Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sidii Filim Arga gax ah | Dhinaca Qarsoon ee caalmka iyo hogaaminta caalamka |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 тра 2021
  • 1949 waa 4 sano kadib dhamaanshihii dagaalkii 2aad ee aduunka - taariikhdaas qoraaga George orwell ayaa faafiyay mid ka mid ah riwaayadah ugu saamaynta badan , ilaa hadana ah riwaayadaha loogu iibsiga badanyahay ma ahan riwaayad waa odorosid caalamka sida uu noqon doono 1984 ilaa wixii ka dambeeyo .
    riwaayad magaceedu yahay 1984 dib uxusuuso in uu qoray 1949 ka 35 sano hor taariikhdaas huwan magaca riwaayada .
    riwaayad ay xataa mamnuuceen wadamada galbeedka dimuqraadiga ah inta aanan la gaarin kuwa shuuciga ah , waa sax in ay ku wajahantahay stalin iyo midowgii sovietka laakiin sidoo kale waxay ku socotaa galbeedka .
    wuxuu ka hadlaayaa buuga sida uu sawiranaayo qoraaga asagoo akhrinaayo waaqica caalamka waqtigaas kadib dagaalkii 2aad ee aduunka wuxuu sawiranaayay dhalshada caalam dadka sidii xoolihii loola dhaqmi doono .
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 442

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 3 роки тому +17

    2018kii illaa hada waan kuxiranahay ogaansho lkn comment aan kabixiyo wuu yaryahay balse intaan wax kafahmay mayara allah ayaa mahad leh oo fursadaas isiiyay marka labaadna Omar inshaar oo ah qofka waqti badan galiyay inaan fahmo waxyaabo badan oo iga maqna👍🥰

  • @sadamdekk1218
    @sadamdekk1218 3 роки тому +43

    cumar maxmed inshaar nin xikmad badan oo youtaberda somalida isaga pas ah bka wata keep going 👍✊

  • @abassmoussadjibril3170
    @abassmoussadjibril3170 3 роки тому +121

    Ramadan karim Muslim people ❤🌙🙏

    • @seedaremee701
      @seedaremee701 3 роки тому +3

      asc magaceegu waa maxamed waxaan rabaa inaan kuweydiiyo sidee
      qof ciyaaryahan kunoqonkaraa
      dadka inta badan makasaayaan
      Adiga waxaan filaa inaad iyaga soojawaabto 1 muuqaal kasoo diyaari
      mahadsanid aalaah hagudhowro
      cumar inshaar iam 13 yers old

    • @ibrahimmowlid5442
      @ibrahimmowlid5442 3 роки тому +1

      H
      Hh

    • @ibrahimmowlid5442
      @ibrahimmowlid5442 3 роки тому +1

      Hi
      H
      Hh

    • @ibrahimmowlid5442
      @ibrahimmowlid5442 3 роки тому +1

      @@seedaremee701
      Hh

  • @CODKADAHSOON9554
    @CODKADAHSOON9554 3 роки тому +24

    Abuu faysal😁
    Ustaad cumar mahadsanid macluumaad juhdiga aad ku bixisay ee aad nala wadaagto mar walbo

    • @xaarithcabdullaahi116
      @xaarithcabdullaahi116 3 роки тому

      Abuu FeYsaL YaaLa dHaha?!

    • @CODKADAHSOON9554
      @CODKADAHSOON9554 3 роки тому +1

      @@xaarithcabdullaahi116 kunyaha omar inshar wye wll
      Chennelka @dirisle abdi kasoo daawo wareysigiisa

  • @dhufsay6924
    @dhufsay6924 3 роки тому +5

    Wll dar ilaahay ayaan kuu jeclahay💓💓💓 ilaahay cilmiga hakuu siyaadiyo

  • @nasser2169
    @nasser2169 3 роки тому +52

    Omar Inshar Mahadsanid.
    Codsi yar: cinwaankaaga waxey aheyd inaad kusoo dartid playlist aad buugaagta ku gorfeynisid ama ku dhaliilisid si aan u xiiseeno akhriskooda, inkastoo aan nahay umad aan waxba akhriyin haddana inteena wax akhrisa aad bay uga heli laheyd. Mahadsanid.

    • @abdishakourmohamed3130
      @abdishakourmohamed3130 3 роки тому +1

      Haa wixii buuga ah ee uusoo taxliilinayo gooni haw saaro

    • @habraactv3799
      @habraactv3799 3 роки тому +1

      Hadalka ah waxaan nahay umad aan wax aqrin : waa eray lasoo dhofiyey lagu qabsanayo maskaxda umadaan.
      Weli ma weydiidey kuwa yiraada umadeeno wax ma aqriyaan maxaad ku qortay luqada ey wax ku aqrin lahayeeen"
      Ani xamr ayaan joogaa sikasto hadaad ugu wareegto dhamaan maktabadah magaalda waxaa yar in aad hesho buug af-somali oo anfac la aqriya yaleh"
      Inta aanan wax aqrin maxaan aqrinaa luqadeene ku aqrinaaa

    • @nasser2169
      @nasser2169 3 роки тому +1

      @@habraactv3799 In wax la akhriyaa kama dhigna in luuqadaada bes wa lagu akhriyo, mideeda kale saaxiib 2021 kaama aaminayo ma jiraan buug af Soomaali ku qoran baan Xamar ka waayey.
      Ani ahaan buug kasta oo aan raadiyo waxaa la iigu tilmaamaa Xamar inuu yaalo, marka siddee u wadaa hadalkaan? Ma adigaan si fiican wax u raadin? Mise buug af Soomaali ku qoran haddaad weydo waxba akhrin meysid?.

    • @habraactv3799
      @habraactv3799 3 роки тому +1

      @@nasser2169 horta mahaydaa qiyaasta inta dadkeena taqaan luqada kele:
      Tankale maxaad utaaqaan book-
      Qoraalka book wax macnaa malahan hadow san xanbaarsaneyn faaido- bookta somalid badanmeed u malahan wax faaidaaa-

    • @xamsecisman4917
      @xamsecisman4917 3 роки тому +1

      Buugan waxa turjumahy qoraaaga caanka ah ee boodhari warsame sanakan ayey soosaaraysaa Hill press

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 3 роки тому +16

    inta mawduuCan muhiimka ila sugaysay ismuujiya 💔 Ha iso bookhda asxbta qaliga 💞🙏❤

  • @jacksonpro484
    @jacksonpro484 3 роки тому +13

    Omar inshar the one legend talent of youtobe

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 роки тому +39

    Ramadan Mubarak walalaha dhamantiin 🌙❤️
    10 kii danbe ee bisha ramdan ayaa lagu jiraa alle danbigeena hadhaafo 😥🤲hana laga faaiidaysto🏫🕋

  • @xirsiguuleedxirsi8316
    @xirsiguuleedxirsi8316 3 роки тому +12

    Cumar iishaar wan ku jeclahy wll mcn 💔😍

  • @user-qv1gb7mb2z
    @user-qv1gb7mb2z 3 роки тому +7

    macalinkayga guriga tahay wll cumarow❤️
    alle haku dhaafo waa beryo duniduye

  • @holac7
    @holac7 3 роки тому +1

    Waa sababta uu janaraal ceydiid udiiday somalia inee mareekan maamulan ayagoo somalia ku soo galaydadka masaa kiinta ah baan caawi nee naa waa shekada buuga uu ka hadlaayo allow unaxariso janaral ceydiid🙏

  • @safiamohamett7753
    @safiamohamett7753 3 роки тому +34

    Inta sugaysay video gan kana soo aragtay waraysigiii🤚🏽✌🏻

  • @ummeshahab
    @ummeshahab 3 роки тому +2

    Masha allah wallahi bro qisadan waa mid run ahanti jirga xiligan 'la joga wadna ku mhad santahay

  • @alicirro7110
    @alicirro7110 3 роки тому +3

    Absolutely WaaQaca Hada Jira I love your story bro

  • @rahmaupdykareim250
    @rahmaupdykareim250 3 роки тому +3

    Abuu feysal❤🌎

  • @caaqilyare9981
    @caaqilyare9981 3 роки тому +3

    Ilhy kuwii naarta laga xureeyo hanagu daro ilhy hana waa fajiyo laylatul qadri ❤

  • @naimaegeh7288
    @naimaegeh7288 3 роки тому +2

    Masha Allah, ilaahy dadaalkaga hakusii labo laabo

  • @fartunabdulahi8052
    @fartunabdulahi8052 3 роки тому +2

    Waa xaqiiq da hada dunida taaganthy wlh dhaman waxey ka hadleysa dhacdooyinka dunida musoomka heysta meelkasta jooga waxay kuwada xiranyhn walalka weyn oo aad sheekada ku xustay Omar thanks

    • @holac7
      @holac7 3 роки тому

      Waa sababta ee somalia kusoo galen 1993di markii ee dhahen somalia dadka baahan baan caawi nee naa oo hadana ee dagaal ka biloowen ayagoo janaraal ceydiid raadinaayo

  • @abdull_haji77
    @abdull_haji77 3 роки тому +3

    Yacni halka caalamka kafakiraayo meel fog oo anagana qabiil iyo xabad aa uxiiso qabno dib umolicsigeeda waa farqiga udhaxeeya caalamka iyo somalia wll omar kama daalo daawashada video yaasha ✌💪

  • @hij3728
    @hij3728 3 роки тому +4

    Omar waxuu u qalmaa in uu million ka xidhooo insha'Allah wuu gaadhi.

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 3 роки тому +1

    Dalalka isku tilmaamay awoodaha adduunku
    Waxay ben usheegeen naftooda
    Insha allh hadii aynu muslimiin nahay maalin ayaa imanaysa ay gaaladu ina hoos yimaadaan

  • @sundusabdirahman8769
    @sundusabdirahman8769 3 роки тому +1

    Shukran omer inshaar

  • @yahyamessi4059
    @yahyamessi4059 3 роки тому +2

    Ramadan moubarik

  • @khadarmohamed5607
    @khadarmohamed5607 3 роки тому +1

    Macha allah ilahay ha ku siyaadiyo caqliga

  • @Hubimacluumaadka
    @Hubimacluumaadka 3 роки тому +16

    لو علم الانسان ثواب صبره لنسي الم مصبته ✨
    Hadii qofku ogaan lahaa abaal marinta
    sabarkiiza wuxuu iloobi lahaa xanuunka dhipta asiibtaY ✨😔
    Hadii uu qalpigaagu noqdo bakhaaR kaydiya xaazidnimada ,xumaanta iyo murugada! OgoW carapkaaguna waxa uu noqonayaa makarafoon baahiya nacaypka iyo xumaanta !
    Indhaahaga keliya waxa arkayaaN mugdi iyo rajo beel ✨❤️🙌
    Noqo qof wanaagzan ☺️✌️😊
    Be a good person ✨

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 роки тому +1

      Maasha allah
      Xumanta in laga fogaado wa shay fiican
      Aniga xumaanta halaga fogaado waan dhihi jiray lkn afka ayay iga aheed
      Ilaa aam sheekh carab ah hal tusaale kasoo maqlay
      Kaas o ah
      Xumaanta ka fogow !
      Booskeedana wanaag un gale
      "Xumaanta ayaan iska daynayaa kaliya madhacayso
      Sida weel biya laga shubay aysan hawadu uga marnaanayn !

  • @adansalah404
    @adansalah404 3 роки тому +2

    Nin aqli badan ayuu ahaa sidoo ku siiqayasay. Thnks bro .Ogaansho .
    sida wanagsan ee aad Information mohiimka ah ee aad nasiisay👍👍

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 3 роки тому +3

    waxaan layaabay somalidan meesha commomtiga ka bixinaysa halka ay aragtidooda ka dhiiban lahaayeen mowduucan ayey maalayacni soo qorayaan

  • @asiaayman6744
    @asiaayman6744 3 роки тому +3

    Keep going brother cumar inshaar qof aan ku deysado✊

  • @hudaabdiqani3412
    @hudaabdiqani3412 3 роки тому +2

    Wallahi ruwaayada xaqiiqda hada taagan ayaa looga hadlay dad isku arka ayaga un inay wax yihiin ama saxan yihin dadka kale na aan u arka waxbayahay. Mahadsanid walal book gan wan radini donnaa..

  • @abdulahiak2114
    @abdulahiak2114 3 роки тому +23

    RAMADAN MUBARAK MUSLIM ☪️ PEOPLE love please 🙏

  • @kinglojirow9399
    @kinglojirow9399 3 роки тому +2

    Ramadankan ramadankiisa alah bash bash io barwaqo nago garaiyo dhamanteena cawa wuxu bilawanayo leylatul qadar ajarkisa alle hana wafijiyo 🤲🤲

  • @Zaamboy
    @Zaamboy 3 роки тому +1

    *Legend Omar Mohamed inshaar*

  • @cismaankacomedy4631
    @cismaankacomedy4631 3 роки тому +4

    Mhdsnid ustaad cumar. Wxaan kaa codsan lahaa inaa kasoo hdasho juoliyan saanji.... inti igu raacsan like

  • @abdallahRAMMU
    @abdallahRAMMU 3 роки тому +117

    Waa yaaab dadka ku tartamaya in ay comment bixiyaan commentigana waxa loogu talagalay in fiidiyowga looga aragti dhiibto taasi macanaheedu waxay tahay in aanan fahan saneen

    • @mohametkaafi5534
      @mohametkaafi5534 3 роки тому +4

      Nio arinkas iminka la yabana bal waxn is iri dadkena somalida bal arinkn siday uga fal cilynayn misi wxa arky wxan habonayn wa ayan daro zhp😶

    • @amiinxuseen8727
      @amiinxuseen8727 3 роки тому

      Fariid soomali waxpa ma fahman wll

    • @shankaroonofficial6414
      @shankaroonofficial6414 3 роки тому

      Waa sax dadka dhan kommenti tuugsi ah un bee soo qorayaa qofkasta in u caan noqdo ayuu rabaa.

    • @captainsanto5572
      @captainsanto5572 3 роки тому

      Adaaban kula yaabay markaad somalidan layaabtay

    • @mohametkaafi5534
      @mohametkaafi5534 3 роки тому

      @@captainsanto5572 mxD ila yabty zhp

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 3 роки тому +5

    Muuqaalkan waan sugayey wlal Omer marka maanta dirisle warayanayey ayu shegy inuu muuqaalkan soo wado mhdsanid ♥️

  • @zakiabdiibrahim4420
    @zakiabdiibrahim4420 3 роки тому +4

    Ramadam Kariim Walal Qiima Badan Omer inshar Alle Haku Xafido Adiga & Anagaba ❤️👏🏾

  • @cqaadircigaal1901
    @cqaadircigaal1901 3 роки тому +2

    waanka heley wllky cumaroow ramadaan kariin ayaan idin leeyahay adiga iyo wiilkaga yar faysal ee macnaha gaarka ah u sameeyey noloshaada kkkk salaan gobeed

  • @siraji1
    @siraji1 3 роки тому +11

    Aniga ahaantayda waxan layabay dadka sida somalida io carbaha io wadamada oo liita waxad mooda in masiirkooda, amnigooda inay gacanta ku haayaan maraykanka.

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 3 роки тому +2

      😒mareykanka meelkasto gacan lee kuledahay waa nacay😌

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 3 роки тому

      @@ilhanisha2813 HAHAHA MARAY KANKA WADAN UU SAN JOOGIN MA JIRO ADUUNKA WAA AWOODA ADUUNKA OO DHAN

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 роки тому

      @@muhamuudbille9158
      Somali production
      Wlal maraykan hada sidii hore maahan
      Haa waa sax maraykan wadama caalamka badankooda waa uu kala jiraa far
      Lkn hada waa lala tartamayaa
      Ilaa laga dhigo sida British
      Waad aragtaa "turkey" shiine"russia"
      Iyo waliba lipaaxa dhabta ula dagaalamo america ee Koria waqooyi...
      Mafhnty

    • @holac7
      @holac7 3 роки тому

      Janaraal ceydiid sababta uu udiiday baa waxee tahay midaan soomalida waxee dhahan ceydiid markuu marekna la dagaa laayay wadanka waxee u imaaden inee dadka caawiyaan

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 3 роки тому +1

    Iftiimin muqaal ama xog cajiib ah mahadsanid wll cumar maxamed inshaar❤

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 3 роки тому

    Mahadsanid ustaad cumar inshar

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 3 роки тому

    Mahadsanid wll cumar

  • @nimcofaarax9281
    @nimcofaarax9281 3 роки тому +1

    Ramadan Karim wlal cumar inshaar macalin an ku daydo Aya tahay danbigaga Allah ha dhaafo

  • @mohamedwadin656
    @mohamedwadin656 3 роки тому +1

    Ogaansho masha allah macalimoow

  • @inaxuseen6009
    @inaxuseen6009 3 роки тому +6

    Sxb please qisooyinkan oo kale noosoo badi oo kawaramaya mustqbalka please😥😥

  • @Hassan-oh4sz
    @Hassan-oh4sz 3 роки тому +9

    Abuu Feysal maxa barnaamijadaada jeclhay ustaad walal wax walba i tahy rabbi haku xafido❤🤲

  • @mohamedamiinanwar4304
    @mohamedamiinanwar4304 3 роки тому +2

    Ramadan Kariim Cumaroow Aad baan Ku Taagera wll❤🙏

  • @mohamedzhidafx6535
    @mohamedzhidafx6535 3 роки тому

    MAshaallh abu faysal allah ha ku dayo

  • @abdikani9509
    @abdikani9509 3 роки тому +2

    Masha alh Abu faysal❤

  • @borntobehere4566
    @borntobehere4566 3 роки тому +1

    Shukran

  • @najahmohamed6235
    @najahmohamed6235 3 роки тому +3

    هذا كتاب كنا ننتظره شكرا لك أخي

  • @anwargahnoug2603
    @anwargahnoug2603 3 роки тому +1

    Buuggani waa buug aad u cajiib badan dhawaanna waxaan sugaynaa inay inoo soo baxdo turjumaadiisii oo af soomaali ah taas oo hadda la dhamaystiray

  • @baxzan687
    @baxzan687 3 роки тому +6

    Abu fayzal from dirisle abdi 🥰🥰

  • @abdifataxmohamad6686
    @abdifataxmohamad6686 3 роки тому +1

    Keep going bro. Omar
    And Ramadan kariim

  • @sharmoak4713
    @sharmoak4713 3 роки тому +2

    Go forward pro waxad tahay youtuberada somalida kuwa ugu cad cad macnaha xogaha iyo macluumaad dadka dareenkoda taabanaya salaan from wadankii hooyo

  • @zekeriaabdi5133
    @zekeriaabdi5133 3 роки тому +1

    Big brothers wlhi waxan xasuustay markan akhriyaayay buugii mashruhca la dagaalanka nuurka ....
    Mahadsanid omer inshar ..

    • @omarmahamud3883
      @omarmahamud3883 3 роки тому

      Wll MCN halkee kaheli karaa plz iisoo jwab

    • @zekeriaabdi5133
      @zekeriaabdi5133 3 роки тому

      Zxpo labada qaybood weeyaan waanad ka helaysaa maktabada hargiesa hdaad joogto " Iqra library ama hiil press" kolay wad ka helaysaa insha allh

  • @mohamedamiin9697
    @mohamedamiin9697 3 роки тому +1

    Masha Allah
    Waqti badan ayn sugayy after, derisle abdi, thanks

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 3 роки тому +1

    Mahadsanid macalin

  • @clweligaas2795
    @clweligaas2795 3 роки тому +2

    Waa tobankii dambe ramadaanta isoo booqda pls

  • @kaafizainamacalin1460
    @kaafizainamacalin1460 3 роки тому +2

    Wan sugaaye wall cumar m.a💯♥️👏🔥

  • @maslahibramaxamed9463
    @maslahibramaxamed9463 3 роки тому +1

    Ramadan kariim

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 3 роки тому +1

    Mash allh wll Omar malmahan muqalada xagoooda gaabis kadaremoya plz muqaalo waxtar leh inoosobadi

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 роки тому +1

    thanks walaalo aad baan u rebay big brother kaas bal waxa looga jeedo inaad kasoo hadasho

  • @nuseybah7
    @nuseybah7 3 роки тому

    Shukran Omar

  • @karaamaofficial2092
    @karaamaofficial2092 3 роки тому +1

    Big brother waqti xaadirkaan aan joogno waa mida ugu badan ee la adeegsadoh

  • @idirisismacil9328
    @idirisismacil9328 3 роки тому

    Tnx teacher anLawada haysan

  • @muunaapdi9046
    @muunaapdi9046 3 роки тому +2

    Alle haku sharfo wllky wxbdn kabarthy thy.pro😪♥️👍

  • @istahilqadar5670
    @istahilqadar5670 3 роки тому +5

    From darisle ruunti kuguma qasarin wax badan ban ka faiiday mhdsnd wllo hore u soco

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali472 3 роки тому

    Asc ramadan kariim gusha muslimke udan been xaqiiqo ah thanks inshar my bro

  • @carays.
    @carays. 3 роки тому

    Abuu faysal mahadsanid

  • @maxamedibraahim6967
    @maxamedibraahim6967 3 роки тому +1

    Cumarow buugaagta ka hadalkooda nòo soo badi

  • @mofaarah9342
    @mofaarah9342 3 роки тому +1

    Asc zxp cumar Ramadaan mubaarak

  • @azadzaed424
    @azadzaed424 3 роки тому +1

    Ogaansho my favorite Chanel

  • @abdifatax5852
    @abdifatax5852 3 роки тому +2

    Abu Fayzal zxb wad Noo dhumtaY waxab Nomada sheeGin💔💔🙏

  • @hefaguedi8784
    @hefaguedi8784 3 роки тому

    زيارات لا تنتهي wlhi waa runtii ninkaasi odaygan Allahayoow na dhaafi

  • @jonnydeep8058
    @jonnydeep8058 3 роки тому +1

    Caawa mawduuc mihiim baad la hadashay guulayso.

  • @xarakocomedy5241
    @xarakocomedy5241 3 роки тому

    Walahi laba wajiileenta reer galbeedka ayey tilmaamesaa lajoojiyaa banaan lajiifiyaa banaan. Omar inshaar xaqiiqda taagan ayaad kahadashay ustaad

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 роки тому +2

    Ogaansho chanelka kilya ee Somalida ugu fican horay u Soco huuuuuuno 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Chuunde
    @Chuunde 3 роки тому +3

    Background Music aan jeclahay 🌎❣

  • @abdimajidmahmoud3785
    @abdimajidmahmoud3785 3 роки тому +3

    Abu fayzal keep gonig wllo ❤️

  • @abdirahman8500
    @abdirahman8500 3 роки тому +4

    Inta dirisle abdi kanaalkiisa kasoo ogaatay mawduucan like saara.

  • @king...3695
    @king...3695 3 роки тому +4

    Wll ku sali nabiga scw

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 роки тому +5

    Walalka wayn ama big brother run ahanti mgc cajiiba u adeegsaday saadalin aad cjiib u ahna u sameyy
    Asxapta ogaansho so kle so booqda chnlkyga mhdsnidiin

  • @zuhuurademabdirahman7034
    @zuhuurademabdirahman7034 3 роки тому

    Waa xaqiiq waxad manta inoo soo tarjuntay wana xaqiiq jirta ee anu dad badam arag hadey arkaana iska indha tira sababa jira awgeed wana manta waxa haysta dunida qaasatan dunida islaamka oo ku jira gumesysia kii ugu xumaa waa maqaal ad ula cajabay markan dhageyty👌👌👍👍, lkn Wlle Cumar Inshaar xagee ka heli kara buugan 🤔🤔🤔🤔

  • @axmedaxmed2160
    @axmedaxmed2160 3 роки тому

    Mashaa allaah omar waan ku tageera waana kula socdaa waxaan ku leeyahay waa koofi magaceyga la soco

  • @abnuribrah1770
    @abnuribrah1770 3 роки тому

    Waa markii ugu horaysay aan maqlo taas waa ogaansho

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 3 роки тому

    Salaan diiran baan ku salaamay Abu faisal

  • @ogaahiye
    @ogaahiye 3 роки тому +3

    Koleyba darajada kugu sareysa waan galay mshalh❤

  • @Burtejunior
    @Burtejunior 3 роки тому

    Thanks sxp Omar

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 роки тому +1

    M.A USTAAD OMAR INSHAR ALLAH HAKU XAFIDO

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka 3 роки тому +2

    Wll cumar, sidaan buuga mashruuca ladagaalanka nuurka, ka akhriyay BIG BROTHER waxay u isticmaalayeen ibliis ama jijaar cawar waa sida aan u fahmay kalmadan oo ay ku soo celcelinayeen DARK MARROW

  • @robertoyare7791
    @robertoyare7791 3 роки тому

    thanks legend

  • @Zano_10
    @Zano_10 3 роки тому +4

    ramadan karim all muslim peoplle who see thiis comment...:}

  • @hipaabdihaaji4611
    @hipaabdihaaji4611 3 роки тому

    mashallah mawduuc muhiim ah waaye runti

  • @MohamedSalah-kl5sg
    @MohamedSalah-kl5sg 3 роки тому

    Buggaan sanadkii horey ayaa aqriye. Mar labaad aa rajeynaa inaa sii aqriyo in sha Allah. I really recommend it

  • @komkamal6322
    @komkamal6322 3 роки тому

    Thanks ustaad omar

  • @moamein9456
    @moamein9456 3 роки тому

    Waan kaaga mahad celinayaa wll omar Waa muqaal muuhim ah runtii wll no soo diyaar muqaalada noo aano kle ah horayna usoco wll

  • @muhsinhasan9681
    @muhsinhasan9681 3 роки тому +2

    We love you omer inshar❤🥰

  • @abwaanjookar
    @abwaanjookar 3 роки тому

    Walaalka weeyn waana qab saday duniliga filim Ayaan KU daawaday

  • @ahmedali-qh4kv
    @ahmedali-qh4kv 3 роки тому +1

    Qofkii ugu horeyey