Xildhibanada waxan ka codsanaya Walahi ariinka wa arin mihiim ah in lala xisabtamo dhakhatirta somalilan waa arin mihiim ah marka aniga xog badan ka haya dhakhatirta Muda dheer waxan haya aabahay oo xanusanayaa dhakhtar anan la galiin ma jirto marki aan geeyey itobiya Waxa laygu yidhii waxan oo dawa ee Sumeysan ee aad sii say waa maxay Marka ariin muhiim ah ayad ka hadashen ee halala xisabtamo dhakhtirta somalilan maha dhakhatir ee waa wax yelo dadka ah
what is your title xildhibaan maxaad ka taqaana cafimad ? qof ma midi taqaan ugu yaraan ? xidid ma qaban kartaa ?????? 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕from saylac
Gaboose ha laga bilaboo maalin dhawayd nin baa ka cabanaye.haddi kale sida soomali qabyalada meesha ooline hala kiciyo ama istaadhoo oo habarwacasho ha lagu dhufto
Lma kii garac ahaa baa maanta hadzlya haybti garNwaa timawayntu korsatay oyo naGTii uu iyidhi way idhAshay ee qadaad waynta ahyad haybtigaranwaa oi dhan sznafka ayaa la soo qarxiyey boortuqiiskii baraawr car mar hadlo waxaa loo soo qorayo inuu boortuqiisyahay way cadHY
Waa jaanibka waliba kuwa carabta ah dadka halaga qabto kuwaa laa luush bay ka qaataan
Masha Allah xildhiban axmed khaliif walahi waa geesi geesi dhaley
Manshallah xildhiban🎉 shaqada lahu idmaday sifiican uguudo
Masha Allah
exactly xildhiban wajibkaaga gudo Allah yabarak.
Xildhiban shaqadiisa heysta weeye ninkan yari, ninkan oo kale ayaa loo baahanyahay bulshada afkooda ku hadlaya
👍👍👍👍 MASHA ALLAH
Xildhiban axmed khaliif walahi waxad ka hadashey ariin mihiim ah arinka
halka ka sii wada wax badan ayan ka arkey dhakhatira somalilan
xildhibaan Axmed khaliif❤
Qofku marku Allah (SW) Ka cabsado shaqadisana yaqano Wuw karamaysanyahy , xil.Ahmed Khaliif WAA halyay daacad Ah misana yaqana shaqadisa sido kalana codkar Ah, Guulayso Mudane 🙏
ninkan waligey mataageerin laakiin maanta shaqadan waan ku taageersanahay waayo aniga dhaqtar ilkaha u tagay kiniinki uu isiiyaan ku xanuunsaday subaxnimadi ayaan kulaabtay dhaqtarki kiniinkii ayaan tusay wuxuu iigu jawaabay dhaqtarki dhama . ala kiniinkan gaastariga ayuu sameeyaa.
Vary good ❤
Isagiibaba leh abahayba sidalogalay
Hadana waxad leeday manoshegikarta anagan gabanayne
Maxad udaceyen weyday kii abaha sidakuyidhi ma gabadhan ayad kuharawsanaysa
Xildhibanku wuu ku mahadsanyahy inay shaqo ka qabtaan tuugta dadka xanuunada qaadsiiyey
Halka ka wad xildhiban
Kan ayaan la yaabanahay inta uu ummad ka hadli lahaa, ayuu soda caruurta ku leeyahay anigu cid ka biqimaayo
YARKAN ILAA DAWALADII MUUSE CID KAMA BAQO ILLAHEY ABUUREY UUN BUU YIDHAA TOMTOOMA RAG WALI ISMAYDAN ARAG GAAJANA MAAD ARAG
Waa in lala xisaabtama cid kasta oo caafimaadka ku shaqalehh .waayo dadkii iyaga curada ku rida .waxay siiyaan daawa khaldan .
Xildhibaan shaqadaadii waad gudatay, Geesi aan hadalka ka gaban
Macaa
Xildhibanada waxan ka codsanaya
Walahi ariinka wa arin mihiim ah
in lala xisabtamo dhakhatirta somalilan waa arin mihiim ah marka aniga xog badan ka haya dhakhatirta
Muda dheer waxan haya aabahay oo xanusanayaa dhakhtar anan la galiin ma jirto marki aan geeyey itobiya
Waxa laygu yidhii waxan oo dawa ee
Sumeysan ee aad sii say waa maxay
Marka ariin muhiim ah ayad ka hadashen ee halala xisabtamo dhakhtirta somalilan maha dhakhatir
ee waa wax yelo dadka ah
what is your title xildhibaan maxaad ka taqaana cafimad ? qof ma midi taqaan ugu yaraan ? xidid ma qaban kartaa ?????? 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕from saylac
Libaax ninkani shaqadi loo doirty wu hysta hanbalyo
Gaboose ha laga bilaboo maalin dhawayd nin baa ka cabanaye.haddi kale sida soomali qabyalada meesha ooline hala kiciyo ama istaadhoo oo habarwacasho ha lagu dhufto
Muxuu la miliqsanayaa
Adiguu cafimadkaaga udoodayaa

Duli not true