Walaahay Waan Ka Ooyey Hooyadaa Shalay, Maasha Allah Cabdiraxmaan Cirro Guuleyso Illahay Misaanka Xasanaadka Ha Kuu Saaro Waxaad La Baxday, Imisaa Hooyooyin Iyo Umadeena Dhibaataysan Oo Aan Hadlaynin. Waana La Is weydiinayaa Hadaynu Ogaan Weyno.
Walahi ilmada ma xajin karo ilahay waxaan ug baryayaa in wiilsh caafimaad u siiyo umad muslimiin ah ilhay ha u sikh ro int qaabishay ee ka jawaabtayn eeciro ugu horeeyo miisanka xasnaadka ilahay ha ugu daro
Masha alla musharaaxa wadani Cabdiraxmaan ciiro ma jecelayn inu madaxweyn noqodo lkiin wu u qalmaa waa nin wanaagsan oo qalbi wanaagsan oo dacaada ku doraanay
Waa sax laakiin mararka qaarkood in lamuujaa waa fiicantahay waayo asxaabtiiba labadaba way lahaayen, alle ha ka raali noqdee abubakar sidii q iyo Cumarba waa ku tartamijireen sadaqada
MAANSHALLAH! *balse immisaa aamusan oo aan kamaradu qaban???? Lama tirin karo. Ilaahow ummadda U gargaara. *cirro waa nin damiir naxariistaa KU jiro, damqada
Baahida masaakiinta in la caawiyo waa waajib , laakiin in tvga laysku sawiro maaha daacadnimo iyo wanaag ee waa is tusnimo, haduu wax siinaayo inuu si qarsoodi ah u siiyo weeye iyo wajiga ilaahay. Laqkiin tani waa kambeen doorasho waana ceeb in meelaha wax laga dayo
Yaa waajib ka yeelay in sadaqada la qariyo, adeer inuu sadaqad la baxay muran kama tagna , kuwii masuuliyiinta u aha ee daryeelkeedu ku waajibka aha waa kuwaa masaakiinta dhagaha ka furaysta, ilaahay SWT wa og yahya wana atkayaa ninka ummada u naaxariisanaya iyo kan ganacsata dhiigmiiranaysa noloshoodii u gacan galiay, habaar ha ku dhaco cidkasta oo masaakiinta maceeshada ku dhibaysay.
Masha alaah haduu hooyadii ka farxiyay kolay niyadiisa ilaahay uun baa og haduu utosay tusaale unoqo dadku ha kugu daydaan oo ha u kordhiyaan waa banaantahay ajar na wuu ka heli haduu codku rabona waa sikale madaxwaynaha ayuu waqjibku saaranyahay iyo in aamu xalayba ka seexan oohinta maamada e uu wax uun la gaadho
Ilahy ayaa ku egaya dadka xukuumadda haya.. In dadkii Hargeysa joogay ay baahidooda calamka laga maqlo.. Maalinkastana shilinkii Shacabka xaflado lagu qabsanayo
Ruuxu sadaqada siduu rabo ayuu bixinayaa, waajibna maaha in la qariyo ee diinta ha been sheegin. Waliba matka ay maslaxadu ku jirto in la muujiyo wa arin mubaax. Tani waxay fariin u diraysaa kuwa xukuumada isku sheegaya ee daayacay waajibkii umadda ka saarnaa gaar ahaan dadka liita ,
Way fiicanahay in la is caawiyo,,, Imisa hooyooyin la mid ah oo duruufi hayso meel walba jooga,, Aduunydan ayaaba imtxaan ah Ee qof walboow ku samir duruufta Ku haysata ilaahayna aamina,, Insha alaah waan guulaysan doonna
ASC guulayso inshallah illahayaw guusha sii iyo khair badan wuu istahila wallahi MASHALLAH جزززززززاك ألف ألف خير 🙏
Mansha allaah sidaad dadka ucaawiso alle kheyrkeeda haku siiyo Codkeyga waan kusiin anigoo hjeclo maxamed abokora codka waad uqalantaa mudane madaxweyne
Walaahay Waan Ka Ooyey Hooyadaa Shalay, Maasha Allah Cabdiraxmaan Cirro Guuleyso Illahay Misaanka Xasanaadka Ha Kuu Saaro Waxaad La Baxday, Imisaa Hooyooyin Iyo Umadeena Dhibaataysan Oo Aan Hadlaynin. Waana La Is weydiinayaa Hadaynu Ogaan Weyno.
جزززززززززززاك الله ألف ألف خير وبارك الله فيك 👍
Cirooy maantaan ku taageeray madaama aad u damqatay hoyada muwadinada
Wan kaasoo horjeeday awall lkn hada haa ayaan kuu haynaa aniga iyo gobolkayaguba
Kusoo dhawaw gobollka gabilay cirro ayaa loogu ridayaa
Diinteenu waxay sheegtey qofka islaamka ah haduu wax bixinaayo waa inaaney is ogaan jeebkaaga iyo gacantaada in wariyayaal loo yeedho maahane diinta halagu soo noqdo somaliland guul insha allah
Wll hadii loo baahado waa la muujin karaa because dadkale ayaa kudayanaaya oo khyrka kaqayb qaadanaaya
Walahi ilmada ma xajin karo ilahay waxaan ug baryayaa in wiilsh caafimaad u siiyo umad muslimiin ah ilhay ha u sikh ro int qaabishay ee ka jawaabtayn eeciro ugu horeeyo miisanka xasnaadka ilahay ha ugu daro
Madaxweyne waxa umada u noqon kara nin ka warhaya bulshadiisa ,lana damqanaaya anaguna hadaanu reer burco nahay waxa noo madaxweynaa ciro not bixi
Ilaahay habarakee Gudoomiye
Ma Aha ee Waa madax wayne
Kaas baan ubaahanahay
😢😢😢😢😢😢😢
Farxad kunoolow
Aabo Ciro❤❤❤❤💚💚💚
Mashalaah, ilaahay haku barakeeyo cirro
Mashaaa allaaaah Mashaaa allaaaah ilahow barakee Dr ciro
Allah haku. Xafido Gudoomiye Ciro.. bulsho tv waad magadsantihins
Madaxwaynaha mustaqbalka Noolow Geesi geesi dhalay❤❤❤
Bulsho TV Khair allah haydin siiiiiiiiiiiiiyo 👍
Kulmiye ayaan taageera laakiin Murashax C/raxman Waan uga mahadcelinaya arintan!
Iyo Ninkii odayga ahaa ee uu baloodhka siiyey..👍🏿👍🏿👍🏿
Madaxda kale waxaan rajaynaya inay iyaguna u damqadaan dadka dhiban..
Maashaa alaah madaxwaynihii mustaqbalk
Jazakalaah khayran
Masha alla musharaaxa wadani Cabdiraxmaan ciiro ma jecelayn inu madaxweyn noqodo lkiin wu u qalmaa waa nin wanaagsan oo qalbi wanaagsan oo dacaada ku doraanay
Mashaa Allaah tabaarakalaa ❤️❤️
Ilahay khir ha ku siyw Dr. Ciro
alla yaa baarik illahay hakaa farxiyo musharax
Ma sha Allah, Amasaganalo next president insha'Allah
Maasha Allah tabarka Allah BULSHO TV mahadsanadiin
Koobkaa wuu qaatay Ciro 😍😍😍
Ilahay khyr ha siiyo
Guulayso guulayso ciro insha allaah
Maansha alaah ciro ilaahay haku caawiyo ilaahaw xukunka noogu dhiib
Ninkii..alle u soodiri lahaa..
Waa ninkaa xidhan..sama fale
Cabdimalik muuse Colduun.
Mansha Allah Mansha Allah Mansha Allah
allaha barakeeyo abdiraxmaan ciro .walaahi waan ooyay ayeeyadaa suuqa ka dhex oyday .number keeda iisoo qora
AllH Haku barakeeyo
Maanshaa Allaah guulayso C/raxmaan
Masha allah tabarakallah
Illahey ha ku barakeeyo gudome ciro
Allah ku barakeeyo abdirahman
Maashallah gudoomiye c/raxmaan
Ilahay ha jasai siiyo lakiin sadaqadu maaha TV lagu soo ban dhigo
Alle Hakaa abaal Marino awoowo🧡🧡🧡
جزاك الله خير يا عبدالرحمن
ههههه صوروني وانا بااعمل صدقه استغفر الله العظيم 😫
@@jamajama2594 الحمدلله ما عندها قطعة ارض ولكان موسى اخذ منها موسى لا يعطي بتصوير او بدون تصوير
@@simplechannel9101 كلهم نهابين يلمعو انفسهم امام الكاميرات والميكرفونات صغيرهم وكبيرهم والشعب يموت جوع والحمد لله ان هده السيده العجوز وقفت امام الكاميرا وضهرت الحقيقه المخفيه لاحول ولاقوة الا بالله 😪
insha Allah waa guulaysan mudane madaxwayne guul insha Allah
Masha Allah gulayiso madaxweyine
sidan maficna sadqadu waa sir adigiyo ilahay swt idinka dhaxaysa ilahay ayaana ka abalmariya iarkay imaqlay maficna
Wåa bannaantahay marka ujeedku yahay SI loogu daydo, MASAAKIINTA loogu damqado
Waa sax laakiin mararka qaarkood in lamuujaa waa fiicantahay waayo asxaabtiiba labadaba way lahaayen, alle ha ka raali noqdee abubakar sidii q iyo Cumarba waa ku tartamijireen sadaqada
MAANSHALLAH!
*balse immisaa aamusan oo aan kamaradu qaban????
Lama tirin karo.
Ilaahow ummadda U gargaara.
*cirro waa nin damiir naxariistaa KU jiro, damqada
Guushii haleeshee cadaalaf dalka ku maamul insha allaah
Alle haka abaal mariyo sidaad dadkaaga ugu damqanayso alle hakaa farxiyo insha allaah
Ilaahay ha xifdiyo godoomiye ciro
Musharax cirro guulayso shacabku aday kula jiran
Masha Allah ayeeyo
Masha Allah yaa Rabi dadka iyo dalkaba noo barakee
Guushu waa intaa mansha allah❤
Adeer gacaliye kheyr hel lkn waad qaransanlahayd sadaqadaada ilaahay iyadana duruufta hakasaaro
Masha alllah madaxweynaha mustaqbalka
Mansh Allaah guuleso
Baahida masaakiinta in la caawiyo waa waajib , laakiin in tvga laysku sawiro maaha daacadnimo iyo wanaag ee waa is tusnimo, haduu wax siinaayo inuu si qarsoodi ah u siiyo weeye iyo wajiga ilaahay. Laqkiin tani waa kambeen doorasho waana ceeb in meelaha wax laga dayo
Yaa waajib ka yeelay in sadaqada la qariyo, adeer inuu sadaqad la baxay muran kama tagna , kuwii masuuliyiinta u aha ee daryeelkeedu ku waajibka aha waa kuwaa masaakiinta dhagaha ka furaysta, ilaahay SWT wa og yahya wana atkayaa ninka ummada u naaxariisanaya iyo kan ganacsata dhiigmiiranaysa noloshoodii u gacan galiay, habaar ha ku dhaco cidkasta oo masaakiinta maceeshada ku dhibaysay.
Sadaqada inaad hoos u bixiso waa waajib ee dadka haku qabsan ninkani cod iyo igu sawir ayuu u jeedasye sheeko kale keen inuu madaxwayne noqdana ha ka yaabin yaa aaminaaya intaanu aqonsi helayno mujashidiintu haysu badasho
Masha alaah haduu hooyadii ka farxiyay kolay niyadiisa ilaahay uun baa og haduu utosay tusaale unoqo dadku ha kugu daydaan oo ha u kordhiyaan waa banaantahay ajar na wuu ka heli haduu codku rabona waa sikale madaxwaynaha ayuu waqjibku saaranyahay iyo in aamu xalayba ka seexan oohinta maamada e uu wax uun la gaadho
tan inuu ajar ka helayo ayaan gilayaa oo ay sadaqo utahay inuu video gaa sooduubay waayo dadbadan bay baraarujinaysaa oo wax soo tari doona
Dr mahamed jibril anigu kula aragti baan ahay weliba wuxuu yaaciyey induced qofka markaad waydiiso Ducati waa caloosha ma aha afka imisuu cunay xoolo dadwayne23kun buu qaataa bishii mamaantuuu haber waydiiyey igu sawir
Mansha allh waxasa madaxweyne ah. Yaadalaam
Alle haynoo naxariiso shamaantee
illahay haka baalmariyo musharaxa
Wallhi waa laooyay duruufta hooyadaa kaligeedna maaha
Maanshaa Allah hooyadaa dhibkay la oydey calooshaa i gubatey hadaan telfoonkeeda hayn lahaa waan u diri lahaa amba
Maasha Allah
Waar nacaski muxuu yidhi
Kursiga iigu ducee inan fuulo
Kaadheer kursi aad fuushaa
MUUSE WAA LAGULA KHALDAMEY ,EE MUDDO KORDHIN IYO MAR LABAADBA ,LABADUBA MA DHICI KARAAN,HADDII KALE WAA AAN ISDILLO
Waad naga bahalsan tahay hadaad dagaal kaga jawaabayso laba nin oo miisaan saaran kaa xagiisa haday u dhacdo wax aad samayn karayso ayaan jirin aduunyadan nabad gelyo ku daaq afkaagana ha barin cirkaanu soo duminaynaa
Allah hakuxafido 🦁👍💐🌿💕🌿🇬🇧💪🏻🦁🦁💐🌿💕
mansha Allah madax weynaha mustaqbalka
Sadaqada ma tv ba loo kaxeysta sowti sirta aheyd e allah abaalka lagaga dooni jirey war Isla xisho nin weyn bad tahe
Guulayso oo guulayso iyada iyo reer-somaliland-ba waad ka farxisay. Asc
Ilaahayoow ninkii umada unaxariisata xukunka gacanta ugeli
guul wadani guul ciro cirow cawi masakinta
Mnsha allah
Masha Allah
Kudayashuu mudan yahay...mashaallah
Dadka jilicsan aynu u kacno
Waan ku farxay maasha alaah
Ilahy ayaa ku egaya dadka xukuumadda haya..
In dadkii Hargeysa joogay ay baahidooda calamka laga maqlo..
Maalinkastana shilinkii Shacabka xaflado lagu qabsanayo
Asw...Mashallah
C/maan Ciro ilaahay cadaabta haka xoreeyo
SIFICAN BUU YELAY CABDIRAXMAN
ILAHAY HAKA ABAL MARIYO DAD KEENA BAAHINI QOF IYO LABA TONA MAHEE HOYADA BAHANN
Maansha Allaah
Mashallah
Maxamed Cabdilaalhi Coro Cadowgaaha hababo korAllaah hakaadhigo Alllah hakubaraheeyo aamiin aamiin yaarabi
Hor ilaahay hadduu u taageerayo muxuu wariye yaasha la kaxaystay , waa igu sawir , siyaasada ayaa halkaana gashay . Waa umad bilaa dhaqan iyo bilaa siyaasiyiin ah .
Mache allah
Inaad iska soo sawir way. Fiicneyd
Igu sawir igu sawir waa chance e’🤦🏻♂️
Adeero waxay kamid tahay Labada million ee la dhiig miiranayo cid u hadasha na ayna jirin
Waxaad qabanayso illaahay dartii u qabo ha u qaban inaad iskaga dhaadhiciso dadka
Sadaqadda sir ayaa loo bixiyaa ee tv looma yeedho waa fadeexad iyo ceeb
Wlhi mdxwynahayagu waa ciro 13novenber muuse down iyo tuugta uu wato
Ruuxu sadaqada siduu rabo ayuu bixinayaa, waajibna maaha in la qariyo ee diinta ha been sheegin. Waliba matka ay maslaxadu ku jirto in la muujiyo wa arin mubaax. Tani waxay fariin u diraysaa kuwa xukuumada isku sheegaya ee daayacay waajibkii umadda ka saarnaa gaar ahaan dadka liita ,
Wuu dhaama muse maskiin booobe car waa kaase wax khair leh ku arag muse jahil baloodh oo boobo mooye 😄 🤣
@@adennadif9795 iska sug inta la gaadhayo baroorta
@@dawanmedia1889 sadaqada Ollie laguma galo. Diintu may odhan tv u yeedha
Ilahay.ha.ugargaro.hoyadan
intaasuu mashruuc ka dhigay
Wa arin wacan
Muuse Biixi is the biggest bastard in all of SOMALILAND for ignoring the most needy in our country.
Ciro alla hakugu guuleeyo kursiga
Waa kaa muwaadinka dhabta ahii.waa balan in aan Ku taageerno.masuulku waa Ka u damqada int uu xilku kasaaranyahay.
Way fiicanahay in la is caawiyo,,,
Imisa hooyooyin la mid ah oo duruufi hayso meel walba jooga,,
Aduunydan ayaaba imtxaan ah
Ee qof walboow ku samir duruufta
Ku haysata ilaahayna aamina,,
Insha alaah waan guulaysan doonna
Xukumada kaliya ma ku eegayo allah intii u dhow ee jaara,qarabo, iyo inta dawatay,
La dareen ah shacabkiisa
Mshaallh guuleyso insha allh madaxweynaha mistaqbalka
hhhhh hhhhh
Ilaahow maamulka muuse biixi si roon noo dhaafi
Muuse isaga gaajonaya baloodha daydaye muxu danyar siiya. dadku wax fahmaan marka hore
Mashalah
Lakin marku fadhiisto kursiga ina biixi ayuu handaraab soo qaadan🔐
Guul gudomiye Ciiro!
Wixii wax bixinayo istusnimada iskadaya si allaa inogu naxariisto
Bulsho tv hoyada telkeeda bulshada soo dhexdhig pls
Igu sawir xal Mahee iga daa xod xodoshada iyo xaalad TV
Why she couldn't she go to refugee camps in Dolo Ado.....they are accepting new applications...