. Hambalyo
ASC walaal noosheeg qeemaha lugudhisikaro iyo qeemahabooska. Iqaas .
Asc mashallh mashallh
pro qiimaha ku fadhiyo noma adan shegin
Mashalah
M.a allow gacanteyda wax soo gali waalidiinteyda aan guriga ugu hagaajiyo
Aamiiin
Masha Allah 😊
Mashalaah tabarak lkn boski bero yer yer gesaha kumacana hadey macqul thy
Darusalam banankeda ka ibsaday boos ilhey lcg ku dhisto ha isiyo
Meeqa ka bixisay abyo
100 kun qali
Masha Allah hantiyèy macaan.
Masha allah nice house ❤❤❤
Mash Allah Guri qurxon wye
Mansha allaah bro ❤❤❤
Masha allah🎉
Daarusalaam
Wll gurigan okle meqa ayay ku keci karta haday macqul thy
Good job bro. 😎
Nash’s Allah yanarak Allah ❤
Qiimaha lagu dhisay walaal soo sheeg
Insha Allah waa soo wadaaaa sxb
Degmadee ku yaala
Mashallah Tabarakallah
Mashaa aliaa tabaraka aalhaa❤❤❤❤❤❤😅😢😢
Dhalinyaro badan oo da'aadayda maa dhahday😅😅😅
Xaafadee oo ku yaalaa marka manoo sheegin
Mashlah yasalaam
Guriga dir kubeer
NAQSHAQADA WAA CAJIIB AAD AYAAN UGU HELAY ALLAH IDIN BARAKEEYO .
NAQSHADA DESIGNKA MA ILA WADAAGI KARTAA WHATSAPPKA HDII AAN ISKALA XIRIIRNO
Masha allah sxb
Hambalyo
Masha allahi ❤
Asc shiirkad nii dhiistey maa noo sheega kaartaa
Masha allah aadban ugu faraxsanahay 🎉
Masha Allah imisa ku baxay ?
Asc aboowe ado raliya qamaha lagu dhisay manala wadagi karta wa guri qurux badan
Insha Allah Wareeyso ku saabsan lacagta dhismaha iyo kan dhulka idin wadaagaa ha sugi weeynina Mahadsanid
Ma Sha ALLAAH
SHIRKADA KUU DHISTAY FADLAN II SHEEG
M.a hor mar wacan
Masha Allah tabaraka Allah ❤❤❤❤
Asalaamu Aleykum walaal Waa imisa cabirka dhulka iyo imisa qarash ah Ana lacagta lagu dhisay noo sheeg. Aanka tusaale qaadan e walaal iyo ingineerka ama company kuu dhisay mahad sanid isoo jawaab xaafada.
CABIRKA GURIGA MEEQO WYE
20x15 MIYAA
MISE WAA 13X20
Beero looma diyaarin guriga laakiin.
Kiro waa dhib
Masha allh
Masha'allah
Sxb qiimaha nooso gudbi next iyo guriga nashqadiisa cabirkiisa anaa rabo inaa reer ka u dhiso maadama experience tahay
Qeebahaas-danbe-keedo-qurxoon-kutalaal-ku-fiicantahay
Aniga xaafada u dhow warahadi caanaga iyo isbitalka xooga guri ween igaradi oo qali ah oo deris u dhaween baezad ween iyo agagarkisa cidlo ah
Cidlo maxaa ka rabtaa ma dadkaa qalataa 😂😂😂 waxaan kula talin lahaa aniga ahaan daarusalaam ayaa dagan buuq laheen ilmaha wax kugu baran karaan amni ah mesha ka dag
@Jinkax-u9r no ciyaalka aya team ah marka meelo ay soccer ⚽ and basketball 🏀 and tennis 🎾 and picnic table ay raban saas ban kawada
@@Peaceman1. Ok bro
@@Peaceman1.daru sallam waxas waa lee yahin meelo caruurtablagu ciyarsiiyo ee ka raadi
Masha Allah 🥰🫡
Lkn geedo in lagu beero fiicned sxb
Sxb qiimaha ku baxay nala wadaag adigo mahadsan
Insha Allah sxb Xogtaas waa idin soo diyaraaa
Faan soo sheeg qimaha lagu dhisay
Hanti aadan lahayn heybisee kaa rabtaa. ❤❤
السلام عليكم أخي عبد العزيز كم مساحة الارض وكم التكلفة ❤
Intuu ku yaalaa?
Hasan shekh he is watching this muqal😂
Dhul sax ah hassan ma tabanaayo ogow. Only dhul dowld lee😂
Haa waliba dhowrbil kadib waxa maqle documents Kaga fake
@@salmaansaalax223 Mya mya wxs mà jiraan wa been only dhulka obasiibka waaye😂✌️
ASC MEEQO AYUU KUUGU kacay qiimaha
Guriga hadii family lagu leyahay ogoow shaqo kuma lihid waxa kaga wanaag badan wax adiga personal u leh lakin kan waa family sxb sorry walaga buri karaaa ogow
Kiro anakujira iwaydii waciil iyo canaad naagxuno dhila kugumaysanysaa
Meeqo ku kacday dhismihiisa
Abdinaasirow, aqalkan aqalkan halkee buu ku yaal, waase imisa qiimaha dhulka, matalan: 20X20 mitir.
walaalkaa Abdulaziz.
Mash Allah. Allah ha kuu barakeeyo
Mashaallaah allaha idiin barakeyo