SAKARIYE KOBCIYE| HA OOYIN [HARGAYSA SHOW]2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Hargaisa show kobciye

КОМЕНТАРІ • 163

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Рік тому +73

    Wiilkena reer Mogadishu wlhi wa u shideen Showgiisa hargiesa gob baa tihin ❤🙏

    • @samiaabdi2018
      @samiaabdi2018 Рік тому +2

      Hargeysa waa wadankiisa maxaakugudhacay

    • @faadumoabdi4506
      @faadumoabdi4506 Рік тому +3

      Abtiyaaaal bay u yihiin ninka

    • @mustafamusa4236
      @mustafamusa4236 Рік тому +2

      Wuu u dhashay hargeisa iyo muqdisho ba

    • @MohamedAhmed-im7cx
      @MohamedAhmed-im7cx Рік тому +5

      poqortooyo ninkan waa magaaladiisi qariib kuma aha waa halkii uu ku dhashay ilaa wakhtigii ciyaalnimada jaar soo ahayn

    • @apdilaahirajuu3611
      @apdilaahirajuu3611 Рік тому +2

      Sakariye waa nin rer hargaysa ah hada miyaa bara naysan

  • @faisalmunaa4
    @faisalmunaa4 Рік тому +55

    Hargaysa hadh wanaag ❤ gacantu waa qalfoofe qalbigan idinka salaamay

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 Рік тому +12

    Fanaaninta hargaysa no cuqdad hiilka iyo garab joogista waa lagu yaqanay 💥🙋‍♂️

  • @user-nc3fh4jm1f
    @user-nc3fh4jm1f Рік тому +14

    Sidaas ay tahay ayuu waliba xamar shar kala soo dhoofey waxan idinku nastexaynayaa allah ka cabsada dhamaantiin maanta waa if berina aakhiro allah ayaa lays hortagayaa waar nin walbow waxad allah la hortagayso diyaarso dumarka is qaawiywy allah ka cabsada nimcada allah idin siiyey allah ugu mahad naqa xijaabka qaata jidhkiina astura waayo allah idinku adoonsadey inad jidhkiina asturtan naagtii diida amarka allah halkey u socoto iyadaa og aduunyada waxayna joogeynaa waa maalmo kooban

  • @micraajdaahir1991
    @micraajdaahir1991 Рік тому +17

    Hal fanan uma harin hargeysa waa dad go ah 😭😭😭

  • @roodamohamet8281
    @roodamohamet8281 Рік тому +20

    Reer soomalilan wlhy waa gob fanaanintoodu ❤

  • @abdirahmanadareahmed2101
    @abdirahmanadareahmed2101 7 місяців тому +2

    Kobciye, Abwaan +heesaay, legend iga dheh

  • @abdirahmanmohamed8702
    @abdirahmanmohamed8702 Рік тому +24

    Heestan 8sano kahor laqaady anigoo qaan gaarin lkin samir dheer io halgan kabacdi maanta nolol qurux bdn ayan kujirnaa alx rabi ha ii daayo xaaskeyga wllhi dunida ujeclahy ima dhibto akteeda farxad ayn kudareemaa ❤

    • @kabacade
      @kabacade Рік тому +1

      Hhhh cilmi badnida afar sano ka hor aheyde😂

    • @abdirahmanmohamed8702
      @abdirahmanmohamed8702 Рік тому +1

      @@kabacade
      Sxip raadi meesha asalka lasoo dhigay

    • @Marwaanyare4221
      @Marwaanyare4221 Рік тому +2

      Sakariye kobciye 8sano ka hor fanba kumuu jirine 2020kii ayuu soo saarey Albankiisii heestanaaba u qaraxdey bal taariikhda hesta soo eeeg😂

    • @muhanizhajji759
      @muhanizhajji759 Рік тому +2

      ​@@Marwaanyare42212018 buu qaday heestan youtube keba kujirtye lkayabe inuu kahor qady

    • @sakiguray3248
      @sakiguray3248 Рік тому

      @@Marwaanyare42212018 ayuu heestan qaaday

  • @naimoabdullahi
    @naimoabdullahi Рік тому +6

    M.a wiilkeenii Reer Abtigii si wacn Bey u so Dhaweyen m.a Duriyada Waa cajiib m.a

  • @nimcoaxmed2002
    @nimcoaxmed2002 Рік тому +11

    Sakariye kobciye nin magaladisi yimi ayyyyyyyyyyy

  • @user-fn1qq2wd2r
    @user-fn1qq2wd2r Рік тому +12

    Ina aderkey iyo duriyadii rer abtigii ahaa nasabyo is helay🥰✌🏿

  • @miftaaxcabdifaarax8184
    @miftaaxcabdifaarax8184 Рік тому +6

    Fanaaniinta reer hargeysa gob wlhi see wiilkeena usoo dhaweyeen❤

  • @Aksel695
    @Aksel695 Рік тому +9

    Wa lo shiday alfanan kobciye rer hargeyso wa dad gob ah

    • @faadumoabdi4506
      @faadumoabdi4506 Рік тому

      Waa abtiyaashiis isaaq qof wax uyihin lagama argmaro 😂

  • @AntiMalaria-i4e
    @AntiMalaria-i4e 24 дні тому +1

    Indhuhu ilmada way joojiyeene qalbiga yaa xasuusahan iyo xiisaha iiga masaxa😢.
    Still 2024

  • @AbdishakurmaxamedSaleban-xw7do

    Sakariye kobciye waa lo o Hagar baxay wlhi ❤

    • @raxmo9436
      @raxmo9436 Рік тому

      Rer abti uyihiin deee 😂

  • @ramadchannel7267
    @ramadchannel7267 20 днів тому +1

    Hees way dhaaftay❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sihaamitapea9058
    @sihaamitapea9058 8 місяців тому +4

    Heesta marki aan dhageysto qalbigh i xaanuuna 😢😢💔☝🏻

  • @xammostudio7873
    @xammostudio7873 Рік тому +10

    SakariyE kobciye anader level ❤

  • @saidoosman
    @saidoosman Рік тому +28

    abwan +Laxam+singer lagend ❤

  • @NafyarMaxamed-he1xe
    @NafyarMaxamed-he1xe Рік тому +3

    Macalinkoodii weeyee waa abtiyashiish wllken nasab rer hargesa

  • @sammie1163
    @sammie1163 Рік тому +3

    Guuleysta reer hargeysa

  • @Team_27-A
    @Team_27-A Рік тому +15

    Barwaaqo qalanjo niyada ka hdleysa😢

  • @sahriinamohamed2429
    @sahriinamohamed2429 Рік тому +6

    Ninku waa qalan Jay dadka dhan woo ka dhex muuqtaa ❤❤

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 Рік тому +2

    Show qarniga Sakariye Kabciye fanan buuxa ❤🎉

  • @saarasiciidsaadosiciid5397
    @saarasiciidsaadosiciid5397 Рік тому +11

    Hargeisa Somaliland guuul guuul insha allha guuul ❤️❤️❤️🤍🤍🤍💚💚💚💚💋💋👏🏻👏🏻👏🏻💪💪🦁🦁🥰

  • @shukri1395
    @shukri1395 Рік тому +9

    Viva reer hargeysa❤❤❤

  • @NafyarMaxamed-he1xe
    @NafyarMaxamed-he1xe Рік тому +1

    www wiilkeenaa alow nodaa kobciye fanaaan jiraa

  • @user-jp4jh8et2k
    @user-jp4jh8et2k Рік тому +5

    Woooow reer soomalilnad wa dad wangasan Runtii ❤❤❤

  • @MohamedAhmed-im7cx
    @MohamedAhmed-im7cx Рік тому +4

    ninkani hargeisa abaal wayn ayuu ku leeyahay

  • @amirakhader2737
    @amirakhader2737 Місяць тому +1

    Xa yaa hees ❤

  • @mimipuloo7879
    @mimipuloo7879 Рік тому +3

    SAKARIYE KOBCIYE FANANKEENII HG . CEYR II NOOLOOW GUUL

  • @walaalshaarka7020
    @walaalshaarka7020 Рік тому +8

    Goat zakariye kobciye🤝🎤🎶🙏

  • @yuusufcolad7592
    @yuusufcolad7592 10 місяців тому +1

    Woooow caawa lama kala maqna

  • @simbayare1441
    @simbayare1441 Рік тому +3

    Cod halaasiya wllhi abwaan +fanaan+mulaxan+ waxwalba guuleyso zhp

  • @user-bi8dl6sh9y
    @user-bi8dl6sh9y Рік тому +4

    Zakariye kobciye abwaan+fanaan❤

  • @zahroclaahi249
    @zahroclaahi249 Рік тому +4

    caway heestan bas ba ishidan 30/july/2023 waa hbn qof daneysye ah Aan go'Aan ka qatay waxa ilhey kabarya qalpigeyga inu ilhey iqabojiyo nafteydana waxan urajeyna hor mar wanagsan somali maxamadey idinkana iduceya😢🤲

  • @hoodoabdirahman-qq2dx
    @hoodoabdirahman-qq2dx Рік тому +3

    Qof kasto mulimi sw dhawyn naga mudanyhy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mostfeabbas1014
    @mostfeabbas1014 Рік тому +2

    AWALE ADAN WANADISI AYAY QATEEN FANANINTA HARGAYSA

  • @CaliIbrahim-uv8js
    @CaliIbrahim-uv8js 5 місяців тому +1

    Old is Gold sOnG

  • @user-vq9tm1dg9y
    @user-vq9tm1dg9y Рік тому +1

    Aboowwe quruxloowe waaye sakariye

  • @cabdikhaalaqkhadar3333
    @cabdikhaalaqkhadar3333 Рік тому +1

    Sakariye kobciye another level

  • @aruseiyaori2893
    @aruseiyaori2893 Рік тому +5

    Ma aqaani waxaan kuğu asteeyo
    Walaahi legend dhabaad tahay oo buuxa adı iyo
    Abdikarim Ali shaah waan idin Qıray codka
    Walaal please Hees miyaad ii samay kartaa aad ii qusaysa ood midhahaygana aad ii hagaajiso
    I am Djiboutian , hooyana waan ahay

  • @user-kt8mp5hm5n
    @user-kt8mp5hm5n Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉 heestydii Ana hees ban rabaa😢😢 anoo gabar soomaaliyeeda oo la cagta shubaya intake ay tahy❤❤❤

  • @sahriinamohamed2429
    @sahriinamohamed2429 Рік тому +7

    Gob gob kale u tagtay lee saan loo sameyn karaa jah

  • @wacanaden2706
    @wacanaden2706 Рік тому +2

    Jecliyaa Somalia inaa mar un imado❤️💯💟💟

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 10 місяців тому +2

    Zakariye kabciye fanan qaran oo qiimo badan heestan waxa iigu horaysay anoo hbn boorama kasoo socda oo baabuur aan watay kaligay mp3 ku jiray halmar kasoo baxday anoo markaagalada kasoo baxaya ilaa hargeisa kasoo gaadhayey ku celceshanayey laxanka iyo Musica aad ula cajabay laxanka iyo eryadu waa islaha fananka lkn Musica cid ii sheegta waayeyba waayo xata heesta laguma xusayo qoraalkeeda lkn waxaan hada gadaal ka ogaaday inuu yahay abtigay oo aan marka horaba toonkiisa ka dhex dhadhaminayey Ilyas Idris caynan,noolaada sxbyaaal.

  • @mohamedali-if5is
    @mohamedali-if5is Рік тому +1

    Sakariye kobciye an other level

  • @sahraib2047
    @sahraib2047 5 місяців тому +1

    Dadka jeceel aa wada baa bi yay😂😂😂

  • @zeynabahmed-z4j
    @zeynabahmed-z4j 5 місяців тому +1

    Hestaan waxa u qadi doona wiilkayga slaman i. A 11 sano ma arag asagoo 2 jir ah igu danbaysay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢iso duceya malin uun inuu iso radiyo

  • @ordinarylife7459
    @ordinarylife7459 Рік тому +2

    waaba kooxdii wabariy

  • @mohamedcoladosman5044
    @mohamedcoladosman5044 Рік тому +3

    Caawo axad ah 8/8/2023
    Anigoo murug ihayso xariirkeyga burburay ayaa soo booqday😢

    • @rahmaaalisalad594
      @rahmaaalisalad594 11 місяців тому

      Maskiin shaydanka iskanaar inadeer waxaad helaysa mid kale oo ka khayr badan insha Allah😂🌸🙏🏽

    • @dhaladubdirahman3202
      @dhaladubdirahman3202 11 місяців тому

      25/9/2023😢

  • @abdikadardahir9822
    @abdikadardahir9822 8 місяців тому +1

    Abwan
    Fanaan
    Laxamis
    Music ku qurxiya
    Ninkaan inaba caadi ma ahan

  • @sowdohusein2613
    @sowdohusein2613 8 місяців тому +2

    Wn oghy heestan mar hore so baxday lkn manta 5mar ka bdn ku ceshtay 😭wxn ahy inan yar oo nolosha la dala dhaceyso garabna aan heysan noloshana ku xumatay 2024 wxn rajenaya nolol wngsn aan dhibkii aan so maray dhan aan ku ilaawo 😭😭wxa aaad ii tabatay marku leyhy hibasho tagi weyday hadey ku danqeydo hadey xuq ku gaadhay ciil hore so mudataY ilahayow mustaqbalka danbe ii wanaaji😭🤲

    • @sharmaakeqayte2119
      @sharmaakeqayte2119 8 місяців тому

      Nolosha fcn waysooscotaa sister NAFTA hormari furaha guusha walagadhayaa lkn jileeca NAFTA soodhig bay keenaysaa 👋

    • @noraqueen8274
      @noraqueen8274 8 місяців тому

      Amiin wax wangsan waad helee i.a😢😢😢

  • @nasteexasalaadaxmed4305
    @nasteexasalaadaxmed4305 Рік тому +1

    Zakfiye kobciye. Fanan heestan ka jeclhy halkedii buu dhig wllo

  • @sahraalinour4914
    @sahraalinour4914 Рік тому +2

    guul guuul 🥰wacan🥀❤️❤️❤️❤️💗💗💗💞💞💞💖💖💖👌

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal Рік тому +3

    Marka aad dad tabcatid❤❤

  • @Miney8
    @Miney8 9 місяців тому +1

    Fav songs😅

  • @sharifahmed9925
    @sharifahmed9925 Рік тому +2

    Legend Sakariye kobciye Boqor Erayada Samaynta

  • @xubisamriye
    @xubisamriye Рік тому +2

    Mashalaah

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +2

    Memories Ha Ooyine Aamu

  • @samiiramahamedmahamed6664
    @samiiramahamedmahamed6664 Рік тому +1

    Zakiraye hore usoco wll ❤

  • @MohaElmo
    @MohaElmo Рік тому +8

    Fav song 😢❤

  • @user-yn6gi1kv3m
    @user-yn6gi1kv3m 3 місяці тому

    2024 iyo qorshe furriin naagtayda

  • @xuseencali3505
    @xuseencali3505 Рік тому +1

    Hawiye waa goop inaynu so fican uso dhawesan wan tagsrsy

  • @Yaraanka2012
    @Yaraanka2012 Рік тому +5

    Cabdi Yare Soo Fasaxa Heesihii uu ka Qaaday Showga🙋‍♂️❤️

  • @sammie1163
    @sammie1163 Рік тому +1

    Kopciye kor geesi

  • @SuhaybMohammadAbdi
    @SuhaybMohammadAbdi Рік тому +2

    🐐

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Рік тому +3

    Xidagaha geeska iyaga shiday showga way dhanyihin walle😅

  • @user-zh4rg9og2b
    @user-zh4rg9og2b Рік тому +11

    His voice is so incredible 🎉❤

  • @hudazaleebab2856
    @hudazaleebab2856 Рік тому +1

    Hargeysa. My home

  • @abdirahmandahir5551
    @abdirahmandahir5551 Рік тому +1

    Fav singer

  • @kaltounhagi2256
    @kaltounhagi2256 11 місяців тому +2

    Wa xagee???

  • @aadanxasan8014
    @aadanxasan8014 Рік тому +1

    Keep going 💪 😊

  • @daahirxasan5190
    @daahirxasan5190 11 місяців тому +1

    Comming soon waqal studio

  • @mohacaska1
    @mohacaska1 Рік тому +2

    Another love

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Рік тому +3

    Wwwww reer somaliland goob saana 🤴🤴🤴🤴🤴💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤

  • @user-fi4ps5st2n
    @user-fi4ps5st2n Рік тому

    Legend zakariye kobciye

  • @user-nc4gr5bu5x
    @user-nc4gr5bu5x Рік тому +1

    Legend

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 Рік тому

    Sakaeiye Kobciye muxuu hees sameeyay.

  • @noraqueen8274
    @noraqueen8274 8 місяців тому

    2021 ila 2022 oynaayay wlhi😢😢😢 alx hada

  • @Jackcaadnaan
    @Jackcaadnaan Рік тому +2

    Yac yac yac

  • @nashaadAlli
    @nashaadAlli Рік тому +1

    My song❤😢

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Рік тому

    Waqalka duula hore u soco 💙❤️

  • @Daacibilan8617
    @Daacibilan8617 Рік тому +1

    Kobciye ina aderky nolow

  • @user-pv6kp4wo6d
    @user-pv6kp4wo6d Рік тому

    Only ciyaal 2020

  • @bashiiraxmedsaleeban8867
    @bashiiraxmedsaleeban8867 Рік тому

    Dhibaatada play-back leeyahay
    😂😂😂😂😂😂😂

  • @jamalibrim9082
    @jamalibrim9082 Рік тому +1

    😂باسسلام اغنيه جميله

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Рік тому +1

    Sekerie 🔥👏🏽🦁

  • @muniishainaahmed2490
    @muniishainaahmed2490 Рік тому

    19 August 2023 sacada 18:04 heestan dareen waliyo ku qabaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @haboonxasan4444
    @haboonxasan4444 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @RidwaanDaahir-zu3sl
    @RidwaanDaahir-zu3sl Рік тому

    Haoyin 🥰

  • @ROZIINA6
    @ROZIINA6 Рік тому

    Zakariya ❤❤

  • @MacaLinkajacayLka
    @MacaLinkajacayLka Рік тому +1

    Heestii dadka ka ooysiisay 😢

  • @user-gj4zc3iz8y
    @user-gj4zc3iz8y 10 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @SamiirSaleban-ln8lz
    @SamiirSaleban-ln8lz Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @user-fi4ps5st2n
    @user-fi4ps5st2n Рік тому

    War ninka heesihisa Naga sofasaxa wixii dhacay shawgii

  • @munaabdullahiabdullahi4955
    @munaabdullahiabdullahi4955 Рік тому

    🤙❤🤝

  • @AbdukadirAli-ff3jq
    @AbdukadirAli-ff3jq Рік тому

    🎉❤🎉❤

  • @IsmaaciilCabdi-eu5yt
    @IsmaaciilCabdi-eu5yt 4 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @zunduzkaizeh
    @zunduzkaizeh Рік тому +1

    @waqal studio 2m coming soon 🎉