TUFAAX DARAJO ft CABDI CURIYEE | (Haka Noqon Qalbiga Caydh) | (official video) 2016

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 січ 2016
  • snapchat @Haataf

КОМЕНТАРІ • 363

  • @ayannamini8379
    @ayannamini8379 7 років тому +335

    heestaan very painful wlhi 😓😓😓😓 weey itaabtay runti👆 💘 Alloow calfkeena ciriir hanaga gilin amiin

  • @sahalmohamed266
    @sahalmohamed266 7 років тому +32

    ciyaalkii borama cabdifataax hassan sheekh muumin dhal abwaan xataa fanaan Allah ya cisak abdi curiye

  • @khalidkaar9054
    @khalidkaar9054 8 років тому +41

    Woow, never seen be fore such amizing song.
    qofkii cidhiid inyar dareema haloo tilmaamo heestan

  • @Social-Stanzaa
    @Social-Stanzaa 7 років тому +224

    aduunkan waa waqti kooban oo la qiyaasi karin lama ogan karo nafta meel majirta heesaha maficna ina la dhageysto waa dhambi

  • @leylaismail5978
    @leylaismail5978 8 років тому +32

    baaaalaayo qabiil idin kala hadashaye
    ee ku raaaaaaaxaysta heesta top ten wlhi viva my dumaaaashi) 🌹mrs tufax darajo🌹💕💋 top ten 🌻👌👌👌👍👁❣🌹

  • @ayannamini8379
    @ayannamini8379 7 років тому +63

    heestaan very painful wlhi 😓😓😓😓 weey itaabtay runti👆 💘

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 8 років тому +51

    calafkaaga guurkuna
    haduu meel cidhiidhiya
    kaa galo caloolyow
    calmo ruux kaleeto
    haka noqon haka noqon
    qalbiga caydh👏👏👌👌

  • @rahmayasin5358
    @rahmayasin5358 7 років тому +13

    Calanka love you tufaax wlhi jecliyaa dadka kufaana dalkooda

  • @suhaybjamaal7413
    @suhaybjamaal7413 8 років тому +7

    wooooooow wlhi waa hees aan ak helay waliba codka tufax darajo calafkaaga guurku haduu kaa galo mel cidhiidhiya calmo ruux kaleeto ha ka noqon qalbiga caydh

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 8 років тому +5

    really caadi maahan habka farsamada cusub ee wiilka sanadka haatafstudio nolow sxb in badan
    c a bdi curiye tufaax sx bayaal waad shidan tihiin god job

  • @muzamilyare9531
    @muzamilyare9531 8 років тому +6

    wooooooooooooooow asxan hees runti hestan daren ayee igu aburtay dadkan youtube bilayacaniga iso galey iskaday mesha waxad oo timid inad hestan macankeda dhuqdan fananinta respect gareya plz anaga ayee no hesayan darenkana ayee gudbinayan asxan cod music

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +23

    ▶haka cabaan marnaba
    ▶ruuux edbaa anan ka geyn🤔
    ▶yaaa heees shidaaan😘😘

  • @kuzibra2474
    @kuzibra2474 7 років тому +77

    1year ka Dib anaa daawaday like Isaara markaa apti

  • @suwaraabdi5823
    @suwaraabdi5823 7 років тому +24

    calmo ruux kaleeto haka noqon qalbiga CAYDH
    eesh qiyaasak

  • @aadanaden9905
    @aadanaden9905 8 років тому +6

    Aadan Cali Gaas : tufaax derejo iyo Cabdi curiye waxaasaa fanaaniina !

  • @abokorabdidirir
    @abokorabdidirir 8 років тому +6

    calafkaaga guurkuna
    haduu meel cidhiidiya
    kaagalo caloolyaw
    calmo ruux kaleetoo
    haka noqon qalbiga caydh
    waa hees aad u macaan runtii

  • @indhataajir9932
    @indhataajir9932 8 років тому +4

    Wwwwww
    wwwww
    Caynadiisa Aadmigu
    Colàdiyo Afgarashada
    waa Kukala Cod,dheeryahy
    🎥🎶🎻🎹🎧🎤😀🙋🙌

  • @mdeeqdeeq7072
    @mdeeqdeeq7072 8 років тому +20

    waa ereyo talo siin ah dadka jacaylkooda iyo guurka ku guul dareystey

  • @khadrahassan6260
    @khadrahassan6260 8 років тому +5

    calafkaga guurkuna haduu mel cidhiidhiya kaagalo calol yow calmo ruux kaleeto hakanoqon qalbiga ceeydh👏👏👏👏👍👌👌

  • @qadraabuukar6548
    @qadraabuukar6548 8 років тому +10

    Haka noqon qalbiga ceyr """ hees aad u mcn runtii

    • @jamalooge1574
      @jamalooge1574 8 років тому +2

      ceyr ma ahan walaaleey caydh wayeen

  • @gobtaali5224
    @gobtaali5224 8 років тому +3

    anigu heestaan waa ku haystaa waa labo fanaan oo cod ale siiyay cayda iyo qabyaalada iska dhaafa oo ku raaxaysta..koofur anigaa kasoo jeeda oo leh waa top xanuuna iguma jiro iyo nacayb aan uqabaa somaliland waa dad walaalahay ah viva tufaax iyo cabdi curiye waa isla keeneen axsan hees hats offfffff,,,, haka noqonina qalbiga caydh asxaabeey noooh

  • @marwaaabdi7732
    @marwaaabdi7732 8 років тому +5

    Manshala goobtaa fanka iyo sugaanta Somalilande we ilove to tufaax qurux

  • @cabdirisaqmohamedadencabdi9194
    @cabdirisaqmohamedadencabdi9194 7 років тому +15

    Heestan kama daalaba bal cilmiga ilahay

  • @hindaibrahim431
    @hindaibrahim431 7 років тому +16

    hees dhagysigooda maba jeclayne heestan wa i cajabisay wooow hakanoqon qalbiga caydh

  • @wardabintabdirahman4155
    @wardabintabdirahman4155 8 років тому +7

    wwwwww eesh calaa hees iyo fanaaniin qaaliya

  • @aminaayaan7102
    @aminaayaan7102 8 років тому +2

    mansha allah wa laba fanan oo cod macan
    waxan la hadlaya somalidan melwalba qabyalad kaga hadlaysa wax isku fala oo ilhy ka xishoda malaigtinana haku dalinina wax bila macniya qiyama idinka dambeya ilhy yan la ilawin qabyaladasi wata ay somaliya la dagi ladahy wali inta ay ka hadlayan somali qabil iyo kan aya Calan samaystay iyo kan aya waxan noqday yan xasid laisku noqon ee ka somaliya ee wax uhagagan mansha allah hala idhahdo inta dhibtu haysatana dib halo egi oo wax halala qabto

  • @axmedjumayko8027
    @axmedjumayko8027 8 років тому +3

    asal dhaladkii togdheer allah yacizak wllo tufaax
    ha ka noqon qlbiga caydh axyaa hees

  • @marwoninkeedajcl1307
    @marwoninkeedajcl1307 8 років тому +6

    màsha Alh siday iskugu qalmaan ba idishey kkk qurux

  • @misssundus5752
    @misssundus5752 8 років тому +20

    Haka noqon qalbiga caydh true

  • @nancybrown6691
    @nancybrown6691 8 років тому +32

    ooof tufaaax calanka idilay u nooolow naftaaada ha unooolan cid kle viva flaga gacanta

    • @yahyeshiekhabdulle4487
      @yahyeshiekhabdulle4487 7 років тому +2

      kkkkkkk calanka maaamul goboleedka Somaliland

    • @nancybrown6691
      @nancybrown6691 7 років тому +2

      Markad al shabaab iska saartan so hadal baaba

    • @yahyeshiekhabdulle4487
      @yahyeshiekhabdulle4487 7 років тому

      Kkkk alshabaab waa arin caalamka hareeday

    • @yahyeshiekhabdulle4487
      @yahyeshiekhabdulle4487 7 років тому +2

      Come in mogadishu isma dhaheesid magaaladan ayaa 20 years lagu dagaalamaayay kkkk sxb calool xanuunka iska so daaweey

    • @nancybrown6691
      @nancybrown6691 7 років тому

      Hhhh idinkay inika bilaabmatay

  • @laylaj4726
    @laylaj4726 8 років тому +4

    wooooow
    axyaaa heees iga dheh
    and fananiin qaaliya
    tufaax iyo cabdi

  • @fathahappy1745
    @fathahappy1745 8 років тому +9

    waaaaaw tufaax darajo iyo cabdi curiye 💟👍💟👍💟👍💟

  • @LionKing-lx8yj
    @LionKing-lx8yj 8 років тому +1

    haka noqon qalbiga caydh wow fananadan waligay ba wan jeclaa hesahadee, soo badii heesaha i am your fan tufax xarago

  • @naciimojaamac3719
    @naciimojaamac3719 7 років тому +6

    haka noqon qalbiga caydh axlaa hees

  • @cabdicooli3122
    @cabdicooli3122 7 років тому +6

    cifatax xasan sheekh mumin waa fananka abwan dhalay
    reer borame xadarada walagu yaqanaa

  • @abdirahmaandacwi
    @abdirahmaandacwi 7 років тому +1

    haka caban marnaba ruux ceeb aana kaagayin is ture calafkaaga kuurkuna haduu meel cidhiidhiya kaagalo ax ax allahayoow calafka cidhiidhi hanaga galin ammin aamiin aaamiin yaarabi
    heestan sigaara iitaabatay💘💘💘💘💘💘💪☝

  • @SuperAraweelo
    @SuperAraweelo 8 років тому +2

    tufaax waa fanaanad aan aad u jeclahay codkeeda mansha allah

  • @ayaannuur8973
    @ayaannuur8973 8 років тому

    inaba caadi maha dhagaysigeeda heestan kama xiisa dhacayo thnks labada fanaan ee qaaaliga ah wwwww waa ereyo dhaba qof ki jecayl loo iga baxay ayey ku socotaa heestan

  • @ibrahimmohamoud5621
    @ibrahimmohamoud5621 8 років тому +3

    Mashallah wad qurxbadantihiin calankuna gacantaaduu ku soo baxay

  • @umuamiiraabdihakim7171
    @umuamiiraabdihakim7171 8 років тому +1

    axlaa sawd tufaax darajo iyo C/curiye haka noqon qalbiga caydh heestan kama daalo dhagaysigeeda 😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @ayanmaxamad9136
    @ayanmaxamad9136 8 років тому +2

    nice haka noqon qalbiga ceydh thanks labada fanan

  • @queenofsomaliaibrahaamin9616
    @queenofsomaliaibrahaamin9616 8 років тому +3

    Wooooooooow caadi mahan waan ku haystaa way shidan yahay❤️❤️💚💚💚❤️❤️

    • @fardowsohussein3841
      @fardowsohussein3841 8 років тому

      wwww wlhi heestan waye i tabataye calafka ga guurkuna..haduu mel cidhidhiha ka geelo.caloloyow calmo ruux.kaleeto ha ka noqoon.qalbiga caydh waf.noolow.tufax derejo I love you macanto

    • @fardowsohussein3841
      @fardowsohussein3841 8 років тому

      cindiga adigon ku hayenba. curashada.kalgacalkan cidlo kugu haleshaaaa ha ka.cabaan marnaba nini ruux ceebanan. ka geeyn

  • @qalanjohaween6898
    @qalanjohaween6898 7 років тому +2

    haka noqon qalbiga caydh really true words

  • @khadarcabaas1657
    @khadarcabaas1657 8 років тому +3

    Respect fanka tufax darajo uvz cabdi curiYi more Respect

  • @sumayoadani5030
    @sumayoadani5030 7 років тому +10

    heestan mar an iska dhagay san jiray way jirtay lkn hada wan ku danqanaya tufah iyo cabdi hor usi socda run bad kahadashen

  • @najibali8609
    @najibali8609 8 років тому +2

    Allah yaa cisak maasha Allah nice song tufaax iyo Cabdi gacan Ayaan idiom taakay haka noqon qalbika caydh hhhhhhhhhhh

  • @Blues26
    @Blues26 7 років тому +2

    Www music iyo ereyada babababa cadi ma ahan musiga aa lugu farayarestay

  • @dheemancawed339
    @dheemancawed339 8 років тому +2

    heesta dhanba waxan ka helay calanka tufaax gacanta ugu xidhan hhhhhhhh ku celcesho wale
    calmo ruux kaleeto ha ka noqon qalbiga caydh

  • @LionKing-lx8yj
    @LionKing-lx8yj 8 років тому

    gabadhan wa iska jecelahay heesaahay ay qado dhan waa ka helaa naftayda ka hesha tufax walal nice song

  • @leonmuffett6552
    @leonmuffett6552 8 років тому +1

    Labada fanaan aad iyo aad ayay u cod macaan yihiin. Halkaa ka si wada.

  • @amoore164
    @amoore164 8 років тому

    barnaamijkaan qofkii sameeyay waa qof wax garad ah masha allah qaabka loo habeeyay aanba ka helay

  • @hamzekhassan5301
    @hamzekhassan5301 8 років тому

    opop nice song
    cabdi curiye vs tufaax darajo
    ha ka caban maranba ruux aan ceeb ka galin
    fanaanin dhammaystira❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍

  • @mnaaji559
    @mnaaji559 7 років тому +2

    Haka noqon Qalbiga caydh
    very heart touching wlhy

  • @guuldoonmohamed8941
    @guuldoonmohamed8941 8 років тому +5

    Wow, waa Hees aad u macaan.waxaan aad u taageeraa Fannaanada ifraax derejo. Waa Fannaanada keliya Ee is asturta. guulaysta

  • @abdikanimohamed6324
    @abdikanimohamed6324 7 років тому +8

    Cabdi Curiye Iyo Tufaax Darajo Asal Dhalad Ayaad Tihiin Taagero Buuxda Ayaan idiin Hayaa

  • @fcinter5684
    @fcinter5684 7 років тому +3

    hestaan walaahi cadi mahan walibo qoftaan best somali women waaye nolow waligaa supper grill

  • @yusufabdisalam2750
    @yusufabdisalam2750 8 років тому +1

    wow labiska aya i dilaye masha allah l like the song irayada

  • @naimamagan7504
    @naimamagan7504 8 років тому +3

    haka noqon qalbiga caydh 👌

  • @mdeeqdeeq7072
    @mdeeqdeeq7072 8 років тому

    tufaax darajo great respect calafkaaga guurku haduu kaa galo mel cidhiidhiya calmo ruux kaleeto ha ka noqon qalbiga caydh

  • @zuhuurjaamac7382
    @zuhuurjaamac7382 7 років тому

    waaw tufaax darajo axlaa hees ooow i see flag aan ku faano ❤❤❤❤

  • @siciidosanaag3885
    @siciidosanaag3885 8 років тому

    wwwww axyaa hees waleeh waanku haystaa nice voice

  • @yasinhussein1122
    @yasinhussein1122 7 років тому +3

    mansha alla runti heestan wan ku haysta baa anu

  • @guledabdihakim3356
    @guledabdihakim3356 8 років тому +5

    heestan caadi mahaa abwaan curiye iyo tufaax solute.

  • @sahrohassan3348
    @sahrohassan3348 8 років тому +5

    cawa daran ta fiidkiyo ciyow habeen dhawaqa waa calamad gooniya calafkaga guurkuna haduu meel ciriiriya Kaa galo caloolyow calmo ruux kaletoo haka noqon qalbiga ceyr

  • @maaadamm298
    @maaadamm298 8 років тому

    wow waa hees cajiib runta ayey i xusuusiday.

  • @Xamse333
    @Xamse333 8 років тому +1

    axyaa hees tufaax cali dubad fanaanad qaaliya 'am besten somali song'

  • @fadumaquruxdumariwaaasturn9148
    @fadumaquruxdumariwaaasturn9148 8 років тому +3

    owwww inaba caadi mahan heestan ee hambloyo ayaan idiin leyahy both of 👑👑 tufaax iyo c/curiye

  • @samatarmumin6655
    @samatarmumin6655 8 років тому +1

    waa hees shidan abwan abdi xasan sh Mumin iyo fanan abdi curiye

  • @samiakhalif1747
    @samiakhalif1747 8 років тому

    woooooooooooow song on the year best ever song walaahi wan ka helay ina sheekh muumin cod Ayad haysa Music Ayan ad uga helay macal laxanka midhaha wuxuba makala dhacaan eesh calaa kalay arag yaa waryadaheen

  • @queenmina8257
    @queenmina8257 8 років тому

    hees iyo badh Alla yacizak Tufaax Qurux

  • @idelhussein694
    @idelhussein694 8 років тому +3

    woow
    nice midho iyo laxaan
    maxamed bk bàab arkayaa

  • @nimoosman1287
    @nimoosman1287 8 років тому

    wwwww hestan xasus eyba igalisay wlhi Waukestaa fananin iguqaliya

  • @sumayaali8112
    @sumayaali8112 8 років тому

    woow nice song eedo macan tufaah cali inoolow

  • @boqorkasomaliland1500
    @boqorkasomaliland1500 8 років тому +1

    woow masha allah gacanta waxa ugu xidhan calankayga sharafta leh ee somaliland
    noolow indr mcn tufaax ♥

    • @kasarawed4322
      @kasarawed4322 8 років тому

      +ahmed abdullaahi kacaan
      walawayntinan meel walba maka nacnac tidhahdan
      viva tufax darajo iyo somaliland way ku faraxsantay calan sharaf badan oo karamo iyo ciziba leh

    • @BulshaawiTv
      @BulshaawiTv 8 років тому

      +Kasar Awed kkkkk sharaf baa meel igu dhacday runtiiiii marqaanland kula yaabi maayo caqliga lixsaac buu kuu yimaadaa ee by

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 8 років тому

      +ahmed abdullaahi kacaan ceeb walaal, ha iloobin qof walba inuu dhul ka soo jeedo xitaa haddii sinji la wadaago. Tufaax, wiilka ama gabadhaba waxa ay qabaan ayey soo bandhigeen, wax xun maahan, meesha aad Ka soo jeedo waad jeclaan kartaa lkn muhiimada waa in aadan dadka kala soocin.. Sorry haddii aad xumaan ii aragto, sidaas ulama jeedin😊😊😊

    • @ayanmhmed9692
      @ayanmhmed9692 8 років тому +1

      +ahmed abdullaahi kacaan subxaan horta jareer Reer Xamar ah oo bambo iyo Dhiig mooyane noloshisa wax wanagsan agrin in loo jawaabo maaha waayo Waxaad rabtan in la idinka mid noqda Laakiin xaasidnimo somaliland waxba kuma yeeleysaan waligiin nolol ma heleysaan waayo xaasid ma aflaxo waligeed way idinka sareyneysaa miyaad miyaad dilaaci ma indhahad wax nagaga goosan yaahuu

    • @kasarawed4322
      @kasarawed4322 8 років тому

      +ahmed abdullaahi kacaan hawiyeland ama faqashlan midkad tahay goorme caqligan diciifnimadu kugu so daga kula yabi maye bye

  • @happyahmed985
    @happyahmed985 8 років тому

    walee waa run ha ka noqon qalbiga caydh qalbiga qani laga noqdaa

  • @AmaalAmaal-ix8xe
    @AmaalAmaal-ix8xe 8 років тому

    yasalam axsan ay coda maanshallh subhana allah rabi haidin deysto

  • @abdoosiraaj2646
    @abdoosiraaj2646 8 років тому

    Eesh qiyaasak.. runti kuma badni heesaha danbe.. oo kuwi horan dhagaysta.. Laakin waxan qirayaa in Heestan tahay top codka. laxanka iyo midhuhuba.. Tufaax aad bad heesta ula heshay.

  • @Ifiyeshow143
    @Ifiyeshow143 7 років тому +3

    hhhhhhhh trou wlh haka noqon qalbiga caydh ha ku koobnaan qof kaliya cml

  • @hodanabdirahman6313
    @hodanabdirahman6313 8 років тому +5

    Subxanallah

  • @mursiseedhobkenwawwaxasaah3729
    @mursiseedhobkenwawwaxasaah3729 8 років тому

    woow afkaga cano dhanan lagu qabay alfanan cabdi xasansh muumin dhal fanaaan wa ka helay hastaan wabay igu soctaaa

  • @shamhadmaxamed777
    @shamhadmaxamed777 7 років тому

    haka noqoon qalbiga ceyr like inaba cadi mahaa wey i tabateey heestaan

  • @sagaldheeman4719
    @sagaldheeman4719 8 років тому

    mash allah indero tufaax darajo cadi ma tihid

  • @awarsame1611
    @awarsame1611 7 років тому +4

    masha Allah labada hobolba aad bay u cod macaan yihii

  • @idirisfani8196
    @idirisfani8196 8 років тому

    hees macaan best weeye

  • @ahmeddholal7567
    @ahmeddholal7567 7 років тому +6

    the best song cabdi curiye and tufaax darajo

  • @leylamohamoud2590
    @leylamohamoud2590 8 років тому

    wawww nice song tufaax iyo

  • @Hooda36
    @Hooda36 8 років тому +1

    yasalaam yasalaam inabacaadi maaha waaaaaw👍

  • @hafsaosman2037
    @hafsaosman2037 7 років тому

    best music love

  • @kasarawed4322
    @kasarawed4322 8 років тому +1

    wow haka noqon qalbiga caydh

  • @khadarguray4769
    @khadarguray4769 8 років тому

    maaanshaaaalh
    ilike this song

  • @honestboy1200
    @honestboy1200 8 років тому

    nice hees cod dahwb ah tufaax darajo

  • @nuyrusali1566
    @nuyrusali1566 8 років тому

    and it is awesome song

  • @hayaadadan8866
    @hayaadadan8866 8 років тому

    hees iyo badh iga dhe waliba si gaara ayay i qusaysaaaa aniga ina la I I sameeyay ayad modaaaaa tufaax darajo nolow qali

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 8 років тому

    nic.one caaadi maaaaaahin.sxpyaal.wad ka.baxsateeeeen...

  • @soomaalimodelweekand4195
    @soomaalimodelweekand4195 7 років тому +2

    bzt song

  • @ahmedtaajir9879
    @ahmedtaajir9879 7 років тому

    aad bey iisoo jiidatay really

  • @leylamohamoud2590
    @leylamohamoud2590 8 років тому

    abdi nice song:)

  • @sulekhomohamed5549
    @sulekhomohamed5549 8 років тому

    My saxiibadey igu qaali ah tufaax Cali dubad tufaax darajo eshcaala hees

  • @husseinabdillahi6535
    @husseinabdillahi6535 7 років тому +3

    lugbaaba nafta idinka jartee

  • @hazzanmataanahmed8409
    @hazzanmataanahmed8409 8 років тому

    ax ax ax ax wlhy hestan waa hesta sanadka walee waa xaqiiq