Gola kaliya ee ino fayow QARANKA waa golaha guurtida iyo shacabka jamuriyada somaliland oo an ahayn kuwo huwen iyo ictisam qaldi karin wax somaliya wada hadal ay la furi kartana ma jirto xukumadani heshiiski Ethiopia aya laga sugaya inay meel mariyan oo somaliland aqonsigeda ka shaqeyan hadii kale xukun koodu waa mid cimrigiisu yar yahay
Absolutely that’s good point 👏🏽👏🏽👍🏼
Golaha guurtida maantaa gurma looga baahanyah dalku xaqbuu idinku leeyahay
SAX. Hala oodo albaabkaa argagixisada Somalia. GUUl umada Somaliland GUUl JSL SOMALILAND. Guurtida UMADA SOMALILAND GUUL ❤❤❤❤❤❤❤
Absolutely hala inaga xidhi wada hadalka. Mahasanid
MASHA ALLAH RUNTA HAA LOO SHEEGO DOLAADAN TIMI EE DOONAYSSA SOMALIYA HAA LAA QABTOO OODASHA XAKAAN KAHADLAY GALKA SEEFTAA KALABAXA OO RUUNTAA UU SHEEGA CIROO NAGAA QABTAA IYO KUWAA LAA SOCDAA
Aad iyo aad
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somalia wàameel ciidlo ah ee mameel dhiimatay ayaa laguhabsama
Golaha guurtida waxa looga baahanyahay inay somaliland ka qabtaan tuugtan xamar ku wada dalka
guurtida soomaaliland waa runtood maanta badacas waxa goaankeda leh dawlada Soomaaliland waa inay soo celiyaan calaaqadka Jabuuti oo Ethiopia heshiiskeeda ganacsi wa inay iyadu maamusho
Citiraafkii ciro dooneyen
Wagii Cigaal iyo Riyaale lamajoogo. Adeer eynu runta isusheegno, dalku dowlad buuyeeshay isbarbaryaaci wa dhamaaday.
sow fartiina meydaan eedin ciro inuu faqashyahay waala idiin sheegay waadiideen
Gola kaliya ee ino fayow QARANKA waa golaha guurtida iyo shacabka jamuriyada somaliland oo an ahayn kuwo huwen iyo ictisam qaldi karin wax somaliya wada hadal ay la furi kartana ma jirto xukumadani heshiiski Ethiopia aya laga sugaya inay meel mariyan oo somaliland aqonsigeda ka shaqeyan hadii kale xukun koodu waa mid cimrigiisu yar yahay
Xiirsi iyo ciiro yaa jojin kara wa babi,ini 2bada nin
Kkkkkkkkkkk
Golaha guurtida maantaa gurma looga baahanyah dalku xaqbuu idinku leeyahay