YURUB GEENYO XILLI OFFICIAL VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Abwaan Xassan Guto
    Laxaanki Iskaalji
    Music Bye Ahmed wali Furinle
    Vocal-recording Ahmed Garad
    Camera & Editing by Ahmed Gt

КОМЕНТАРІ • 122

  • @zerabdi1216
    @zerabdi1216 Рік тому +10

    Yurub maxmed cabdi Geenyo sowtu raxma is back wlhi wa faana da kaliya ee si daacada u tageero jir oo joog ❤🙏💯

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Рік тому +7

    Yurubey hadaan kusii dhagaysto xanuun jacyl iyo cudur ba igu dhacaayo anoon jacyl i haynin baad dareen uu meel jirin i gelisa 😢😭

  • @nimcocabdiraxmaannimcocabd5857

    Hees kasto aad qado Maxay xaaladayda uuga Hadasha Waxad ii tahay qalbigayga Odhaah ku taagan 😭😭😭😭

    • @hamdichannel6823
      @hamdichannel6823 11 місяців тому

      Wlhi isku mid baan nahy waa sameen heesaheeduu dadkey uhadashaa 😢😢😢

  • @ibreyhassan6574
    @ibreyhassan6574 Рік тому +5

    YURUB GEENYO 😮 COD DEGAN OO MACAAN JAWI KALE AYAN GALAA MARKAN HESAHEDA CALACALKA DHAGEYSTO DAREEN BAA QALPIGA ITAABTA AANAN KU TALA GELIN KEP GOING MY SISTER GOLD VOICE ❤❤❤❤❤

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Рік тому +23

    She was / is /will be the greatest Somali female singer 21s century.
    Malaha cissi baa xigoo
    Nasiibkaan xuub dhacsanne
    Markuu xiddigiisu kaco
    Ayuu xakamaha ka furi ❤..

    • @amaalxasan4721
      @amaalxasan4721 Рік тому

      Pli9uoo

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 11 місяців тому +2

      Realy mid badali dontaan fanka maso mari donta sawtu raxma sideedana u af gaaban yurub arki maysid ayado qof kudhagan wa gabar dagan 💯 codna waa haysa

  • @sharmakeibrahim828
    @sharmakeibrahim828 Рік тому +5

    Yaaa waduud yurub 𝗆axamed abdi geeenyo ❤🥹🙆‍♂️🎻markaan bogsoh is idhaaba maxay hees calaacalih usoo baxdaa 😢

  • @Dajiya-f4n
    @Dajiya-f4n Рік тому +4

    Geeyada cashaqa illahow noo xafid sharaf iyo cisi ku noolow akhirana nabigeena daris la noqo amiin amiin amiin. Dar illahay ban ku jeclahay dhiigaygi markan hargaysa caday imadan insha allah waaan kuso radin ❤

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +4

    As always the best female Somali singer Yurub geenyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qz3ri6vn5h
    @user-qz3ri6vn5h 11 місяців тому

    Yurub maxamed cabdi haa ban uu haya waa fananada kaliye khadra dahir illaahay hau naxareeste badashay xaaga jacalka

  • @fatimaahmed3177
    @fatimaahmed3177 4 місяці тому

    Yurub geenyo wlhi qof noga badalayo majiro ilhy waxn ka baryeeena inu cimrigaaa ku dheereyo ❤😢

  • @mohmediproh2463
    @mohmediproh2463 Рік тому +4

    Codka sowtu RaxmaH.💯
    Erayda ,abwaan xasan Guuto 💯
    Laxanka ,iSkalaaji 💯
    Musica , axmed welli 💯

  • @guledbashe9538
    @guledbashe9538 Рік тому +1

    ❤yaa salaam walashay yurub maxamed cabdi iyo sxbkey cabdiwahaab booska guul baan idin rajaynayaa wll Abidkiin kor ahaada
    Si gaara sxbkey booska ninka kula hadlayaa waa sxbka dhooladahable
    Guulayso sxb
    Sidoo kale Axsan saawot Sanado badan oo kale ayuu fanku ku bahanyahay wllo guulayso abid

  • @user-ut8ss4yv6z
    @user-ut8ss4yv6z Рік тому +3

    Yurub geenyo waan tagera fanandena ❤❤

  • @sagalosman6873
    @sagalosman6873 Рік тому +4

    Cid nagama.cadow badna alxm.Hadana waxksta jcylkyga kaweyn allow Hanakala fogeyn❤😢

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 Рік тому +1

      Si daacda kugu ducaynaya rabiyow ka qabo wixii xasida amein I dhaha wll isku samra cadowga wad ka gulaysan 😢😢😢

    • @abdullahibashir8208
      @abdullahibashir8208 Рік тому +1

      Ameen ya Rabbi

  • @Mohamed.Cabsiiye
    @Mohamed.Cabsiiye Рік тому +1

    Yurub Geenyo Best Song Welcome Back My Singer🎶🥰❤️💯

  • @WarsanAli-es8qq
    @WarsanAli-es8qq Рік тому +1

    Qurux iyo cod baa ilahay is kugu daray mashalaah❤️💯🌹🙏❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹

  • @sagalnuura6599
    @sagalnuura6599 Рік тому +1

    Yurup io jcl mxa kala hesta🥲ana jclki qof noda marka dhagesa nayo ☹️💔yurup teyda💃🥰

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Рік тому +1

    Sawtu raxma the best fe female singer in somali❤

  • @apdiqaniuthman
    @apdiqaniuthman Рік тому +3

    Sweet voice alla Maxaad isKu Soo BaxaySaan Hadaad Hees lasoo Qaadid Boqorka cudka Xariir Axmed ❤😢

  • @sayidtimajilac4953
    @sayidtimajilac4953 Рік тому +2

    Comment 101 ayaan so qoray jacel aan cadaw laheyn maba jiryo laba qof oo isku faraxsan qaar ba jira ku naxsan 😢😢

  • @JamilaNuux-wm8br
    @JamilaNuux-wm8br Рік тому +1

    Masha allllah yurubay adiga iyo khadra silimo boqorada codka laydinma kalaadoorankari nolaadaa

  • @cumarxasan9902
    @cumarxasan9902 Рік тому +3

    The best song 🎵 Yurub Geenyo ❤❤❤

  • @endrishussen-qi9nl
    @endrishussen-qi9nl 5 місяців тому

    I am from Ethiopia i like it song

  • @salahalisacad7913
    @salahalisacad7913 Рік тому +6

    Waxa soo noqotay yurubtii hore ❤

  • @hibaqhasan
    @hibaqhasan Рік тому +2

    Saas waye sowtu RaxmaH❤

  • @FarihaHussein-qs3ti
    @FarihaHussein-qs3ti Рік тому +3

    Jaceyl lagu xoonsanyo xargo lala daba socda miyu xurguf wayaya😢

  • @marrymahmud3604
    @marrymahmud3604 Рік тому +1

    Waaaw welcome back best singer yurub geenyo

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Рік тому +1

    ABSOLUTELY 💯💯🙏 MANSHA ALLAH AXSAN COD MACAN ALLE HAKU XAFIDO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲 PIC RESPECT KEEP GOING GUULEYSO MAR KASTA INSHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabubakardiini4034
    @mohamedabubakardiini4034 Рік тому +1

    geenyo you are always the best...

  • @user-ch5qi1rh5h
    @user-ch5qi1rh5h Рік тому +1

    Omg yuurub geeyo heestani weey iga gadantahyne

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial6563 Рік тому +1

    Waa fariin faa ido jacayl ah xaasidku hago o

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +1

    Hees xusid mudan

  • @BinyaminAbdi
    @BinyaminAbdi 4 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @ahmeddahir2365
    @ahmeddahir2365 Рік тому +4

    صوت الرحمة ❤❤

  • @asmadhaaki
    @asmadhaaki Рік тому

    Yurub abidkeed waa yurub uun.🙆‍♀️🔥🔥

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Рік тому +1

    Cod Macaan Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Zuzu.1432
    @Zuzu.1432 Рік тому +1

    Geenyo ku jecliya wlhi 🥰🙏

  • @suleimanaden6095
    @suleimanaden6095 Рік тому +1

    ❤🎉...H...🎉❤

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 11 місяців тому

    Alow cimrigaa ku dheerey fananadeenaa yurub genyo Qof kaa jclahy Ma jiro heesahaadu dad badan bey taabee walibaa ani tan waa igu soo dhacday 😢sokeeyahaa xasid kaa 😢

  • @user-qy1yt5nh8u
    @user-qy1yt5nh8u Рік тому +3

    Yurub karti badan axsan cod💔😢

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s 11 місяців тому

    Beentaa maahaaaaaa

  • @SalmanAli-hx7lc
    @SalmanAli-hx7lc 9 місяців тому

    Beautiful voice well done yurub geenyo

  • @mustafarlaadichannel8835
    @mustafarlaadichannel8835 10 місяців тому

    Yurubgeenyo.codmacaan.afkaga.caana.lushub❤❤❤❤

  • @fadumaabdi5812
    @fadumaabdi5812 Рік тому +1

    5 iyo 5 she is come back

  • @user-ji1of9kk9o
    @user-ji1of9kk9o 11 місяців тому

    Best and so Nice cute voice, sa voix restera tjr vibrante et envoûtante mâcha allah ❤❤❤❤

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Рік тому

    Yurub m c geenyo
    Sowt macaan
    Waaaw.

  • @user-ot1ju1um9m
    @user-ot1ju1um9m 10 місяців тому

    Boqorada codka wan kusalamay🫡sokeye uxeydanyehe miyu xurguf wayaya maya😢❤

  • @JAMBALALAnaguibahmed-ih4hh
    @JAMBALALAnaguibahmed-ih4hh Рік тому

    Yurub mahamed abdi Geenyo les grands chanteurs tout et tous somali ❤❤❤

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Рік тому

    Sawtu raxma hooyadi jacaylka 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sofiaomar3202
    @sofiaomar3202 Рік тому

    jacayl xadhkuun lala daba socdaa miyuu xurguf waayayaa

  • @user-kt6hp9uk2r
    @user-kt6hp9uk2r Рік тому

    Machaallah sawtu rama

  • @specialgirlintheworld395
    @specialgirlintheworld395 Рік тому +2

    Sowtul raxma ❤

  • @axmedmaxamuud2890
    @axmedmaxamuud2890 Рік тому

    sawtan yurub geenyo u ekaatey anjiidii itoobiyaanka! sawtu raxma

  • @Asad_haaji_abokor_3007
    @Asad_haaji_abokor_3007 Рік тому +1

    Sowtu rahma
    Maxaa labada is heshaba xajiin lomarinayaa eesh calaaa🎉🎉

  • @JamilaNuux-wm8br
    @JamilaNuux-wm8br Рік тому

    Waaw yurub cod macaan nolow

  • @user-gr6hd1bo9o
    @user-gr6hd1bo9o Рік тому

    Best song abid yurub
    Mohamed boqorada qodka

  • @ARDAA-MEDIA-PRO
    @ARDAA-MEDIA-PRO Рік тому

    Haye sxb 🎉

  • @sir__cmc
    @sir__cmc Рік тому

    Tii ugu wacnayd ee abid heesta❤

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 Рік тому

    Man sha Allah wooow ❤❤

  • @dayibyare9662
    @dayibyare9662 Рік тому +1

    sowto Raxma❤

  • @yasinmaxamed7172
    @yasinmaxamed7172 Рік тому

    Amazing vioce gold yurub geenyo

  • @Moonlight-l1i
    @Moonlight-l1i Рік тому +7

    always vibesss 🔥🔥🔥🔥

  • @alfanankuukaayyare9796
    @alfanankuukaayyare9796 Рік тому

    Waaaaaw soutul rahma yurub genyo

  • @ZamzamCabdi12
    @ZamzamCabdi12 Рік тому +2

    nice women romatic voice gold

  • @ibreyhassan6574
    @ibreyhassan6574 10 місяців тому

    This song makes me crying

  • @Gulethapthiisaaq
    @Gulethapthiisaaq Рік тому

    Heestan waa qaatey walhi

  • @nimcocabdiraxmaannimcocabd5857

    Yurub Geenyo Farxad ku Noolow Meelkasto aad joogto macanto

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s 11 місяців тому

    Kuwani way iska tagayaan

  • @munasarrah4116
    @munasarrah4116 Рік тому

    Masha allha sowtu raxma i love you forever❤❤❤❤

  • @filanwaaoneofficial7761
    @filanwaaoneofficial7761 Рік тому

    Yurup mohamed Apdi “Geenyo”

  • @nabiilanabiilacabdi-ls2iw
    @nabiilanabiilacabdi-ls2iw Рік тому

    Masha. Alha. ❤❤❤❤❤❤1❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Raquel-pm9fc
    @Raquel-pm9fc Рік тому

    Wa ruuntet yuurb wa fananad jacelku❤❤💓💓💓💓💓💓💓🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍wa Macan

  • @hibaqhasan
    @hibaqhasan Рік тому +1

    My favourite song 2023💌🙋‍♀️

  • @ARDAA-MEDIA-PRO
    @ARDAA-MEDIA-PRO Рік тому

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ 0:19

  • @samiirabiibshire2823
    @samiirabiibshire2823 Рік тому

    sowtu rahma yurub geenyo

  • @filanwaaoneofficial7761
    @filanwaaoneofficial7761 Рік тому +1

    walow ay ahyd inaad kal horepa ChaneLka Aad shido hadana YeeLko Ee Muztafe kanTe Hees Laso qaad zharfeey iyaGaa Yaapiye

  • @abwaanyuusufcabdiraxmaanji1893

    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆Xiisaanka Garashada☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    Xiisaanka garashada
    jacaylku xakameeyiyo
    markuu dhigto xakamaha
    maankiyo xiskoo idil
    halkay xeradiisu tahay
    kama leexsho xaasidku
    hadan xilin xogogaal
    halkay xasuusuhu dagan
    xiisaha u diidaynin
    xilashada sokeeyuhu
    ma xanibi xidhi karaan
    intay xuska kalsoonidu
    xaydaabkooda ku jirte
    ku xanaanee jacaylka
    xormaha nagida jacaylka
    nugaylka xargufta u diid
    kalgacalkiyo xadkiisa
    ku daal tirto xilashadi
    xalkuu raadsho jacaylku
    marin xaqiisu doonay.
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    Abwaan Yuusuf Cabdiraxman Jibril
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆Wabilaahi Watawfiiq☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆

  • @MuniishAbdi
    @MuniishAbdi Рік тому

    Qaybta kale xagee ka hela huno

  • @user-vb9rx5dq7x
    @user-vb9rx5dq7x Рік тому

    😻😻

  • @mouktardaher5722
    @mouktardaher5722 Рік тому

    Wad waynatay youruub iska xidh fanka

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 11 місяців тому +1

      Yurub sida uma wayna fanka 19 sano jir ayay kuso gashay 2006 sida ay waraysi ku sheegtay wana run adba so arag heseheda 2014 ama heesta ay isla qaden hodan abdirahman 2014 walahi way is le egyihin muqal ahan xiligas mantana yurub ba wayn bad is dhahysa mida kale still way qurxontahay codkedana isma badalayo 💯

  • @user-hv3qz2xe4h
    @user-hv3qz2xe4h Рік тому

    Xaqiiq

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 Рік тому +1

    the Queen of songs❤

  • @FAAD21
    @FAAD21 Рік тому

    Sowtu raxma❤

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 Рік тому

    version of sahra Ahmed may allah have mercy on her

  • @sayidtimajilac4953
    @sayidtimajilac4953 Рік тому

    Jacel lagu xoonsanyahay

  • @rahmaali2697
    @rahmaali2697 Рік тому

    ❤❤❤❤sawtu rahma😢

  • @ibreyhassan6574
    @ibreyhassan6574 10 місяців тому

    So sad😔 heart break 💔 make 😢 crying 😢 😭 💔 😪 jacayl sokeeye u xusul duban wu iso maray I feel it this song heart ❤️ touched 🥲

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 Рік тому

    Boqorada codka Yurub Geenyo.

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Рік тому

    ❤️❤️❤️❤️ 🥰🥰

  • @cawilyare6432
    @cawilyare6432 Рік тому +2

    Boqorada codka mesha ukala kiciya

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 Рік тому

    JACYLKAN
    XAQIISI
    LuMAY
    DADBA
    U XIJBTY
    BADAN

  • @yaasiincabdillahi1638
    @yaasiincabdillahi1638 Рік тому

    Xusta intan ogay xaqdhawr ayah lagu korsha

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 Рік тому

    💔💔💔💔😭😭😭😭😭

  • @user-wy2qw1ig7f
    @user-wy2qw1ig7f Рік тому

    23/8/2023 wednesday ❤

  • @sadyhusny
    @sadyhusny Рік тому

    sowtu rahma

  • @user-zy8ci7fb6g
    @user-zy8ci7fb6g Рік тому

    Mcn

  • @ilwadabdi8578
    @ilwadabdi8578 Рік тому

    Aduunkaa gabogabo maraya

  • @Abwaan001
    @Abwaan001 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤ hala wala hubaashii haybin doontaa loo hanaan raadshaaye haye samidii lagu hodmaa laga helaadshaaye hadaba kuu gacan haadshee haybadsamaaleyeey hada ma nabad baa...?❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤Abwaan Jibriil Yare❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 2:53 ❤❤❤

  • @mohamedalihassan6724
    @mohamedalihassan6724 Рік тому

    Yurub geenyo Maxaa Ku Dhacay !
    Jidh Ahaan Way is badashay
    Cod Ahaan way is Badashay
    Yurub geenyo Xataa inay waynaata la mooda
    Ta kale fankii hada hodan abdirahman ayaa xoog kaga haysata
    Yaaa ila qaba fikirkaa ?
    Yurub Halkaagii iyo meel ka wanagsan kuu rajaynaya xbbbti

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 11 місяців тому +1

      Codkeda isma badalin heesta lxankeda aya tabta ah yurub ilmo ayay dhashay o wala gursaday marka way Yara mushqushay 💯 codkeda wa qurxonyahay wali

  • @aishaadem9179
    @aishaadem9179 Рік тому

    Weger