Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sheekh Mustafa ᴴᴰ┇Hogaamiyaha dhabta ah iyo waxa laga doonayo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 гру 2020
  • Waxaad nagala soo xiriiri kartaa E-mailkaan
    Idaacaddablx@Gmail.com

КОМЕНТАРІ • 99

  • @aadan3286
    @aadan3286 3 роки тому +38

    Sheekh mustafe:waa sheekha ugu dawaaduca badan oo aan camerada daba yaacin,saahid ah,philasof ah. CAJIIB! We love SH.MUSTAFE!

  • @Lander6656
    @Lander6656 3 роки тому +49

    I’ll be like you one day sh mustafe he is my role model

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed8529 3 роки тому +18

    Maansha allah walal si fiican ayaad u soo diyaarisay fiidyoowga wax kasta oo uu sheekhu ka hadlayo oo sawira ayaa soo dhigtay si fiican ayaad maxaadirada noo fahansiisay waqti ayaad galisay ilaahay ha kaa amaal mariyo adiga iyo sheekha

    • @buuloxuubeey
      @buuloxuubeey  3 роки тому +5

      Mahadsanid walaal

    • @v.o.smuqdisho3661
      @v.o.smuqdisho3661 3 роки тому

      @@buuloxuubeey casharo maad noga sameysid adoo mahadsan sada fiidiyow yada isugu aadido iyo muqalka

  • @BOYWHITHHISDREAMS
    @BOYWHITHHISDREAMS 3 роки тому +6

    My favourite sheikh ❤❤🇸🇴

  • @Ahmedawed462
    @Ahmedawed462 3 роки тому +6

    Sheikh mustafe h. Ismail alle hku xifdiyo addun iyo akhiraba❤

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 роки тому +2

    Shiiq Mustafa,,,Allah ka abaal mariyo wacdigiisa ❤💚💜🖤🤎🧡💛💙🤍

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 роки тому +4

    Alle Ha Inoo Daayo Sheekh Mustafe Cimriga iyo Caafimadkaba Alle Ha u Barakeyo Run ahaanti Waa Dhiirigaliye Aan Dadka Kale Dheernahay

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed8529 3 роки тому +5

    Walal xasan waad mahadsantahay

  • @zhakaalarnold8313
    @zhakaalarnold8313 3 роки тому

    Mnshaa allah sh.mustafe xaaji ismaaciĺ Haaruuun🌹💚🌹🌹🌹🌹

  • @mohamedabdikadir7757
    @mohamedabdikadir7757 3 роки тому +1

    Hassan Osman Haji Wll Fadlan Inoo So Baddi Sheikh Mustafe🙏

  • @ahiilabdi3886
    @ahiilabdi3886 8 днів тому

    Besta teacher

  • @sacadmousse9126
    @sacadmousse9126 3 роки тому +5

    Walhi kaligay baa like saray miidna wuuxu iska soo jaray like. Ii sara horta aadu uu saar walalkaaga kuso guudbiyay waxa aadunka uu qaliisan

  • @ruweydaabuukarmustafaxalii2219
    @ruweydaabuukarmustafaxalii2219 3 роки тому +6

    bravo Bravo bravo xasan masha Allah caleyki sii fcn ayeey ugu soo daba riiday aniga sh. mustaf waa jeclahay maxaadarakiisa ilaahay ha xifdiyo nuur aduunyo and akhiro adigana sidaaas oo kale يا اخي العزيز شكران جزيلا لك 👌👍🤗😀❤

  • @khdwlimm6903
    @khdwlimm6903 3 роки тому +13

    Masha allah allaha inoo xafido culimadeena sh mustafa waa hadal wax ku ool leh ilahay ha inaga dhigo kuwii wax ku qaata. Idaacada buluxuubey mahadsanid sfcn ayaad run ahaantii editor ugu samaysay allaha ku xafido

  • @al_aminchannel3292
    @al_aminchannel3292 3 роки тому

    Waan jeclHay sheikh mustafe

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 3 роки тому

    Alaah habarakeeyo sh mustafe

  • @pdf5_
    @pdf5_ 3 роки тому +3

    Wll aad video usoo Hapaysay shiekh mustafe we love♥️
    Wll noosoo badi videos shiekh mustafe MHD SND🙏

  • @abdirahmanmohamud9713
    @abdirahmanmohamud9713 3 роки тому +1

    Mashlh Sheekhuna Mustafa hajji ismaciil allaha nodhoro Sheekhena.

  • @yuusufyuusuf8134
    @yuusufyuusuf8134 3 роки тому

    Mashllha sheikh Mustafa

  • @deikhassan8518
    @deikhassan8518 3 роки тому +1

    Mashaallah sheekh Mustafa ilahay haku xafido

  • @faysagaar5422
    @faysagaar5422 3 роки тому +1

    Wll noso badi waa jclhy shiikhan wacdigiisa

  • @inageeljir
    @inageeljir 3 роки тому

    Masha Allah Mahadsanid wll. Noosoo badi

  • @aghader8751
    @aghader8751 3 роки тому +1

    Ilaah haka ajar siiyo sheikh mustapha Amin

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 3 роки тому +1

    Alle haku Xifdiyo Shiikhuna 🙏❤🙏

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 роки тому +1

    Shekhar Jasalakahu Khyraa

  • @luesman7037
    @luesman7037 3 роки тому +3

    I want to be like Shaikh Mustafa and may God make it easy for all of us

  • @Khaalidjaama1
    @Khaalidjaama1 3 роки тому +3

    جزاك الله خيرا

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 3 роки тому

    My fav sheikh Mustafe xaaji Ismail haruun Alle ha dhawro❤️🌺

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 роки тому +1

    Idaacada buulo xuubeey waan jeclahay

  • @saabiriin1232
    @saabiriin1232 3 роки тому

    Qalbiguu kuu dajinaa sheekh mustafa muxaadaradiisa..

  • @mowledmohamed2717
    @mowledmohamed2717 3 роки тому

    Aakhiro iyo Addunba Guulayso Sheikh Mustafe X.ismacil Harun.

  • @ahmedmohamednorbisik.4758
    @ahmedmohamednorbisik.4758 3 роки тому

    Masha Allah Allah barakeeyi sheekha. anaguna Allah naga dhigo kuwii qaata waanadiisa.RBH. waad ku mahadsantahay qaabka casriga ah aad usoo turjuntey muuqaalka.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 роки тому

    Somaliba sheekha aan ugu jeclahay waaye ooo wax walbuu ka hadlo gunteeeda kuu sheegaya ooo si caqliyaysan diinta kuu fahansiinaysaaa

  • @mariyamohamed4797
    @mariyamohamed4797 3 роки тому +1

    Mashaa allah
    Waad mahad santahay

  • @user-fb5zd5vo9h
    @user-fb5zd5vo9h 3 роки тому

    Muqaladan oo kale nogu so tuur inkastoo hol adag aytahay waqtina ubahantahy ❤❤❤جزاك الله خيرا

  • @abdallahabiibi6821
    @abdallahabiibi6821 3 роки тому +1

    Guul ayaan kuu rajaynaa idacada bulaxuwey

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman5202 3 роки тому +2

    Allhu hakubarakeeyo

  • @oogleyare23
    @oogleyare23 3 роки тому

    Bartii yaqaan bar uma korodho
    Maah maah soomaaliyeed oo xigmad wayn leh allah barameeyo sheekha aad ayaan u jeclahay inaan dhagaysto muxaadaradiisa

  • @ahmedaadan8315
    @ahmedaadan8315 3 роки тому

    Mansha Allah sheikh mustafe ismaciil haruun Allah haku sharfo

  • @cabdicasiiscraxman192
    @cabdicasiiscraxman192 3 роки тому

    M.a waa halyay mufakira iyo caalim waana ku dayaneynaa sh.mustafe mahadsanid wll xasan xaaji

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 роки тому

    MASHAA allaah

  • @cabdixakiinaxmedmaxamed7734
    @cabdixakiinaxmedmaxamed7734 3 роки тому

    Masha Allah, Sheekha cimriga iyo caafimaadka Allah haw barakeeyo.

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 3 роки тому

    masha allah sheekh mustafe alle ajar hasiiyo

  • @mzzamal5519
    @mzzamal5519 3 роки тому +1

    مااشاء الله اللهم يحفظك ياشيخ 🥀

  • @ibraahimhassan6336
    @ibraahimhassan6336 3 роки тому +1

    (الدل على الخير كفاعله)
    really Keep going mahadsanid😍❤❤❤❤👍👍👍👍😍❤❤❤❤❤❤

  • @moreadyofficial3063
    @moreadyofficial3063 3 роки тому

    Sheekh aan aad U taagero mashaa allah Alle ha xafido sheekh mustafe

  • @AlnasiixaDiinteena
    @AlnasiixaDiinteena 3 роки тому +3

    Masha Allah my dear brother we can say keep going

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 роки тому +1

    Run ahaantiina waxbadan waanka faaiday hore usoco xassan cismaan xaaji

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 3 роки тому

    Shikha alle dartiis Ayaan ujeclahay alle hainooxafido

  • @huisenftoor6654
    @huisenftoor6654 3 роки тому +1

    Waa shiikh aqoon maadi iyo mid diini ah ba isku darsadey

  • @Mataanahaubax
    @Mataanahaubax 3 роки тому

    sheikh mustafe alle haku xifdiyo😍😍😍

  • @caish3987
    @caish3987 3 роки тому

    Shaqsiga An ku daydo Umadan Masha Allah ❤❤

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 роки тому +1

    sh Allaha ku dhowro

  • @Kaarshe_channel
    @Kaarshe_channel 3 роки тому +1

    Mashallah
    Hormar wacan

  • @sergiogufo6534
    @sergiogufo6534 3 роки тому

    MashaAllah sheikh mustafa walal keep motivation us always we need that program plz🙏🏻

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 3 роки тому +2

    Asc manta aniga ugu horeya jimco wanag san

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 3 роки тому

    Salallahu aleyhi wasalam ❤❤

  • @abdiazizmursalahmed152
    @abdiazizmursalahmed152 3 роки тому +1

    Xusuusin; Halkaa sheekhu yidhi Hongkong sheekhu wuxuu u jeeda Singapore 🇸🇬. Hongkong maaha dal waa is maamul ka tirsan china, gooni goosadna kuma dhawaaqin sida Taiwan. Singapore ayaa ahaan jirtay dhul yar oo ka tirsan malaysia intii aan baarlamaanka malaysia cod u qaadin in gobolkaa lasiiyo madax banaani. Isaga ayaa ilaa maanta Malaysia ka qaata ciida wax lagu dhiso.

  • @somaliakingafrica3774
    @somaliakingafrica3774 3 роки тому +4

    Like 👍🏼 isaar hadad somali dhaba tahay

  • @huisenftoor6654
    @huisenftoor6654 3 роки тому

    Alle cilmiga howbarakeey

  • @khaliifabdillahi1696
    @khaliifabdillahi1696 3 роки тому +2

    maanta madaxwayne farmaajo jaaniska wuu hayaa markaa fadlan Ka faa iidee Hana biqin horay usoco

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 роки тому +1

    masha allah

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 3 роки тому +6

    3 Hours Ka hor Aya Soo Gelisay Ee
    Maxaa U Bixsay Nio Mise ©️ Aya Ku Qabty

    • @buuloxuubeey
      @buuloxuubeey  3 роки тому +5

      Maya codka iyo muuqaalka ayaa kala fogaa walaal

    • @maclowofficiall7985
      @maclowofficiall7985 3 роки тому +6

      @@buuloxuubeey XasN oSmaN Haaji In Aad Replied Isoo Gashaa FaRxd GaaR Ah Ayey Ii Thh LiBaax Thanks😅

  • @abdifatahabdi5272
    @abdifatahabdi5272 3 роки тому

    Maxd sheekhyada Ugu soo badin weyday wll
    waY ku yar yihiin mahadsanid

  • @xassanstargym4786
    @xassanstargym4786 3 роки тому

    Mnsha allah👍👍👍👍👍👍👍

  • @SaidAbass4124
    @SaidAbass4124 3 роки тому +1

    "Hogoomiyeyaasheena ayee ku socotaa qaabkee wax uwadaan iyo wax soo saarkooda mustaqbalka fog, waxaan ku darsanayaa, madaxda soomaaliyeed yeeysan sugin madaxda reer galbeed ama reer Assia ah ineey wax ka guuriyaan ama loo qoro, adinkaa ah kuwa bedeli karaa hanka wadanka, horu socodkiisa, dhaqaalihiisa, wax soo saarkiisa, dhamaan waxa ku wareegsan wadankayna karamada iyo nimcooyinka badan, qoloyadhaan dhuuniga ah waxaan udhaafayaa hal kalmad ee ah,"WAXAAD CUNTEEN AMA AAD KA CUNEEYSAAN DALKAAN NIMCOOYINKA BADAN LEH, WAA LEYDIN SUALAYAA, MASAAKIIMIIN DUSHOODA IYO DHAMAAN KUWA DACIIFKA AH WEXEEY XAQ ULAHAAYEEN AKOONKIINA AYEE KU JIRAAN QIYAMAHA LAYSKAMA YEELAAYO WAREEE WAR AYAA IDIN YAAALO....
    "NOQDA SIDA CUMAR BIN QATAAB" ALLE KA RAALI NOQDEE
    MUUSAN SEEXANI JIRIN HAWEENKA ILAA UU KA OGAADO QOFKA GAAJEYSAN EE MAGALADA JOOGO. "

    • @Daaris7
      @Daaris7 3 роки тому

      Aadioad Cumar binu khadhaab RC wuxuu ahaa Saxaabi Lagu daydo kan ufiican

  • @muxamedcabdiqani4929
    @muxamedcabdiqani4929 3 роки тому

    Wd ku mahadsan wacyi gelinta noso gudbiyey Allaha inaga dhigo kuwo ku waano qaata

  • @shaaficidiiriye1859
    @shaaficidiiriye1859 3 роки тому

    Masha allah

  • @shabcanmustafe5513
    @shabcanmustafe5513 3 роки тому

    Masha allaha

  • @cawale349
    @cawale349 3 роки тому +2

    Wll suaal ayaan idinwaydiiyay qofna iigama jawaabin suaashu waxay ahayd maraykan sababta uu utaageeraa yuhuuda waa maxay

    • @bileali8846
      @bileali8846 3 роки тому +1

      Yahuuda aya awood kuleh sidas ayu utakeraya

  • @itshim7600
    @itshim7600 3 роки тому +1

    Yaaa noo badali doona sheikh Mustafa? Ku wan kle waxy isku haystaa anaa ka saxan iyo anaa kaa saxan

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому

    WAD MAHADSAN TAHAY2💚 6:06

  • @buurjooge
    @buurjooge 3 роки тому

    Mshllh❤

  • @XOGDHUUX
    @XOGDHUUX 3 роки тому

    Bartii yaqaan bari uma korodho

  • @xamsemoge8866
    @xamsemoge8866 3 роки тому +1

    👏

  • @daudmohamud2163
    @daudmohamud2163 3 роки тому +1

    ❤❤❤

  • @maxameddeeq1577
    @maxameddeeq1577 3 роки тому

    waxan layaabey luqadi af somali liga aheed awey comment tiga an arkayo oo dhaan waa English magaca qofkana waa somali 😢

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 6 місяців тому

    Ciil badanaa iyo siduu wadankeyga iyo gobalkeyga yahay

  • @adanyusufaliallhuakbar4152
    @adanyusufaliallhuakbar4152 3 роки тому

    AJAR II XASANAAD ILAAH HAKAA SIIYO ANAGUNA ILAAH HANAGA DHIGO KUWII KU CAMAL

  • @abdisookaxay
    @abdisookaxay 3 роки тому

    Xasan iyo sheikh mustafe waa laba nin oo noloshaydu ku kalsoonty

  • @tabarakmedia5198
    @tabarakmedia5198 11 місяців тому

    Copy from suldaan media