Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Mashaa allah jasaa alaahu khayr ❤❤❤ allah ha inaga amaal mariyo
Masha Allah wat mahad santihiin sheikh Allah haidin xifdiyo
aniga ma doonayo inaan hadlo waxaan rabaa inaan noqodo qof aamusan macnaha sheekada badan o family ga dhexdiisa baan ka cabanayaa please ii sheeg xal
Jasakallah kheir sheikh Ahmed ❤ ♥
Jazakumullaahu khayr dhamaantiin
Jazakalh qeran sheekh axmad
Asc Allha kuxfdo shukrn
Aniga qof furfuran ayan ahan jiray sheeko badan hadaneh hadalka xitaa wu idhibaa gooni ayan jeclahay hada mawaalanahay ka alla magan
hadan oyi lahay wanba nafisi laha ama an qeyli laha xita maskaxda ii canbursan calamdaha shegeyso dhan waleyahay iso duceya qatka ina kabaxa Ka cabsana
Waan ooyaa waana isla hadlaa marba marka kadambeyso waan ka sii daraa 😭😥
Allah Raxmanka ah,, ha ku caaafiyo wll allahuma amin 🤲🤲
Abaayo ila so hadal😢
@@IndhauronInadahirabyo firi Ani icawii pls wan islahada waxanba isku maleysa qofkle hita marmar kaligey isla shekesto oo wax been isawir maan😢
Allha ku caafiyo waaall
Abaayo anaa daremaya ee I cawi
Wll xagen kaala so xiriira
maxaa lagu daaweyaa xanuunkan
Dr Namparkiisa WhatsApp makaa heli karaa
Assalamu alaikum sheikh Ahmed waxan ahay qof dumar ah magaca iguqoran waa cunugeyga lkn waxan ahay dumar please and please shekhana waxaadShekh horseed iiweedesaa madhibaa iga imaan karo hadaan daqtar tego aan dhaho dhibkaan iga baar? Meel kuqoro sheekh waa iga codsi shekh waxaan ahay gabar walaashaa camal Wallahi dhamaan astaamaha wan leeyahay iyo kadaran. I’m just crying I don’t know maxaan sameeya caruur yaryar nheestaa marabi inaa dhib iga imaado. So waxaan maqlay qof haduu daqtar uu tago caruurtaa laga qaadaa waankubaryaa shekh iiweedii daqtar ma aadaa ? Inuu zaaid igu noqdaa kabaqaa. Mana haasti qof xitaa aan lasheekesto ninka wuu shaqeeyaa24/7 aniga iyo caruurtaa is aragnaa only. school ama dugsi magaarin Ani dhanaa isnacay. Illahey ajir iyo xasanaad haidin kasiiyo shekh.
Abayoy xuska ALLA badi
Wadankee joogtaa walaal
Asc abyo hoorta waxaan kuugula taalin laah taalo waa tii aallah maarka 1 quraan isku aaqri oo kuu dadal iin aad quraan iisaa saarto 2 haadii aad aawoodiid waadankii iin aad taagtiid oo aad kuu dadashiid quraanka aallah 3 aalle baaryadisah baadii oo salatul leeylka tuuko oo aalle xaagisah uu carar Dhaqtar waa uu taagi kaartah lkn koow qoowlka aalle isku aaqri oo duceyso meel ilmah laagu qaadnayo haadii aad joogtiid waa dhiib lkn haadii aabahood kuula joogo uu taag Dhaqtar aalle taalo saaro aalle haaku cafiyo abyo suratul albaqro dhageeysigeedah baadii abyo aalle haaku shaafiyo
Dhaqtarka haadii aad uu tagtiid dawada eey kuu siinayan iska aaqri oo aadigo aaqriyin aah cunin
@@umuhamzaamahmed8214 InashaAllah wll
cunto badni ma leeyahay
Mahad sanid dar
Docoyin lag loaqristo lawadag bulshada
Mashaa allah jasaa alaahu khayr ❤❤❤ allah ha inaga amaal mariyo
Masha Allah wat mahad santihiin sheikh Allah haidin xifdiyo
aniga ma doonayo inaan hadlo waxaan rabaa inaan noqodo qof aamusan macnaha sheekada badan o family ga dhexdiisa baan ka cabanayaa please ii sheeg xal
Jasakallah kheir sheikh Ahmed ❤ ♥
Jazakumullaahu khayr dhamaantiin
Jazakalh qeran sheekh axmad
Asc Allha kuxfdo shukrn
Aniga qof furfuran ayan ahan jiray sheeko badan hadaneh hadalka xitaa wu idhibaa gooni ayan jeclahay hada mawaalanahay ka alla magan
hadan oyi lahay wanba nafisi laha ama an qeyli laha xita maskaxda ii canbursan calamdaha shegeyso dhan waleyahay iso duceya qatka ina kabaxa Ka cabsana
Waan ooyaa waana isla hadlaa marba marka kadambeyso waan ka sii daraa 😭😥
Allah Raxmanka ah,, ha ku caaafiyo wll allahuma amin 🤲🤲
Abaayo ila so hadal😢
@@IndhauronInadahirabyo firi Ani icawii pls wan islahada waxanba isku maleysa qofkle hita marmar kaligey isla shekesto oo wax been isawir maan😢
Allha ku caafiyo waaall
Abaayo anaa daremaya ee I cawi
Wll xagen kaala so xiriira
maxaa lagu daaweyaa xanuunkan
Dr Namparkiisa WhatsApp makaa heli karaa
Assalamu alaikum sheikh Ahmed waxan ahay qof dumar ah magaca iguqoran waa cunugeyga lkn waxan ahay dumar please and please shekhana waxaad
Shekh horseed iiweedesaa madhibaa iga imaan karo hadaan daqtar tego aan dhaho dhibkaan iga baar? Meel kuqoro sheekh waa iga codsi shekh waxaan ahay gabar walaashaa camal
Wallahi dhamaan astaamaha wan leeyahay iyo kadaran. I’m just crying I don’t know maxaan sameeya caruur yaryar nheestaa marabi inaa dhib iga imaado. So waxaan maqlay qof haduu daqtar uu tago caruurtaa laga qaadaa waankubaryaa shekh iiweedii daqtar ma aadaa ? Inuu zaaid igu noqdaa kabaqaa. Mana haasti qof xitaa aan lasheekesto ninka wuu shaqeeyaa
24/7 aniga iyo caruurtaa is aragnaa only.
school ama dugsi magaarin
Ani dhanaa isnacay.
Illahey ajir iyo xasanaad haidin kasiiyo shekh.
Abayoy xuska ALLA badi
Wadankee joogtaa walaal
Asc abyo hoorta waxaan kuugula taalin laah taalo waa tii aallah maarka 1 quraan isku aaqri oo kuu dadal iin aad quraan iisaa saarto 2 haadii aad aawoodiid waadankii iin aad taagtiid oo aad kuu dadashiid quraanka aallah 3 aalle baaryadisah baadii oo salatul leeylka tuuko oo aalle xaagisah uu carar Dhaqtar waa uu taagi kaartah lkn koow qoowlka aalle isku aaqri oo duceyso meel ilmah laagu qaadnayo haadii aad joogtiid waa dhiib lkn haadii aabahood kuula joogo uu taag Dhaqtar aalle taalo saaro aalle haaku cafiyo abyo suratul albaqro dhageeysigeedah baadii abyo aalle haaku shaafiyo
Dhaqtarka haadii aad uu tagtiid dawada eey kuu siinayan iska aaqri oo aadigo aaqriyin aah cunin
@@umuhamzaamahmed8214
InashaAllah wll
cunto badni ma leeyahay
Mahad sanid dar
Docoyin lag loaqristo lawadag bulshada